Nabiil Bulle, Laxamiistaha Qarniga

  Рет қаралды 47,915

Omar Kaambo

Omar Kaambo

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@carafatcabdiraxman3097
@carafatcabdiraxman3097 2 жыл бұрын
Waraysigaagu waa zero,nin wayn baad waraysatay oo legend sheekooyinka waad ka dhaxgalgalaysaa. Nabiiil Bule BIG RESPECT
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 2 жыл бұрын
Ma ila aragtay ninkan hadalba ma yaqan isaga is duqeyay
@nafisoabshir8842
@nafisoabshir8842 2 жыл бұрын
Sax ninka waa nacas
@aysartube9982
@aysartube9982 2 жыл бұрын
@@nafisoabshir8842 😂
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 2 жыл бұрын
HAAA HAHAHHA
@maryanabdullhi9432
@maryanabdullhi9432 2 жыл бұрын
Waad ila aragtay runtii
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 2 жыл бұрын
Wllhy nabiil bule laxamadiisa intaan kayaabay ayaan aad uga raadin jiray Google iyo youtube ba
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 жыл бұрын
Legand Nabil Bulle wuu ku raaxaysta laxamada💯🔥
@abdulkadirabdullahi5014
@abdulkadirabdullahi5014 2 жыл бұрын
Nabiil buule waa legend lakiin Wareeysiga kuma farxin wariye floop ah ayaa kuhelay walaalo
@deeqoali57
@deeqoali57 2 жыл бұрын
Mansha alah ninku wa dawlad dadkiisa waa isugu mid ee kada qosqodka
@Jookar1
@Jookar1 4 ай бұрын
Legend wayn iyo wariye caaqa ba is helay shekoyinka waad ka qasaysa dulqaad bu kgula jga ani mrhoran ku feeri lahaa walhi😂
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Mansha Allah Kabax fanka insha Allah Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah ♥ 💙
@hazoosaasofficial914
@hazoosaasofficial914 2 жыл бұрын
Omar kaambo sxb sln sare horay u soco nin culus ayaa tahay legend
@mohamedkaldeeqe1514
@mohamedkaldeeqe1514 2 жыл бұрын
Team catooshe iyo balbaalarka aya soo badanaya Ninku dulqaadbu kugula joogaa beri hore ayuu carari laha Suaal ba raba u inuu weydiiyo hadana ma sugayo KZbin ayuu ku naxsan yahay Suaasha sug inta lagu dhameynayo Muxalamiste cod tolmoon keep goin bro
@teamiskufilan5896
@teamiskufilan5896 2 жыл бұрын
Walaal qalbi furanbaatay wll keep going waxyaabo badan soogali wll❤❤❤❤❤
@Mohamedweli3
@Mohamedweli3 2 жыл бұрын
War shoodhe iska hagaaji sidaad wax u wareysanayso hore u soco
@shadiyamohamed828
@shadiyamohamed828 2 жыл бұрын
Mash Allah 🥰🥰🥰🥰
@cabdiwahaabmaxamuud7564
@cabdiwahaabmaxamuud7564 2 жыл бұрын
Sida kale waad wanaagsate Omar ninka si professional su suaasha u wadii hana ka dhex galin sxb
@shukranshuku1097
@shukranshuku1097 2 жыл бұрын
Man sha allah qurux badanaa wiilku
@ubaxxasan1734
@ubaxxasan1734 2 жыл бұрын
wll wlhi wan ku tagera horay usoco wll qali 💋💋💋💋💋💋❤❤❤💖💖💖
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
very humble guy,, VERY TALENTED waarop nin soo CABAY BIYIHII HOYGA FANKA NABIIL BULE,,,, lkn ninkan wareesanaya FANKA uma faradhuudhuubna .
@kamacle_yare49
@kamacle_yare49 2 жыл бұрын
Wan taareegaa nabiil bulle🥰guul sxb
@asmahanaxmed7652
@asmahanaxmed7652 3 жыл бұрын
Cumar soo gali videoyo badan keep Going 👍
@khalidshino7693
@khalidshino7693 2 жыл бұрын
Wareeysi sidaa looma qaado , suaasha qofka haduu qofka diido Waa laga socdaa, qofka u ogoloow inuu hadlo
@darmaanlyrics5092
@darmaanlyrics5092 3 жыл бұрын
Nabiil bulle waku salamay
@amaalaxmed7524
@amaalaxmed7524 3 жыл бұрын
Mudo kadib waa so labati barnamij culus ayaa no so gudbisi. 🥰🥰 keep goin cumar. 👍👍👍
@omarkaambo1680
@omarkaambo1680 3 жыл бұрын
Thanks sis
@Zaalimaj
@Zaalimaj 2 жыл бұрын
Su all xumaa ninkaan acuudo billah
@askaidil3691
@askaidil3691 2 жыл бұрын
Ar gulled u eka 😍
@janadakacabooallekaafarxi5090
@janadakacabooallekaafarxi5090 2 жыл бұрын
Waa walaalo
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
Dee Waa Walaalo Xataa Shuceyb Waa WLaalo
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
M.a
@hamzemustphe7392
@hamzemustphe7392 2 жыл бұрын
Laxmaytee waynka🥰
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Welcome nabiilka
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 2 жыл бұрын
Heesaha Aan jecelahay ee uu sameeyay taalo jacayl dhaxal gala yaya muna gufaaco xeerkii gobtii iyo kuwo kale oo badan
@MohanedHire
@MohanedHire 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@juuju3744
@juuju3744 2 жыл бұрын
War wllka guled aba isu cod egtihiin 😂❤️🙌
@Deriajuniour
@Deriajuniour 2 жыл бұрын
#nabiilbulle My brother from another mom, together forever 🙏
@ayuubak90
@ayuubak90 2 жыл бұрын
Legend nabiil buule
@hassanmahamad5779
@hassanmahamad5779 2 жыл бұрын
Abti Waan ku salaamay ayeeyo cadan na igu salaan
@aaminadhiibsan3631
@aaminadhiibsan3631 3 жыл бұрын
Wllky qali nabiil bulle guulayso
@queensaaram5501
@queensaaram5501 2 жыл бұрын
Mansha allaaaah guuleyso🤍🥰
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 жыл бұрын
Ninkan walaalkay ahi revolution buu ku sameeyey fankeena
@xamdaxiis8708
@xamdaxiis8708 3 жыл бұрын
Wll hunno inoo samee
@saddamxarrago6377
@saddamxarrago6377 2 жыл бұрын
Ninkaan nabiil wareysanaayo waxaa kamaqan qaabko loo wareysto dadka, su'aasha haduu qofka ka jaakiro waa laga socdaa, tankale hadalka qofka wuu kuso cel'celinaa wuuna kasoo dhax galaa qofka uu hadalka wato, waa wareysigi aan arko ee xumaa abid. Yaa ila arkay ? ☝️
@buugiyobaal7544
@buugiyobaal7544 2 жыл бұрын
Waxaan arkaa inaad walaalkan vedioga nosoo galiyay aad niyad jabineyso. Stop!!!!
@munijama2840
@munijama2840 2 жыл бұрын
Nin ma wariya mise wa ciyalka xafada yaaab anshaxa wariyaha maleh hadalna ma yaqan qofku hadu dido in u jwbo qasab maha hadalkana iska so dhis
@Kanadiidofficial
@Kanadiidofficial 2 жыл бұрын
Kan guuled zimba caadi ah waaye
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Maaash allah 🥰🥰
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Wax balwad ah kamma muqato masha allah
@xamdaupdilahi2615
@xamdaupdilahi2615 2 жыл бұрын
Legend
@feisalabdulahi9114
@feisalabdulahi9114 2 жыл бұрын
Feisal subscribe igu saar walal 🙏🙏🙏
@suldaand
@suldaand 2 жыл бұрын
Ninka see u waraYsanaysaaa😂
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 2 жыл бұрын
Nabil Bule Nin culus weeye lkn ninkan waraysanaya waa lagu gam'ayaa hadalkiisa kulahaa "aa mxn ku dhaha ii sheeg" Qof xataa suaal waydiinkara maaha lkn nabiil uu ku mahadsanyahay inanu barnakijkan heeso badan oo uu laxameeyay kuso bandhigin.
@ambaroomar3052
@ambaroomar3052 2 жыл бұрын
Lkn wariyaha hadalka iska dhis niyow
@raxmomohamed4884
@raxmomohamed4884 2 жыл бұрын
Cajiib walhy❤❤❤
@mabarigmaboofficial5223
@mabarigmaboofficial5223 Жыл бұрын
👊👊🤞
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 2 жыл бұрын
Sxb Saxaafadu barasho ayay u baahan tahay
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 2 жыл бұрын
Hab tabinta in aad barato waa muhiim ninkii oo sheeko iyo waraysi wada ayad ka dhex galaysa waa foolxumo
@MESUT188
@MESUT188 2 жыл бұрын
Big legend
@siman_shekeyeofficial337
@siman_shekeyeofficial337 2 жыл бұрын
Wareysi xumaaaa
@qoranebinuqoran1168
@qoranebinuqoran1168 2 жыл бұрын
Kan wareysanayaayi Wariyinimadu waxba kama yaqaan
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 2 жыл бұрын
Qofki o hadlayo bu so dhax galya
@BerdalePro
@BerdalePro 2 жыл бұрын
Hortaadaa kahelee Kan isagaaba Hurdooyee Maxaa Kamera kusoo hor dhaiisiyey
@ifrahmukhtarsheikh5253
@ifrahmukhtarsheikh5253 2 жыл бұрын
Lalaba laba waye kan wariya ah ninkan nabiil wa lajengd
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
@@ifrahmukhtarsheikh5253 Sax👌
@salmaabdi5016
@salmaabdi5016 2 жыл бұрын
Ninka why sida catosh yare oo kle ugu hadlaya😂
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 2 жыл бұрын
War kan chanelka leh maba yaqano sida lo hadlo
@apdulahijama6
@apdulahijama6 2 жыл бұрын
Waa nin wayn nabiil oo Khibrad badan Haya lkn Waraysigaa ka dhintay kan waraysanayaa Naf ma leh🖕
@nagwaanmohamed6583
@nagwaanmohamed6583 2 жыл бұрын
Hooga ninku malaha wa xaga dhagaha inu hadlayo wiilku ma maqmaqlayo malaha hadalkisa unbu si wata
@zakariasiyad1159
@zakariasiyad1159 2 жыл бұрын
waar qofkan siduu wax u waraysanayaa laxowlaa xattaa afsomaligii baa ku adag 16:15 wuu ka dhex nabiil baa yaabey waar youtube waa ku soo Qaldantee arsaaqad kle raadso nio
@bukharibk8347
@bukharibk8347 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰💯💯
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 2 жыл бұрын
Wallhi wariness akhlaaq xun weeyan kani inuu ku dabolu rabaa
@maxamadxasan9672
@maxamadxasan9672 2 жыл бұрын
Kan wariye ma ahn
@mawliidcabdi9956
@mawliidcabdi9956 2 жыл бұрын
Hadalka jilicsan Naga daaya
@amein_halaasei
@amein_halaasei 5 ай бұрын
wariyahani waa qashin wlhi😂
@aaminaalto
@aaminaalto 2 жыл бұрын
Asxbta dhaga hadlka wado yarkan waku cusubyahay marka kep gonig dheha walalkina waa
@abdiazizmurttimal5443
@abdiazizmurttimal5443 2 жыл бұрын
Ninkani media ethical maba yaqane muxu ahaa ninkan nabil xogo badan buu xambarsan laakin waraysigan xitta ciyalka xafadu ma bixiyaan
@rajianobwoy9553
@rajianobwoy9553 2 жыл бұрын
Nabil waxad weysay Qof si fcn kuu wareysto
@raxmomohamed4884
@raxmomohamed4884 2 жыл бұрын
Adiga iyo sinbaba walhy waxatihin laba lajan
@maxamedcabdullahi7510
@maxamedcabdullahi7510 2 жыл бұрын
Qofkan waa qof dhiman waraysanaya ninka
@updala5585
@updala5585 2 жыл бұрын
Waraysi Waad ku cayaarTay Sorry🤨
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal 2 жыл бұрын
🔥🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✅✅
@axmednuur161
@axmednuur161 2 жыл бұрын
Markad quf wareysaneysid waliba quf ween wa inad kuhadasha hadal xikmadeysan oo ad qada wareysi xikmadeysan lkn nacaskan nabil buule wareysanayo wa loox cadi ah war hadalka iyo sida qufka lowaresto baro xoolo
@inaahmedmohamed5566
@inaahmedmohamed5566 2 жыл бұрын
Kan wariye ma aha waraysi maba yaqaano waaba baadow
@AliaMohamed-h5h
@AliaMohamed-h5h Жыл бұрын
Runtii wuxuu u egyahay Guulled simba 😂 maybe indhaheyga in ay yihiin
@Guule970
@Guule970 2 жыл бұрын
Nio qaab aad wax u waraysa nayso wax kabadal xoogaa dhanka saxaafada wax ka baro
@MohamedIbrahim-k9p
@MohamedIbrahim-k9p 9 ай бұрын
suaalaha aad ninka waydiinaysaa maaha sualo xirfadi ku dheehantahay. markaad waraysi qaadayso waa inaad meteshaa dadka ku daawanaayaa luzynimo ayaad waraysigaaga ka muuqata waayo waxba kamaanan faaiidin!
@farxiyadaahirmuze3953
@farxiyadaahirmuze3953 2 жыл бұрын
Akhas war sidan waraysi looma qaado🤮
@Zaalimaj
@Zaalimaj 2 жыл бұрын
War waxaan hdl maba yaqaan maxee tahay acuudo billah wareysigii ugu xumaa aan arko waa kam nin weyn legend ah baa wareysaneeysaa maxee tahay sidaa u hadleeso sorry nabiil raali noqo nin doqon ah baa ku wareestay
@Lieberbauarbeiter
@Lieberbauarbeiter 2 жыл бұрын
Wariye maxaa ladhahaa isheeg 🤣🤣🤣🤣
@abdirizakmohamed5994
@abdirizakmohamed5994 2 жыл бұрын
Waraa wareysiga baro maxa la dhahaa ayaad ka bixi weysey
@omarkaambo1680
@omarkaambo1680 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 haye bro
@Abdirashidmuhumed502
@Abdirashidmuhumed502 2 жыл бұрын
Qabka dadka lo wareysto so baro kowda hore
@maryancalimaryancali67
@maryancalimaryancali67 2 жыл бұрын
Waar midkaan catosh ayaawaa kahadal badaan maxu ahaa waxu waxu wariye maha
@omarkaambo1680
@omarkaambo1680 2 жыл бұрын
😂😂😂🤟❤️
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
@@omarkaambo1680 in lagugi tufo ada isu keene, dulqado sxb 😃 😀 😄 😁 🤣 😂
@IbrahimAli-oo3td
@IbrahimAli-oo3td 2 жыл бұрын
Legend
GULLED SIMBA IYO MOHAA SHIRE SHEEKO IYO SHEEKO QOSOLKI ADUUNKA
21:49
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,9 МЛН
Hinda Wacan Dadka Amaanx Ama Halagu Amaano
30:42
Nuur Labani
Рет қаралды 1,6 М.
CODKA UBAX: Cabdi Ciise Cajuun
51:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 39 М.
Bulshaawi Beats - Khibrad Muusig oo ka badan 20 sannadood.
43:56
SABABTA GUULED SIMBAA FANAANIINTA UGA SAMEYN BATEY | WAA KUMA NABIIL? !!!
10:03
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20