Bulshaawi Beats - Khibrad Muusig oo ka badan 20 sannadood.

  Рет қаралды 5,999

Hilin Show

Hilin Show

Күн бұрын

Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay. barnaamijkan kaga bogo taariikhdiisa iyo wax soo saarkiisa faneed.

Пікірлер: 110
@Eng_moy
@Eng_moy Күн бұрын
❤wallahay waa barnamij aaad u xiiso badan ,aqoon badanina ku duugantahay , bulshaawi barnamijyadisa soo badiya ,cawaalow.
@HilinShow
@HilinShow Күн бұрын
Mahadsanid in badan.
@Eng_moy
@Eng_moy Күн бұрын
@@HilinShow adiga mudan sxb qaali
@ahmedzaki7019
@ahmedzaki7019 20 сағат бұрын
Waw ninkan aadban usalamaya inbabadan ayan dawaday legend weyi bulshawi
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 17 сағат бұрын
Bulshaawi mad wadiin heesihi u qadi jirayi wayowayo iyo koxdi burco brothers bulshaawi Abihi jiida xafad ruuwas ban wada degeniin abihi WA Abwaan wad salamantihin
@nasrinmukhtar9567
@nasrinmukhtar9567 Күн бұрын
Mohamed abdilahi dirie hussein Bulshaawi Beatz Abtiyo jiroo joog❤️😊
@MohamedBarre-p7z
@MohamedBarre-p7z 10 сағат бұрын
amazing wllhy hilin show iyo team bulshaawi ba next iyo furinle ayaan idinka sugayna inshallah amazing interview
@_faatax
@_faatax 3 сағат бұрын
Furinle ayaan xiisaynayaa sheekooyinkiisa iyo waayihiisa Axmed Ibraahim Maxamuud soo warayso
@mohamedsiradabdi5176
@mohamedsiradabdi5176 22 сағат бұрын
Mahadsanid caawale deeqsi, sido kale salaan sare baan hawada u marinayaa macalin bulshawi, waxan ka codsan laha inaad dhanka laxanka u yar weecatood khalid kaamil soo qabato.
@waamoflims9473
@waamoflims9473 2 сағат бұрын
Bulshawi Legend Nin Fanka Wax Ka Badal 🙏
@AaminaCabdi-xr9kp
@AaminaCabdi-xr9kp Күн бұрын
Zxp cawaale wxd soo qabataa laxameystaha qarniga ibnu sharmaake mohamed ibnu bulle ❤❤
@Anabsulieman4
@Anabsulieman4 13 сағат бұрын
Axmed furinle soo qabo walal adigo mahadsn ❤
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 Күн бұрын
Rag culus ayaa Isku waraystay Hillin Show Cawaale iyo Maxamed Cabdilaahi Diiriye Bulshaawi.soo badi barnaamijyada nooca kuna xigsii laxamaystayaasha iyo tiirarka fanka.
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 5 сағат бұрын
Furinle sooqabta Hilin Show.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Күн бұрын
Legend musician bulshaawi sharaf iyo karaamo 😊🎉❤
@Burco.
@Burco. 10 сағат бұрын
Maanta Nin culus baad soo qabatay 😂live Ayaan u fadhiisaty aadna waan u qoslay waa legend
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 13 сағат бұрын
qaabka aad waraysiga u samaynayso waa amazing xirfadada aad baan ula dhacay cawalow guleyso
@MohamedAhmed-d6r7l
@MohamedAhmed-d6r7l 22 сағат бұрын
Zxp qali soo qabo Ahmed Wali ibraahim maxamuud furinle waa iga barye cawaale saleebaan ( deeqsi )
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 17 сағат бұрын
Masha alllah maxamed bulshawi nolow❤
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 8 сағат бұрын
Legend bad maanta soo qabatay bro
@Dhinbiilyareoffial
@Dhinbiilyareoffial Күн бұрын
Awaale ismaacil saleebaan thanks good job 👏 maftuux maxanuud ducaale cadceed soo qabo next pro arabsiyaana ka soo salaamayaa 👋
@AbdirahmaanAbdimahamoud
@AbdirahmaanAbdimahamoud Күн бұрын
Next cadceed wllo❤❤ ama furinle waa iga codsi
@bulbulyare3961
@bulbulyare3961 20 сағат бұрын
Barnamijki igu qimaha badna dhinaca fanka an dawado abid bu ka mid yahay mahadsanid cawale iyo bulshawi ❤
@abdifatahali6953
@abdifatahali6953 3 сағат бұрын
cawle deeqse slama wlllka soo qabo cabdiqaadir qalinle kuxegsii
@freedomofthesoul1
@freedomofthesoul1 7 сағат бұрын
Walal Ahmed furinle wali la wareysn soo qabo ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 17 сағат бұрын
Masha alllah bulshawi rabi ha ku xiftiiyo aamiin❤
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 Күн бұрын
Ninkani waa best musician
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 6 сағат бұрын
❤❤❤❤ mansha allah bulshaawi.
@hodannoor6048
@hodannoor6048 23 сағат бұрын
Dadaal karti iyo dulqaad bulshaawi hore usoco hiigso meelfog waliga insha Allah ❤ Hillin show waad mahadsantihn❤❤ ❤❤
@iqracabdulle454
@iqracabdulle454 23 сағат бұрын
Axmed wali furinle soo qabo adoo mahadsan abwane please
@Eng_moy
@Eng_moy Күн бұрын
Cawale barnamijyo aad u qurux badan bu sameya 🎉hanbalyo sxb
@HilinShow
@HilinShow Күн бұрын
@@Eng_moy Mahadsanid🙏
@Eng_moy
@Eng_moy Күн бұрын
@@HilinShow borkastida qof siwacan u fahmay adiga uunban ku arkayba
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 22 сағат бұрын
Furinle, wall ku soo xigsi inshaalaha. ❤🙏
@CaliYoz
@CaliYoz Күн бұрын
Next furanleh
@youngmoha5759
@youngmoha5759 5 сағат бұрын
Ahmed Wali Furunle soo qabo
@yaasiin70
@yaasiin70 22 сағат бұрын
Alla cizak al fanan + musician
@Eng_moy
@Eng_moy Күн бұрын
Mansha allaah 🎉bulshaawi ❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 9 сағат бұрын
CAWAALE DEEQSI QOF DADNIMO IYO DAMIIR LEH . KANA FAYOW AAFADA DHALINYARADA DILOOTAY EE QABYAALADA ❤
@SurprisedBirchForest-uf3vg
@SurprisedBirchForest-uf3vg 13 сағат бұрын
Next dj Aadan 🔥
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 23 сағат бұрын
Cawaale barnaamijyo Tayo leh ayad so xusha ragg aqoon iyo waayo aragnimo u dheertay ayad keenta Maftuux iyo furinle noso casuun wllo
@maxamedmusehassan2079
@maxamedmusehassan2079 20 сағат бұрын
Laxan Qamar sugaani Ugu Somalida 🙆‍♂️🫡🔥
@Sooyaanwarfaa
@Sooyaanwarfaa 11 сағат бұрын
Dj Adam kasoowarrami.
@MohanedaminAbdsalam
@MohanedaminAbdsalam 3 сағат бұрын
Dj Adam Martida ku xigta so qabo👏
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 21 сағат бұрын
Hore u soco Sxzp
@FuAad1
@FuAad1 3 сағат бұрын
Bulshaawi beats
@sundusyasin2858
@sundusyasin2858 10 сағат бұрын
Maftuux cadceedkeen cawalow
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 21 сағат бұрын
Hiilin show mid ka mida KZbin yada ugu wanaagsan . Waxa rajaynayaa sxp ina dadaalka xaga kasi wadid . Guuulayso
@CRISTIANOUR.Ronaldo-f7d
@CRISTIANOUR.Ronaldo-f7d 10 сағат бұрын
Next cadceed
@rooxaaniofficial2114
@rooxaaniofficial2114 6 сағат бұрын
Cajiib👏
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 7 сағат бұрын
Barnaamij xiiso leh weeye
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 20 сағат бұрын
Next #DjAadam🔥
@mubarig.abdigulleid6383
@mubarig.abdigulleid6383 Күн бұрын
Cajiib ragga oo kale in la wareystaa mudan. Mhdsnd sxb qaabka aad nooguso xusho ragga rageeda ah. Waxan rajeynaya inaad soo qabato ragga kale ee macnaha leh
@MaxamedAbdiqadir-nt7oc
@MaxamedAbdiqadir-nt7oc 4 сағат бұрын
Furinle soo qapo
@KhayrekeynaanHirzi
@KhayrekeynaanHirzi 6 сағат бұрын
War furinle soo qabo zxp cawaalow
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 2 сағат бұрын
Dj adam on thE beaT so qap0🎉
@AbdirahmaanAbdimahamoud
@AbdirahmaanAbdimahamoud 23 сағат бұрын
Next furinle
@rockymilk1917
@rockymilk1917 8 сағат бұрын
Next furinle ka dhig cawaale wll💯🙏❤️
@Zakariyeaxmedcaabi
@Zakariyeaxmedcaabi 20 сағат бұрын
Zxp igu sooxidh
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 20 сағат бұрын
Abwaan Tuke soo qabo.
@khalidali4780
@khalidali4780 21 сағат бұрын
Wwoooow 🎉
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 11 сағат бұрын
TeaM #Hilinshow mar hadaad gaadheen musicianadii macalinkii waynaa dooona A/WELI IBRAHIN FURINLE😂
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 Күн бұрын
Kolley Bulshaawi Waa musition Wng San lkn Wx Badan Aya Uga Dhiman tumista music Iyo Qalab ka ridamka
@hamsearahman840
@hamsearahman840 6 сағат бұрын
Caawaalow zxp furinle sooo qabo
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 Күн бұрын
next ciiltire so qabo ahmed wali ibraahim fruline
@IbrahimMohamedessa
@IbrahimMohamedessa 9 сағат бұрын
Amazing
@Luuuqinho
@Luuuqinho 6 сағат бұрын
Dj adam iyo Furinle soo qabo cawaalow
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 21 сағат бұрын
Raabaq wan ka shaqayn jirey 😂😂😂
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim 17 сағат бұрын
Next #DJADAM🎉
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 8 сағат бұрын
Next #djadam
@farhanmohamed7377
@farhanmohamed7377 43 минут бұрын
Salam cawale...ka war.doon ciil tire ahmed wali furinle
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 21 сағат бұрын
Dj adan soo qabo
@suhaybabdi-d1n
@suhaybabdi-d1n 7 сағат бұрын
Dj aadam soo qapo
@birmadyare
@birmadyare 17 сағат бұрын
Bulshaawi On the Beats 🎹 🫡
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 22 минут бұрын
Maxamed abdilahi diriye bulshaawi isku xaafadna wan ahayd subaxii iskulkana iaku wado ayaanu qaadijirnay waxan is odhanjiray carabta lagasoo tuuray maan moodayn in hibadani ku jiro 😂
@yaasiin70
@yaasiin70 22 сағат бұрын
Thanks to deeqsi
@murtimidadalotube601
@murtimidadalotube601 6 сағат бұрын
Furinle soo qabo macalinka
@AbdiasiismohZiiztojr
@AbdiasiismohZiiztojr 6 сағат бұрын
Sxp furinle soo qabo
@Nuuryaciye
@Nuuryaciye 9 сағат бұрын
DJ Aadam Keen
@xasandaahir6620
@xasandaahir6620 23 сағат бұрын
Mucjisada music furinle soo qabo cawaalow
@Maxamedculimoh
@Maxamedculimoh 7 сағат бұрын
Zxp cawaalaw barnaamijkaagii suugaanta maad igu soo casuumi hal abuur da.yar baan ahay weli layma waraysan
@abdihakiinnour4084
@abdihakiinnour4084 6 сағат бұрын
26:27 cawaale saaxiibkii ayuu yara jiidhay, kulaha " heesta kaliya ee uu laxameeyay Cabdilaahi". 😁😁
@CabdiwahaabMaxamuud-vh3ii
@CabdiwahaabMaxamuud-vh3ii 2 сағат бұрын
Codsi cawaale Dj Adam soo qabo sxb
@ShaadiyoCabduQaadir
@ShaadiyoCabduQaadir 12 сағат бұрын
Next furinle😅
@einashbob3124
@einashbob3124 21 минут бұрын
Mustaf karama
@mohomedamen4994
@mohomedamen4994 15 сағат бұрын
next #djadam
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b 4 сағат бұрын
furinle soo qabo
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 20 сағат бұрын
Ninka tuke la idhaahdo soo qabo
@Abdirahma88
@Abdirahma88 Күн бұрын
Maftuux ama furinle mid keen
@HilinShow
@HilinShow Күн бұрын
Waanu wadnaa arrintaa, mahadsanid.
@HilinShow
@HilinShow Күн бұрын
Waanu wadnaa arrintaa, mahadsanid.
@amiinadan2204
@amiinadan2204 Сағат бұрын
Fusible soo qaabo ninkaasi ayey aqoon ku dugan tahay
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf 18 сағат бұрын
Furinle ku xigsii
@khalidali4780
@khalidali4780 21 сағат бұрын
Furinle waligii Lama waraysan ninkaa soo qabta
@osmanh.karshe424
@osmanh.karshe424 21 сағат бұрын
Furinle soo qabo sxb
@ArmanFarah-xt1zy
@ArmanFarah-xt1zy 7 сағат бұрын
Dj adam kasoo warabi
@xamsenasir3410
@xamsenasir3410 3 сағат бұрын
Sxbkaa gaandaa ayaan filnad ku arkay raggii burco wada shidi jiray kumaad darin sxbkaa mesha
@A_QARSHI
@A_QARSHI Сағат бұрын
Searching furunleee ?
@Muureahmed
@Muureahmed Күн бұрын
Awaalay abdlaa Jamal wlal noosoo qabo aad Banu kugu xidhanee
@bintucali7288
@bintucali7288 Күн бұрын
Oo maxa laga waraysan abdala jamal hadi laso qabto?
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 21 сағат бұрын
@@bintucali7288😂😂😂😂 Prankyada 😅😅😅
@JamaalCaska-mb8vw
@JamaalCaska-mb8vw 20 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@JamaalCaska-mb8vw
@JamaalCaska-mb8vw 20 сағат бұрын
Hhhhhh😂😂
@adenhassan4618
@adenhassan4618 15 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 9 сағат бұрын
Bulshaawi 36 miya iga dhaadhicin rabtaa😂 I highly doubt 🤔
@HamseAbdishakuur
@HamseAbdishakuur 6 сағат бұрын
ninki furunle so qabo
@ahmedpato538
@ahmedpato538 4 сағат бұрын
Ardayda Macalinkodii soo qabo
Abwaan Axmed Gaanni - Dhakhtar Jacayl iyo Dhakhtar Maskaxeed.
47:47
Igu sir weeyaan Caashaqu -  Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
50:28
Hilin Show
Рет қаралды 27 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 66 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Hilin Show
Рет қаралды 158 М.
Abwaan Maddaale iyo Suugaantiisa Murtida badan.
25:14
Hilin Show
Рет қаралды 7 М.
DHIIRI GALINTA NAFTA (Dardaaran cajiib ah)
3:50
Mohaz Keyow
Рет қаралды 18 М.
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Hilin Show
Рет қаралды 42 М.
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 22 М.
Ceegaag iyo Iskufilan - Maad iyo Murti.
32:04
Hilin Show
Рет қаралды 80 М.
Caalamka Mirqaanka | Dr. Abdisalam Sulub
51:09
Hilin Show
Рет қаралды 10 М.
Digrigii Xubbiga oo isku beddeshay "Dabayl Caafimaad"
36:29
Hilin Show
Рет қаралды 15 М.