Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 9, Nimco Jokar, Rooda Beerlula, Abti Liban

  Рет қаралды 262,818

naciimo jookar

naciimo jookar

Күн бұрын

Пікірлер: 488
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 5 жыл бұрын
Naciimo jookar waa qof culus. Naciimooy walalkaadaan ahay filimadan okale hnga jojinin wa iga codsi. Jilayaasha ruwaayada kuligiin wan idin taageerna love you all
@maaisacadymaankadeeqda6884
@maaisacadymaankadeeqda6884 5 жыл бұрын
Hhhhhh niciimo joogar been Badanaa kumo lahoò hooyaty Hady Meel xun usocoto.waan jeesjeesaa Saa Fool qabataa hhhh like iisaara Hadaad ila Qosozheen
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 жыл бұрын
Inanta rooda LA dhaho ya ila arkay inay samsam sharaf ucod eegtahy😍😍naciimo jokar gacanti sland ayay xidhntahy❤💋💋💋
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 жыл бұрын
Waa markaan idhaahdo Somaliland waa la ictiraafayaa hablaha somalida oo dhan xamar garoowe jigjiga jabuuti kenya way wada xidhan yihiin soomalida hablahaa ugu nadiifsan
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 жыл бұрын
Nimca jookar weeye tan xidhan calanka
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE wn ogahay SMS kayga dib u akhri bro
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 жыл бұрын
@@sawdasabnaa1188 thanks walaashay iminkan sax u arkay deg deg baa laygu salidoo shaw waan dhaafay kkkkk sorry my sis
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE😂😂ada mudan wllky🙏
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 жыл бұрын
Suuuush amusa filmka aan idin ka daawano wuu igu socdaa😂😃😉nimca wey is celin weysay fudeed badnaa😂😂😂
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Abbazi Ina Ally asc wll ado raaliya subscribe isaar
@umuaahil4220
@umuaahil4220 5 жыл бұрын
Mafududeeda sxb waxaay jileeca lacag jecel iyo maseerka hamlaha somalida maaada kiciye matowtaraag tahay
@abdullahsheikhhassan2766
@abdullahsheikhhassan2766 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk hadaanan dhulka ku galin sidii sh cabduqadir jeeylani kulahaa kkkkkkkkk😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@Abdullah-h2i
@Abdullah-h2i 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂
@suleekhagaas2528
@suleekhagaas2528 5 жыл бұрын
Naciimo waaa inaaa arstaaaa Walee fariid ayaaa tahy inder👍👍👍
@aminmowlid4502
@aminmowlid4502 5 жыл бұрын
Wa lagu Leeefa kulahaa Abti liiiban Comedy way naaaday waaaye walahi
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 5 жыл бұрын
Naimo jokar habibti nagada filmka aa nagu kala jartay wlhi SAA usugayay waa dalay malinkasta isdhaha baal firi in ey sogalisay waa nogay Naimo jokar naag karti leeh waaye watagera wlhi🙏🙏🙏❤❤❤❤🇸🇴. Love from 🇩🇪
@nimoawemuse4784
@nimoawemuse4784 5 жыл бұрын
♥️♥️jookar nakuufo ayey dhahan kenya ♥️💖💖💖😍💞💕💗💓
@maryamjacayl6423
@maryamjacayl6423 5 жыл бұрын
Niciimay calankiina waad xidhantay, Waaw hore soco
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050 5 жыл бұрын
May bilee
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 5 жыл бұрын
He is very heavy ee dhahaan mareekan ka 😂😆🤣👌🏽 naciimo joker you’re a true comedian runtii keep going sis ❤️👌🏽
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
moshowaye asc wll ado raaliya subscribe isaar
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 5 жыл бұрын
Nakufa kulaaa khkhkhkhkh khkhkhkhkh Walle ineey Kenya joogijirey
@ahmedabdinoor5245
@ahmedabdinoor5245 5 жыл бұрын
Nakufa baaay dahaan Swahiliga🙋🙋🙆🙆💁💁🙋🙋💁💁
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 5 жыл бұрын
Ruwaayada Maxaa noogu googaysaan Waryaa Ilaahay yaqaan naciimo jooker wuuw 😂😂😂
@fahankaxaqqa7710
@fahankaxaqqa7710 4 жыл бұрын
Ku salli rasuulka صلي الله عليه وسلم
@qamarsalah620
@qamarsalah620 5 жыл бұрын
Abayo nimco jookar wllo waxa tahy qof si kal iyo laab aan u takeero wlh
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 6 ай бұрын
❤❤❤
@farxiyaisse4553
@farxiyaisse4553 5 жыл бұрын
Walaley adigu hoos hoos ba ufududahy alla jokareey dhib bdna
@laylaosman4875
@laylaosman4875 Жыл бұрын
Ma tow truck ma tahay 😂😂 ar lacag haal qaado rufiyaan number 1😂
@maryanmaryanaden8129
@maryanmaryanaden8129 5 жыл бұрын
m.a sidhas iskaga asturnadha naciimo jookar en ha team i.a
@Sacduush2
@Sacduush2 5 жыл бұрын
Wad inagala so dahday wlh hhh jokar cadi maha calosha hoyadey ayaan ka tilin jiray jestaan dhig dhig ku siiin jiray kulahaa funny masha allh
@muhimkader9506
@muhimkader9506 5 жыл бұрын
Naciimo jookar calankii duriyaday wadataaye 🙋
@khaalidcumar2120
@khaalidcumar2120 5 жыл бұрын
Wasiira Mohamed haa walee kii duriyada ayay wadataa
@mohedsalad3895
@mohedsalad3895 5 жыл бұрын
Naagta kaliYa somali aH o iga Qoslin karto nimco jokar😂❤👑✌🏽
@qadarqaraami3447
@qadarqaraami3447 5 жыл бұрын
Jokar waa kaa badalay waxaan kuu waxshay isku filan walee inaa naag tahay 💙🙏🏼
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Qadar Qaraami asc wll ado raaliya subscribe isaar
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Scribe beel dheh
@ifrahheyle3685
@ifrahheyle3685 5 жыл бұрын
Joooker wlhi wax kle waye😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Ifrah Heyle asc. wll ado raaliya subscribe isaar
@halimacadey2648
@halimacadey2648 5 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀 nimca jookar so fan
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 5 жыл бұрын
jookar laantaa waa abaar raga xooga waaween iska ilaali naagta sixeeladesan ninka uka cisho yaana laka dareemin😂😂😂😂
@mssogadengwaal6952
@mssogadengwaal6952 5 жыл бұрын
Hhhhhh caloshaa ifuurteee horaaa usocoo jokaar 😂😂🤣🤣
@maxamedciise1798
@maxamedciise1798 5 жыл бұрын
Mss Ogaden Gwaal
@mssogadengwaal6952
@mssogadengwaal6952 5 жыл бұрын
maxamed ciise hee wllo
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
Intii ila sugaysay like iisaar
@jydtal3150
@jydtal3150 5 жыл бұрын
abti liban ku ye tan iyo wasladeeeda iyo lacagteda aan isku leefaa kal iyo lab ugu qosley
@nasrudiinabduwahid8768
@nasrudiinabduwahid8768 5 жыл бұрын
*Nimco Jokar hhhh naag waalan nacala idin dhashay kulahayd wlhy actarad tagtay waaye nimco love u abaayo*
@Zakir735-d9m
@Zakir735-d9m 5 жыл бұрын
Waad ladaahdeen nimo xalqada xigta hadane manisbuuc ayaan sugaynaa soo dheereeya
@samaralxamdullah1516
@samaralxamdullah1516 5 жыл бұрын
Yaa sugaye this video 💚🧡🤗
@aminomaxamed4817
@aminomaxamed4817 5 жыл бұрын
Ninkan liiban markan arko waxan cuna waxan dajina wasald aanrabaa ani abateet aaba kaqada markn arko liiban kkkkkkk
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
Caloosha hooyaday anigo ku jira hhhhh jooker 🤣❤❤❤❤🙏
@ifraxsaacidwalax2917
@ifraxsaacidwalax2917 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh allah ma nooli naciimo jookorey hhhhhh maxay tiri 2jir ku talin jirey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂meher suux kulllh
@Faadumo.abdinur.mahamed
@Faadumo.abdinur.mahamed 5 жыл бұрын
Jokar todobaatan bay uga dhagday 🤣🤣🤣 intii ila aragtay like iisara
@rahiimamohamed5708
@rahiimamohamed5708 5 жыл бұрын
Waku salamay Nimco jookar waa jilaa aaan caadi aheen wlh waa jclhy anoo xanaaqsan xitaa weey iga qoslisiinee plh
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 5 жыл бұрын
Rooda Per LuLa qozaLkeda Cadi maha qap AhN Teda cadi Maha ZeY Ugapanthy MacaaN WELOVE YOU
@Roshtravel
@Roshtravel 5 жыл бұрын
yaahuu nacimo jiliinkaaga waa ku dheeshay maxaythy waaba isfashileysaaye riwaayad maasheey
@iqrajapriljr5909
@iqrajapriljr5909 5 жыл бұрын
Wlhi we tuuryeysay jokar caadi mhn wlhi hhhhhh qosal la dhiman rapaa 😂😂sida ani CML hdaa qososhay like saar
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050 5 жыл бұрын
Hare
@mandeqmusa3890
@mandeqmusa3890 5 жыл бұрын
Wlhi wan qoslay burcad nimed kulaha nimco jogar👉wlhi hadan luqo ku lagin banbo wad arkii donta 😂😂😂🤛🤛
@haphza5055
@haphza5055 5 жыл бұрын
Saaa UsugeenaY Waadalnay inta Ila miDa liketa😍
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
Plz Raga xooga waawayn is ka ilaaali xataa isagoo hurduuu kugu sexan karaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munooshmoon8575
@munooshmoon8575 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@happyinthehome6980
@happyinthehome6980 5 жыл бұрын
Waxna maqancinkro cml aa😀😀😀😀
@omarabdullahi409
@omarabdullahi409 5 жыл бұрын
Hhhhhhh tllhi waan qoslay lkn aniga waxaan wataa lug sadaxaad waan kuulasoo ardee ma IGA aqbali
@muxiyadiin.alcadaala399
@muxiyadiin.alcadaala399 5 жыл бұрын
Hhhh miyaa
@ubahabdisahal7012
@ubahabdisahal7012 5 жыл бұрын
Abti libaan istaga dhiibaya 😁😁😁😁
@rahimamohamed5488
@rahimamohamed5488 5 жыл бұрын
Iintaa suugeysay part 9 taag faarta
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Ani xitaaa duco rabaa aan kucayilo jokarey😂😂
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
azaL qurUx asc wll ado raaliya subscribe isaar
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
@@samokaabyutub6173 hyeh wll sharcibaa kayaala wan kusaarin
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Ar Maseerka saan miyaa😂😂😂😂
@sundussuleman8527
@sundussuleman8527 5 жыл бұрын
Ha allh naga haye maserk wuxunyahy🤔
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
@@sundussuleman8527 hahaha ameen lkn suaal adi wali ma maseertay?
@sundussuleman8527
@sundussuleman8527 5 жыл бұрын
@@abdiazizabdille2711 kkkkkk walalo wax iga maseriya wax ala iguma daro mid bari ah allh isahlo lakin inu xunyahy wa arke dadba ku washe 🤔
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
@@sundussuleman8527 hahahahahahahah wlhi waad iga qoslisay alle hakuu sahlee Lkn suaaal; dadka kuwaashay dartiis miyaad usii jeclaatay🤣🤣🤣
@mahiirabdullahi5450
@mahiirabdullahi5450 5 жыл бұрын
Wllo please musalsalkan I love it marka waxan idenka codsan lahaaa inad inu so dadajisan mar walbo
@hanadali6155
@hanadali6155 5 жыл бұрын
Wacdi iyo Waano markay iga dhamatay ayaan halkan imid bal.ila qabadsiya..
@dheman1418
@dheman1418 5 жыл бұрын
Waaaw wan sugaayay wlhi nimco wayba sugiladay sheekada kkkkkkkkkk nimco fny wlhi kujecliyaa soocesho ninkaaga kkkk
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Faduma Hanifadumo asc wll ado raaliya subscribe isaar
@naasirxooshka7691
@naasirxooshka7691 5 жыл бұрын
Jokar ilove you walal kkk waad iga qoslisaa thnks
@abdi9715
@abdi9715 5 жыл бұрын
Inta argta nicimo in ayaa xidhantahay gacanta somaliland like ta ii saara👏🥰🇭🇺
@test12xaashi84
@test12xaashi84 5 жыл бұрын
yufe
@hamzegaaz6774
@hamzegaaz6774 5 жыл бұрын
Nimco Jookar WaaD La Zoo DaaHDaY Go Forward NiciiMo
@mohamadhaji2190
@mohamadhaji2190 5 жыл бұрын
Like Isaara Wixii Islaama
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Mohamad Haji like subscribe ba wan ku saaray adna isaar wll
@mohamedabdilingrad8167
@mohamedabdilingrad8167 5 жыл бұрын
wlh waxa qurux badan in ninkan iyo naagta cusub iney is lefan ani iyo nicmo jokarne an is leefno 🤣🤣🤣🤣🤣
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 5 жыл бұрын
hhhhh fanny waye jokar wlhi 😍😍😍😍😍
@caynaanmedia6352
@caynaanmedia6352 5 жыл бұрын
waxaan idinnka codsanaya inaad noo wada week walba hal film soo daya waan uu nagu socda aniga iyo xaskaygu waxaan kala tageera shulukha iyo niciima waliba aniga niciimo tageera wanakuqoslamarkay hinasaha matalayso ni niyada u qoslaa
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
Thanks 🙏🙏naciimo. Jokar. &TeamkeedaCiid. Mubarak 🚁👁👁💕💕💕💕💕💕💕🌹🌹🌹💋💋💋💋💋👍👍🎁🎁🎁🛍🛍🛍
@hodanhassan9192
@hodanhassan9192 5 жыл бұрын
Malin walbo wasugaynay wad lasodahdeen noso dada jiya saxibyaal nomco jogor walhi iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aragsanbeauty92
@aragsanbeauty92 5 жыл бұрын
😂😂😂 the best episode
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Aragsan beauty asc wll ado raaliya subscribe isaar
@fahansaid7649
@fahansaid7649 5 жыл бұрын
Naa sheikh Cabdulqaadir Dhig Afka Udhace Mrkaad wax dhigaysn Iska ilaaliya inaad soqaadatan awliyada illaahay
@Engrsalman336
@Engrsalman336 5 жыл бұрын
Astaqfirullah
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Nimcoy ruwaayada masocotaa mise way dhamaatey
@hawaalihassan5423
@hawaalihassan5423 5 жыл бұрын
Omg I can’t wait wlhi first inan noqdo wn ku fxrsnhy
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Hawa Ali Hassan asc wl ado raaliya subscribe isaar
@abdiabdi1679
@abdiabdi1679 5 жыл бұрын
If two bitches meet there should be a beast there
@Fahad-fz3bm
@Fahad-fz3bm 5 жыл бұрын
Walaley Adiga Hoos Hoos Baadba u Fududahay ku teh 😂 Waana ninkii Dhanaa On Sale ka ay ka Dhigay ay Xaraashtay 😂 Jookar mid maaha
@hibaaqabdiqadar2495
@hibaaqabdiqadar2495 5 жыл бұрын
Senyore Fahad Mohd alle qusulka adunka,waa
@saadamuhumud8280
@saadamuhumud8280 5 жыл бұрын
7
@naciimaqaasim792
@naciimaqaasim792 5 жыл бұрын
Naiima jookar eydaa dhan waa fanyy keeb going sister
@somalioffcl2733
@somalioffcl2733 5 жыл бұрын
Hhhhhh naima joker dadkna ma ahaan wlhi funny
@istahilchannel
@istahilchannel 5 жыл бұрын
😃😃😃😃😃jookarey adi maxa u dhiman weysay😃😃😃
@Seewaaye
@Seewaaye 5 жыл бұрын
AR NACIIMO ADIGAA QOFKII STRESS HAAYO DOCTOR UUSAN AADIN ALLA CADAANKA YAA SUBTITLE USAMEEYO WEYBA REYSAN LAHAAYEEN
@hoodaalehoodaal9828
@hoodaalehoodaal9828 5 жыл бұрын
NIMCO JOOKAR WAAN SALAAMAYAA WAANAD KU MAHADSAN TAHAY INAAD CALANKA SOMALILAND AAD GACANTA KU XIDHATO .....
@mohamedmohamud8459
@mohamedmohamud8459 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🤣😂😂🤣🤣😂🤣
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 5 жыл бұрын
Ruwaayada waa naka soo daahiseen yaqey
@raphaelkalyafye1367
@raphaelkalyafye1367 5 жыл бұрын
niciimo jokar kuma ducayn Qosolka iga dhamaysay miyirkaaba katagay markay maqashay todobatan kun saan uqoslayay waan fuuray 😂😂😂😂😂😂
@mahiirabdullahi5450
@mahiirabdullahi5450 5 жыл бұрын
Mansha Allah walale macan hore usoco naciima jokaar
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
Qofkasto kula talinayo dantada makugu latalinoya run ha umalen Casharkas ee bixinesa qeybta latalinta 🤣
@sahrasiman68
@sahrasiman68 5 жыл бұрын
Aniga fasti ah cawa
@ahmedabdi1369
@ahmedabdi1369 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@DeeqoAli-kl1tv
@DeeqoAli-kl1tv 5 жыл бұрын
Nimco waalagatoonty bahasha jaah hehehe
@yacquub_hashaam5902
@yacquub_hashaam5902 3 жыл бұрын
Beerluula way saxan tahy
@ayaanahmed5117
@ayaanahmed5117 5 жыл бұрын
Waad naga soo daahiseen warqad dardaraana ma qortay kulahaa jookar buur soo dumeeso baad hoos jiiftaa alla qosol badanaa hhhhhhh
@aminaabdi1119
@aminaabdi1119 5 жыл бұрын
Kkkkmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tiibuu lahortagay nimco jookor caadi ma aha kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedabdilingrad8167
@mohamedabdilingrad8167 5 жыл бұрын
horta ninkan kii so.maha is tir tiri jiray maaha e yar jilic sanaa
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 5 жыл бұрын
Mr Waslad Xaalkiisa Baraan bar waaye 70 Kun Iyo Naag isku hel yaaba heli karo, Naciimo jookar waaka Shalaaysay rutiii wax leef inta ee isdhaheesay iyada aa la leefay kkkkkkk😆😂🤣
@ruweydacibaar460
@ruweydacibaar460 5 жыл бұрын
Alla qosol badana sidey nimco jokar ibabka uso istageysa qosol ah
@deeqoabshir3720
@deeqoabshir3720 5 жыл бұрын
habo jookar naagba ninkii udanbeeya ayay ku dagdaa oo nolol siiya adna raadso nin aad ku dagdo kkkkk
@maaisacadymaankadeeqda6884
@maaisacadymaankadeeqda6884 5 жыл бұрын
Kkkkhhhh naciimo joogar iga qslizy wlhi
@kiinahmeddiirie6721
@kiinahmeddiirie6721 5 жыл бұрын
Kkkkk alaa feeraha caku jookar kaaadiyey iga keentay waa qofka ruwayada kalawada
@faadiradani1680
@faadiradani1680 5 жыл бұрын
Nimcoy waad so dahisay wale ruwayadan sugayey
@hibaaqyusuf6676
@hibaaqyusuf6676 5 жыл бұрын
Nacimo jokar best actrice
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
*waxa laga reebey digrigi iyo facebook lama gashankaro ay kusoo gali jireen barnaamijka ya ila arkay inay jookar fasaxday barnaamijka oo hada facebook lasoo gashankaro* 🤣
@naruuroibro6559
@naruuroibro6559 5 жыл бұрын
hhhhhhh. buur. baad. hooso. jifsto. hhhhhhhhh nimco jokor walhi waaa. nag adg
@fatushofficial2962
@fatushofficial2962 5 жыл бұрын
wlhi wan qosley jookar 🤣🤣😂😂
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
FATUMA ABDI asc wll ado raaliya subscribe isaar
@faizamusa4580
@faizamusa4580 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk okay Nacimo love you
@nawalnalka7137
@nawalnalka7137 5 жыл бұрын
Hhhhhh nimco joker ala mxan isku dabacad nahy aniga iyo adiga Isma celin Karo deal walbo an kalo. Xaaaran Kathy inaa adkesto
@fadumobuluug3055
@fadumobuluug3055 5 жыл бұрын
hhhhh nimco wy iz celin wysy ana mr sa umsyry😂😂😂😂
@sihamqurux8352
@sihamqurux8352 5 жыл бұрын
Nacimo turyade inte kubarate😂😂
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050 5 жыл бұрын
Haye fcn
@nacimacabdirahman4122
@nacimacabdirahman4122 5 жыл бұрын
Mnsha Allah waxayku xaragooneysaa gacantii calanka somalilans
@maryanadan152
@maryanadan152 5 жыл бұрын
Surmindi qalowqalow caadi ma ahan noo sii wada ruwaayadaha
@fatimaabdi3791
@fatimaabdi3791 5 жыл бұрын
Waa riwayaad qosool baddan 😊waa lees wadda luugoyna
@miimiibraahim1199
@miimiibraahim1199 5 жыл бұрын
Qeebta 10 naad hanaga soo daahina
@malabsida8735
@malabsida8735 5 жыл бұрын
Nimco Jookar waa uur manshaAllaah.
@miimii4805
@miimii4805 5 жыл бұрын
Ilwad qurux se ku ogaatay iney uur thy abayo
@saynabahmed4861
@saynabahmed4861 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh nimco jookar cadi ma aha wlhi iska dhafa masarka saw lacaga mada donaa lacaga
@samokaabyutub6173
@samokaabyutub6173 5 жыл бұрын
Saynab Ahmed asc wll ado raaliya subscribe isaar
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 10, Nimco Jookar iyo Abti Liibaan
22:06
Maalmihii Nolosheena Part 10, Nimco Jokar, Roodo Beerlula Abti Liibaan
22:16
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena, Nimco Jokar, Roodo Beerlula iyo Badri
24:57
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 21
21:25
naciimo jookar
Рет қаралды 125 М.
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
Maalmihii Nolosheena Part 13, Nimco Jokar, Hassam, Badri, Laandheere
23:51
Ruwaayadii Qiyaano Rageed iyo Qibrad Dumar
42:10
Warlalis Tv
Рет қаралды 87 М.
Riwaayad Dalmar yare & Nimco Jookar- Waa Jaceyl bilaa Coronavirus Ah
9:56
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН