Kkkkk nimco mucjiso wlhi alla ninko Ben badana kkk kep going sis wlhi love kugu ahy
@fatumamohamed23435 жыл бұрын
Ilaahee amrkii anigu like ta dadka ku baryootamayan adunkaa unecbhy Anigu
@Fahad-fz3bm5 жыл бұрын
Ilaahow jookaraa Hasan Adan Samatar baan Hees la Qaaday laakin lama Duubin ku teh, Iyo Dalaqadihii Hilbo iyo Cunay ku Dhamaadeen ku teh 😂😂😂 Cilmi badanaa
@fatiiosman205 жыл бұрын
Niccima wlhi wa naag adag ruwaydaha sida lo matalo mesheday dhigatay horay usoco qali😘
@sadiaabdi13535 жыл бұрын
Dadka like jeclaa bal ii Sara ana aan wax helee waxaa la radinaayo aan arkee 😳😂😂
@suhaybomar80635 жыл бұрын
Niciimoy faysal xaguu ka dhcy wnu u xiisanaye😍 inta fnnka uxiisty like👍
@ayanali94365 жыл бұрын
Nimco qurux ❤️aqli leey aftahamad. 😍
@ruikaismail19855 жыл бұрын
Naima you make my day after a hard day from office.love you 💕
@mouna475 жыл бұрын
Same!! I am a doctor!
@bushramoral7829 Жыл бұрын
@@mouna47😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mulkijabuuti16215 жыл бұрын
Six bag ayaa ii thy kulahaa like iga ilaaliya kkkkkk
@hawaali7935 жыл бұрын
Masha allah jokar allow la cunin afsomaliga afkuuba ka saar saranyhy Reerka mj la dhaho wlhi wanba iska jeclahy dad talent leh ayay u badanyihin tolow mid inan iskaga qabto weeye si ana uga ag dhowaado
@fatimasahl33085 жыл бұрын
Adoo ya tahy
@iftinxaajicabdi7916 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fatiman20775 жыл бұрын
Mansha Alaah Axlaa sood Afkaada malab iyo caano lagu qabay,Nimcoy nin ayaa kugu dhacay kani waa baari yuu ku dhaafin.
@cookinginnimsstyle55625 жыл бұрын
Alla naciima been ku xoog badanaa 😂😂😂😂😂she’s funny walahi
@sumayazuzu54865 жыл бұрын
Caadi mahan wlhi ruwayaan noo so badiya wax jireey ka hadlaysaa wanka helay❤❤❤❤❤
Shukaansigii beenta iga dheh. Been ayeey isku taqreen labadaba. Ninka kulahaa Janet Jackson ayaan la kulmey🤣😂Ayaduna kulahaa Hassan adan Samatar ayaan Habeen la heesey 🤣😂🤣Thanks team Joker riwaayadiina iyo sida aa inoo mada daalisaan👍👌😊
@fatumamohamed23435 жыл бұрын
Waan soo duule kulahaa Funny nacimo jockar😂😂😂😂😂🤣
@Farm_With_Suhaib5 жыл бұрын
🥰• Jokar cadey’ RAALIYANIMO AYAA LAYGU Soo Furey 😄🤣
@faadumo45613 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@shankaroonmaxamed68235 жыл бұрын
Naciimo jokar love u albo ku jecliyaa America hdaa imaado anoo kula kulmin mkasotgi salamaa qli from uk London ❤💋🙏
@qaribayeibra79305 жыл бұрын
Dadka warka we u fikiran lkn jookar carabku usaran yahy wa hebad alle siyy m.a naag joker cml hadad gursato dharaf ayy kugu ride side war kugu wado yaa rabi naag af gaban nagu soo aadi 🤣😂🤣🤣👌🙏
@AK-ol6rm5 жыл бұрын
Wlhi been maaha😂😂waan ku hystaa
@sowdaabdalla97985 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@CayuuniAhlaam5 жыл бұрын
😂😁🤣
@shankaroonmaxamed68235 жыл бұрын
Cadkeede dhacsane jokar mida kle so ma ogid nimco jokar in raali nimo lo furay isteqfurulah🤣🤣🙈🙏😋❤
@makeupbynihaa59454 жыл бұрын
Ani cml🤣🤣🤣
@nasteha695 жыл бұрын
Jookar sidey walale u dhahdo jeclhay 😍👌
@zahrohassan15565 жыл бұрын
Nacimo jokar ma favorite Lady Allah Ku xafidho abayo qali
@Seewaaye5 жыл бұрын
nimco jokar wax kale i am your number one Fan
@ayaanqueen46185 жыл бұрын
Ruwayadan inta la socoto like isara☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@alish28525 жыл бұрын
The best episode...
@abdalladahir10135 жыл бұрын
Naagaha marekan joogo caadi maahan Guriga ku sugenaa kulahaa 😂😂😂😂😂 Waa isku feerenayaa ayaa ka dhacday 😂😂🙌