War Cusub: wafdiga Xamaas ee booqashada ku jooga Ruushka oo caawa war weyn siidaayay

  Рет қаралды 63,973

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

War Cusub: wafdiga Xamaas ee booqashada ku jooga Ruushka oo caawa war weyn siidaayay #Dagaalkii Shujaaciya iyo wixii kasoo kordhay, iyo Xuutiga oo maanta weeraro waaweyn qaaday.

Пікірлер: 194
@nuurismail3003
@nuurismail3003 3 ай бұрын
Reer falastiin Allah garabkooda hagalo Amin yaa Allah
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 3 ай бұрын
AF HAYEEN KHAYR BADAN, YAXYE SARIIC, ALLAHA KU DHOWRO ADIGA, CIIDANKA XOOGA YAMAN IYO HOGAANKIINA CABDI MAALIK ALXUUTI. YAMENI ARMOURED FORCES ❤❤❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸
@AbdirahmanHassan-rt5pj
@AbdirahmanHassan-rt5pj 3 ай бұрын
Wcsm alaahu akbar ilaahow ugargaar falastiin culeyskakaqaat yaarabi
@HousseinWahib
@HousseinWahib 3 ай бұрын
ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 ай бұрын
Walal adigoo mahadsan KZbin ka isoo boqo
@AbdirahmanFarma
@AbdirahmanFarma 3 ай бұрын
Reer falastiin allah garabkooda hagalo aamiin aamiin, Ustad Nadaara Doorasha Iran halkey ku dambeysay? Xuuti iyo wixii lamid ah allow caawi muslimiinta oo dhan alle haso hadiyeyo Aamiin ya allah.
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 3 ай бұрын
❤❤❤❤ Keep going nadara Legend of the year
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 3 ай бұрын
Allahu Akbar Alahu Akbar Wa lilahi Xamdu
@MuseMucad
@MuseMucad 3 ай бұрын
Allha guuleeyo xootiyiinta
@munocadey9436
@munocadey9436 3 ай бұрын
Xuudi guul insha allah❤
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 3 ай бұрын
woow xamaas iyo ruushka ilahaywwha ka dhigo sida maraykanka iyo israil
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 ай бұрын
Walal adigoo mahadsan KZbin ka isoo boqo
@DahirMroble-er4gi
@DahirMroble-er4gi 3 ай бұрын
aamiin
@DahirMroble-er4gi
@DahirMroble-er4gi 3 ай бұрын
aamin
@DahirMroble-er4gi
@DahirMroble-er4gi 3 ай бұрын
​@@shukrijimale6166aamin
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf 3 ай бұрын
Insha allah warsan
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 3 ай бұрын
Dagaalka Waa lagama maarmaan ilaa iyo inta cadaalad laga halayo,
@KadraCheikIsmael
@KadraCheikIsmael 3 ай бұрын
nadaara shaw markaad tidhaa nagtaa laga dhigay waan ku farxaa ilaahay waxaan ka baryayaa inuu nag ka wada dhigo
@JamaalaxmadCabdi
@JamaalaxmadCabdi 3 ай бұрын
Masha alaah yaxya sariic garabka reer falastiin alaahu akbar
@aminaibrahimhaji9949
@aminaibrahimhaji9949 3 ай бұрын
May the Almighty Allah protect the Palestinians❤
@BASHIRYUSUF-sf8wp
@BASHIRYUSUF-sf8wp 3 ай бұрын
Camaliyatun caskariyatun mushtaraka... yaxyaa sariic mawduuciisa shirka jaraaid kamaba leexdo ana luuqada carabigaan kubartayba shirkiisan jaraaid. Libaax libaax dhalay yaxyaa sariic
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 ай бұрын
Walal adigoo mahadsan KZbin ka isoo boqo
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 3 ай бұрын
Xutigu. Waniman. Adg
@HassanNuur-t1p
@HassanNuur-t1p 3 ай бұрын
Nadaava libkiguwaxagewh❤❤
@mohamedomarmohamoud8135
@mohamedomarmohamoud8135 3 ай бұрын
Habalyo xuuti
@MaxamedClaahi-z1t
@MaxamedClaahi-z1t 3 ай бұрын
kuwa.maamulka.shegtaa.maaha.falastiiniyiin.mana.ah.carab.ee.waa.yahuud.
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk. GUUUUUUL
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 3 ай бұрын
Xuutiyiibta gantaalka ay yuhuda ku ridayaan xagay dul marinayaan ma masar suaashaas ban u baahnahay
@naanaayare6644
@naanaayare6644 3 ай бұрын
Waxaan ah kan kag tac siyeena u mad somaliyeed geridii ku timaaday prof.Ex gudomiye huree ee somaliy xilibaan Prof. Jawaariy Allah u naxariisato 😢😢
@iqlassalad8874
@iqlassalad8874 3 ай бұрын
Goorme dhibtay waah😢
@naanaayare6644
@naanaayare6644 3 ай бұрын
@@iqlassalad8874 shaleey wll mantan waal aasey
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Xuuti xamaas iyo xisbulah walaahi waa rag rag dhaafay alle ha u hiiliyo carabta kale waa naagaha netanyaahuu iyo Biden
@Sahro-w3c
@Sahro-w3c 3 ай бұрын
Waxan ubadinaa in uu kabillamdo bargains dhaxe haddii uuku socdo isida hada uu kuscdo
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj 3 ай бұрын
Wa.in.go.anka.maxkamada.lagusara.cadaadis.si.israaaiil.goan.adag.logaqato.hadiikle.waxa.mesha.cadaaneyso.heg.in.ey.tahay.garabka.israaiil
@muuminohusein3156
@muuminohusein3156 3 ай бұрын
😂😂
@hanihassan3448
@hanihassan3448 3 ай бұрын
Ninmankaan xamaas ah shujaaciya waa geedkooda iyo warshadaha hubka usameeyo kuyaalaan cuz aad bee ugu mintidaalan ilaahey haku guuleeyo hadafkooda rucbi iyo musiibo allaha kurido yahuud rabiyow jabi yahuuda allahuma aamiin ya rabi 🤲🤲🤲
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@hodansuleyman8463
@hodansuleyman8463 3 ай бұрын
Ducadaydii illaahay wuu iga Aqbalay Alxamdu lillaah Yaa Rabil Caalamiin Yaa Ra,uuf ucabiidi Ruuska shiinaha iyo kuuriya xamaas iyo xuutiga muqaawada ciraaq Yaa waduud iga aqbal walaalay Falastiin way dhibantihii oo baahanyiin oo dhaqwacooda dhaqtar malaha Yaa Raxiin u gargaar yaa Rabi samaa waad wal aril aamiin illaahay idankii
@AhlamAbdirahman-o4z
@AhlamAbdirahman-o4z 3 ай бұрын
Asc sxb nadara wan ku salamay adiga iyo dhaman bahdada sxb waxa sucuda wa isbadil weyn Ama imtixan uu umarayo qofkaste uu Muslim ah herkudono haa noqdo midi waa mid ku difacayo ficil midana waa mid qawl midka uu yari waa mid niyada kanacayo iyo mid lasafan galada ILAHAYAW ka magan Marka waxa mesha kujira xigmad RABANI AH ILAHAY haa QURANKISA ku shegay in Nala imtixanayo Marka ILAHAY kuwi uu naxaristisa ku golaysta haa nagadhigo qasa iyo dhaman Muslimtona way gulaysanayan INSHA ALLAH
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 3 ай бұрын
اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم ثبت أقدام المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲
@sahromudey6415
@sahromudey6415 3 ай бұрын
Wcs xuuthi rag rag dhalay waa lagu yaqaan geesinimada garaaca oonagta ka gelsha yahuud iyo saaxiibadooda howl adag ayry qabteen hadey isbeyn hadey ku biirtay dacwada maxey qabankartaa macalinkaa vita meel ula joogta ilaahey xaalada bariga dhexe ilaahey ha saqiro iyo dunida muslinkaa ilaahey ha guuleeyo muqaawamada wax iska caabintaa ilaahey hala jiro waa ka dhici karaa hadii uusan joojin mareykan waxa uu aduunka kawado gaalo iyo muslinba ilaahey hana mootiyo aamiin
@felisabdi3794
@felisabdi3794 3 ай бұрын
I maleyn maayo lkn hore ayay mareykanka u yiraahdeen siiriya ayuu ka bilaaban doonaa dagaalka 3dexaan, Illaahey hana mootiyo shartiisa aamiin
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 3 ай бұрын
ALAAHU AKBAR ❤❤ilaahow Uhiili Reer Falastiin iyo mujaahidiinta Naftoot hurayaasha ❤guuleysta Insha Alaah❤
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 3 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 ай бұрын
Walal adigoo mahadsan KZbin ka isoo boqo
@Cqaadirmaxamed-e9x
@Cqaadirmaxamed-e9x 3 ай бұрын
Om p❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 ай бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Masha Allah illay ha xafido Xurdiyinta Yaman wa islamka dhiga leh e jira manta
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 3 ай бұрын
saxiix alowxooji shiico kasta ha ahaadaane nimankii kibray ayuuba ka oohiyeen alx alx ❤❤
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 3 ай бұрын
Dowladaha caraabta ayaga u bahan in guumaysiga laga xiooreyo Xoor uma aho go’ankooda ku sabsan qadiyada falaastin
@MucaadMoha-d9g
@MucaadMoha-d9g 3 ай бұрын
dagaqlkaas inuu dhacaayo shaki iigama juro iligey ahaataba insha allaah waa kii dhacaa yahuud ku bur buri doonto iyo kuwa taagrra inshsa allaah
@mohagedi8874
@mohagedi8874 3 ай бұрын
#RABIYOW HALGANKA AY KU JIRAAN MUQAWAMADHA RER FALASTIIN...GARABKOODA MILITARI EE HAMAZ ( SIDHA AL QASAM IYO SARAY AL QUDUS) U GAR GAAR..... #RABIYOW MACOODHA NOQO .😢😢😢😢(AMIIN) DHAMAAN WALALAHA SOOMALIYED MAANTA SIDHA CAD WALAALEHENA RER FALASTIIN WAXAN U QABAN KARNO MALEH...ILAA DUCADHA AAN KU GARAB ISTAAGNO... #FREE FALASTIIN #FREE GAZA
@CumarmahamedSuldan
@CumarmahamedSuldan 3 ай бұрын
Alahaa.gararo.shacabka.falastii..inshaalahu.guul.baan.urajanaa.
@mohagedi8874
@mohagedi8874 3 ай бұрын
@@CumarmahamedSuldan INSHA ALLAH WALAL
@hawohassan4630
@hawohassan4630 3 ай бұрын
Alaylehe baga baga nagta kagelidheh
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 3 ай бұрын
Yaman iyo Yaxye masha allah allah haku allah haku allah haku
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 3 ай бұрын
Nadaara show dhamaan yaman xuuti iyo Iran iraq lubnaan waa haq waajib ah halkaan waxaa yaal shahiid haq ah palestine raar Qasa guul guul allow siiy awood
@maden7818
@maden7818 3 ай бұрын
Wcws1
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 ай бұрын
MUJAAHID WARIYE SARE NADAARA HORAY U SOCO
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha falastiin aamiin umada muslimiinta Allah ha ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta dabo
@XasanMuhumed-fz8xl
@XasanMuhumed-fz8xl 3 ай бұрын
Aamiin
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 3 ай бұрын
Wcs wrxm nadaara
@sahalyuusuf3001
@sahalyuusuf3001 3 ай бұрын
allahu akbar ❤❤
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 ай бұрын
Allaah akber Alxdullaah☪️💪🇾🇪🤲🇵🇸xutiyeenta Allaah caawi☝️🤲💪
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 3 ай бұрын
Allaha ugargaro walalahen Palestinian Allaha xifdiyo dhamantod 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✌️✌️✌️
@abwaandaljir4730
@abwaandaljir4730 3 ай бұрын
Mr Abdulkhadir Nadaara Siyaarti Baryahan Si Fiican uma helno Lkn Wararka kale iyo Alqasaam Wad naga Haqabtirtay Xaalada Bariga dhexe Waxaan Rajo weyn kaleenahay Turki Iyo Ruushka Iney Soo garab istaagi Doonan Shacabka Falastininta Ee La Dubanaayo Maalin Kasta
@Ibrahimxasanibrahimxassan
@Ibrahimxasanibrahimxassan 3 ай бұрын
Rabi.subxaanahuu.watacaalaa.watabaaraka.garabkooda.hagalo.ducada.muslimiinta.shacabka.alahauaqbalo
@muminamumin17
@muminamumin17 3 ай бұрын
Asc waanoqnahay inuuaaqirsamanka dagaal kabilaabanayo ardulshaam ķwaakii ooayleeyihiin waadagaalkiisadaxaad
@CabdikariinJisow
@CabdikariinJisow 3 ай бұрын
Dacwa kubiirida maxey soo kordhinee. Macalinka weyn ayaa meel ufadhiya
@guledyare7176
@guledyare7176 3 ай бұрын
Odaygii Puutin ahaa wuu shaqeysanayaa waliba sifiican👌🏾😂 Macalinka-weyn xaalku waa ku xunyahaay 🤪😂
@AhmedMohamud-d9z
@AhmedMohamud-d9z 3 ай бұрын
Rayigeega hadan ka dhiibto wan jeclaanlaha in aduunka isfarsara muslimiinta in ay kalabaxan muslim iyo munaafaq
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Marka bustoodu yeerto! Ayaa qaracanka waxay kula dhacaan dumarka iyo caruurta!!
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 3 ай бұрын
Warkasa i mara sxb way soconaysaaa hawshu
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 ай бұрын
Walal adigoo mahadsan KZbin ka isoo boqo
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 3 ай бұрын
Xuutiyiinta Yaman Cayaar Cayaar Maha Kolay Saay Illa Tahay Xuutiga Sirdoono Kale Ayaa La Shaqeeya Waa Laays Ku Daba Gabanayaa
@SakariyeSakariye-zg2yi
@SakariyeSakariye-zg2yi 3 ай бұрын
waligoodba hakumeeraystaan beentoodii qudhuntay waalaogyahay falastiin ruuxkamid ah oo israaiil jecili in aanujirin manajirto falastiin is kudiidan dagaalka gumaystaha aykulajiraan beenbaana lagasheegayaa hadalka waftiga ruushka tegayhadalkiisa laakiin waxba utarimayso beenta uumaraykanku uuwariyayaasha kukhasbayo miyaanay ogayn israaiil iyomaraykanku inay beentoodi qudhuntay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Yuhuud dacwadi waxba kama tarayso lkn gacan in lagaga shaqeeyo mooyee maraykan iyo yuhuudi qori caaradii iyo xoog mooyee afkale wax Kuma fahmaan sidaa darted waa in la iska dhiciyo afka ayey yaqaan wax lagu fahamsiiyo
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 3 ай бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@qanciyeyare8785
@qanciyeyare8785 3 ай бұрын
Palestine ilaahow guul sii ducada aan ku kaalmeeno. Hadaan awoodin inaan garab istaagno oo aan la difaacno Masque Qudus
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 3 ай бұрын
Naga allah haka dhiigo cidamada israail allah haku riido jab iyo tafaraaroq allah haku riido arkagax iyo khsaaro aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@MuseMucad
@MuseMucad 3 ай бұрын
Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfada uu horkacyo marykanka allha babiyo yaarabi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Maxamuud cabaas cidna ma masalo waa yuhuudi isaga siisi reer aala sacuud boqorka Morocco imaaraadka iwm waa yuhuud asalkoodu yuhuudi dhashay
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 3 ай бұрын
Ilaaheey haygargaaro walaalaheen falastiin dadkii iyaga hiil iyo hoo haastio unto iyo korinto isbitaalo. Gartood waaye ineens tartamaan Gasa Alaah eey leedahay Ilaaheey hacaawiyo
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 3 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH MASHAALLAH GEESIYAASHA REER YEMEEN EE WALAALAHOOD REER FALASTIIN U HIILINAYA.GUUL IYO GOBONIMO MASHAALLAH.MAREIKAAN MUXUU YAHAY.DILAA OO GARAACA BI IDNILLAH WAA BI FADLIHI WAAD GUULEYSANEYSIIN.ALLAHOU AKBAR WAA LILAAHI XAMDI
@sabanoorherbalandcilajcent3981
@sabanoorherbalandcilajcent3981 3 ай бұрын
Asc Nadaara anugu waxaan isleeyahay waa halka uu ka bilaabani doono dagaalka sadexaad ee dunida muslimiintuna kuguuleysan doonaan insha Allaah.
@MouminHersi
@MouminHersi 3 ай бұрын
Ruushka wa soo dhaweynia inuu sooqalo daqalka Hana qaqarxo barika dhexe arabta xune ee rhalijka ee xasuuqa iyo qaajada réer gaza qu daawaniya qodqooka xabada ha uqu sooqasho idaka ilahey
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Dagaal sadexaad haduu dhaco waa in dunida muslimka la saftaan ruushka iyo shiinaha waayo waxaan nahay isku cadaw waana reer galbeed iyo yuhuud
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 ай бұрын
Mamulka falastiin waxey u eg yihiin iney yuhudda faro ka hayan oo aysan la heshiin karin falastiinta kale wayo yuhud miya mase wa falastiin aya leys weydinaya wayo wa jajusiin
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Dagaalka 3aad aad iyo aad buu fican yahay inoow dhaco,sababtoo ah carabtaa xuroowbaysa kuwaan kaba Qaadka ah ayaa meesha ka baxaa sababtoo ah amarka askartaa lawareegsysa,
@mohamedabdulkarim5764
@mohamedabdulkarim5764 3 ай бұрын
Anigafikirjiguarintadhigasintamayadunkaodhalagadhigo
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 3 ай бұрын
Dabeeyl weeyn aya soo socoto kuwii ilahay bad baadiyo hanagu daro
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 3 ай бұрын
Siyaaro jimco ma jirtaa caawa
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 3 ай бұрын
Walal adigoo mahadsan KZbin ka isoo boqo
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 3 ай бұрын
Inshallah guul falastiin ilaahoow soomaaliya hagaaji balaayada ka qano
@AbdulrahmanAbdul-v1j
@AbdulrahmanAbdul-v1j 3 ай бұрын
Waa macquul inuu ka bilando bari dhex dagaalka3 ee addunka waa mesha ugu dhaw hada
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 ай бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 3 ай бұрын
Haah wuu ka biloowmin dagaal barigga dhexe !!
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@MaxamedDoon-i5e
@MaxamedDoon-i5e 3 ай бұрын
Xisbululaah xabadii waakajoogsatey saakay
@mohamedalijoho
@mohamedalijoho 3 ай бұрын
ألهم أنصر اخواننا في فلسطين
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@dauddahir4170
@dauddahir4170 3 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام في فلسطين 🇵🇸 ا❤
@MedbouhYacin
@MedbouhYacin 3 ай бұрын
Machallah ❤allahamdoulahi ❤❤❤❤❤
@MukhtarGessy-dw4he
@MukhtarGessy-dw4he 3 ай бұрын
Adduunka waa folanayaa gorta uu dhalidoonaba ,
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 3 ай бұрын
Allah u gargaaro walaalaheena falastiin maxkamad adduun ma jirto waxay wax qaban karta dowlada laciifka waxana la ogaadey iney tahay meel ey ku adeegtaan yahuda iyo mareykan allow jebi yahuda iyo mareykan rucbi allah ku rido allow u gargaar geesiyaasha falastiin allow garab gal
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 3 ай бұрын
ILLAHAYOW WALAALAHEEN REER FALASTIIN U GARGAAR YA ALLAH
@calisaalim4510
@calisaalim4510 3 ай бұрын
Nadaara walaal dagaalka saddexaad ee adduunka waa Naga daahay.
@AbdirahmanFarma
@AbdirahmanFarma 3 ай бұрын
Allahu akbar Allahu akbar,
@MuseMucad
@MuseMucad 3 ай бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 3 ай бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaat
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 66 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 5 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 94 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Olusola Oyewole discusses the benefits of Knowledge diplomacy
1:36
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 7 М.
Trump campaigns in Mint Hill, N.C.
1:45:36
Washington Post
Рет қаралды 6 М.