Nadiira Naurus I Dilbay kugu Xukumayaan I Hees cusub 4K | Astaan Music 2023

  Рет қаралды 270,070

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Nadiira Naurus I Dilbay kugu Xukumayaan I Hees cusub 4K | Astaan Music 2023

Пікірлер: 162
@ZeinabMohamed-kk3gu
@ZeinabMohamed-kk3gu Жыл бұрын
Waaaw heestii lamaanaha tamiim io fatuush ♥️ ❤️ ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@MuniraSharif-i8b
@MuniraSharif-i8b Жыл бұрын
Heestan walhi. Wa iska jecelhay said wali bah ruun neh way ka hadakysa mar kasta waaan dhagaysata walhi heees way dhafatay tani waax kle ha lGu tiL maMoH Inta damcu wale isku dirra lamanaha best song 🎧❤️😭
@Fatuuzhmohamed07
@Fatuuzhmohamed07 Жыл бұрын
Ala Ilahayooow iskudaa wlhi oo pilhy wan oyay inantaayar markay nolozheeda kahadazhay waxaan idinkabaryaa dad wenoow inaad fatuush io tamiim fara kaqadaan 😢❤️
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 Жыл бұрын
Hees macno wayn leh wallahi qofkii fahmaya fahmi kara😭💔
@qeriyayasin4141
@qeriyayasin4141 Жыл бұрын
Heesta wxaa ka macaan quraanka❤😢
@CaashoGaduud
@CaashoGaduud 7 ай бұрын
Oo marka inta maxa kaso dontay😊
@Ramliish-re5de6rd3h
@Ramliish-re5de6rd3h Жыл бұрын
Nolosha wey qurux badan tahay marka haysatid qof dartaa wax walba uga tanaasula 😢❤
@AmaalcaydaruusMaxamed
@AmaalcaydaruusMaxamed Жыл бұрын
😢😢😢
@roodojamaaadan167
@roodojamaaadan167 Жыл бұрын
4:20
@inaMohamed-sk9hc
@inaMohamed-sk9hc Жыл бұрын
22:53 Hawen nimo 😢 allow qofkaga saxda isahal yarabi 😢🤲🥹
@axmedwarsame341
@axmedwarsame341 Ай бұрын
Amiin amiin wallo
@umufawaaz5118
@umufawaaz5118 Жыл бұрын
Aniga nolashedi xanuno fara bdn wan somaray blse nolshedi waxa kusobiray qufka Adunka ujcladay oo inoqday wxwalba Aniga zaid Ayan ujclhy blse Aniga marwalba wan kala tagena Ayan dhaha Afka okliya kadhaha blse midas qalbigega kama timado Asagana qalbigega Ayuu oghy marwalba Asaga Ayaa iwaniya go An Adag Aqadan Ayuu idhahaa ilmahena mustaqbl Ayuu magacyadoda isoxasusiyaa Aniga nolshedi farxad Ayuu isiyay iyo jacel inta nolahy walige ma ilawayo Abal Ayuu igalay dhibwalba wuu ila qebsada farxad Ayuu isiyay wuu ila oya marka oynayo nolshedi clkafi Emarat Abahed Aniga Raquuda waxuu iyahy garabkegii 😢😢😢
@amishhamza5913
@amishhamza5913 Жыл бұрын
Ilaahey haisku kiin barakeyo adigu dhibka ka dhaf dadka qaar sey u samrayaan samirkaa ka dhamanayo markii dambo
@MuwaahibAbdi-f5k
@MuwaahibAbdi-f5k Жыл бұрын
Ilhay ha idin isku keen dayo 😢
@theironlady6009
@theironlady6009 Жыл бұрын
Ilaaah hakuu dhaafo abayo ilaaashoo reerkaaaga😢😢oo wax qalpiga Dhaawac ku Ah ka ilaaali Nolashiinana Buuqa uma Fiicana inaaad Faraxd kuwada joogtaan Baan rajeynyaaaa 😢😢❤waan la ilmeyy commentating 😢
@hudaali4856
@hudaali4856 Жыл бұрын
Gabdha ayaad I xasuusisay agatayada dagan. Nin aad u fcn ayaa qaba aadan u daryeela lakin markay waxyar is qabtaan ifur unbay lasoobodaysaaa shirt qabsnaysaa dilna way ku bilabaysaa ilaa dariska usoo baxo oo ka qabato asaga ma tabanayo. Hada oo furay ayada malintii ilaa manta murugo ayey u dhamatay asaga oo diidey inoo kulaabto oo uu ka niyad jabay. Walal ani waxaan ku qorayaa waxaa jira dumar bdn oo fcn hadana anan hasan daryaalkaas markaa hadaad dhahdo urka igama jiro muhiim mahan carabka waxa bdn ayuu dhawaac. Hoyaday ayaa I dhahada hadal haduu kaa tago waxba ma sheegaayo rali galintiisa maxay qofka dhawac waa u geystay raligalinta bdn micnaha ayey yaraysaa. Waxa wcn qofka wuxu dhahayo inoo kawado.❤❤❤ Ilhay hakuu barakeeyo lakin walal noloshii hore taadan danbe kuma hagaajinayso waxaa jira dad nolo Adag soo maray hadan kujira weli.ee ka faidaao❤❤❤❤❤
@ogasada
@ogasada Жыл бұрын
abyo ereyga😢kala tag ka sar reerka ku dhisan😢ee dhaqaleyso reer kada samir😢❤hoyo iyo abo samir ayeey nagu dhalen adna samer❤
@Caasimadamediapro
@Caasimadamediapro Жыл бұрын
Woww❤. Astaaan. IyO nadiira ❤❤❤❤
@shukriamohamedibrahim1101
@shukriamohamedibrahim1101 Жыл бұрын
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 6 ай бұрын
Gabadheena qaali qurux guul insha Allah qeer 🌺🎊🌺💙💙🌸🌺🌸🌼🫶✌️👋👋🎊🎊
@sakariyecumar7599
@sakariyecumar7599 Жыл бұрын
Nin asgari ah oo jeceyl galo maxaa ka xun😢
@ZaareNuurseed
@ZaareNuurseed Жыл бұрын
Xanuunk nolosha haday iitahay ibilamatay lkn waan kabaxaynaa inshAllh😢
@NasroJaamac
@NasroJaamac Жыл бұрын
Heestan waxaba moda inay aniga iga hadlayso 😢💔😓
@amranali-n5o
@amranali-n5o Жыл бұрын
Dil be dil be ku xukumayaan 😢🙈🥀
@amiiraapdizamadamiiraapdiz2796
@amiiraapdizamadamiiraapdiz2796 Жыл бұрын
20/9/2023....Arbaca 6:47Pm ..Ana daadahayn iyo dusha inaan kusaraa kama daalo Abidoo dirir ii curtaad tahay😭👑❤Ⓜ️❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Cajiib weye❤ big fan nadiira Dilbey kugu xukumayan
@Faraxzanmed
@Faraxzanmed Жыл бұрын
Wxn hees waa dhafty wlhi Dilby kugu xukumayan👍
@qadromaxamedmuumin3170
@qadromaxamedmuumin3170 Жыл бұрын
M.a lamaneheyga wada nolada iyo boqorada codka marna dumashideyda xl farxad igu nolada adiga iyo walalky ❤🥰💖👌👍
@abdilatifsaadomar9588
@abdilatifsaadomar9588 Жыл бұрын
Maschall Allhi Hambalyo Hambalyo Hambalyo M.a ❤❤❤❤❤❤❤
@FartunMohamed-z3s
@FartunMohamed-z3s Жыл бұрын
Ayy tani waa hees darenkeda wadata😢😢
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
Waxani hees Waa dhaafene jah😭🥺❤️jecel baan daremay
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 Жыл бұрын
Keep ging😍😍😍😍😍😍😍😍
@aragsanabdiqaadir
@aragsanabdiqaadir Жыл бұрын
Aniga wan so maray nolol kala duwan lkn 😢wali ma helin kan ku xasilii laha 🥹lkn wan rajeyna mit oo an citne naso kala dhex galin insha allh 😭🤲
@naagadag4493
@naagadag4493 Жыл бұрын
Ilahay haku sahlo abyo😢
@aragsanabdiqaadir
@aragsanabdiqaadir Жыл бұрын
@@naagadag4493 Mahatsanit 👸🏻
@sukaynaMustafe
@sukaynaMustafe Жыл бұрын
M.a wllshy nadiira iyo lamanaheyga ❤❤❤❤❤❤
@queenfahema2862
@queenfahema2862 Жыл бұрын
Wooow sida lo duubay iyo director kuba mkla dhacaan ❤
@sehra55
@sehra55 Жыл бұрын
Naagta kaliya ee nolosheda private uthy waye nadira m.a❤
@محمدالقحطاني-ش8ق1ص
@محمدالقحطاني-ش8ق1ص Жыл бұрын
Guuleysta Tamiim iyo fatuush❤
@hodanmohamed7461
@hodanmohamed7461 Жыл бұрын
Intaa kaso argtay fatuush 😂😂
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
Malaga yaab inaan is arko anigoo reer leh oo ubad haysta😢. Xidhiidhkasta wuu iga burburaa qoomamo iyo ciil aan dhamaanayn😢. Ilaahoow inta reero leh ubarakee intaan haysana sii, anigana iifududee mid khayr leh😢🤲
@rosiina1120
@rosiina1120 Жыл бұрын
Aloow aamiin aniga oo reer leh oo hada dhaw curtay baa hadana dhib iga Heesta xaga is fahanka marka macaney aduun meel roon malehe nolosha mid qurux badan alha nooga dhigo
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
@@rosiina1120 abaayo ilaahay mawado iyo raxmad iyo jacayl dhexdiina ha dhigo adiguna usabir ninkaaga hadaadba Isla soodhaafteen khilaafkii weynaa kanyar waxba ma ahan
@SafaAbdimohamed
@SafaAbdimohamed Жыл бұрын
Wowwww m.a
@qatraqali5930
@qatraqali5930 Жыл бұрын
Ax hesweydaftey horey usoco
@RidwaAragsan
@RidwaAragsan Жыл бұрын
Jaceyl ku waa wax jira balse waxa aad u wuxun jaceylka Dhanka kaliya mar had labada qof gu.ankodu yahay wada nolosho way is qabanayn oo way wada nolayn sababto ah waxay ka dhabeyn guaan kodi 2018 qadar igu dhca ahaa Inan😢 wayo qofkan jacela isaga wan ka qustay balse halka alla kaman rajo dhigin oo waxan niyada galiyay kii ilahay ku qoray maha wado qaldan bad ku socotaye ka joog Ma aqan sababta qof kasta oo an wakhti galiya igu ciyaro anba ii dhawaco Wali taa alla i maqan ban tagney Inta manta nolosha ku midowday ilahy ha isku batakeyo 😭nasiibka Ala lays dheryae💔
@FaisoCali-h8t
@FaisoCali-h8t Жыл бұрын
💔🥹🥹
@Somaliland-qs3nv
@Somaliland-qs3nv Жыл бұрын
War waxn hees way dhafty jilitanka lamanah ka helayba Tamim fatush Family 👪 ❤
@Shahruzadd
@Shahruzadd Жыл бұрын
Hestannn 😭❤️
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Жыл бұрын
Wooooow another level 💯 👌 boqorada codka
@shakirahhassan2525
@shakirahhassan2525 Жыл бұрын
Intu damacu walle isku dira lamaanaha ax yaa jaceylow ma aniga daciif ah mise aniga wax fahmeynin duli baa tahay bur buriya qalbiyada na nacsiiyo nolosha 😢😢😢😢
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 Жыл бұрын
Allow isudaa fatush iyo tamim
@xanaaanxarago6206
@xanaaanxarago6206 Жыл бұрын
Isku dira lamanaha😢 jcylkga mrki dhankga lga somro xnun wye illhow qlbiga iqboji😭
@caashomaxamedcabdicmc2542
@caashomaxamedcabdicmc2542 Жыл бұрын
Keep going ❤
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 Жыл бұрын
Maanta marki intas tiktoka ay heeste ka reeben ay yaaleen intii aragtay😂
@gemmawright3181
@gemmawright3181 Жыл бұрын
Heestan waa dareemay😭
@xafsamaxamed3339
@xafsamaxamed3339 Жыл бұрын
ilahow qof ijecel 😢😊
@almaas_mohamed
@almaas_mohamed Жыл бұрын
Hestan ani ma lay qaday😢
@MrDhambaal-p2p
@MrDhambaal-p2p Жыл бұрын
Guuleyso
@taksanhassan85
@taksanhassan85 Жыл бұрын
Wasa hees laga dhaaa❤😊
@QaanqeeBakarwaaree
@QaanqeeBakarwaaree Жыл бұрын
Wwwwwww🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@userdior16932
@userdior16932 Жыл бұрын
kabax❤❤❤
@Nastexo-vr9yq
@Nastexo-vr9yq Жыл бұрын
Woooow
@sugriahmedmp6380
@sugriahmedmp6380 Жыл бұрын
Dad marke si dhab isku jecel yohin aniiga faidesta horta ani wil aya is jecl nahay mar walbo na waxu idha an is gursano ane ehelkeyga ushaqeya hoyadey aya garap wabta waxan dhahy 1 sano un isuk waxu idhahy kuma sugi karo iskakey ilow sida dhabta u jaclay io sidu iga tanasulayy😭😭💔
@peerlula
@peerlula Жыл бұрын
samideydiyey isku mid nhy anigapO wiil saas ileh
@nasrinali1744
@nasrinali1744 Жыл бұрын
Nadiira❤️❤️
@jamilaali7032
@jamilaali7032 Жыл бұрын
Riyadh
@ismaciilabukar5393
@ismaciilabukar5393 Жыл бұрын
wllhi. heestan waan wata
@sabnacabdi3506
@sabnacabdi3506 Жыл бұрын
runti ani waa sugya nololsha qurxda badan lkn hader mahysto😢
@GnahFg
@GnahFg Жыл бұрын
Wowow🎉🎉🎉😢😢
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 Жыл бұрын
Waaaaaaaw❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
Wow wxn hees wey dhafen my queen nadirah💋🫂❤
@azmamohameth7061
@azmamohameth7061 Жыл бұрын
Qalpigeegu Suu Ujabypa Iskuma Dayin Markle Cabsi Darteeed 😢😢😢😢😢😢😢
@ZabiriinAbdurahmaan
@ZabiriinAbdurahmaan Жыл бұрын
Dilbey kugu xukumayaan laba qof jcl ka dhaxeeyo lama dhax galo wllhi allow isug daa intaa is jcl anignah allow ii daan wax walibo ayuu ii yahay wll+sxp+jclkeyga aad ayaan wllhi ujclhy 🫂🥺😭
@HooyomacaanHooyomacaan-u7o
@HooyomacaanHooyomacaan-u7o Жыл бұрын
Jaceyl😢❤
@amiiraapdizamadamiiraapdiz2796
@amiiraapdizamadamiiraapdiz2796 Жыл бұрын
Heestan😢
@maryannoor305
@maryannoor305 Жыл бұрын
cod qurux daganan ❤
@QueenUmuu-oh2mo
@QueenUmuu-oh2mo Жыл бұрын
Fatush iyo Tamim waidhinwataa walal
@A.S.M14
@A.S.M14 Жыл бұрын
Qofka koowad daawado noqdey yes😂😂😂😂
@khalidgamer8938
@khalidgamer8938 Жыл бұрын
Wax kale 🔥
@Najmocabdiraxman3753
@Najmocabdiraxman3753 Жыл бұрын
Heesta😢💔
@tawakalmxasan1978
@tawakalmxasan1978 Жыл бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FilsanFatush-c1y
@FilsanFatush-c1y Жыл бұрын
Wow
@CabdirishiidMaxamedaxmed
@CabdirishiidMaxamedaxmed 9 ай бұрын
Ani mxamed 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@QueenUmuu-oh2mo
@QueenUmuu-oh2mo Жыл бұрын
Alaaaaaa
@maaismaxamud73Maais
@maaismaxamud73Maais Жыл бұрын
Jilinka lamanaha so qadatay iyo hestuba way is ledahay
@HoodoSiciid-f3n
@HoodoSiciid-f3n Жыл бұрын
Hees io badh❤🥲
@BillanNasser
@BillanNasser Жыл бұрын
Wax kle🎉
@GnahFg
@GnahFg Жыл бұрын
❤❤❤❤yyyyy🎉🎉🎉
@abdi4316
@abdi4316 Жыл бұрын
Mustafa karaama see wax yeeloosaa maclimo🫡
@luckykooreeye8027
@luckykooreeye8027 Жыл бұрын
Keep going nadiiradeeydii ❤
@FaisoCali-h8t
@FaisoCali-h8t Жыл бұрын
fV song💔😭😭😭😭
@HawaHirsi-m1x
@HawaHirsi-m1x Жыл бұрын
fatuush iyo ninkedii ku jira😂
@zamzamilaaq2484
@zamzamilaaq2484 Жыл бұрын
Heesta lamanaha kala kiciyey❤
@samaandhalad55
@samaandhalad55 Жыл бұрын
labo wey isdonta laba wey is dida😢🤦‍♀️
@Ifraaxcabdixassan
@Ifraaxcabdixassan Жыл бұрын
😮😮😮😮❤❤❤
@Awooy
@Awooy Жыл бұрын
19/8/2023 17:17 galabnimo😊
@AnisoHussein-d2z
@AnisoHussein-d2z Жыл бұрын
Queen fatusha🎉🎉🎉🎉 iyo xaajigeda❤❤❤
@MaxamedAbdi-l8w
@MaxamedAbdi-l8w Жыл бұрын
#$@ Astaan tv fisqiga iyo fasaadka ad wadaan ilaaheyba idinkula xisaabtami doona guri walpa o ateena kataagten o ilaahey lagu caasinayo qeyb ayaad kaleedihin ogaada munkarka adfaafineysaan wa qatar aaad u weyn,!#@ ) katoowbadkeena
@sundussiciid6741
@sundussiciid6741 Жыл бұрын
Woow❤nice song
@CaliMuse-g1p
@CaliMuse-g1p Жыл бұрын
Aan ku wasee xaggee joogtaa hadda
@DaganClahai
@DaganClahai Жыл бұрын
Wwww❤❤❤❤❤❤❤
@RufaciDhore
@RufaciDhore Жыл бұрын
Nacab ku darbiya ha jiro😊
@nasteehoabdulle5796
@nasteehoabdulle5796 Жыл бұрын
Omg😢
@Nastehocabdiahmed
@Nastehocabdiahmed Жыл бұрын
Xiirey qaasim 😂😂😂
@safiagassem5071
@safiagassem5071 Жыл бұрын
Yep
@nasimasead2419
@nasimasead2419 Жыл бұрын
😢😢😢
@marwoh258
@marwoh258 Жыл бұрын
😢❤
@najahjama8185
@najahjama8185 Жыл бұрын
Music aarka isku eeg yhn
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
Wlhi waa runta lkn Hal qof aya Tumi Mustaf Karama .
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
😢
@yusramuxudiin2346
@yusramuxudiin2346 Жыл бұрын
hees cusub kali 3hr taal lapo wey is doontan lapo wey is diidaan😢
@KaltounMahamoud-f9k
@KaltounMahamoud-f9k Жыл бұрын
❤❤😂😂
@NajimanuradinAbdo
@NajimanuradinAbdo Жыл бұрын
❤❤❤❤
@MaqsuudAhmedyare-po7ic
@MaqsuudAhmedyare-po7ic Жыл бұрын
Nolasha wey adag thy marka qof ku fahmi waayo 😢😢😢
@HindaAbshir
@HindaAbshir Жыл бұрын
Kkkjxufdury27i1j😮😢😂😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salaadmaxamed1705
@salaadmaxamed1705 Жыл бұрын
Heed wye dhafatey orahdeed unban ka helay wlee
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
Mustaf karama hesaha dan inu hal music saro miyu uga tira gali ? Hesti Arka oo Galmudum ,kamil hestisi hada daw sobaxdi iyo ayan wadani hal tembo utuma
WARDA HAPPY - BOOGAHA JACEYALKA- OFFICIAL VIDEO 2025
5:44
Waqal Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
NADIIRA NAYRUS - RASAAS BAA IGA DHACEYSO OFFICIAL 2023 VIDEO
4:16
Waqal WStudío
Рет қаралды 784 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
LIIBAAN DOOR HEES QIIRO BADAN ( HAYGA OOHIN ) BANDHIGA SHOW CIID [2024]
5:02
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xaawo Dagan - Kaska Cad - Hodan iyo Heello
6:35
Astaan
Рет қаралды 164 М.
NADIIRA NAYRUUS - FARXADA KU KARBASHAYA OFFICIAL VIDEO 2024
3:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 455 М.
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН