NADIIRA NAYRUUS | DAD BAA LABO MOODAYAA | HEES XANUUN BADAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,936,178

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 1 300
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Indhaha Illintu Way Ku Dhagtay Oo Waxba Ka Soo Dhici Waa.. Jacaylku Dun Fiicanaa…Hees Ruuxda Taabatay.. Please Like And Share.. Thanks ...
@nastexookey1325
@nastexookey1325 3 жыл бұрын
Waw wan sugila en thanks wll
@roblesolad2741
@roblesolad2741 3 жыл бұрын
thank you ugaaz wan sugaynay heestan🥰
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
laba Xubigu Biyo Dhigay waaye masha allah Allah haysku daayo✌
@zakitube2610
@zakitube2610 3 жыл бұрын
Hhhhh abdi askari umadena maha
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Zxp qli subscriber igu caawi please
@ubahdagan4322
@ubahdagan4322 3 жыл бұрын
Wax waliba oo LA dhageeto waxaa ugu macaa quraanak alllh swc
@mariaaxmed565
@mariaaxmed565 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔐🔐🔐🔐🔐
@yussufmaalimofficial7204
@yussufmaalimofficial7204 3 жыл бұрын
You are right
@mumtazsh.mukhtaar2699
@mumtazsh.mukhtaar2699 2 жыл бұрын
Xaqiiiq✌️😭😰
@najiibcano8594
@najiibcano8594 2 жыл бұрын
Allahu Akbar 🥰
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 3 жыл бұрын
Maashaallh beautiful family! Nadiira golden voice. go go girl ❤🙏🏿
@xabsocabdirashiid2768
@xabsocabdirashiid2768 3 жыл бұрын
Dayax dalnurshe walalkey qaali anigu wlhi waa ku jeclahy waayo waxa tahy fanaankeena hadanu nahy dhalinta xamar guuleyso waxa ku ku jeclahy sidaad dandada u hormarisay @Dayax Io Farxiyo cadey io gabadha hbo io edo u ahay Allah idiin xifdiiyo daar aalaan idiin jeclahy qasatan farxiya cadey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴
@xabsocabdirashiid2768
@xabsocabdirashiid2768 3 жыл бұрын
Walalkey wlhi pilhi talhi goba tahy fanankeena
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
ZXP qli subscriber igu caawi
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hibonuura9958
@hibonuura9958 3 жыл бұрын
Dayaxow iiga so barajey wilow iiga so dhis adi iyo farxiyo queenta hablaha adigaa hestee
@aishamoha5978
@aishamoha5978 3 жыл бұрын
Fiicnaan laheydaa munkarka ey kuqiiroo neysa iney ahaadaan aayado qur,aan subxaanallaah😌😌😌
@janogasho2474
@janogasho2474 3 жыл бұрын
Waa markiii sheekhyada lawada noqonjirey
@hakoahmed7488
@hakoahmed7488 3 жыл бұрын
@@janogasho2474 hhhhh wlhi waa iga qozlsay wlshy qaali usheeg naagtan walaan ka dhamow lamanah qarnig
@farhiodaahir193
@farhiodaahir193 3 жыл бұрын
@@janogasho2474 😂😂😂dcda u qoslay alha ku shrfo qofyhy😂😂
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 3 жыл бұрын
@@janogasho2474 magacatha iyo hathalkatha ismalaha
@janogasho2474
@janogasho2474 3 жыл бұрын
Rutii wan la ooyeye nadiira farxad iyo wanaah unban la ilmeeysay aniguba inkastoonan jaceylkaan arkin hadana wan l ilmeeyaa farxadda, ilaahey ha isku xifdiyo ,
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 3 жыл бұрын
Nadiira Nayruus Waa Inan Wangsan Oo Qalbi Wanagsan Oo Daacada Taasna Way Ka Muuqataa Hada iLaa Waagii Hore Oohinta iO ilintuna Waxay Ka Turjumaysaa Nolosheeda Maanta Ay Haysato Sbbtoo Ah Waa Gabadh Cod Mcn Fankeedu Garab Wayn Mahelin Sidaan Uga Jeednay JacayLna May Helin Daacada Oo Kanoo Kalaa Waa Inan Bilaa Hooyaa Oo Bilaa Aabaa Sidaan Afkeeda Ka Maqalnay Maanta Noloshay Kujirto Ayy Katurjumaysa Inantu Alle Ha Isku daayo Reerkan Uduceeya Walasheen Maanta Way Faraxsantahy Hiilbay Heshay Uma Baahna.Dadka Qaar oo Ku Caasiyay🥰🥀😭
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 жыл бұрын
Mashaallah isku waraa guys
@farxiyoqoyste3865
@farxiyoqoyste3865 3 жыл бұрын
Sax Wlh 👍👍
@munaahmedyuusuf8063
@munaahmedyuusuf8063 3 жыл бұрын
Fankedu garab wuu helay lakin waxa laga yaba hada in ay heshay kay waligeed sugaysay markay fanka so gashay waxay noqotay fananadi kaliya ee dada yarayd ee ruxday fankaaa wana inan yar oo qalbi wanagsan oo qalbi xabxab ah oo calool jilicsan alle ha usku barakeeyo masha alllaaah tabarakalaaah
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 3 жыл бұрын
@@munaahmedyuusuf8063 Iyadaa Shacbiyad iO Masraxiyad Lahayd Mooyaane Looma.Hagar Bixin wllo heesaheedu Way yaraayeen Dhiirigalin Kama.Muuqan Iminka Aadbay Uwngsantahy ilhay Janada Haysla Galiyo
@najmocabdulaahi9665
@najmocabdulaahi9665 3 жыл бұрын
Ilhaan raaho waa sax abaayo runtaa taabatay wlhi lkn waa inan qalbi xapxapa
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 жыл бұрын
Subxaanallah Dumarku Miskiinsanaa, Allaha Swt hakugu hedeeyo inaad Quraanka Allah Sidaas Ugu ilmayso, amiiin amiiin 💝 🇸🇴 👍
@najiibcano8594
@najiibcano8594 2 жыл бұрын
Allahumma Amiin 😢🤲
@nasraahmed695
@nasraahmed695 2 жыл бұрын
Amin qofka kaliyah fahmay dumarka ba tahy brother👑
@madyeremaraadawyare824
@madyeremaraadawyare824 Жыл бұрын
Amiin ❤
@abdirisaqqurbaawi6404
@abdirisaqqurbaawi6404 3 жыл бұрын
Ilintu maha daciifnimo ee awood jcyl 😍 Isku waara
@zamzamaxmed5597
@zamzamaxmed5597 3 жыл бұрын
waa kalsoni jaceyl
@farhiaabdi8285
@farhiaabdi8285 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta nadira la qirotay is muji😢❤
@abdicasiisyoonis2615
@abdicasiisyoonis2615 3 жыл бұрын
Murug nocma
@abdicasiisyoonis2615
@abdicasiisyoonis2615 3 жыл бұрын
Tag sumboyay
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@Kalid__ 🙏
@حياةليبان
@حياةليبان 3 жыл бұрын
Haa waliba rafaad badan kadib adigaba nolol ad rajeneso malin un hadad heshid wad soxasusan laheed dhibatada ad somartey inta ad helin noloshad ku haminjirtey !!🥺😇💔
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@حياةليبان really siz 😭😭❤
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 3 жыл бұрын
Intah ila ilmaysey🥲😢😢😭😭😭. Daren dhab ahi ila daremey. Is muuujiyah 🎧.
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Wan la qirodi nadira in badan ax ax bilis isara samis garabka
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Ana ilmiyey wlahau
@somacapella
@somacapella 3 жыл бұрын
😭😭
@faisoali2438
@faisoali2438 3 жыл бұрын
😭😭
@abdirahmanmohamud6682
@abdirahmanmohamud6682 3 жыл бұрын
😭😭😭
@mohaadde4639
@mohaadde4639 3 жыл бұрын
Nadiira nayruus mar xaLaD ay soo marty bey heestani xasuusineysaa 💔ax wlhi qof aan waalid hyzan oo dayac badn soo mary kadib qof si dhab ah ujecel heshy weeye alle hyzku kin daayo 😭😭😭😭💔
@hanadhassan4877
@hanadhassan4877 Жыл бұрын
Ax miskin😭😭
@samsamahmeddubad5989
@samsamahmeddubad5989 3 жыл бұрын
Wlhi wn la ilmeeyay 😢😢😢😢 nadira nayrus dhiiga noguu yaal. Codkii daren leeh 😢😲😲
@xawoyar544
@xawoyar544 3 жыл бұрын
M.a nadiiro guulayso abyo adiga xajigaaga Allah ha isku kiin daayo❤❤❤❤❤
@enggeenyo7009
@enggeenyo7009 3 жыл бұрын
Qofksto jcyl hayo hala ooyo nadiiro maanta😭❤️
@rahmaxasan6847
@rahmaxasan6847 3 жыл бұрын
Waan la oyaay wlhi
@amiiraqurux6619
@amiiraqurux6619 3 жыл бұрын
Hhhh
@sukenoaxmed2944
@sukenoaxmed2944 3 жыл бұрын
Jacel imahayo wana la oyay
@azufuad7241
@azufuad7241 3 жыл бұрын
😥😥😥😥
@naima..44
@naima..44 3 жыл бұрын
LaBada Kalgaceylku Dagay Deeymada isu Garan oGaa Dareenku u qaybsana xurmada isku Dabacsanaa😭😭😭❤️❤️Jaceylku Ha guuleysto Qofkastana qofkiisa allaha siiyo🙏🥺
@Ducaqabto
@Ducaqabto 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@ikraanwarsame8545
@ikraanwarsame8545 3 жыл бұрын
Aaaamiin yaa Allah😭🤲
@awoxarago3257
@awoxarago3257 3 жыл бұрын
Aaaamiiin
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 3 жыл бұрын
Aamiin🤲 insha Allah 🤩🤩
@degancadeey9456
@degancadeey9456 3 жыл бұрын
jaceylkayga ma heli alx kuli shey wxii alle ii qadaray
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 3 жыл бұрын
Waa Dareen iyo ilin Qalbiga kasoo Qubtay isku waara Qoys Quruxbadan❤💯
@ruuneeycali7850
@ruuneeycali7850 3 жыл бұрын
jecelku wanaagsanaa markad hesatid qof nolosha kula fahma❤ inta is jecel allah isku sahlo
@faatimaaliabdillaahi851
@faatimaaliabdillaahi851 3 жыл бұрын
Aamiin😭😭
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 3 жыл бұрын
Wan raadinayaa ruuneey jeexaygii kale nolosha ila fahma jecliyaa inaan caawa helo
@zakariyemohamed4999
@zakariyemohamed4999 3 жыл бұрын
aamiin
@zakariyemohamed4999
@zakariyemohamed4999 3 жыл бұрын
💘💘💘💘💘
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 3 жыл бұрын
Aamin 😭😭👑😩
@jeyloadan8629
@jeyloadan8629 3 жыл бұрын
Beatiful❤️❤️…she understands what love is..take care of her beatiful heart..she is a keeper👑..our beatiful princees
@themanaymz1330
@themanaymz1330 3 жыл бұрын
4 Vfa
@themanaymz1330
@themanaymz1330 3 жыл бұрын
Wyrk
@xawoxashi8727
@xawoxashi8727 Жыл бұрын
Mya
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
qof aan jacayl u qaado wlhi noloshayda imasa marin balse waan sugayaa wakhtiga❤❤💋💋
@mohamud8979
@mohamud8979 3 жыл бұрын
Isooqabo anaa kaa dhisaayo inshaa allah ❤💋
@shuebaden7387
@shuebaden7387 3 жыл бұрын
Aniga iyo jacayl maisku qaadna
@AbdiZatar-ez2rt
@AbdiZatar-ez2rt 7 ай бұрын
Soomali laga helaa xalimo goryan qabto o kuleh Ada igu dhexnool💔🙃
@Ducaqabto
@Ducaqabto 3 жыл бұрын
Jaceylka dhabta macaanaa markii aad heysaysato qof kula qeybsada ax ax ax 😭😭😭 Nadiira iyo Ceydaruus isku waara Ebid Nolosha farxad ku dhameysta. Lamaane Jaceyl Dugsaday ayaa tihiin Allaha idin Barakeeyo ❤❤❤❤
@fathiyayacin6780
@fathiyayacin6780 3 жыл бұрын
😘😘😘💕💞
@bilanbashaasha7933
@bilanbashaasha7933 3 жыл бұрын
Nadiira wax daremi karo qof qofko jecel helaya walhi qof jeceshahy marak hesho wax ka wngsn majiro aduunka 💑❤️😭isku waara
@drqalidahir8270
@drqalidahir8270 3 жыл бұрын
Wlh benta ma ahn wan la qiiroday nolsha dhabta wa jeceyl an duugobin ax
@updifitahmahamuddhuxulow9894
@updifitahmahamuddhuxulow9894 2 жыл бұрын
Dabacsanida music 🎶 ka iyo sideey u dareen hadleysaa cajiib eh!😯
@yourcalmplace
@yourcalmplace 3 жыл бұрын
- I just want to let anyone who’s reading this comment know. I wish you great success, health, love and happiness! ✨
@malynali2704
@malynali2704 3 жыл бұрын
Same to you too 🥰 Amiin all of us 🥺❤️ best comment ever
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 3 жыл бұрын
U too
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 3 жыл бұрын
Ameen thanks
@ogleali7870
@ogleali7870 3 жыл бұрын
Amiin thuma amiin may thealmighty Allah guided us all to the right path since he's the forgiver of all sins
@degaomar4409
@degaomar4409 3 жыл бұрын
Thank you may Allah accept your Dua Aammiin
@Barwaaqoxuseen-fi3oj
@Barwaaqoxuseen-fi3oj 8 ай бұрын
jacaylku dun ficn wadaage is doonayaan markey isu daacad yihiin Dontoody hagaagsana❤❤❤😢 ax ya hees😢
@mostaphecarab8821
@mostaphecarab8821 3 жыл бұрын
Dadba laba modaye Damiirku midaysanaa Wuxu midi doorbidaba Dhiggiisana deeeqa e Wanaagu u dooranaa ♥️💋🌸💯🌹 Dhinac wlpa haeekan wa cajiib
@adam.somali643
@adam.somali643 3 жыл бұрын
Waaw waa heestii kowad ee Nadiira nayruus ee aan like 👍 iyo comments isu raaciyo good voice and music
@hoodohassanaxmed2525
@hoodohassanaxmed2525 3 жыл бұрын
Wllhi nadiira waa qof fican nin noloshu siday tahay la fahmayana way heshay alle idima kala qado insha allh isku wara abidkin diredire ka nabad gala xata wax Aan jacaylkina ku qimeyo wan garan wayey runtii💯
@shukrikeynan9593
@shukrikeynan9593 3 жыл бұрын
Cabdi Askar nin wax badan og aya tahay Legend Nadhiro Nuxuus jaceyl bay inagelisay mantay💔 Hambalyo 👏 Hambalyo
@omidmedia8893
@omidmedia8893 3 жыл бұрын
Big love for all Africans special my people Somalia I am from Afghanistan 🇦🇫🇸🇴
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Welcome dear one
@abdiisse5921
@abdiisse5921 3 жыл бұрын
That's true love
@habibahibay8896
@habibahibay8896 3 жыл бұрын
Welcome dearest
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
@@abdiisse5921 How yu said that' true cn u explain me bro
@sagalhassan3228
@sagalhassan3228 2 жыл бұрын
Yes yes we are somalia
@ahmedzon4677
@ahmedzon4677 2 жыл бұрын
Ax ax ax ax Ala jaceyl iiga dheh🥺❤✊🏾
@xavier8463
@xavier8463 3 жыл бұрын
I can't understand but Good voice respect ❤️
@miskyismail7755
@miskyismail7755 3 жыл бұрын
Is somali song
@miskyismail7755
@miskyismail7755 3 жыл бұрын
They r celebrating their marriage anniversary
@fatushabdullahi3961
@fatushabdullahi3961 3 жыл бұрын
Are you in every where hhhh
@foos7330
@foos7330 3 жыл бұрын
Where you from???
@munaahmedyuusuf8063
@munaahmedyuusuf8063 3 жыл бұрын
Read and u can understand 🙂
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Inta la oysay o ilin ka timadey dareen dhab ah aye hayan qofan jecyl so marin waxba ma arag 😭💔
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
Jacaylku dun fiicanaa Wadaage is doonayaan Markey isu daacad yihiin Dantoodu hagaagsana 😭😭❤❤ Labada Kalgacaylku dagey Deymada isu garan ogaa Dareenku u qeybsamaa Xurmada isu dabacsanaa 😭😭🌹🌹 Dadbaa laba moodayee Damiirku mideysanaa Wuxuu midi doorbidaba Dhigiisana deeqayee Wanagu u dooranaa 😭😭💋💋 Jacaylku dareen samaa Xurmadu ku daleysanaa Markey isu duuban yihiin Isteysan oo ogaa Nafluhuu 😭😭👫💑 Indhaha isu soo duwaa Wadnaha isu soo dabree Is daawan ogaa koley Lamaane jacayl dugsadey 😭😭🥀🥀 Dadbaa laba moodayee Damiirku mideysanaa Wuxuu midi doorbidaba Dhigiisana deeqayee Wanagu u dooranaa 😭😭👸🤴
@sahroabdi2610
@sahroabdi2610 2 жыл бұрын
Guul
@sadaamxasan8840
@sadaamxasan8840 2 жыл бұрын
🥺❤️
@beer-lula_22
@beer-lula_22 2 жыл бұрын
@@sadaamxasan8840 ❤🥰
@ilkacasecade7148
@ilkacasecade7148 2 жыл бұрын
Beautifully nudiira iyo seygeda waad Ka baxsateen
@abdinasirmohamed3058
@abdinasirmohamed3058 3 жыл бұрын
NaDiira neyruus Nlosheda wax BaDan ayey ka BaDashay Keep GoinG sis💯😍
@kaafitube8898
@kaafitube8898 3 жыл бұрын
Hees iyo bar👌😭😭 nadiiro waa gabar qalbi fican run ahaantii ilinta indhaheeda kaqubaneysa waxay katarjumeeysaa jaceylka ay zeygeda uqabto runtii waxay mudantahay kudayasho iyo dhiiri galin💟 Familly qurux badan allaha idin kadhigo🤲
@qanciyemiidhiye7285
@qanciyemiidhiye7285 3 жыл бұрын
Waa Hees xanbarsn kalgacayl iyo muxupo Ruunti waan qirody 😥😥
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 3 жыл бұрын
Nadiira quruxey iyo Seedigay sharaf rabow isu kiin daa alle bila damka ishisa iyo il shaayidaba idinka hayi ❤️😘😘😘😘😘
@emrikbaba6513
@emrikbaba6513 3 жыл бұрын
Anigo og in aan single ahay hada waan daawaday😭😭😭😭😭
@zamzamaxmed5597
@zamzamaxmed5597 3 жыл бұрын
hhhhh lamaane kaliya loma tala kalin
@ayaanhariye4639
@ayaanhariye4639 3 жыл бұрын
😂😂😂iney maxy kugu dhacn bad ka cabsanasey
@Newgeneration12009
@Newgeneration12009 3 жыл бұрын
Kkk
@samiirocabdiraxmaanxasan6729
@samiirocabdiraxmaanxasan6729 3 жыл бұрын
Ani wanba ilmeye nin jeclhy in ale ishlo iso duceey,😪😪😪
@xamdimaxamed9414
@xamdimaxamed9414 3 жыл бұрын
Markana waaad qirotay
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Anaba oyey wlahy qof kasta oo single ah waxuu rajeen qof uu ku nabsi baxo
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 3 жыл бұрын
Love gabdhaha front row ga fadhiya how beautiful they look and yet sad at the same time 😭😭 Golden Voice Eesh Cala Song more happiness to you two ❤😊♥
@drweheliyeshow7190
@drweheliyeshow7190 3 жыл бұрын
I am feeling in love❤ Thanks Nadira best song. I wish all of you happiness, health and true Love
@fardowsaabdi6998
@fardowsaabdi6998 3 жыл бұрын
Exactly
@abdirizcakchelseanbwoy6338
@abdirizcakchelseanbwoy6338 3 жыл бұрын
What a song from Nadiira mohamed ❤😢🙏
@fdiamond4254
@fdiamond4254 2 жыл бұрын
Ax waan elmeyey walahi Allow isku kiin daa wlshay Nadira iyo caydiid dumshigay ilxumi idinma argto ❤❤❤❤
@sahracali988
@sahracali988 3 жыл бұрын
😭😭😭😭wlhy wn qiroday xasuuso hore igu sodhacay alle haysu kiin daayo mcaanto nadira iyo caydiid♥️♥️♥️
@saynabxasan5213
@saynabxasan5213 2 жыл бұрын
Waa qiirooday xbbt and cabdifataax iskuwaaraa ❤️❤️🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@xafsoqurux9875
@xafsoqurux9875 3 жыл бұрын
Waxee somarte nolaa adag lakiin ugu dabena qofki u qalme weye heshaya alxm hawaro jacelka😥
@abdirizakaliateera8424
@abdirizakaliateera8424 3 жыл бұрын
Qanaacadu ma sidaan baa ? Fikirkaada waa muhiim Lkn Qanacsanaantu sidaa ma ahan
@atisardias9622
@atisardias9622 3 жыл бұрын
ax ax wa hees qalbiga taabaneysa labadi isku daacada waanaagu uu doranaa ❤️😭
@abdisalamyuusuf9215
@abdisalamyuusuf9215 3 жыл бұрын
hambalyo nadiiro neyruus iyo seygeeda waa dad kudayasho mudan manshaaallah
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Ax dareen jaceyl🥺 ilintu maahan daciifnimo jaceylku ha waaro ✌❤
@yaaasmiinabdirahmaan2268
@yaaasmiinabdirahmaan2268 3 жыл бұрын
Nadiira iyo caydiid ale haydin daayo abidkiin farxad aan dhamaan kunoolaadaa
@ubaxaxmed586
@ubaxaxmed586 2 жыл бұрын
Jacayl baa dareemay tolow yaan jeclhy??
@shamsajama7335
@shamsajama7335 3 жыл бұрын
Somalida jacel iyo romantic midana ma yaqaanan laakiin Walahi gabadhan jecel dhab ah baa ka muuqda thank you Abaayo
@yasmageenyobari1818
@yasmageenyobari1818 3 жыл бұрын
Dadba laba moodaye 😥 Damiirku midaysna Wuxu midi door bidaba Dhigiisa deeqaye Ax ya eryo 😍😍😘
@cadowcali9313
@cadowcali9313 3 жыл бұрын
Waaaaaaw waxana jaceela kaweyna waa jacel jaceel dhafaya aloow niibarakeya cadoow haniga qabto aduunka waxa jiira nacab o rabina noolow walaal e alow niga qawaya Aamiina
@biggpappa2966
@biggpappa2966 3 жыл бұрын
I get goosebumps wlh 😳 these song hits differently when you are alone at nigth. Nadiira keep up the good work. Beautiful 😍 I really love everything about these song aaax😭😭 real music !!
@marwacrossfit
@marwacrossfit 3 жыл бұрын
wah wah waxas jecayl aha !
@amalamal4984
@amalamal4984 3 жыл бұрын
سبحان الله القرآن lagu qiiroda ayaa la arkijir hees looquuroonayo waa iikow Allah hakusoo hadeeyo wll
@DAADBAY
@DAADBAY 2 жыл бұрын
maansha allah farxad waqtigiina ku dhamaysta iyo wada jir iyo caafimaad
@iftinmaxamed6820
@iftinmaxamed6820 2 жыл бұрын
woooow maashall All Hambalyo lamanah 😳❤😰😭😭😭😭😭😭
@shirepage3894
@shirepage3894 3 жыл бұрын
Nadiira Maxamed cige warsame cigaal rooble geedi xaad cigaal muuse aadan Yonis magac laga miskiin maaha adeerkay ilbir inantiisii guri dambaystii ilbir ilbir taariikhdiisii masoo koobi karno balse cidii aan garanaynee abwaan wayn oo waabari ka tirsanaa buu ahaa allah ha U naxariistee,taariikhdiisii inta aynu ka haleelno iyo suugaantiisii waan idiin soo wadaa insha allah qof cidi sheegato ka wayn nadiira🤭
@malynali2704
@malynali2704 3 жыл бұрын
Beautiful lyrics ❤️🥺 masha allah may Allah bless each one of us true love like this ya rab 🥺❤️
@qamarahmed2075
@qamarahmed2075 Жыл бұрын
Xawadla ee isaaq ishelay jaah❤️from XL 💉💯
@aishadahir4337
@aishadahir4337 3 жыл бұрын
Jacelku waa janada oo kale marki aad hesatid qof ku jacel adan aad jeceshahy ❤🤞💯🥰😘
@abdirahmanmohamud6682
@abdirahmanmohamud6682 3 жыл бұрын
👍👍👍
@asmar3867
@asmar3867 3 жыл бұрын
Taasbaan kuu hupaaa lkn dadka is jecel ee guleysta Ayaaba iska yar😭😭
@rahmoabdi4419
@rahmoabdi4419 3 жыл бұрын
Haa
@ramadaanibrahimhaji3271
@ramadaanibrahimhaji3271 3 жыл бұрын
wanagu dooranaa wale wa xaqiiq inta daren dhab ah uu hayo qalbiga gabadhaa way kala oyday xata aniga igu dar ala haysku daysto inta sida dhabta ah iskugu daacada amin ya rabi lamane walbana alaw isku barake ABDI ASKAR KEEP GOING PRO
@zulufarahfarah4175
@zulufarahfarah4175 2 жыл бұрын
Mashalah abaayo we all love you. ❤ God bless you and your family 👪 🙏
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 3 жыл бұрын
Marka hesho ku naxariista oo ku dareensiya inaad boqorad agtiisa ka thy hooyo io aabe ku noqda wehel io wll ku noqda wlhi waan dareemaya nadiira ilmadeda abyo alah ku daayo saygada 😭😭❤❤❤
@ayaandubadmohamed9713
@ayaandubadmohamed9713 3 жыл бұрын
Iska warah lamanaha qarniga dad ku dayasho mudan wlhi illhayow waxna Jcl Hanoo weyn😭😭😭😭😭💋💘💘💘💘💘
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 7 ай бұрын
Dadbaa laba moodayee damiirku mideysanaa😭❤️❤️
@nimcoliina997
@nimcoliina997 3 жыл бұрын
Ax waay natavatay heeztu 😭alle haydinka dhigo rug San iyo reer zan🤲
@munaqueen8751
@munaqueen8751 3 жыл бұрын
Dire dire kanabad gala dadkii jacaylka ❤🔥👸🤴🏼
@izmailcabqari1192
@izmailcabqari1192 3 жыл бұрын
Heestan waxaY iLanoqotay in Ani layqaaaday waxaan soo arkay xanuun jacayl oo aad uxanuuun bdn Waayo waxaan waayay qof aaan aaad ujeclaaa Waliba ahayd jacaylkii iigu horeeeyay iyaduna aad ijecleed caqabado Family ayaana nakalageeyay anakoo wali isjecel ayaana midba Meeel kunoolyahay xanuuunka hadaaad iladareeentay talo iireeep likena iisaar
@aliosman5386
@aliosman5386 3 жыл бұрын
Ilaahay caabud oo salaada xafid, kuna ducayso haday gabartaasi qayr kuu leeday Alle waa ku siina
@drmaryansardheeye3276
@drmaryansardheeye3276 3 жыл бұрын
Markad Qofka jeclanayso xasuusnow in Qofna aanad adigu lahayn Dadka noloshada kuso birayaana waa laba midkood Qofki nolosha ama Qofki aad casharaka ka baranaysay🙂🙂🙂🙂Hadaaad intaas aaminsantahay wax dhaawac Ah kuma so gaadhayaan Hadad kala tagtaan
@criahmangorod8122
@criahmangorod8122 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@xabiibocabdulahi5431
@xabiibocabdulahi5431 Жыл бұрын
@@criahmangorod8122 xaqiiiq
@NimuzhhuseiN-ii5qg
@NimuzhhuseiN-ii5qg Жыл бұрын
Wlle xasuusaheeda oo dhan iska masax Markey maskaxda kusoo dhacdana isla dhaadhici inaadan is haleyn oo ay waxwalbaa dhmaadeeN Wan kula dreemyaaa xanuunka jaceyl oo anigana qofkaaN 2year jeclaa dabeecadihiisa io everything oo ku saabsanaa xifdiyy baa iga fogaady Ana iskumaann dhejinin Cos hdaaN maanta sasabo Bari but baxayaa asgoo hadalkeygii qiimo beelY so salaada waqtigeedii hallelujah walwal tirayaasha quraanka 3 suurad ka aqriso sida wa dhuxaa Wal casri Wal fajri 2rakco tuko slaadaha kana Reed salaada casar sababtoo ah casar ilaa maqrib suno lama tukado ee ku duceeso inuu Alle qalbiga kaaga reebo Allaha into boog dhayo saxiip🤲🥺
@aasiyailwaad7361
@aasiyailwaad7361 2 жыл бұрын
Wxa daremi kaara qof jacayl hayo intaa ilaa darentay hesta is mujiya ❤❤💯
@abdiriikassim6698
@abdiriikassim6698 3 жыл бұрын
Mashallah Nadhir golden voice 💛 wish u happy life nd u boy take care of her ❤
@janogalle370
@janogalle370 3 жыл бұрын
nadiiray nayruus best emotion ever mise gacmahaad basal lasoo gashay wll wax noo sheeg
@xamiidoofficial3475
@xamiidoofficial3475 2 жыл бұрын
Nin xun hadii u kusoo maro mid wangsan ilahy kugu badalaaaaa isku waara uwad khayr kaqa kala Helaa inta heesanin allaha siiyo kuwo khayr qabo big love 💘💘👍
@kingmascuud4195
@kingmascuud4195 2 жыл бұрын
Waan ku jecelahy abayo iga aqbal fadaln💜
@kingmascuud4195
@kingmascuud4195 2 жыл бұрын
💜💜💜
@kingmascuud4195
@kingmascuud4195 2 жыл бұрын
❤️💚❤️ m.a
@nurasufi8594
@nurasufi8594 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful couples, it takes a strong woman to express her love because love is real love is life and love is the part of happiness may Allah bless you all stay strong healthy and beautiful❤️❤️❤️
@zharmaakecqani7797
@zharmaakecqani7797 3 жыл бұрын
Markaad heshid qof kudareemaya runtii qof aad unasiib badan baatahy 🥰🥰
@Simanadan1
@Simanadan1 3 жыл бұрын
Axxxxd Nadiira nayruus boqorada codka you made us cry wlhi😭😭😭 caydiid waku mahad celinenaa anigoo kuhadlaya magaca gabdhaha somaliyed dumashi🙏 Nadiiro waxay la oyse farxad not murugo haysata ilaahey waxan kaga baryaya ina ku waarto farxadada wll qaaali ubadan badan oo saalax ah kala hela 🥰🤲
@umunaimayaxye6229
@umunaimayaxye6229 3 жыл бұрын
She make me cry 😢😭 isku waara abid nadira wa gabar qalbi wanagsan
@janogalle370
@janogalle370 3 жыл бұрын
war ninku qorofol sanaa oo qalbi adaga meel lagu kala hadho lama jooge maad la oydid inanta ilmadu qoysay dhabanadeeda axyaa emotion nadiiray taa waan kaa hayaa midkale noogu celi wll jacalku ha jiro reer iskaabuloy wax ku qaata hala idiin ooye wax qalbi waxan keena hhhhhhhhhhhhhhhhhhh thnks
@zamzamzuuzuu9158
@zamzamzuuzuu9158 3 жыл бұрын
Wiligiina wada jira oo wada jooga💕💕🥰🙏
@NURADIN205
@NURADIN205 3 жыл бұрын
Habaryar guuleyso mcnto qalbigaa ixanunay
@fathiabraarofficial3031
@fathiabraarofficial3031 3 жыл бұрын
Wow heestan waa dareen dhaba ❤
@Boqorada123
@Boqorada123 3 жыл бұрын
Nadiro gabar qalbi ficn dacada wa kula faraxsanhy manta inu caydid garableda noqdo u buxsho boska hoyaded iyo abahed alle ha ini barakeyo isha bini adankana alle hydin ka qabto ❤️❤️
@soumayajuleit3260
@soumayajuleit3260 2 жыл бұрын
25/5/2022 10:57pm wxn dawanaya heestan anigoo helay qofkaygii alxmdulilha 🥺🤲 dadba 2 modaye damirku midaysana😭❤
@saidburale8208
@saidburale8208 3 жыл бұрын
Waa said solar oo jooga toronto nadiira niruus Alle ha noo daayo waa gabar qiimo leh
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 3 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay ha isku daayo lamaanahan is jecel aamiin ❤💯🌹👏👏been ma aha jacaylka dhabti ahi waa sidaa
@feisalturki9827
@feisalturki9827 3 жыл бұрын
way ku yar tahay hablaha somaliyed in la helo inan sidan oo kale dareenkeda u dhiibatay masha allaha il xun idinma aragto qoys wacan , halkii cilmi bodhari ayay nadiira ku jirta manta
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Wlhi wn ilmeeyay😢😢😢eebe weyne idinma kala qaado farxad aan dhmd lahyn alla hydinku deeqo insha allah ❤❤❤❤
@ikraannuura4535
@ikraannuura4535 3 жыл бұрын
Amazing wlhi Qofkii Jecel dhaap aah hystoo umapaa garaan 😭
@MyPhone-kh6mu
@MyPhone-kh6mu 3 жыл бұрын
masha.allaah alxamdulilaah alloow idin xafid aaamiiin walahi jecelka dhabtaa qofsoo maray ama heesdo ayaa fahmi karo jaceel iga dagay mari hore ayaaba soo xasuustay
@mohamedabdulkadir6071
@mohamedabdulkadir6071 3 жыл бұрын
Fsrxad aan dhamaad lshsyn insha alh nadira
@fehabd3516
@fehabd3516 3 жыл бұрын
Nadira maxamed cige waad abtirsatay ehelkii boodhari wale reerkaas ijacayl lookala taagwaa🌹🌹❤❤
@fatushmahmud3540
@fatushmahmud3540 3 жыл бұрын
Walhi waa sidaaa
@suhaybyare1011
@suhaybyare1011 3 жыл бұрын
Runtii jacaylku waa mcn heestan aad bay isoo jiidatay runtii cimri dheer iyo cibaado suuban idin rajaynayaa💗❤
@naijaqurux3981
@naijaqurux3981 3 жыл бұрын
M.a isku wara family Somaliye oo qurxon batihin ❤🥰🥰💞
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Boqorada codka jir oo joog❤
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
The tears aren't weak but it's powerful actually love is love,
@samawadeinaxasan5798
@samawadeinaxasan5798 3 жыл бұрын
Masha allah isku waara abid waxan idin Rajeynaya Rug san iyo Reer san Farxad iigu noollaada insha allah Guul nollosha idinma ciisho walalahey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 3 жыл бұрын
Abdi Askari madadka caanka ah uun reply u gashaa comantigayga waad aragte reply I soo dhe Abdi Askari tube❤️💯💯💯💯💯
@riyadhaljannah2124
@riyadhaljannah2124 3 жыл бұрын
Ax abaayo ilaah hakuu xafido qoyskaaga my dum xaaskaaga wa qof qalbi wngsan nadiiro weligaa ilaasho alla ha idin xafidee
@dagankhadar1994
@dagankhadar1994 2 жыл бұрын
Ax wan la Dhrmay walhi ilinta indhada ka qubanyso Daren dab ah u qabtaa🥺😢
@xasancabdulaahixuseen1110
@xasancabdulaahixuseen1110 3 жыл бұрын
😭😭😢😢💕💞💞💓💕💕💖💖 waa hees qiiro leh qof kii jcyl galaa oge inaba caadi maahan dad baa labo moodayee
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,4 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,9 МЛН
WARDA KARAMA - AXDI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:38
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,8 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,6 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,4 МЛН