NADIIRA NAYRUUS | GOB BUU CALAF IIGU DHACAY | Official Music Video (EMOTIONAL)

  Рет қаралды 557,533

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 228
@hawosaid3901
@hawosaid3901 2 жыл бұрын
Nadiira qalbiga ayey ka heestay😢 Rabi ha kiin isu daayo 👩‍❤️‍👨🌹
@abdiqani2800
@abdiqani2800 2 жыл бұрын
Hesaha waxa ka wngsn quranka Alle ❤️❤️❤️☑️
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Hadii la iscasiyeen Nadiiro waa Queen of somali women voice Codkeeda Amazing wlhy heeska ey maxama kaadheri la qadeeso uuf caleek marke dhaheyso fiiriya baseka codkeeda iyo toneka omg🤔🤔🤔🤔🤔
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wow amazing enjoy your life abayo mcn
@aishaaidan1341
@aishaaidan1341 2 жыл бұрын
Saxiix wlhi
@zamzamhersi6627
@zamzamhersi6627 2 жыл бұрын
Wlhi wxan haysta qof iijcel❤️ si daacad😘ah idarensan igana dhigtey wehel👩‍❤️‍👨 iyo furaha nolashisa🌏 naxariista uu isiiyey mid aan qoral iyo hadal ku kobi karo mhn😔 rabi calaf ha iigu daro qofkyga🤲🏻
@abdirahmanhilowle2293
@abdirahmanhilowle2293 2 жыл бұрын
Abaayo guurka ka hor indhoole ayaa thy qofka mlaka ogid bas wanaagiisa aragta blse mrkaa iska soo ag kacdaan wx kasta ogaane but alle sda niyaada ku jirto alla kaaga dhigo 🥰
@daganelmi5191
@daganelmi5191 2 жыл бұрын
Allah isku kiin daayo abayo
@sagalsalaatsagalsalaat9659
@sagalsalaatsagalsalaat9659 2 жыл бұрын
👌👌👌👌🥰🥰allow isku keen daay macanteyda 🥰❤️
@SaredoSiman-mi3dr
@SaredoSiman-mi3dr 6 ай бұрын
Jacel kaa hawaroo abayo❤❤❤❤
@fowsiyanuur253
@fowsiyanuur253 2 жыл бұрын
Masha allah ilahay ha isku kiindaayo Wallahi caydiid Ina aderkeygow waadardaaran nadiiro waa qof daacad ah inta nooshahay noo ilaali dumashiday
@abdirahmaanakhyaar3997
@abdirahmaanakhyaar3997 2 жыл бұрын
Walhi qalbigey ka heestay nadiira. Ilahey noo sahal qof si dhaba noo jecle aniga iyo inta akheineysa commentgan
@daganqurux5032
@daganqurux5032 2 жыл бұрын
Nadiira codkeeda naag gaadho ma lahan nin jecl ooh hormarkeeda ka fakara ayaya haysataah alle ha kuuh daayo ❤️❤️💋
@AslinaruuroInamohamedGee-np2qn
@AslinaruuroInamohamedGee-np2qn 8 ай бұрын
DOLO KII ANA SIIDAN OO KAALEE UGUU AMAANIILAHA MEE ALLHYOW MIIDI ANN ISKUU DAAGANOO KAA DIIGII❤
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 2 жыл бұрын
Gabadh kasto gurki kobad ka xumaday ha is dhiibin xbbt nadiira really model ka dhigo qfkaagi bad heli Ilaahay ha isu barakeyo
@abdimalik2934
@abdimalik2934 2 жыл бұрын
Mashallah nadiira dumarka ninka u fiican ma qariyaan dushayda laga gartaa ayay tiri alayle in dushaada laga garto
@shurkiabdi8550
@shurkiabdi8550 2 жыл бұрын
Axsan erayo boqorada codka Nadiiro nayruus heestan sugayay allaha isu kiin daayo wllha dar ilahay baan kuu jeclahay nadiro abayo nolashu kuma xumayso
@caashocuud488
@caashocuud488 2 жыл бұрын
Nadira qalbiga ayay ka hesta wlhi💯💫♥️
@fardowsayusay9390
@fardowsayusay9390 2 жыл бұрын
true gobow calaaf kugu dhacaay dumashi quruux adiga iyo inaa aderkey nolosha isku dhameysta cadowga illahey ha idinka qabto ❤❤❤
@nashaadmohamedmohamed5590
@nashaadmohamedmohamed5590 2 жыл бұрын
Naagtiii nin wanaagsan heshay ayaaa ka shakeen karta Waa afaaaro naga wayn
@fosiyabedda5655
@fosiyabedda5655 2 жыл бұрын
Eedo qaaliyey sow gobtii Ciidagale Kamaad dhalan Sidaas u Amaan Xilahaaga Caydiid oo Xumaan ka ilaali isku Waara oo Barakooba 🤲🏽💐❤️🥰
@mahamedomar4326
@mahamedomar4326 2 жыл бұрын
0
@barwaqoapdi564
@barwaqoapdi564 2 жыл бұрын
Nadiiri qalbiga ayaya ka hadashy way ku dagtay markay guursatay masha allh 😭😭 Waan la qirooday
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 2 жыл бұрын
Ax Duma caydiid iyo nadiro wada nolada 🥰😍❤❤😍qalbiga ka hadashay cadey
@luulcraxmaan5451
@luulcraxmaan5451 2 жыл бұрын
Guulow isu kaaya dhowr 👩‍❤️‍👨 amiin 🤲waa dhanbaal 💌 hacayl mira dhalay
@cabdiaden7848
@cabdiaden7848 2 жыл бұрын
Heestani waxay xasuustey gabadha aan adun ugu jecel naxariista iyo kalgacalka iyo ixtiramka allow calaf isugu kaaya dar
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 2 жыл бұрын
Aaaamiiin wllo 😘
@amuunmaxamuud8251
@amuunmaxamuud8251 2 жыл бұрын
Aamiin insha allah
@ifrahcabdiaragsan5378
@ifrahcabdiaragsan5378 2 жыл бұрын
amiiin inta is jecel Allah calf iskugu daro
@hooyomohamed686
@hooyomohamed686 2 жыл бұрын
Catdruus cml allow ka dhig raga somaliyeed o dhanan xaaskiisa jacel abaayo nayruus masha alllaah illahey ha isku kiin dayo
@luckabdi435
@luckabdi435 2 жыл бұрын
nasiib ruuxii leh baaa jacaylkuna saacidaa 😘🥺🥺my fav couple
@cabdiaden7848
@cabdiaden7848 2 жыл бұрын
Dumarkenu wey qalbi fiican yihiin haddey helaan qof fahmi kara
@aamiinabdirizak4536
@aamiinabdirizak4536 2 жыл бұрын
Caydiid wacadala gabar buu helay ❣🥰
@nafisaabdullahi8462
@nafisaabdullahi8462 2 жыл бұрын
Nin xawadle nagtii hesha naziib badan 👏👨‍❤️‍💋‍👨🔥❤️🥰👏
@fatmamohammed7530
@fatmamohammed7530 8 ай бұрын
Masha allah heesta anaga may nooqaday❤❤❤❤
@saxansoxoabdimahamed6786
@saxansoxoabdimahamed6786 2 жыл бұрын
Allow isku Daah Lamaane Qurux Badan Weye Nadiiro iyo Caydiid
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 5 ай бұрын
Illaah amakiis kaad nadiifmudaa ugu wasaqsan laakiin insha Allah qeer gabadheena 🌺🌼💙🌺💙🌼🌸🌼🌸🌼🫶✌️💪
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤iskuwaara❤abid❤❤
@hodanizha6003
@hodanizha6003 2 жыл бұрын
Qoys an jeclahay gob buu calaf igu dhacay best song 🎶🔥💯
@fardowsailkacaas6919
@fardowsailkacaas6919 2 жыл бұрын
Mnsha alh nadiira nayruus fananada aan sidhaba u tagero
@qnhamdaofficial6455
@qnhamdaofficial6455 2 жыл бұрын
M.a allawu reer Muslim ka burburkooda yare Laba kasta dad farxadooda neceba jira Wlhy nadiira waxaan duceeya anno khadba ku jirin gogoshayda iska joga
@TM-do8xl
@TM-do8xl 2 жыл бұрын
Hees wey dhaafty dareenka dhabta ka hadlaysa allow isku daa😢😩❤️❤️🤲🤲🤲
@munna9537
@munna9537 2 жыл бұрын
Amiin ilaahay ha isku kii daayo family 👪 ♥️ ❤️ is jacel
@ayaanbashiir6164
@ayaanbashiir6164 2 жыл бұрын
Qalbiga ayey kahadashy mrku nolasha kusilicdo midkadu rabi gacanta kugaliya
@xananmusemaxamud6917
@xananmusemaxamud6917 2 жыл бұрын
Aniyo gabantayda curad waxaan geyno wuuu yaqaaan guuloow isu kaaya dhawr aaamiiin
@hoodosouleiman9823
@hoodosouleiman9823 2 жыл бұрын
MASHA AIIAAH ILLAHEY ISHA BINAADAMKA HA IIDIN KA QARIYO
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 Жыл бұрын
aamiin
@samiradiriye5889
@samiradiriye5889 2 жыл бұрын
Waxaan ku gam'aa bogiisa, waxaan gogladaa dushiisa, anyiyo gabantayda curad waxaan gayno uu yaqaan guuloow isu kaaya daa. Waa erayo miisaaman.
@kadrainaarabe721
@kadrainaarabe721 2 жыл бұрын
Maha allha ⚘
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 жыл бұрын
Allahuma baarik ❤, alle inta is jecel oo dhan ha isu xafido 😘🥰
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 2 жыл бұрын
Isku waaro waligiin ha waaro jacel illaah ha idin ziyaadiyo
@sacdadagan3915
@sacdadagan3915 2 жыл бұрын
M.A rabi hayzukiin dayo lamane aan jclhy Heezba ka dhacday🥰💯❤
@monam7931
@monam7931 2 жыл бұрын
Nadira codkiyo qofa woow hestan si qalbiyana bay ogu hestay QOFKI ku wanjiya ma ilawaysid runtii✅🙏👈😢
@Muhaahmed123
@Muhaahmed123 2 жыл бұрын
Walahi wa gabadha kalyee codkeeda kahelo❤️
@haniabdi7518
@haniabdi7518 2 жыл бұрын
I’m so heartbroken but it makes me flee better since I was this beautiful song I never stopped listening I flew I’m addicted to it 😢 Masha Allah such as pur voice and emotional
@safiyacabdi1403
@safiyacabdi1403 2 жыл бұрын
ull
@absharali7946
@absharali7946 2 жыл бұрын
Wllhi wa qiirooday waa hees xambarsan qalbiyo isjecel. Isku waraa
@deeqzaninacumar2216
@deeqzaninacumar2216 2 жыл бұрын
Aamiiin Aamiiin Aamiiin yaa rabi and nadiira wòooow nadiira
@sadomohamed2303
@sadomohamed2303 2 жыл бұрын
Mnsha allah isku waara boqoradaydii nadiira
@ayaanayaan3279
@ayaanayaan3279 2 жыл бұрын
Nadiiro Gobweye Caydidow No ilali😘
@hadiyajaamac959
@hadiyajaamac959 2 жыл бұрын
Masha allah allah haayku kiin xaagido walhi naxariis iyo jacelhy baa ka mooqda ❤
@mushataqmaxamed666
@mushataqmaxamed666 2 жыл бұрын
woow iinoolada nadiro iyo caydiid abid
@deeqzaninacumar2216
@deeqzaninacumar2216 2 жыл бұрын
Man sha allah wll qaali and nadiira wòooow nadiira waa
@shilhaanbashir2179
@shilhaanbashir2179 2 жыл бұрын
Rabiyow hakala qaadin isku waara ❤️
@AasiyaMaxamed-ce5cn
@AasiyaMaxamed-ce5cn Жыл бұрын
Markaad hesho qof nololsha waxa kasta kula garab taagan waxad noqonaysaa qof dhamaystiran wan haysta qof ii buuxiyaya boosta alle waxanka baryaaa inuu ii xafido qoral iyo hadal kuma qeexi karo faraxad aan agtad ka helay noloshydiiⓂ️🥺❤️🤴💍
@ikhlaasmaxd5496
@ikhlaasmaxd5496 2 жыл бұрын
Marwo nadiira nayruus👸♥️
@lailahassan3028
@lailahassan3028 2 жыл бұрын
Cod halaasiya nadiradayda❤ ilhy haydin xifdiyo❤❤❤
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 2 жыл бұрын
MASHAALLAH habo quruxey farxad igu noolow
@ayaandajiya6016
@ayaandajiya6016 2 жыл бұрын
Maasha allah tabarakallah alle ha isku kiin barakeeyo nadiira runtii waa qof gob iyo nasab
@عبيرسامي-ت6ض
@عبيرسامي-ت6ض 2 жыл бұрын
Ammi ilaahay ha iskugeen daayo inaadertay iyo saykeeda family aan jeclahay 🥰🥰😍
@ifrahibrahim1804
@ifrahibrahim1804 2 жыл бұрын
Mnshllh Nadiira iyo caydiid Alleh farxada haidinsiyadiyo
@artenmunachannal7304
@artenmunachannal7304 2 жыл бұрын
Masha allah allow isu daaa
@hanimuqtaar602
@hanimuqtaar602 2 жыл бұрын
M.a isku wara abid 😍😍😍
@raaxoyusro1530
@raaxoyusro1530 2 жыл бұрын
Gobuu calaf iigu dhacay ilaahoow iidaaa😢💋
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Nadiro ilahay ha iskukintayo hpo mcnto qofkadi baehay ❤❤
@sadiayasiin2671
@sadiayasiin2671 2 жыл бұрын
ilahow isku daah ishaa nacabna ka dhowr aamiin yarabi😍😍😍😍😍😍😍
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 2 жыл бұрын
Hees iyo badh😘😘
@mascuudmaxamed7944
@mascuudmaxamed7944 2 жыл бұрын
Heestan aniga ayay igu socota
@hodanmouse2672
@hodanmouse2672 2 жыл бұрын
Mcha allh rappi ha isku kin daayo idinka iyo dhmn intii si daacada isku jecel🥰
@sundusmohamed6227
@sundusmohamed6227 2 жыл бұрын
😢😢😢😢qalbigaye ka heesaysa afk ma ahan wlhi ilhaye hku daayo nadiiraya
@Boqorada123
@Boqorada123 2 жыл бұрын
Rabow isku dhowr ❤
@kingabuukar5703
@kingabuukar5703 2 жыл бұрын
Wow m.a 👏Alpha mapruh wllshy nadiira io wllky ceydaruus💙💙💙🤍🤍💙💙💙💙
@sacdiyayar6318
@sacdiyayar6318 2 жыл бұрын
AWWWW HIT SONG LYRICS
@FoosMuuse
@FoosMuuse 2 ай бұрын
Aamiin isku waara❤❤❤❤❤❤❤
@diniahmedibrahim6776
@diniahmedibrahim6776 2 жыл бұрын
Masha Allah Aamiin Alle hays ku kindaayo🤲❤👏👏👏🥰😍
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 2 жыл бұрын
Mash Allah isku wara lamanaho 🥰😍❤❤❤
@abdikadirahmed4247
@abdikadirahmed4247 2 жыл бұрын
Manshaallah lamanaha qarniga abdi skari legend horey usoco bro
@FathiaDoubad-g3z
@FathiaDoubad-g3z Жыл бұрын
Wa kujulaya❤❤❤
@hafsaomar9286
@hafsaomar9286 2 жыл бұрын
Masha allah ❤gobu calaf iskugu dhacey
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Waaaw waaaaaaaw illjin iyo ill insiba alle ha idinka hayo
@faaraxadamcawed6979
@faaraxadamcawed6979 2 жыл бұрын
Wa sheka kale salaax salaax ba laciyaarayaa mesha yeelko ee farxad karaac masha allah
@HodanJoseph-p7x
@HodanJoseph-p7x 6 ай бұрын
One day waa shidandonaa heestan illaaho isahal midkaa uqaadi lahaa yarabi
@HiboFaysalAxmed4571
@HiboFaysalAxmed4571 2 жыл бұрын
Mansha allah allw isku kiin daa
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 2 жыл бұрын
Cod iyo ereyo macaanba ayaa isugu tagay heesata
@rahmaabdii536
@rahmaabdii536 2 жыл бұрын
Mancha Allah Tabarakallah Allah ha isku kiin daayo qoys qurux badan Isha nacabku idinka dayran
@sweeb00
@sweeb00 2 жыл бұрын
Nadiiro waxaa heshay nin wanagsan ilaah ha isku kiin daayo the best song
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
M.a lamane ahaada Nlosha ku gaboba 🥰🥰
@rahmoadan9723
@rahmoadan9723 2 жыл бұрын
Wow beautiful family masha Allah
@roodajama1174
@roodajama1174 2 жыл бұрын
Wow what is this song keep going guys🎉 thank you ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@cfataxmaxamedsicidcfataxsi2300
@cfataxmaxamedsicidcfataxsi2300 2 жыл бұрын
Mnzha allh❤️💯
@maxamedhaarale2642
@maxamedhaarale2642 2 жыл бұрын
Bustueutw😁😁😁😁😁🥶🥶🤯
@muunacumar2735
@muunacumar2735 2 жыл бұрын
Ilaahy ha isukiindaayo
@turkishdrama3100
@turkishdrama3100 2 жыл бұрын
Masha allh walhi
@xamdamaxamed6044
@xamdamaxamed6044 2 жыл бұрын
Allahayow kasoo kle 🤲❤😢
@fowsiyamahdi5966
@fowsiyamahdi5966 2 жыл бұрын
mashaa allaah allaha isku kiin daayo lamaanaah qarniga🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤❤✌
@xaalidheeman
@xaalidheeman Жыл бұрын
Maansha allaaah ilaahay haysu kiin daayo
@NawaalGarasho48
@NawaalGarasho48 2 жыл бұрын
Mnzha Allah family aan jecelay 💯❤🥰
@fartahilsheikhofficial5957
@fartahilsheikhofficial5957 2 жыл бұрын
Amiin yarabi 🥰 ♥ ❤
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Mash Allah nadiro iyo caydiid 🥰😍😍❤❤❤isku wara
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 2 жыл бұрын
Mash Allah nadiro iyo caydiid😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@naemabilan5387
@naemabilan5387 2 жыл бұрын
Illhow Isku dhoor❤
@saynabmaxamuudnuur4090
@saynabmaxamuudnuur4090 2 жыл бұрын
Mashallh boqorada codka
@fowsiyamahdi5966
@fowsiyamahdi5966 2 жыл бұрын
mashaaass allaaaaah allaha isku kiidaayo almaanaah qarniga
@fahmomaxamed3433
@fahmomaxamed3433 2 жыл бұрын
Axsan cod nadiiro
@faduminahmed3978
@faduminahmed3978 2 жыл бұрын
Jaceelka hawaaro 💑🥰
@habonabdi8141
@habonabdi8141 2 жыл бұрын
Masha allah
@fowsiyamahdi5966
@fowsiyamahdi5966 2 жыл бұрын
woow mashaa allaah allaha isku kiin daayo 🌹🌹🌹🌹🌹❤❤
@idilrashiid228
@idilrashiid228 2 жыл бұрын
Ilaahy ha ii soo dhaweeyo kii u qalmi lahaa ereyadan 💔🥺
sateh nding kairama episode 159
40:46
Team Kitabu D Comedian
Рет қаралды 14 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Arooski Fartun Duvet iyo Abdinasir || Somali Reaction 9/10-24
17:14
Somali Reaction
Рет қаралды 50 М.
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 3,1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 21 МЛН
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
Hees Cusub Jaceylka
7:00
Axmed Biif - Topic
Рет қаралды 61 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,6 МЛН