Fadlan Hadaad Channel _kan Ku Cusubtahay SUBSCRIBE dheh Si aad Ula Socoto Muuqalada Cusub Mahadsanid
@hoodocabdimaxamed42555 жыл бұрын
Waan kuu zaaray wllky qaali
@ahmedadan71705 жыл бұрын
Sxb waxam ahay abwaan somaliyeed e ilaa so xirir heeso badan ban hayaa we garaad 0907810844 whatpka ama call
@hoodocabdimaxamed42555 жыл бұрын
@@ahmedadan7170 masha allh waa loo bahan yahay halyey sidaada Okle guuleyso wll koly wllkena fariintada way gaadhey
@mohamedzerbia18835 жыл бұрын
MAAHIR MEDIA PRO
@abiwakiilyoutupe23305 жыл бұрын
MAAHIR MEDIA PRO AKH NAAG HAMAR KU WARERTAY HARGEYSA. MAY WAX KA HELEYSA SOMALI LAND BY IMKAN SHEEGANSA
@yeetthechild59205 жыл бұрын
First reer abtiyaal 100 like iisaara
@suadmuxumed23175 жыл бұрын
Waw waxasa heesa afkga cano lagu qabay 😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤💋💋💋❤❤❤💋💋💋💋❤❤
@halhays5 жыл бұрын
@somaliland community Somaliland ma hal qabiil baa waa maxay abti iyo waxan aad ka sheekaynaysaan??
@nasraadan13315 жыл бұрын
@@halhays g
@halyaygadhashasomalilandsn41535 жыл бұрын
@@halhays hoy melaha camal u doono adeer hablaha afkaga ka leexi
@hafsayussuf53565 жыл бұрын
MashaAllah habo inolow
@jiyaafromsanaag38655 жыл бұрын
Sanaag bari joogo 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💚💚💚 away reer sanaaag sooo yaca one love from sanaag somaliland
@daljirgroup38525 жыл бұрын
Masha allah nadiiro hadaad meel amaan u qalanta amaantay oo aad jaceylka wadankaaga muujisay waa ilaahay mahaddii anigu waxaan ahay reer muqdisho waanse ku faraxsanahay dhiigii nala dhashay oo horumar ku talaabsanaayo guuleeysta dhamaan reer hargeisa ilaahay ha I soo dhaweeyo dhamaan somali oo idil aad baan idin jeclahay
@muktarinoibnuali40255 жыл бұрын
Nadiiira nairuuz👏😍 walle waad abtirsaty horeba waan u ogaaa inaaad hilib ku leeedahy Duriyada💚🗯❤ war qodhiin iyo xerideeen like ta ha igaga bakhaylina 🙏
@abdimohamed11415 жыл бұрын
Ma isaaq baa nadiira nayruuz
@faizamohomed32715 жыл бұрын
Ina duriyadle nadiira nayruus waa naag gabooye ah, somaliland isaaq kaliya ma degto ee la soco dalka wey u dhalatey ee marti kuma aha.
@channelkadhalinyaradagerma16855 жыл бұрын
Nadiira maxamed cige ilbir maha gabooye waa ciidagale benta iska daya anaga abahed garanayna
@muktarinoibnuali40255 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 sxbey ma isku reer ayaad tihiin wadigan sidan o dhan ugu abtiriyeeee🙃
@caashaqalbi8823 жыл бұрын
Ali ciidagale weeyi
@ilwadqurux90235 жыл бұрын
happy 18 may somaliland idin jecliyaa ❤❤ waxan rajeynaa mar un inaan tago hargeyso love somali land from mogdisho
@abdirizakelmi67445 жыл бұрын
Ilwad Qurux waanu ku soo dhawaynaynaa ilwad
@fatushbea57935 жыл бұрын
Somaliland love u yaqey ano ahayn aan iska jclhy heesahooda from galmudug❤❤❤💋💋💋❤nadiiro nayruus fananad jirto
@asmamohamed22395 жыл бұрын
Reer abtiyashay guuul wacn one love ❤️ cadawkina cagta hosteta
@abdullahiomarali52415 жыл бұрын
abti qof bilaa abi aduunaka u daran noolow
@ماهرحسن-م3ه5 жыл бұрын
Waanu kuu saarnay lkn sahra mohamed ma walaalaad tihiin
Aad baad u mahadsan tahay waad garasho dheer tahay idina allah ha idiin nabadgelyo somalilandna allah ha ugu wado aamiin waxma garadkana wanaaga u sheega viva somaliland
@Amira-oo1pi5 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan thanks sweetie
@aavlogs66835 жыл бұрын
Xaaji Masaleh 😂😂😂 zaz aa rapta miyaa bro happy 18 may wall ha s/land ♥️🤘
@ilkacase82825 жыл бұрын
Waad garasho dheertahay inabti mahadsnd adna alle dhibka haydinka saaro nio reer xamarka yaa inantano kale ka dhiga
@abdullhimubarigshantasomal65955 жыл бұрын
I love reer abtiyashay guul iyo gobnimo jamhuriyda barakysan oogu imow💛
@nimcocawl71445 жыл бұрын
Abdullhi mubarig Shanta somali inbti nolow😊♥️
@shaymaalishabeel86465 жыл бұрын
Nadiira Ku baashal dhulkaaga hooyo kuna faan Inaad tahay Somalilander Nasiibka ayaa kaa dhaliyay dhul lagu faano❤❤❤❤
@hidershow43375 жыл бұрын
somaliland mamul nabada alx
@nimcomukhtaar39365 жыл бұрын
Alx
@hidershow43375 жыл бұрын
@@nimcomukhtaar3936 wan jeclhy inan imad lkn wan baqay markan arkey calan la isku xirayo meshina ayad ku salamantahin
Somalilnd guul iyo gobanimo illow usiyaadi nabada suganoo barwaaqo ku soor somalilnd reer abtigay love💚☁️❤️
@inacaaqilwiilkakufaanasoma6825 жыл бұрын
Sumaya Muhamed soo dhwoow apti ❤👈
@sagalmahamed59955 жыл бұрын
Waar ilmaaderayaal I dhagaysta waxaan la hadlayaa Dadkayga somaliland ee aan ka beermaY Dhamaan kooxaha Fanka ee ka jira ooy ka kaw yihiin xidigaha geeska ayaan si khaas ah ula hadlayaa waxaan Aad iyo Aad idiinka Codsanayaa inaydin inanteena nadiira nayruus si qoF loo soo dhaweeyo sida Ugu fiican Ee Aadame uu AwooDo aydin U soo dhawaysaan KolaY waa laynaGu YaQaanaY oo waynu ku suntanayn Dad jacayL iyo Gop soor waaTii loo wada joogay zidii aynu usoo dhawaynay Farxiya fiska waaTii cir iyo dhulba aynu U xamili waynaY Ee markii ay heesta somaliland inoo qaadaysay ay la ilmaysay Wanaageena nadiira waxaan Rajaynayaa zidii si ka sii fcn ayanu Usoo dhawayno oo aynu gaadhsiino heer ay farxadeeda xakamayn wayso Dadkaygii an jeclaa Ee ku suntanaa wanaaga iyo Amaanta wan hubaa oo waydin samayn so dhawaYn taariikhda gasha sidii Farxiya waana inoo balan Heesta markaan dhagaystay siday u qaadayzo iyo erayada xaqiiq wan ilmeeyey 😭😭 Nadiira nayruus walalo macaan welcome your Motherland 😍 Waxaan si gaara Ula hadlayaa Dhamaan kooxaha Ugu cad cad Hargeisa Ee fanka ooy mar walba kaw ka yihiin xidigaha geeska gudoomiyaha kooxda Mahamed Ahmed bakaal Ciro, C/Rahman Oday,Ahmed aarshe,Mursal muuse,kalet misi, Abdi hani, A/risaak AnshaX, mukhtaaR beeroF, Farxiya hargeisa,yurub geenyo, Asma love,Asma saban,Ugbaad aragsan,barwaaqo qalanjo, ma soo koobi kaRee dhamaan xidigaha geeska oo isku duuban iyo kooxaha kale sida fan san , kaahafanka iyo dhamaan wax Ala wixii kooxo ka jira hargeisa cadeey dutiyadaydii Gopanimada waa laynagu yaqaane Nadiirana si gaara Soo dhawayntiinii wacdaraha lahayD U muujiya inanTu waa inan inagu qaliyee showyo heer caalamiya U sameeya Oo Dalka soo kala bara Gobolada dalka ha soo aragtee We Love Nadiira nayruus iyo cid kasta oo jamhuuriyada barakaysan jecel 😍😍 Waxa kalo la hadlayaa Dhamaanabwaanadayada Aanu jecelnhy ee hargeisa jooGa oo kaw ka yahay laab saalax Sidiiq burmad jaylaani Cawaale deeqsi Qamar suugaani ma soo koobi karee dhamaan Abwaanado isku duuban waxan ka codsanayaa inay Heezo ciidaa ka badan U dhiibaan inanta oo ay u sameeyaan heeso laga yaabay oo u qarxa si aanaY koweedii hore u qarxi jirin oo hal malin darajada millions ku gaadha ay Erayadoodii mucjisada Ahaa ugu sameeyaan 😍 Waxa kaloo la hadalayaa Dhamaan musishanadayda caalamiga ah oo ugu horeeyo Ahmed wali Furinle, Bulshaawi digaale yare ismail danan iyagana ma soo koobi karee dhamaan iyagoo isku duuban waxaan iyagana ma codsanayaa inay gacmahodii dahabka ahaa ugu tumaan inzha allaH waanan ku kalsoonahay Dadkyga somaliland inay smaynayeen Sidaa oo ay niyada ku hayeenba Waxaan idin leeyey anamid mid idila hadlee kasii wanaajiya Soo dhawaynta NaDiira nayruus wey u qalantaa wllhi heesta wan la ilmeeyey ba 😭 Nadiira nayruus Gop inaad tahay muujisay sister we love Uh ❤❤❤ My motherland somalinad rugtii SharaFtiyo cisigaH happy 18may DalkygiiH 😍 Ilaahi somaliland iga dhaliyey mahad leH ❤ Walaalayaal like saara qoraalkaygan si ay u arkaan kooxa fanaanta ah , Abwaanada iyo musishanada aan kula hadlayey plz gaadhsiiya 🙏🙏🙏🙏
@abdullahiomarali52415 жыл бұрын
sagal mohamed cid umaa baahan xidigaha ama muse sawtaa durabaa heesahadii wadaataa qofka haduu u dhashey wadanak sooo dhaweyn uma baahanaa dhulkaa oso dhaweynyaa laakiin wa akui qasab xidigaha iney soo dhaweeyan maadama aay yahiin hanti qaran sagaal ha ka warwarin deedkena waa dad fiican xataa somaliada kaley soo dhaweeyaan
@sagalmahamed59955 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 Waa runtaa brother Nadiira Dalkana marti kuma ahe waa her motherland lkn hadana Waxaan lahaa uun Dareensiiya inay Dhulkeedii hooyo timi meel laga jecelahay Timi Meel dad fcn oo Gop ahi ku noolyiin Timi Meel aan xiqadi iyo xaasidnimo lagu Aqoon Timi ee ay Timi dad wanaag iyo Dad jacayl ku suntan Dadkeenuna kuwo looga war war qabo inay dadka soo dhawayn waayaan maba aho weligeen weyn ku suntanayn Dad soorka looga war wari maynO Dhankaas Somaliland hanti waxay U leedahay soo dhawaynta Iyo Gobonimada iyo Dad jacaylka Viva somaliland & mudane muuze Biihi Abdi 💋💋
@rooxanta42375 жыл бұрын
@@sagalmahamed5995 qof kastaa u jclyahay inay sidaa aad sheegtay wax u dhacaan. lkn ifa faalada io sadaasha markaan eegay ilama aha inay sidaa noqonayso oo ay wax u dhacayaan. Hadii ay ka soo hoos baxdo musicianka da'da yar ee aadkana u fir-fircoon taasa nimco kale, anoo huba gacantiisa hadana dhagaha dadka bini aadamkii waxay jclyiin inay maqlaan wax kala du'duwan sidaad adiguba sheegay oo musician kastaaba uu u' tumo. Markaan ku leeyay iilama muuqato inay sidaa wax u dhacaan waxaan ka eegay, xaga soo dhawynteeda, io isku xidhnaanshaha fananiina oo ay fadxiya fiska aanu jirin fanaan aanay isku xidhnayn. Fiska dadkaa sidooda u donaayay iyadoo aan waligeed SL arag ayay meelkasta heeso uga qaadi jirtay, goobkastana ay ku xusi jirtay oo shacabka laftirkooda ayaa watay, hadaanay sidaa u soo dhawayn'na shacabka io fananiinta isku dhic' lahaa😆😆😆😆😆😆😆😆😆 Wanageedan jclahay, Sharafteeda io karamadeedan jclhay, FANKEEDANA MARKA HESHO ABWAANO sida wiilka baryahan kacsan ee xamse xadaariyo kalaa Musiciano sida Wali Furniture, cadceed io wiilkan imika u tubay heesteedan dhankayga rajuu ka leeyay. Show loo qabto oo aynku magacaabantay hadii la' qaban lahaa malaha hal hotel io labaa jira kaasina ciidi ayuu kaga soo beegmay oo waa kalba hadii show lugu magacaabo dhowr bilood ama hal bil ka dib uu noqdo ama percentagka ay si fiican ugu heshiyaan ka ciida oo iyadana lugu magacaabo sida 50% /50%😆
@nanitaguure93795 жыл бұрын
wll dhulkeeda Laguma so dhawaynaayo wa Gabdh reer hargeisa ah allah ha daye
Somaliland kama maqnan karo sida bunkey iso qabata mel barakaysan allow adaa
@abdifatahabdilahi29565 жыл бұрын
ZMLILANd DaLkaygaH
@mohammedBille5 жыл бұрын
From garoowe Alleh nabada hadiin barakeeyo abtiyaashey #Somaliland like ha ila dhaafina.
@itz_Marwa4565 жыл бұрын
Inta nadiira iyo reer moqdisho jecel like from jamhuuriyada Somaliland
@farahsuleebaan65685 жыл бұрын
www mnsha Allah nadiira dalkagii iyo dadkaagii baad joogta hees micno fadhidana waa Soo qaaday alle ku barakee ❤️❤️❤️
@msdiamondsomalilanders5 жыл бұрын
Nadiira Inad.Somalilander tahay Awalba Wan Ogayne Kuwasa Ki Duufsadaye Illahay Haka So Celiyo .. dalkagaga Somaliland Uso Laabo 👏👏👏 Big Rspect Nadiira 😘😍😍
@duaalesomalilander54525 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Cadaab ku noqo ayaad leedahay oo ka laabo Janno
Masha alh nadiro nalka nurkisaa boqortoyo thy hestani wamid kudhehan naxaris iyo gabanimo qalbiga laga daremaya mcnto ale hagu xafido Somaliland gul gabinimo
@sihamaxmed72045 жыл бұрын
Hadaan borama dalxiis ku tago intaasa I deeqda ani borama dayda low dhowr iyo somaliland happy 18 may nabad iyo barwaaqo noogu dhamee
@hibakduniyo27735 жыл бұрын
Sihameey hpptih we love you reer boorama from hargeisa caasimadena❤❤
@sihamaxmed72045 жыл бұрын
@@hibakduniyo2773 mashaalah qli we love you
@hibakduniyo27735 жыл бұрын
Sihamey farxad igu nolow sister❤💋
@sihamaxmed72045 жыл бұрын
@@hibakduniyo2773 sidoo kale walshay qli xbti 😘😍
@hibakduniyo27735 жыл бұрын
Jiidhkygi ma boorama jogta aan is barane xgn kalaso xidhidha lkn tlaw xadku mayna arkayan imika😂😂😂❤
@mms70385 жыл бұрын
nadiira nayruus allaya cisak wllo qalbiga iyo niyada ayaad nadiif katahay ee sida dadka damirka iyo aqliguba ka dhintay ma tihiide mahadsanid heesta ad noguso hambalyaysay thank sister
@xaqudirir97895 жыл бұрын
mm s Wall Waa Muwaadinta Rer Somaliland Markaa Xaq Ay Dalkeedu Kulahaa Un Bay Gudtaya
@gomeyre63205 жыл бұрын
Hablaha somaliland jecliyaa guuleeysta
@safasamawada70345 жыл бұрын
Woow Nadira Nayruus Tanks sidad Dalkayga u Amaantay
@aasiyaaxmed7965 жыл бұрын
Inantayadii Nadiira qurux alllow ku dhawr wllo we love you ❤️❤️❤️❤️❤️kuso dhawoow dalkaga 💚💬♥️
@と同じと同じととあイもあ5 жыл бұрын
subxan allah maalintii la yidhi nadiira somaliland usoo guurtay ayaan niyada gashaday inay hees eighteenth may so saari doonto wixii noolba ku noleeya nadiira muwaadinad qaaliya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Happy 18 may hees aan caadi ahayn weeye Mahadsanid nadiira nayruus❤
@Hooda365 жыл бұрын
Viva 18 may somaliland 💚⚪❤waaaaw nadiira nayruush hora looyidhi lama huraan waa caaws jilaal wlcm back to your home sweet home somaliland qurux badanay 💚⚪❤👏👏👏👏👏
Masha alllh qof nool nadiiro naayruus welcome to my city hargysah caday afkaaga caano lagu qabay 💋💋💋❤❤hargysa bilan miyaan markaliya ka baaqn karaa mya wlhi
@mustapheumar83085 жыл бұрын
@@ayaanismail9990 maya kama baqaN karnoH alow noo kobci cazimadda
Hora lo soconaya JSL one love somaliland people guul iyo gobonimo 💚💭❤Happy 18may💚💭❤
@nuuracayn37105 жыл бұрын
Naa gaalkacyaad Ku djalatay iyo reer abtigaa dhulkooda hargeysa hadad xurmad u hayso waad ka dhex niikin lahayd ee haku jisaarin rer muwdisho waa asalka somalida viva red xamr qoftaanaad wax ka dhigteene
@fawziHapiip5 жыл бұрын
Hablaha reer prittish land abti u Yihiin noolaada baan ka nidhi marka kuwa majeerteen laga reebo
@caashaqalbi8823 жыл бұрын
Nadiira waa isaaq
@nasrudiinofficial17765 жыл бұрын
Nadiira Nayruus Inuu Dhiigayagu Ku jiro Way ka Muuqataa 👍
@cabdisaleban41805 жыл бұрын
WALAAHAY QOF FIIRO BADAN BAAD TAHAY AAD IYO AAD
@nimoabdulahi83285 жыл бұрын
Soomalind baan ahay mana kahelo man'a jecli aim Somali muqdisho
@abdishakurempireoftimacade47815 жыл бұрын
Hargaisa markaan maqlaba muraalkaygu aad bu isku badala walahi waayo waa halkaan ku dhashay aan ku barbaaray tulaay hargaisaay
@الال-ق5ث5 жыл бұрын
Maansha allaa so dhowow habar yartay
@inacaaqilwiilkakufaanasoma6825 жыл бұрын
Nadiirina midhkii heesta ahayd ee Jamhuuriyada barakaysan ma iska jartay Hdad tagero dhaboo Somaliland ah helaysa sist 💪💪❤👈