NADIIRA NAYRUUS VS XALIIMA KHALIIF MAGOOL HEESTA ARAMIDA | LIVE MUSIC - CUUDKA ABDIASKARITUBE

  Рет қаралды 119,793

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

CUUDKA ABDIASKARITUBE
WAA BARNAAMIJ CUSUB OO CUUDKI HORE IYO CARSIGA
LAYS QABADSIINAYO OO FANNAANNIIN COD MACAAN
OO XADHGAHA KABANKA IYO CODKA ORGANKA LALINTA TOOSKA AH
KA DABBAALAN KARA OO AAN IDIIN SOO XULNAY..
NADIIRA NAYRUUS & DAA'UUD XANFAR
--------------
KABAN
QAACI
LIVE MUSIC
ARAMIDU:
WAXAA HOREY U WADA QAADAY
TUBEEC IYO MAGOOL
=====
ORGAN / KEYBOARD INSTRUMENT
ABDI ABIIB - ABDI YARE
---
GUITAR / KABAN
DAA’UUD XANFAR
-----
VOCAL RECORDING & MIXING
CAYDIIDI JOWHAR
===
DIRECTED BY : KABACADDE
PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
==========================
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 56
@maslaxmideeye2200
@maslaxmideeye2200 Жыл бұрын
ku sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯 ❤
@ismaciildheere3887
@ismaciildheere3887 Жыл бұрын
Scw
@CabdicasiisFarxaan
@CabdicasiisFarxaan Жыл бұрын
Akhlaaq xumada meesha kala tag saliga nabigu ma wax heesaha lala hoos orduu ku la noqday edab malihide
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Жыл бұрын
Magaca dadka udhig teeda kle hdaad iiman leedahy kaxisho umada oo magaca suuban ee nabiga s.c.w hakeenin goobaha heesaha
@maymunmaxmuud7761
@maymunmaxmuud7761 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mahamoodhoodan2281
@mahamoodhoodan2281 Жыл бұрын
Scw scw scw
@kabobeofficial2476
@kabobeofficial2476 Жыл бұрын
Hees iyo badh nadiira maxamed cige 🔥nayruus 👊
@boqran2974
@boqran2974 Жыл бұрын
Heestan habeen baan cod ahaan ugu duubay wiil aan jeclaaday markaasna family waxay ila rabeen wiil kale Isagana ma rabin inaan ka murugaysiiyo oo dhibta ihaysa la wadaago saa waxaa dhacday inaan hurdo is dayno ooma teedkuna iga xidhmo wiilkana si kadisa ayaan ku jeclaaday wax yar baan is naqaanay waxaan ka welwelayey hadaad u sheegto arintaada armuu ogaada jacaylka aad u qabto intuu lê,egyahy Anoo murugaysan oo lkn ka qarinaya xagna reerka yagii iga wareerinayaan baan galab casar liiqa Anoo murugaysan baan heesta inta wiilku qaado ee ah amraney nasiibkaa wax abaabulaaye waa wada amaarado dhibaatada aduunkuye baan cod ahaan ugu duubay markaas ayuu codkayga ka dareemay murugada i haysa hada waan waayey qofkaas ilaa hadana xad dhaaf baan u jeclahy meel walba ood joogto farxad ku nolow hadaan nasiib kugu waayey waxaa tahay marwalba doorashadayda axyaa xasuus Julyey
@mohadhaladogaden4583
@mohadhaladogaden4583 Жыл бұрын
Waad iga murugaysay walal 😭
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 Жыл бұрын
Cajiiib
@abdirizackamow5878
@abdirizackamow5878 Жыл бұрын
i am passing that road now I feel it 😌
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 Жыл бұрын
Waa kaxumahy
@dayahaden3370
@dayahaden3370 Жыл бұрын
Qoraalkaagu xasuus fog ayu igaliyeey runtii Waxa aad dareemi waxa kula dareemi kara qof jacayl soo maray ama soo arkay Jacayl waaa dareen damac weeyin aadmiga arigtida ku daaaree.......heestii nimcaan hilaac. Salaan saree from jabuuti
@caashaxuseensabaax6342
@caashaxuseensabaax6342 Жыл бұрын
Shaadiyo meel ayaa lasaararay wallaahe heestan adaa hore ogo looqeesay♥️♥️♥️
@sunduscaydiid6187
@sunduscaydiid6187 Жыл бұрын
Ma argty
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 Жыл бұрын
Aad ayan usoo dhawaynayaa barnamijkan cusub ee cuudka abdi askari waxanan kaa codsanaynaa inaad noosoo badiso Wad mahadsan tahay wll abdi askari 🙏
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын
Nadiira Codkii oo qofa wlhi❤️❤️
@HalwaHalwaa
@HalwaHalwaa Жыл бұрын
Nadiira Mashallah I love it you did an amazing job ❤💐💐 keep going🇸🇴🇸🇴🌹
@abdikariimmohamed6106
@abdikariimmohamed6106 Жыл бұрын
Qurux iyo cod Duriyadaa uthyyy From Sure❤️❤️❤️
@ugaasgarmaqaate5669
@ugaasgarmaqaate5669 Жыл бұрын
Hees xasuus leh❤❤
@barkadle2011
@barkadle2011 Жыл бұрын
She’s something else ❤️
@fugasima658
@fugasima658 Жыл бұрын
Nadiro nayrus 👍🌹🌹🌹🧢🧢
@rashidfaarah7252
@rashidfaarah7252 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Lkn Magool Au ha agdhigin uma dhawe
@boqran2974
@boqran2974 Жыл бұрын
Magool nadiira kama cod macaanayne dadka uunba buunbuuniya nadiira wlhi codkeeda waa hit kusoo dabranaya
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Magool oo ahayd shumicii ifinaayey hobolada waaberi miyaad Nadiira La barbardhigteen.
@boqran2974
@boqran2974 Жыл бұрын
Magool meel ay kula tartantay fanaaninta oo codka ugaga guulaysatay ma haysaa adigu oo aan ka ahayn inla buunbuuniyey maandeeq baaba ka cod macaanayd
@Juusto1-u9z
@Juusto1-u9z Жыл бұрын
Rooxaanta fanka 🥰
@hodannaasir3494
@hodannaasir3494 Жыл бұрын
War waxuu cod macna😚
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Ana aan ku egteee ❤️🥰👌
@Bwalde
@Bwalde 4 ай бұрын
Kooxda muusig-ga u garaacaysa siday ula jookaysanayso ayaaba cashar kale ah!
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 Жыл бұрын
Hadaan dadka laxaqireyn fananinta hada jirto nadiiraa ugu cod macan waa fananad buuxdo
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Eraydii reer somaliland
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Жыл бұрын
Ayyyy jah
@nastehojamal7103
@nastehojamal7103 Жыл бұрын
Masha allah ax yaaa cod walahi nadiira nayruus ❤
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 Жыл бұрын
heesta wala lagdey faninta cusub walbo kuwi hore mid ad so dhoweyn kartan xusha
@hamdicadey692
@hamdicadey692 Жыл бұрын
Yes
@raxmocabdullaahi9045
@raxmocabdullaahi9045 Жыл бұрын
Yes💘💓💗💗
@nmcofaysal9210
@nmcofaysal9210 Жыл бұрын
Cod iyo badh🥺🥰
@deqoibrahim9693
@deqoibrahim9693 Жыл бұрын
Nadiira
@matmat735
@matmat735 Жыл бұрын
Very good performance !
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Woow
@dhehabeautychannel1103
@dhehabeautychannel1103 Жыл бұрын
Sowada hre
@iswiiti7413
@iswiiti7413 Жыл бұрын
Jah cood😰🥰
@dhehabeautychannel1103
@dhehabeautychannel1103 Жыл бұрын
Yes🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@munna9537
@munna9537 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰
@ssalad5012
@ssalad5012 Жыл бұрын
Cod fiican laakiin guuxaaga lagama dheereeyo. Codkaa nagu filan.
@mohamedali-rx3iy
@mohamedali-rx3iy Жыл бұрын
Nadiiro maxemd cige codsaafi
@saidawehliye3464
@saidawehliye3464 Жыл бұрын
Fanaaniinta dambe Cod wey hayaan laakin mexey kuugu taal . Laxan la aan baa heysata.. U fiirso marka ey heesihi hore qaadayaan codkooda iyo luuqdooda si halaasi ah bey isugu soo bexeysaa...
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 Жыл бұрын
War waa ku ciyaartay heesta xitaa meelaha qaar laxan gaadh ah ayay saaratay
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 Жыл бұрын
Heesta way ku ciyaartay xataa sooma dhawayn
@guirehkahn4166
@guirehkahn4166 Жыл бұрын
Nadira noolow .
@ugaasgarmaqaate5669
@ugaasgarmaqaate5669 Жыл бұрын
Hees xasuus leh❤❤
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 159 М.
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Nasir Production
Рет қаралды 158 М.
NADIIRA NAYRUUS | LAHASHADA KALGACAL | LIVE MUSIC | CUUDKA ABDIASKARITUBE
6:49
Nayruus
9:26
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 15 М.
Kaftanka Siyaasada 520 oo aad u xiisa badan
57:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 49 М.
NADIIRA NAYRUUS NEW HIT SONG NACABKEYGA HA II JABININ XASUUSTII SAYNAB CIGE 2023
6:47
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "SIDAY HAWSHU KUGU TAHAY"
12:14
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 207 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН