Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "SIDAY HAWSHU KUGU TAHAY"

  Рет қаралды 228,454

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@ribihabdullahi3493
@ribihabdullahi3493 Жыл бұрын
Waxaan daawanayaa anoo maskaxdayda ka masaxaya qof aan jecladay sabab aan la aqoon, isna wuxuu u afduubanyahy qofkale. Last week buu isoo diray qoraalkiisa macasalaamaynta, waxaana dareemay walaac iyo xogaa culays ah lkn ugu danbayn naftayda doqontaa waxaan ku qanciyey inay runta ku liqdo biyo qaboow, waxayna u muuqataa mid ugu danbayn samraysa. Haddaan noolaado waan soo booqan doonaa inshaa Allaah, waa barqo Garowe oo rooban aan xafiiska hadda soogalay 11/11/2023 , 8: 43pm, Waxaan rajaynayaa inshaa Allaah inaan soo booqan doono anoo ayeeyo noqday oo aan dhihi doono OLD IS GOLD
@ribihabdullahi3493
@ribihabdullahi3493 Ай бұрын
Alx ilaahay wuxuu igu simay inaan soo booqdo maaliintii aan qoray maalinteedii iyo isla saacadii iyo isla xafiiskii iyo isla kursigii iyo bilaa isbadal marka laga reebo waayo aragnimo iyo aqoon aan kororsaday, waxaan ka rajayn Rabigay inaan soo booqdo sanadka danbe maantoo kale anoo farxad iyo isbadal hormar dhankasta ka gaaray.11/11/2024 , 3: 19pm
@owi2056
@owi2056 27 күн бұрын
@@ribihabdullahi3493 in shaa allaah wll.
@puntlandwaahooyadiifederal5152
@puntlandwaahooyadiifederal5152 18 күн бұрын
qofkii mays calfateen mise waaka samirtay qalbiguna waa ogolaaday?😢
@ifka2877
@ifka2877 Күн бұрын
@@ribihabdullahi3493qof Aad jeceshahay inaad weeydo wa xanun lkn hoowl aan leesla wadin ma dhib yara sidaad uga maarmin qofkii kuu raba bad walba wa soomuquurta si Yar kan u taga macalameeyn iyo niyada oo Laga sii daayo aa u dawo ah
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Bal codkaan cajiibka arka Eedo Magooleey weli badelkaada lama helin allah kuu naxariisto. Aamiin
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Waa hees taabanaysa qalbiyada uu jacaylku diloodey Sida kuwo badan oon garanaayo ILaahay ha u naxariisto abwaan sulub cumar iyo HaLimo Khalif magool
@gurxankooshin9614
@gurxankooshin9614 2 жыл бұрын
Ileen abwaan sulub cumar Axmed ayaa lahaa hesstan currinteda, cajiibuu ahaa ninkaasi, allah yaraxma raaximiin labadoodaba.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 6 ай бұрын
❤cajiib qofba meesha buktaa isagay balbadhaa. Axyaa jacayl Sulub.Alla ha u naxariisto Aamin Aamin
@maxamed-shiine3263
@maxamed-shiine3263 2 жыл бұрын
Ku soco oo soo badi Sulub Cumar wll.
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Dadkii guuray aleh ha u naxaristo magool iyo abihi jacaylka sulub cumar
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Aweys iyo magol waa dadkii fanka ijeclesiiyay Allh yarxam dhamntood
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Aways?????
@abdirahmanhala8372
@abdirahmanhala8372 7 ай бұрын
@@jamaadnuura10 goobe weye Aweys wllo
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
rabi ha unaxariisto abwaankii bukaan socodka jacayl ahaan jiray aun sulub cumar iyo queen magool aamiin iyo waliba mucjisadii laxamada iyo musica noocyadiisa kala duwan axmad abubakar cawad mr waah waah ustaad goobe aamiin bal wuxuu tumayo ila eega war anagaa yaab aragnay
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 2 жыл бұрын
Mucaashaqii weynaa Sulub Cumar iyo Magool ba Eebbe ha u naxariisto. Heestan mar kasta oon dhegaysto waxaan dib u shitaa cajaladda xusuusta! "Hibashada xusuustaa hurdo kaama seexdo.... Habeenkii kolkay tahay ma la i kaa horkeennaa?" Xusuustaadu waa wehel!
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Heestaan Qalbiyo Jaceyka ruxaya bey u dhadhameysaa wallahi ax ax sabiix yaa muslimiin 💘💯❤️🙏🖐️ Aad iyo aad baad u mahad santahay (𝗪𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗖𝗡𝗔𝗔)
@Mahfoudaden
@Mahfoudaden 8 ай бұрын
Ilahaw raxmanaw qabrigaa ugu kalmeee raxmadada wasacaa halimo khaliif naxaristi jano kawarabi amiin
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Heestan waa markii labaad ee aan maqlo in my life. Markii iigu horeysay si lama filaanay KZbin ka iiga soo baxday, mudo kadib baan baadidoonay oo aan waayey, mindhaa way kasaareen baan is idhi. Waa hees aan caadi ahayn. Intii dhimatay Alle hawnaxaristo. Aamiin. Mahadsanid WWW
@drahmedmoseabyan2940
@drahmedmoseabyan2940 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo magool cod unique ah ama dhif iyo naadir ah oo waayo wayo ah bu lahyd
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Cajiib !! Heesaha uu hal abuuray AUN abwaan Sulub wey wada hirgaleen. Waqtigu wuu saameeyaa noole iyo ma noole laakiin heesaha abwaan Sulub wey ka samata baxeen waxyeelada waqtiga, waa heeso aan weligeed gaboobeen oo xilli walba la jaan qaada, Balse waxaan odhan karaa waqtiga iyo heesihiisu waxay noqdeen lammaane wax wadaaga.
@azhrafadnaan8139
@azhrafadnaan8139 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan sulub cumar🤲
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 2 жыл бұрын
Waa idin saoaamay haben salaasa 7/2/2022 from burco
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 Жыл бұрын
Lapa aan is hurinoo hadana aan isheynoo💔🥺🥺 time is gone.......
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto Magool iyo Abwaankii Sulub. Waa hees codkii macaanaa ee Magool iyo erayada dareenka leh ee Abwaanku dhamaystireen.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Illaahow ku Naxariiso #XALIMO_KHALIF🤲 WALEE BEDELKAAGA LAMA HELO Hayntaada jeebkiyo Siday kugu tahay
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 2 жыл бұрын
Mahadi korkiinna ha ahaato. Bahda qiimaha badan, ee. WAAYO WAAYIHII WACNAA.
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Жыл бұрын
alle ha una xariisto xaliimo khalif iyo abwaan sulub
@aasiyacabdi
@aasiyacabdi 3 ай бұрын
Kadib markaan so dhegaystay qisada abwaankan ILAAHAYOW naxariista jano ka waraabi😢
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Haatufkiyo dabaylaha War la hubo usoo dhiib Kaygana mar iga hoo❤
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Jaceylku waa Cudur ay daawadiisu fududahay haddii Eebe ku idmo oo Ruuxa aad calmatay uu nasiibku ku siiyo. Waxaa ugu daran inuu kugu dhaco nooca la yiraahdo “ Kaligaa waalo” Kaas oo ka dhigan inaad tahay kan isaga oo qura wax jecel oo aan looba ogeyn. Noocaas Ilaahay ha naga Ilaasho. Aamiin Allahuma Aamiin.
@ribihabdullahi3493
@ribihabdullahi3493 Жыл бұрын
Kaligaa waalo kan maxaa udaawaa mudane, anaa la il darane hhh kana xishoonayee
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
@@ribihabdullahi3493 Kaas haddii uu ku hayo xaalkaaaga ma fiicno! Ducada Ayaan kugu taageeri karnaa oo qura. Bal Naftuba ha kaa raacdee qofta wargeli iney ku yeeshaa la arkaayee! Hadda oo aan laguu ogeyn waxba ma heysatid, Laakiin haddii aad sheegeato Waxaa la arkaa inaad Wax hesho. Therefore, you have nothing to lose. “Jij hebt al Nee Mischein krijg jij ja” haddii aan si kale u dhigo “ Hadda ayaad heysataa Maya, laga yaabee Marka aad sheegato inaad Haa hesho” Wabilaahi Towfiiq!
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
One of the most beautiful song ever📻❤️
@ahmedabdi1184
@ahmedabdi1184 2 жыл бұрын
Maansha allaha waxay inooga tageen murti dhaxal gal ah laakiin heesaha qoraal ku dara si loo wada fahma saaxiib haka daalina soo noolaynta murtidii soomaaliyeed
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Sulub cumar Abaha jacelka qarnikii tagay Sidaan ku maqlay walikiiis ma uusan guursan jecel dadrtii ayuu u dhintay Waxa uu ahaa Abwaan cabqari Ah Dareenkiiisa iyo jecelka siduuu ugu jajaban yahay ayad ka arkeesa sida Wax u aligo Allh yarxam
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 2 жыл бұрын
ABWAAN SULUB WA NINKII JCLKA AAWGIIS UDHINTAY ILAHAYOW UWADA NAXRIISO 😪🤲🤲
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 Жыл бұрын
Heestan IHN sulub muu lahayn waxaa lahayd gabadh la odhan jiray cawrala gurey. Waxay alliftay ka dib markii odeygeedii oo xaddi la odhan jiray lok diray koorso Ruushka ah. Cawrala iyo magool saaxiib ayay ahaayeen
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 3 ай бұрын
dabaal buu ahaa siil miya la isku waala
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Waa hees meel taabanaysa
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Waayo waayo sharaf ayaad leedihiin horay socod wanaagsan
@Rabitaloudaa-t9l
@Rabitaloudaa-t9l 29 күн бұрын
Waxan dhagaysanayaa anoo jooga magalada jigjiga safar ayaan kusoo galay goor amintu ahayd 6:00 waxaan usocdaa safar dheer waxan ku jihaysanay dalka dabadisa maqribadii ayaan qaatay dhawr qori oo qaada si an u kala xal-qaadano dhalin yaro aan u imi waxayna ila gaadhay 2:00 alle taada
@abdiwahabmohamed3019
@abdiwahabmohamed3019 2 жыл бұрын
Dhamaan toot alle ha naxariisto ma ogtahay in magac naanaysta ee magool uu u bixiyay macalinkii waynaa muddane yuusuf x aaddan g qabiile markay fanka sòo gashay ee ay hargeysa timi waxay ahaayeen haldoor ka tegay tusaale yaal kala duwan
@cabdiaadaisaaq6923
@cabdiaadaisaaq6923 2 жыл бұрын
Boqorqda codka ilahay ha unaxaristo
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 2 жыл бұрын
Axsan yaa hees AHN labadooda
@MaxamadeyMohamathey
@MaxamadeyMohamathey 2 жыл бұрын
Allow sharta naga yareey
@liibaanagoon3972
@liibaanagoon3972 2 жыл бұрын
Thanks
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 2 жыл бұрын
Plz so Gali jawabti land cruise ee aun magool iyo saado cali
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 2 жыл бұрын
Cawrala ayaa u samaysay odaygeedii dr xaddi oo markaa dalka ka maqnaa waa bashiir xaddi walaalkii dadkaasi way wada nool yihiin. Abwaan sulub legend buu ahaaye ka daaya ma ereyada qaar buu ka caawiyay baad leedihiin
@mohamedsaed5524
@mohamedsaed5524 2 жыл бұрын
Ilahay how naxariisto labadab
@sultanmohamed1484
@sultanmohamed1484 7 ай бұрын
heestan muu lahay abwaankani ee waxaa leh gabadh la yidhaahdo Cawrala waanay nooshahay ee fadlan sax khaladkaaga, waxay ahayd heestu mid ay u dirtay odaygeeda oo xilligi kacaanka loo diray dalka Ruushka.
@MahamedAhmed12aad
@MahamedAhmed12aad 8 ай бұрын
Heesta magaceedu was HAATUF
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 жыл бұрын
Asc heestan qof dumar ah baa samaysay cawrala saalax guray baa leh heesta qisadeedana waa qiso dhacday dadka u haysta inuu sulub sameeyayna waan saxayaa waxaan kale oo arkay qaar ku soo qoray kaariye laabaaa abwaan ixtiraan weyn baan u hayaa lkn heestan shaqo kuma leh Mahadsanidin
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 2 жыл бұрын
Abdi Salam adaa sax ah way nooshahay cawrala iyo dr caddiba oo ay u samaysay waligay tan oo kale
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 жыл бұрын
Haa way nooshahay iyada iyo odaygeedii Dr xadi oo ay u smaysayba
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 Жыл бұрын
Heestan IHN sulub muu lahayn waxaa lahayd gabadh la odhan jiray cawrala gurey. Waxay alliftay ka dib markii odeygeedii oo xaddi la odhan jiray loo diray koorso Ruushka ah. Cawrala iyo magool saaxiib ayay ahaayeen. Laxanku waa ismaaciil cabdi geri
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 9 ай бұрын
Maalin iyo habeen aad la noolaato Xaaskaaga oo aad is jeceshihiin weliba aad isu jeceshihiin ayaa ka qiimo/macaan/ raandhays badan toban sano ood la nooshahay Naag aad iska guursatay. Hala sabro. Waa laysu soo noqon wixii nool aduunyada.
@Malyuuncabdinasir
@Malyuuncabdinasir 3 ай бұрын
runbadnida maana ku dhlay
@ifka2877
@ifka2877 Күн бұрын
Waa runtaaye jaceeylki soowtan lagu xiiiqay oo labdi Aad mooda iney isjecelyihin midba dooq guursaday oo dhibta nolosha u dulqadan marki dhabti timaad iska baxa hadaan leeysu dhimaneeyn nafta leeysu dhibeeyn sow maahan dhalnted 😢😢😢😢
@guudeeyabdi2226
@guudeeyabdi2226 2 жыл бұрын
Xasan cali
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 2 жыл бұрын
Heestan waxan maqlay gabadh cawrala layidhaa Oo ninkeedu qurbaha kaga maqnaa muddo dheer Bal halkaa halagu noqdo waaqica heestuna waxay ku qotontaa lamaane wakhtigu kala fogeeyay
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Waa runtaa walaal ayaan lagu qaldin. Heesta waxa iskaleh Maamo Carala Saalax. Abwaan Sulub iyo waxan dadka qaar jibaysani shubayaani waa beentii oo bilaa dhar ah.
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Dadka dad maa dhalay mase wadan baa dhalay wadan wuxuu lamid yahay gurigaga inad gurigaga kusugnato jinka inusan cidleysan uuahado melaa dagantahay
@sultanmohamed1484
@sultanmohamed1484 7 ай бұрын
Heestan waxaa iska lahaa Gabadh la yidhaahdi Cawrala waanay nooshahay , waxaanay ku timi odaygeedi oo xilligi kacaanka loo diray dalka Ruushka , waxay u dirtay heestan ee khalad weeye inaad cid kale ku qortaan.
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 2 жыл бұрын
Miraha heesta Gabar baa sameysay seygeedi ka dhoofey sowteey kuwa igu lahaayeen ma been bay ii dhiibeen.
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 2 жыл бұрын
Cawrala way nooshahay way iska qorayaan wax kasta
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 2 жыл бұрын
Heestan waxaa mireheeda leh oo sameeyey, gabar reer Burco ah oo Habajeclo ah. Magaceeda waxaa la yiraahdaa: Cawrala. Waxa ay u samaysay nin uu xiriir ka dhexeeyey oo reer Boorame ahaa (Samaroon) oo muddo ku maqnaa waddanka Sucuudiga, iyaduna magaalada Muqdisho bay joogtey, dabadeed heestaan ayey u samaysay, markii dame waa ay is guursadeen, wayna isku barwaaqoobeen.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Aal ah ku qabay been waynaa qofku
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 2 жыл бұрын
Heestan waxaa mireheeda leh oo sameeyey, gabar reer Burco ah oo Habajeclo ah. Magaceeda waxaa la yiraahdaa: Cawrala. Waxa ay u samaysay nin uu xiriir ka dhexeeyey oo reer Boorame ahaa (Samaroon) oo muddo ku maqnaa waddanka Sucuudiga, iyaduna magaalada Muqdisho bay joogtey, dabadeed heestaan ayey u samaysay, markii dame waa ay is guursadeen, wayna isku barwaaqoobeen.
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 Жыл бұрын
Heestan IHN sulub muu lahayn waxaa lahayd gabadh la odhan jiray cawrala gurey. Waxay alliftay ka dib markii odeygeedii oo xaddi la odhan jiray loo diray koorso Ruushka ah. Cawrala iyo magool saaxiib ayay ahaayeen. Laxanku waa ismaaciil cabdi geri ismaaciil yare
Xaliima Kh Magool Kalah Banaadiri
10:46
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 114 М.
Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"
12:13
Heellooy
Рет қаралды 165 М.
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "MINANKIINI"
8:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 230 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 180 М.
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 8 МЛН
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 22 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 167 М.
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН