Kooxda ururka jadiidiyo ama xisbi jadiiidyo ama madkhaliya ee dariiqa.salafka.saalax umada suniga.ka.sheeganaya.ee umada sunnaha.ka.saara waxay inta badan shegan waa been waxanay layiin dhaqanka alshabaab in dadka ka saraan sunnaha galaysiiyaan waa dhaqanka khawariijta ayay layiin kooxdan.diintana dibada ka joogaan
@jaamackaramburcaawi85499 жыл бұрын
waa muxaadaraadii lagu aamusiiyey qoloda jadiidiyada qaybta burco jawaabna kamay bixin waayo waxay sheegayeen ee beenta ahaa ayaa daaha laga qaaday kadibna beendoodii baa soo baxday waxay ka ga jawaabaana may helin