OPERATION IYO HOME

  Рет қаралды 40,201

Naeema Brink

Naeema Brink

Күн бұрын

Пікірлер: 212
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Жыл бұрын
Abaayo maadaama aad gabar muslimada aad tahay timaha inoo qari, igana raali noqo quruxeey ❤❤❤.
@zaxarla
@zaxarla Жыл бұрын
Isaaqu waa daacad wax walba way la share gareeyaan dadka xaasidiina maaha waa dad qalbi fiican❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali❤️🩸
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo first second sist fear Allah and cover your self you will not see unless some people like me who will like to tell you good things others will tell you keep going you came this world alone and go bck Allah count your self before they count you that is my advice as a sist
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 Жыл бұрын
Adna barur bad iska qalaysa qaarna kiniino iyo sharooboyin sun ah bay cabayan say u naaxaan yaab caatada waa qurux wlhi ilhy haku cafiyo mcnto naima
@rayanabdi1390
@rayanabdi1390 Жыл бұрын
allah haku cafiyoabayo gabadhan inta ku jeclahay dacad ayeey kugu waramaysa waxba ma qarsato sida somalida qalinkan dad badan ayaa sameyey lkn marka dhado wa catowday deit ayan sameyey ku leeyihiin
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Kkkk Ala walahi wa runta lakiin beento wayiska dhamata
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 Жыл бұрын
Abaayo qof wanagsan baa tahay oo qalbi wanagsan timaha lee asturo Abaayo waa ku jeclahay qof ku jecel baa wax ku sheeego aduuunka walaga tagayaaa 🥰🫶❤️illahay hagu fududeeeyo Operation ka🤲
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@Number1Queen.
@Number1Queen. Жыл бұрын
Awwww may Allah give you speedy recovery queen love you please look after yourself ❤❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wsc walalo thank you❤️🩸❤️
@afrahcoldtv8500
@afrahcoldtv8500 Жыл бұрын
Cadhadii alle kugu dhacday waa islaan wayn qumayo
@Number1Queen.
@Number1Queen. Жыл бұрын
@afrahcoldtv8500 naya ilaahay kama xigtidi xishood afku xoogle bilaa nigis urto orodo tada ka adkow ado naag ah ayad nag kale caysysa oo a nad wax aqoon ah u lahayn bilaa caqli :what is wrong with u?do you feel like a big woman now u have written that?,Shame on u why comment if u have nothing good to say subxaana Allah na xishood oo wax isku fal😡😡😡😡😡
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Жыл бұрын
@@afrahcoldtv8500 naa maxaad u habaareysaa Ilaahayoow soo hadee dheh ! subxaan Alaah!
@Candy.r43
@Candy.r43 Жыл бұрын
I love how you share everything with us walalo you are honest person thanks qurux ♥️💜🙌🙌
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ofcourse walalo dadka wax qarsadaba ma ahi
@nimcosabriye6938
@nimcosabriye6938 Жыл бұрын
Ilaahay caafimaad tam haku siiyo Sami habo Naima quruxey caafimaad sarecanah dhiiga& dhuxa gala Amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@jxless1
@jxless1 Жыл бұрын
Get well soon deR. Just want to ask you, the weight loss injection didn't work for you? Why the operation dear?
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo yes it works for me but I get very bad side effects and I stoppet
@fathiaabdi747
@fathiaabdi747 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink . Bj . B.nb
@MohamedAli-dz2gb
@MohamedAli-dz2gb Жыл бұрын
@@NaeemaBrink kkkkk kkkk ko
@aminacali3413
@aminacali3413 Жыл бұрын
Asc, walaashaay Marka hore ALLAH ha ku caawiyo Aamin. Waxaan kugula talinayaa naftayda iyo naftaadaba cabsida Rabbi naftu meel ma jirto ku dadaal asturaada iyo ALLE kacabsiga insahaa,allah
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo
@samiyahussein7878
@samiyahussein7878 Жыл бұрын
Hbo daacadnimada kugu jeclahay illahy haku cafiyo insha allh 😢❤
@faiza10ally35
@faiza10ally35 Жыл бұрын
Aayaahe maad xidhayed xijaab ooaad ilaahay ka cabdatied??😮😮😮
@leylohassan3870
@leylohassan3870 Жыл бұрын
Asc marka hore walashey waxan kugu wanina inad timaha asturadaa adunku wa labo cisho marka rabiga u tobadken
@sarahahmed8813
@sarahahmed8813 Жыл бұрын
Ohh dear wishing you quick recovery May Allah give you quick shifa we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
ALLAH ha caafiyo AMEEN YAA ALLAH xijabku waa waajib
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 Жыл бұрын
Inaad dhimaneysid ma ogide alle kabaqdid oo i asturtit hadaa saas kutagto kawaran adoo qaawan
@khadrahussein527
@khadrahussein527 Жыл бұрын
Inshaallah may Allah give good health sister healing comes from Allah Ameen
@sarahahmed8813
@sarahahmed8813 Жыл бұрын
Sorry dear May Allah give you quick recovery ❤️‍🩹 ❤❤❤❤InShaAllah
@samirasalah1577
@samirasalah1577 Жыл бұрын
Subxaanallaah alle ha kusoo hanuuniyo eedo
@nakmal1771
@nakmal1771 Жыл бұрын
Asc Naciima abaayo alle ha ku caafiyo aniga ayaa misaanka ku dhibateysan in lay xidho cabsi baan ka qabaa lkn qaliinka iyo qarashka ku baxaye noso sheeg
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Vidowga maanta aan soo geliyay ka daawo qaali wan ku sheegay lacagta
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 Жыл бұрын
Is astur marka hore madamaa and Muslim tahay
@madinaainan3846
@madinaainan3846 Жыл бұрын
O wllo maxad isku qawisey sawdigi asturnaa qof weyn baabad tahaye
@naimoahmed4480
@naimoahmed4480 Жыл бұрын
Please abayo adunkan wa 2 bo bari please is astur 😢
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 Жыл бұрын
Ilahay haku soo hadeeyo
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 Жыл бұрын
alha ku cafiyo naima xage lga haya abyo insha allh khayr
@fatimaadam3499
@fatimaadam3499 Жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo
@ahlanhussien
@ahlanhussien Жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo ee timaha Qari oo ilaahay bari Inuu ku caafiyo
@QadroYuusuf-qq9lx
@QadroYuusuf-qq9lx Жыл бұрын
Ilaah haku caafimad siiyo abayo ❤️🥹
@umuamiira1418
@umuamiira1418 Жыл бұрын
Bismilahi nabal is astur oo madaxa qarso fadlan wxaa tahay hooyo Muslim ehe
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Alle haku Caafiyo Walashey mcn Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ruwadamaxamed5963
@ruwadamaxamed5963 Жыл бұрын
asc wllo ilaahay ka cabso is astur cawradaada iyo timahaaga qarso
@khadra7767
@khadra7767 Жыл бұрын
Allah haa ku cafiyo inshallah ya rab naeema wll mcn ❤❤❤❤
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Oo birihii waad iska bixisay ogoow
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Жыл бұрын
Allah ku cafiyo
@milosharafkamil2300
@milosharafkamil2300 Жыл бұрын
Ilhay Haku hadeyo waa leysuxinaa ad ledahay wadna qawantahty😢😢😢
@ji8698
@ji8698 Жыл бұрын
Maxa laga qalay gabadha
@Boqoroda
@Boqoroda Жыл бұрын
Maxaa laga qaley 😮
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo waa malmo khayr badan ayaa lagu jira wlo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo isoo ducee inshaAllah
@MaryanAxmed-lq5xr
@MaryanAxmed-lq5xr Жыл бұрын
Ilaahay ha kuu fududeeyo abaayo nimco qaliinkii ku najaxdo alaha kaaga dhigo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@user-wz8hk3iv3q
@user-wz8hk3iv3q Жыл бұрын
Waan ku salaamay naeema arintaa aad sameesey shalay ayay ii ahayd one year waxaana lu sameeyey private uk ah lacag badan waa la iga qaatay wax jira aan ka qaaday ma jirin sidaas ayaan u waday wax dareera ah ilaa laba weak alxmdullahi waan fiicanahay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Woow ManshaAllah qaali makaa dhacay hilip?
@roodaaden6463
@roodaaden6463 Жыл бұрын
Allaah caafimaad baan kaga rajeynaya wall
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo❤️🩸
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
Maasha Alah you’re so beautiful inside and out side daacad baa tahay Aniga tummy tuck markaan sameynayay I didn’t tell nobody wallahi insha Alah waad fiicnaan sister can you do me vever waa imisa qaliinka qarashka surgery ah ma igu caawin kartaa I am so tired to lose weight and it came back again
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Woow you did a tummy tuck i Will inshalalh markaan noqdo stabil weight Walalo privat ayaan isku qalay waxay ahayd 65 kun oo danish kr ah
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink insha Alah sister 65 denish ma garanayo Dolar ma igu sheegi kartaa please sister if it’s cheap may be inaan xagaa imaado waayo USA too much many waayay hada everything was expensive wiligan
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Жыл бұрын
Naciimay wallal afigoo raali ah maxaa xijabki yaraa kaga dhacay ad bad ugu qurxoned ee
@maxamedcali8927
@maxamedcali8927 Жыл бұрын
Yaku dhahy no sawir duqon
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 ай бұрын
Wll carabka maxa birta ugalisay niciima alle haku so hanunshoh
@raaqiyamohamed5448
@raaqiyamohamed5448 Жыл бұрын
Dear qalliinka nooga soo waran bal waa ka baqaaye
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo naciima
@leolavenda7135
@leolavenda7135 Жыл бұрын
omg tears. From my eyes - ❤❤❤💐💐💐💪🏼 love and hugs from here❤️❤️
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ooh thank u walalo❤️🩸❤️🩸🩸I am ok
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Waxba walaashey wax arki maysi kheyrey bay noqon waan kuu duceyney naciimow abayo hana oo hin waa ladnaaneysaa
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 Жыл бұрын
Hbo mcn maxad iska qashay oo kugu dhacay ilahay haku cafio
@zulekahmatan6889
@zulekahmatan6889 Жыл бұрын
Allah haku cafiyo abaayo macaan❤❤
@AnizaAbdale
@AnizaAbdale Жыл бұрын
Ma calooosha iska qashay walal alllaha ku fududeeyo
@halimoahmed45
@halimoahmed45 Жыл бұрын
Illaahey haku soo nabad celiyo.
@maryan7063
@maryan7063 Жыл бұрын
Wa run abyo cayil badan ma lihid lkn hadu qalinku kula fcnady wa oky is your choice 🥰
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@UmuAbdirahmaan-z6k
@UmuAbdirahmaan-z6k Жыл бұрын
Asc naciiima ilaahay haku caafiyo xbti quruxduna waaa hadafka qofkastaa leeyahay congratulations xbti inaan sameeyo ayaan rabaaaa hadaaad faah faahin naga siin karto waan jeclaaan lahaaa Teeda kale 5 ta meelood maxaaa lagaaga dalooliyay halmeel qofka lagama jeexi karo miyaz
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Inshallah video ayaan kaaoobsamaynaya walalo sababta InshaAllah
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Жыл бұрын
My Allah makes sahlan o saqiran
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Жыл бұрын
Masha Allah abti nicina yare Allah wene ha ku xiftiyo
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Жыл бұрын
😂😂 you just watch what u eating and the time u eating no sugar, bread and rice why pain for money 🥱 but your choice hopefully everything works the way u want.
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks anyway
@yasminkhalif2307
@yasminkhalif2307 Жыл бұрын
Masha Allah wall ilahey ha ku cafiyo waxan ku weydinayaa meeqo sano ayaa qof cadi ku so noqoneysaa oo aadan u bahnen kontorol
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Asc walalo qaaliyeey kumaan fahmin control dhakhtar mise control Cunto?
@suaadmohamed1096
@suaadmohamed1096 Жыл бұрын
@@NaeemaBrinkyacni waxey ula jeda ila iyo inteed ilalineysa mesha laga qalay
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 Жыл бұрын
Asturnaatu quruxbadanaa
@ksaksa2197
@ksaksa2197 Жыл бұрын
Alaah ku cafiyo abayo ❤
@Candy.r43
@Candy.r43 Жыл бұрын
The gas will go away slowly Naima don’t worry.❤
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 Жыл бұрын
Alahakucafiyo abyo inshaalah
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Allah ku cfyo inta ku dhimane ❤
@ytb479
@ytb479 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo inaadro Allah yaxfiduk ❤❤❤
@saidaomar7486
@saidaomar7486 Жыл бұрын
Saxenda maku caawin weydey huuno
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haa qaali lakiin side effect badan ayaay leedahay wana lacag badan markaad iska daysona jilibkii aya kugu soo noqonaya
@sudiomar6103
@sudiomar6103 Жыл бұрын
Masha allaah Abaayo biraha iska daa markaadan qabin aad baa afkaagu uqurux badanyehee ilahayna haku caafiyo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo
@AishaAbdalla-o9p
@AishaAbdalla-o9p 4 ай бұрын
Is astur
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Ilove you too
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 Жыл бұрын
Insha allah sidaad jeceshahay alle hakaaga dhigo abaayo
@hodanmohamed6128
@hodanmohamed6128 9 ай бұрын
Allaha kucaafiyo abaayo
@umuabdiraxman4659
@umuabdiraxman4659 Жыл бұрын
Gabadha maxaa ku dhacay ee laga qalayaa
@luckyfagaase6739
@luckyfagaase6739 Жыл бұрын
Barurta iska qashe wll
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Wcs wrb
@ifkajamac8841
@ifkajamac8841 Жыл бұрын
Quick Recover lnshaa-Allah
@saedasmith6558
@saedasmith6558 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤Alla Haku shaafiyo quruxee
@nrm8566
@nrm8566 Жыл бұрын
ASC, abayo Naema. Salaan Sare. Cafimaad deeg deeg ah Allah haku siiyo. Allah make it easy for.❤️🫡💟
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wsc walalo thank you❤️🩸❤️
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Maashaah allaah
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
ALLAH ha caafiyo ALLAH ha so hanuuniyo
@lullul3875
@lullul3875 Жыл бұрын
Allaaha ku caafiyo wll
@sulakahussein7962
@sulakahussein7962 Жыл бұрын
Get well soon naima
@maryamaxiis5622
@maryamaxiis5622 8 ай бұрын
Ala waaan cabsaday wlhy waxaas dhan ma waxaad umari in aad dhuubato
@IfrahOmar-gu9ec
@IfrahOmar-gu9ec Жыл бұрын
Alah ku cafiyo abayo noga so shekey qabka qalinka udhacayo markad bogsato mcnt♥️♥️❤️❤️😍😘
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
InshaAllah igu halee lakiin hada mad wada dhegaysatay?
@IfrahOmar-gu9ec
@IfrahOmar-gu9ec Жыл бұрын
@@NaeemaBrink ha mcnto si fcn waliba turki ina ada raba dhawan insha alh qorshaheyga waye ina sameyo adna waxan ku rajeyna si wanag san ine wax walba kugu dhamadan qali😘♥️♥️
@mssworld2023
@mssworld2023 Жыл бұрын
​@@IfrahOmar-gu9ecabyo qiimha maka warhysaaa
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo
@aminaali5817
@aminaali5817 Жыл бұрын
Asc abyo Ilahey haku caafiyo. Qalinka noo sharax please
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Walalo waxa la dhaha gastriseeve 85% calooshii wala gooyay
@tasliimmaxamood4458
@tasliimmaxamood4458 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo Ukhtiii
@hajjali3217
@hajjali3217 3 ай бұрын
Rabi kabaq oiskada carabka adbiraha gashatay
@nastexotahliil1682
@nastexotahliil1682 Жыл бұрын
Wallaley timaha maad asturatid
@bahjaraki1477
@bahjaraki1477 Жыл бұрын
Allah ha ku caafiyo walaalo
@boqoradashinnida
@boqoradashinnida Жыл бұрын
Xagee iska qashey maba fahmine?
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Caloosha walalo 85% wa lajaray oo la tuuray
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Inshaah allaah
@luckydaahir7087
@luckydaahir7087 Жыл бұрын
Naciimay wll naso waawen oo jidhkaygaba ka ween letahay waxan raba inan qalo oo iska yareeyo Bal ilaso tali
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Жыл бұрын
Allha Caafimad tam haku siyo Xabibti is deji allha bari inshaa allha
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Asc walalo hadhay dhib kugu Hayan naassha waxa lagu sameeya qalin aad kuu caawinaya inshallah
@luckydaahir7087
@luckydaahir7087 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink waxay igu hayan margiyada i xanunaya dhabar xanun wan kabaqaya ma inay dhibato igu kenan wll ilahay wax kaga baryaya cafimad
@mmmkk2344
@mmmkk2344 Жыл бұрын
Maasha allaah allaah ku caafiyo walaashay mcn ducayso 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walalo macaanto
@aminaahmad3435
@aminaahmad3435 Жыл бұрын
Nacimo abayo cafimad bad ku rajeynaya runti marhore inad go aan kad qadato bey lkn manta inad qadet wan ku farax runti riyadada allah ku rumeyo inshallah waxa kale ok rajeyna marka bogsatid inad tinta asturriid ❤ allah ku hafido qurux
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank u soo much qaali
@faadumoyaska3924
@faadumoyaska3924 Жыл бұрын
allaha kugu guuleeyo wll calosha somalia joog naa dhakhatir fican majoogan waa inaa cunada iska yareya kaliya
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
InshaAllah s thanks walalo miyaad is qali lahayd?
@faadumoyaska3924
@faadumoyaska3924 Жыл бұрын
maya wll waaba ka cabsada qalinka lakin wax kle kaalmati ah waa rabi lahaa
@fatimakalif
@fatimakalif Жыл бұрын
How much get well soon wllo
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Bismi llaah
@naciimoqaliif2675
@naciimoqaliif2675 Жыл бұрын
Naciimo bayo ale haku ufududeeyo
@shamsayasiin114
@shamsayasiin114 Жыл бұрын
Ilahay haku caafiyo qli
@hindaashur1181
@hindaashur1181 Жыл бұрын
Naeema walalo I hope you get better soon insha Allah
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo
@fatmabuffallo4095
@fatmabuffallo4095 Жыл бұрын
Say Aamiin
@dekabilanoubah9801
@dekabilanoubah9801 Жыл бұрын
Walahi I want to do it but it’s scary huno because 2021 I had a c-section for my twins
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ooh ManshaAllah for your babes walalo lakiin yes u have to be sure
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
When you have surgery for stomach waa qasab inuu Air kaa yimaado other wise waad ku xanuunsan sorry sister
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Aad iyo aad bisinka xanuun waaye qaali
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 261 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 69 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,3 МЛН
DAY (3) AFTER OPERATION
15:37
Naeema Brink
Рет қаралды 22 М.
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 698 М.
DAY(8) GASTRI SLEEVE (SU AALO IYO JAWAABO🙌🏽🙌🏽
19:17
Naeema Brink
Рет қаралды 13 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
DAY (2) AFTER OPERATION🙏🏽
8:19
Naeema Brink
Рет қаралды 16 М.
DAY (5) AFTER GASTRI SLEEVE OPERATION
25:17
Naeema Brink
Рет қаралды 13 М.
Naima Brink Blue Makeup İnayCalafdoon Keento Waa Khalad Subhan Allah😢
25:28
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 33 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН