No video

Naf ku jecel aduunyada Axmed Mooge | Naf ku jecel aduunyada lyrics | Naf ku jecel aduunyada | mooge

  Рет қаралды 126,913

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : Naf ku jecel adduunyada
ERAYADA: Axmed Saleebaan Bidde
LUUQDA: Axmed Mooge Liibaan
KABANKA: Saalax Qaasim Naaji
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Naf ku jecel adduunyada
Baa u waan wax nololiyo
Nabad lala wadaagoo
Nimco lagula waaree
Ma nugliye kalgacalkaa
Naariyo ka daran olol
Markuu nudayga kaa galo
Nabar weeye halisee
Ee taa nabdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
Hayga moodin nacasnimo
Anna haddii aan ku naawilay
Naqba waa la dhowraa
Nasiib haygu kaa simo
***********************
Nacab iyo sokeeyaba
Neefteydu diidoo
Ma nastoo jaceyl baa
Naqbi ila haleelaye
Igu noqay mid halis oon
kaba nuuxsan wayoo
Naftoo qalbigii buu
Nudub iga samaystee
Ee taa nabdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
Hayga moodin nacasnimo
Anna hadii aan ku naawilay
Naqba waa la dhowraa
Nasiibku haygu kaa simo
****************************
Neecaaw da'aysoo
Onkodna naawda ka hayaa
Iga heshay nugaal oon
Kaligay ku noogayee
Adna kayn nabaadliyo
Dhul naruuro joogtaa
Naxdin li'i ku hurudaaa
Nabsiga dhowri meysidee
Ee taa nabdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
Hayga moodin nacasnimo
Anna haddii aan ku naawilay
Naqba waa la dhowraa
Nasiib haygu kaa simo
#dhugmaal_lyrics #axmed_mooge #mooge

Пікірлер: 29
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 11 ай бұрын
Axmed Mooge wuxuu ahaa fannaaninta ninka ugu hab-dhaqanka wanaag. Wuxuu ahaa haldoorka fannaaniinta, isagoo dhammaantood dheeraa akhlaaq wanag iyo xishoodka oo ahaa sifooyinkiisa. Eebboow kuu naxariiso.
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 8 ай бұрын
Ma aqoon shaqsiya ayaad u laheyd? Fanaaniinta kale in uu ka aqlaaq badnaa yaa huba. Qof walba illaheybaa og.
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Жыл бұрын
Ax yaa another level alle qabriga ha kuu waasiciyo ahmed mooge liibaan 🥰🥰🤲
@mohamedomar238
@mohamedomar238 8 ай бұрын
Sahra axmad kaliya in ay qaado ayaan moodi jiray, waligeey ma arag axmad oo qadaya.
@elmiyasin7913
@elmiyasin7913 7 ай бұрын
Faysal Cumar baa isaguna qaada
@user-zm6lz2oi5d
@user-zm6lz2oi5d 7 ай бұрын
Marka lagu leeyahay fanku waa ilma Mooge iyo in lagu qurxiyey waataaa
@abshircismaan5429
@abshircismaan5429 Жыл бұрын
Waa erayadii axmed saleeban bide laxankii axmed gacayte kabankii Ustaad saalax qaasim riwaaysdii caashaq waakane kaalay arigolka waxale au sahra axmed
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Feysal cumar mushtaag baa leh heesta sxb
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
@@cabdulahi753 axmed saleeban bidde baa leh sxb wuu saxanyahy
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice sxb mhdsnd saalax qaasin baa tumaya
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 7 ай бұрын
This version should be the best version that this song has
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
nadi ila haleele (nadi) waaye sxb
@user-wj7kq5hp4l
@user-wj7kq5hp4l 2 ай бұрын
AHUN MOOGE😢❤🎉
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Another lvel 🥰🖐
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@naimanaziim7338
@naimanaziim7338 7 ай бұрын
15/1/2024🥲💔
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 Жыл бұрын
Axya mooge 16/08/2023 burco
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 9 ай бұрын
Heesta original keeda ma axmed mooge Iska leh Aun
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxameddaahir868
@maxameddaahir868 Жыл бұрын
jah
@user-tm1cb3cu4t
@user-tm1cb3cu4t Жыл бұрын
Naftoo maaha ee waa (Naaftoo):dhantaalmay/wiiqmay.
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 12 күн бұрын
Aan kula kaftama e, waxa intaaba ka dhaw oo ay walaalo badani si fudud u garanayaan marka isla erayga "naaftay oo" loo dhigo "naafoobay oo..." Tusaale ahaan, ninkii hebel wuu naaftay/naafoobay.
@mukhtaarmukhtaaryare
@mukhtaarmukhtaaryare 8 ай бұрын
@mukhtaarmukhtaaryare
@mukhtaarmukhtaaryare 8 ай бұрын
😂
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 9 ай бұрын
Heesta original keeda ma axmed mooge Iska leh Aun
@SakiCabdi-qp6hz
@SakiCabdi-qp6hz 2 ай бұрын
Haa zhp axmad ba iska leh
@cabdulahixuseen3151
@cabdulahixuseen3151 Жыл бұрын
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 19 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 835 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 533 М.
AXMED MOOGE LIIBAAN- HEESTII NAF KU JECEL ADUNYADA (KABAN)🔥
7:05
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 36 М.
Maxamed mooge Imisaan ku hor joogayoo
6:18
dhambaal3
Рет қаралды 1,2 МЛН
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 487 М.
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 131 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 19 МЛН