Axmed Mooge| Caashaqan I Soo Riday| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 198,878

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Hees: Caashaqan I Soo Riday
Ereyada: Maxamed A. Dacar
Codka: Axmed Mooge Liibaan
Kabanka: Caydaruus C Ibraahin
***
Heestan Axmed Mooge waxa hore ula qaadday fannaanadda Sahra Axmed Jaamac.
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 93
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 ай бұрын
Gacanta Saalax Qaasim Dadka kabanka dhawaqiisa wax ka yaqaan ayaa fahmi kara, waayo waa Half ton. Kabankaan waa Saalax Qaasim
@user-pk2cr2pf5i
@user-pk2cr2pf5i 3 ай бұрын
isaaq waxan uqiraya inan lagula tartami karin murti iyo sugaan from wiil warsangeli ❤
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 4 жыл бұрын
2020/06/25 aniga iyo Eng Abdirasaq Hasan daacad. Hargaisa xafada October ayaan Joogna hurdo u diyaar nahay heestan waanku Haysana🥰 rabi Ha u Naxaristo adero Ahmed mooge liiban Baban
@abdirsaaqhassan1935
@abdirsaaqhassan1935 3 жыл бұрын
Alla yacizak indr ano imika dhagaysanaya cwa 10.3.21 ayan halkan ka arkay allah haku sharfo .
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 3 жыл бұрын
Haben aan La ilobi kari ayu aha indro Alle ha ino naxaristo aduniyo Akhiro
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 3 жыл бұрын
Aqoon idinma lihi balse waxn daremaya inad zxip isku kal furan tihiin rabi ha isku kiin daayo Ana imika hurdo udiyargaroobaya hargeysa dagmada g/libax xafada sheekh Mubarak 1:30 duhirnimo
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 2 жыл бұрын
@@abdirsaaqhassan1935 muhumed iyo najiip abdilahi habane anh cwa ayn so booqday hees mhe mgc kle ha loo doono 💙
@abdirahmansulieman7145
@abdirahmansulieman7145 4 жыл бұрын
Heestan Ahmed Moge wuxuu inoo qishay hibadiisa faneed inyar oo ka mid ah. Waa la yaabay 🥰
@salansacad
@salansacad Жыл бұрын
Kabanku waa saalax qaasin waana cajaladii ugu dambeysey alayarxamee axmed mooge waxaana lagu duubay Djibouti
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 3 жыл бұрын
One of the greatest singers that Somali ever hard Axmed mooge
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Yes he was
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Sayid Axmed wuxuu heestan ku muujiyay awooodisa iyo xirfadiiisa faneed.
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 2 жыл бұрын
Bishu waa 10/20/2021 Hapenku waa khamis waaaniga iyo sxpkay yacaquub cali dhere iyo maxamed mahdi magaldu waa cergabo barina waa safar oo waa bosaso cawana waaa heesti axamed moge liiban 🎻🎻🎻🎻🎻
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
Sixitaaan: ma aha naf jacaylku rayigaliyay. Waa qof jacaylku raygalay. (Dabray)
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Aad iyo aad wll waa sidaa aad sheegtay. Raygalid waa dabrid. Waakii Mushteeg lahaa: Raxmaay Iftin way ku raaci jirtee Ruuxaygaa tuhmay inuu shil kaa reebee Odaygii rigrignaa ma *raygalayoo* Ra'yigaan qabay mayga kala riday Markan Feysal wuxuu ka hadlayaa in inantii uu jeclaa aabaheed oo macangag ahi guriga inay soo dhaafto diiday.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
LAXANKII MACAANAA EE AXMED NUUR JAANGOOW HEESTAN KALIYA MAAHA EE RUWAAYADA HEESAHA KUJIREY ASAGAA SAMEEYEEY.
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Sirmaqabe raxmaanku waxaa leh Siciid Harawo
@salansacad
@salansacad Жыл бұрын
Kabanku waa saalax qaasin waana djibouti alla yarxama axmed mooge waa markii ugu dambaysey Djibouti kadibna kenya ayuu tegay halkaasuuna ku dhintay marxuunku alla ha unaxatiistee aamiin
@Danx329
@Danx329 3 жыл бұрын
Music is language of spirit, it opens secret of life, it brings peace, abolishing strife,. may his soul rest in pean our legend ahmed mooge liibaan. Feeling wind down!!!
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 8 ай бұрын
No you are wrong bro, music is harm for soul
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 ай бұрын
Laxankii Jaangoow Aun Kabankii Saalax Qaasim Naaji "Gacan Libaaxle" ❤ Codkii Axmed Mooge Liibaan Aun.... 2024 May 4 Nairobi. Jawi roobaysan... ❤😊
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 2 ай бұрын
Ana maanta dhageysanayaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 ай бұрын
@@togdheer-boy4111 Ku raaxayso legend ❤️🙏
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Aun Axmed mooge liibaan
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
MAYA! MAHAN DACAR!! EE WAA DAHAB!! SIDI GORORKI GASHANDHIGA USO EGAY MURTIDAN!! MASHA ALLAH!!!👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*sida ramad ka reeban* *ribashada rogrogayaa* *weeye wll ee maaha HIBASHADA waayo heestu waa RA,LAY* *Mahadsanid walaal*
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 4 жыл бұрын
Allaah ha u raxmo e laxankii Axmed nuur jaango ÀHUN guulayso walaallo
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
زمن الأساطير مستحيل يتكرر رحم الله رحمه واسعه احمد موجي
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Aun legendry ilma Mooge rag kuma jiraan fanka Soomaalida macno wayn bay uleeyihiin anigana ii leeyahay dhagaysigoodu.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 3 жыл бұрын
Waaba la'aa heeskan oo ninkani tumayo. 👏👏👏👏
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
saxib inyar saxid sida ramadka reeban maha wa reemaan
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Karreeb waa marka geela nirgaha laga reebo waxay la micno tahay eridhaban wuu saxan yahay ee jooji waxaanad aqoonta u lahayn reemaa maaha saaxiib.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 aniga khaldana lkn sidad isu xarifinayso ayan la yabay xoolahana cid iiga aqoon badani ma jirto
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
God bless you sir Ahmed ❤️
@FaysalYaasin
@FaysalYaasin 6 ай бұрын
Subax sabtiya DRc Congo safar ayaan ahay ilahay ha u naxariisto wallkeen mooge
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 22 күн бұрын
Ma nabad tagtay 😂
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarku heeso ay qaadan ayaan dhagaysanayaa nasiib daro waynaa Who is watching in2020?
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Hadaan kaa hayaa heesihii saxda ahaa Thanks
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Balwo salaaman tihiin Canaan#beyjka waad kagaa bisaan
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 ай бұрын
Caashaqa isoo riday Aan ka raysto hawshee Kaalay raaskii ii raac!
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii a.n.jaangow codka sahra axmed iyo a.mooge
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 9 ай бұрын
Heestan anigu cunug yar oo garissa kenya fasalka 2 1982 wallahi maqli jirey
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Jaangoo baa laxanka lahaa balwooy
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
axmed mooge aun waxaa la qaadi jirtay sahra axmed aun Sxb heesta sida hawdka laandheer noo soo gali ee axmed mooge qaado
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Howdka laandhere ana so galin walal🤣🤣
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 жыл бұрын
@@najaxnalkaofficial6532 😂🤣 haye
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 4 жыл бұрын
Axyaa hees
@captaintripplea4468
@captaintripplea4468 Жыл бұрын
Wow axsan hees lkn sahra ka maqan oo waa talantaali heestu allh ha u naxariisto labadaba
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 3 жыл бұрын
Kabanka ustad salax qasim u ekaa axmed moge alow ku raxmo
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Wad saxan tahaye yan lagu marin habaabin salax ayaa tumaya iyada 1 nafkujecel aduunyada 2 iyo jidhku muu dubaaxsheen 3daaba isla saalax ayaa tumaya waxankuu hyaa xaqiiqo 💯
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Isku albun ayay ahayeen
@user-nq4kn3mu3m
@user-nq4kn3mu3m 5 ай бұрын
Xzzaqq
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Weeee. Weeee AX yaa moooge legen
@waayojoog204
@waayojoog204 2 жыл бұрын
Kabankaan Gacantii Saalax Qaasim weeye my Friend
@gaagaale1528
@gaagaale1528 Жыл бұрын
Kabanku cidda tumasaa maaha Qaasim ee waa caydaruus cabdi ibraahin oo ah Musician reer Djibouti ah,asal ahaanna kasoo jeeda magaalada Gebiley Somaliland.
@waayojoog204
@waayojoog204 Жыл бұрын
@@gaagaale1528 xariga saalax iyo kan Caydiruus cabdi ibraahim shaqo iskuma lahan sxp
@waayojoog204
@waayojoog204 Жыл бұрын
@@gaagaale1528 waa jiraan heeso cayduruus uu u tumay Ahmed mooge Sida : heesta dhalinyaro iyo Nabsiga hiishaa. Lkn albunka kujiraan , heestaan , uurhooyo , waxaad taransatàa , nafku jcl aduunyada, damaq jcl , miyaan xalayto jiifsaday iyo hees subcis ah saalax ayaa hal fadhi iyo hal kaban ku tumay.
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Sixid kabanku waa saalax qaasim naaji laxankuna waa jangow
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
Mooge Aun aamiin top hees
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 10 ай бұрын
Sida ramad reeban Ribashada rogrpgayaa
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 3 жыл бұрын
Aniga Iyo sxpkey Caynaashe Habeenku waa talaado arbaco soogalayso saacadu waa 11:42 bishu waa 28/12/2020 Wadanku waa Jarmal Xasuuuuuuuuus
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 9 ай бұрын
Germany waxan degana 1990 to 1992 labomagaalo ladho Augsburg kadibnah 1991 to 92 memmingen. Wallahi asxabteyda igu danbeyse 1992 Memmingen wan uxisey waxa kamid aha jokar iyo gaab iyo Ali yare iyo Ali madoowe iyo ganey
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
😀👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 La yeen: YAA! SALAAM!!
@cabdulahicadheys4762
@cabdulahicadheys4762 3 жыл бұрын
Hees qaliya qiimo badan iga dheh
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Wooow
@hassanabwaansocdaa4230
@hassanabwaansocdaa4230 4 жыл бұрын
Cashaqan isoo riday Aan reystay howshee Kaalay raaskii ii raac Yaa salaam balwo lyrics 🎻🥁
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
YAASIIN ABURAAS
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 7 ай бұрын
Laxankii AHN Axmed-Nuur Jaangoo .
@barkhadcirroole4590
@barkhadcirroole4590 4 жыл бұрын
Heestu tilantaali bay ahayd.
@yazen8058
@yazen8058 3 жыл бұрын
Haa Sahra Ahmed Jamac AHUN dhamantoda
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 2 жыл бұрын
Kabanku waa Saalax Qaasim.
@bashiirnour375
@bashiirnour375 2 жыл бұрын
Waah waah
@lguleed
@lguleed 11 ай бұрын
Murmo
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 6 ай бұрын
Sida raxan gadoodan ribashad rogrogayaa allow ila qabo sandkii afard ayaa bilowaday inuu siyaado mooye kalkacalku naaqusmiwaaye 2024/1/31/ 5:23 waxan igu qortay 2year horaan soo booqaya lkn cawan xaladkale oo tii ka duwana ayaan dareemaya hadii alle ugu guuleyo inaan soo booqdan rajeenay hadii noolado 😌
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Sida raxan gadoodaan Ribbada rogrogayaa Hibasho maaha sxb waa ribbasho
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
wad khaldan tahay saxib raxan maha wa sida ramad ka reeban hibashada rogrogaya erayga hibasho laba gor ayu kuso celinaya marna hibashu odhanaya marka danbe ayad ribasho moda lkn sida channalku u so qoray ayey sax ku tahay
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 11 ай бұрын
Codka: axmed mooge liibaan Laxankii: axmed nuur jaango Ereyada: maxamed aaden dacar Riwaayadii: bad jacayl badanaa oo la dhigay sanadkii 1974kii
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
Qof jacaylku raygalayoo ✅ Ribashada rogrogayaa✅ Eraygu waa Ribasho oo ah qof asagoo fadhiya salka ku socday oo istaagi waayay Qaybta horana waa qof ee mahan naf Qof markii la yidhaahdo waxaa loo adeegsadaa dadka lkn naf hadii la yidhaahdo waa noole oo dhan
@cabdimaxamed112
@cabdimaxamed112 Жыл бұрын
Sxp ribazho ma ahan ee waa hibasho oo micanaheedu yahay muhasho iwm
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
@@cabdimaxamed112 kuguma raacin sxb waayo qaafiyada heestu waxay ku socota erayga R oo ah erayga ay heestu ka kacdo Marka Ribasho ayay u badantahay Hase yeeshe waa iga saxsanaan kartaa sxb
@maxamedcabdiwahab-qq9bn
@maxamedcabdiwahab-qq9bn 10 ай бұрын
Ruugiyo ka xidhan lawgoo ....ribaasha (salka ku siqid) rog rogayaa waa qof lawga ka xidhan oo salka ku siqaya saaas macnuhu isku dabooli
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 4 жыл бұрын
Balwo lyrics zhp waxaad soo gelisaa heesta uu qaado Maxamed mooge liibaan baban Ee tidhaa Inuu jacaylku waran yahay Mhdsnid
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Sxb codsi adigo mahadsan juba iyo nadiifo cali kulane heeska huudheey cali magaalo no so raadi pls erayadana ka xasuusta C / juba labis kugu cariiriya cowra kuuma da.daye ceenka inta tahay mid kalod cajabisaba walle aniga calaf iyo caashaq igama kaa galo nadiifo cali kulane. Codko kaa xumaada cidla igala doodaye car makuu jawaaba pls sxb
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Haa weey jirtay heestaas waxaa erayada lahaa Barre Maxamed Fiidoow.
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
@@MudaneSooyaal ninyhow ayado qoral eh mudo 3 sana raadinaye wana la.ahay wali naga caawi adigo mahadsan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
@@Mohajabaanyare Heeskaas aad ka hadleyso waxaan filayaa inuu yahay midkane dhegayso kzbin.info/www/bejne/fZKXlnWhaMR5b6M
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed asago qoraal eh ayan la.ahay wali
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
@@Mohajabaanyare Af Soomaali pure ah weeye ma fahmaysid miyaa sxb
@sacsaosman8402
@sacsaosman8402 2 жыл бұрын
Sida ramadka reema Waa marka geela uu dhalo ee xilga barwaaqada ah uu kujiro Iska hagaaji bahadha (Not ramadka reerba)
@cabdulahicabdi7232
@cabdulahicabdi7232 2 жыл бұрын
Hees qiimo badan
Runta beentu waa u cadaw-Axmed Mooge Liibaan-Qaaci|Lyrics
8:33
Hees: Qooraansi|Axmed Mooge & Sahra Axmed| Balwo Lyrics
11:06
Balwo Lyrics
Рет қаралды 57 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 389 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Hees: Dadka Hayska Weynayn| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
5:22
Balwo Lyrics
Рет қаралды 68 М.
HEESTII. MUXUU soowataa  ahmed mooge iyo dararamle.
9:23
five stars tv
Рет қаралды 11 М.
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 40 М.
Heestii layaabka lahayd, Ee Miiraale iyo Axmed Mooge Liibaan.
8:09
Xargaga Music
Рет қаралды 109 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Hees: Allaa Faxan| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
4:58
Balwo Lyrics
Рет қаралды 148 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.