Naf Ku Jecel Lyrics Sahra Axmed

  Рет қаралды 1,045,579

VivaSomalia1

VivaSomalia1

7 жыл бұрын

Please like & subscribe
Thank You!

Пікірлер: 485
@myykitchen8877
@myykitchen8877 4 жыл бұрын
Mar wiil aan jeclaa asagane ima jecleen, wax ixtiraam ah ima siin jirin anigane wlh si dhab ah u jeclaa wan wici jiray asagoo iga jawaabi jirin lkn marka katago wan kusoo noqon jiray lkn waxa imoodi jiray asaga in an doqon aan katageen in an ahay lkn dhamaadki goan kaqaaty in an jaro si u hilmaamo inkastoo adag tahay in qof aad si dhab ah u jeclaatay la ilobo lkn meel lagugu bahdilaayo ma ficna in ad jogto💔😭😭wlh waligaa hadayicin qof kujecel, haku jesjeesi adigoo Mooda qof an damiir laheyn lkn qofka ku jecel ula dhaqan sida adiga jeclaan leheyd in lagula dhaqmo wayo qof waa bin aadin adiga cml ah😭ragow hadii aadan gabadha usoo jeedin waqtiga haka luminin qalbigeedane Hauga ciyaarina😭
@hibonuura7433
@hibonuura7433 4 жыл бұрын
Nayruus indho uroon Aby kula midban ahay wiil aan jeclaa afarsano aya ixumeye wlh xanun aya USO radshe hestan maka sheken karo wixi aakala kulmay balse waa adunyo wax walbo lala kulma ma aha INA daciifnimo mujiyo adne is adke walaashey mcn ragna yahay sagal midab waye saaid ayu iibahdile wuxuna igu yire 4 tas sano kuma jeclen waqtiga isaga ka lumaye Anne hdl walbo idhaho qalbigeyga kuqori jire 😭😭😭😭😭😭😭😪
@myykitchen8877
@myykitchen8877 4 жыл бұрын
Hibo abayo illahay hanoo fududeeyo dhib malahan walaga baxaa💔
@hibonuura7433
@hibonuura7433 4 жыл бұрын
@@myykitchen8877 aamin Aby allaha no wada fududeeyo
@Akhyaar142
@Akhyaar142 3 жыл бұрын
Wanka xumhy walalayal gabdhow raga kuwa xun kubadan ha ujabina mustaqbal ifaya idin rajen
@yrowe3966
@yrowe3966 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@cabdirisaaqaxmed3407
@cabdirisaaqaxmed3407 6 жыл бұрын
Waxaa fiican in aan ilaahay ka baqano waayo waxaad arkaysaa maalin walba ama dhowr kii cishoba qof ad garanays oo dhintay markaa somalidu waxay ku maah maahdaa ninkii qayrkii loo xiirow soo qoyso walaalayaal la socda sida aad maalin walba warkaa u maqlaysaan qofkasta oo inaga mid isna maalintiisay gaadhaysaa sida kuwaa ad maqlaysay fadlan geerida way imanaysaa qof walowba wax u diyaarso alle xaqa hayna waafajiyo dhamaanteen aamiin
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 5 жыл бұрын
Dadka naf xaqdaro ku dilaya uma jeedan miya kuwa heesaha dhagista u kaliya miyad ka adagtihin shiekh shanbari iga dheh !
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
@@dhegadheer2600 heesaha ilahaa ka raaliya
@aishaabdullahi5258
@aishaabdullahi5258 5 жыл бұрын
@@qalbihodon721 wll ilaahay ulaabo istaqfirullh
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
@@aishaabdullahi5258 ilaheey intuu joogaa?. War amaanka halaysugu dadaalo oo dadka ya la waalin🤔!.
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 5 жыл бұрын
Arligii Udgoonka Astaqfurullaah wll Allaah kaftan iyo dad iska celis magalo ee kajoog wixii aad aragto oo xun ka’aamus amusnasnta waa jawaab wlshey
@anwarr4720
@anwarr4720 6 жыл бұрын
May Allah forgive her all her sins and grant her jannatul firdos. I am an Oromo and I grew up listening to Sahra Ahmad and all great Somali singers such as Hibo Nura, Fadumo Qasim, Baxsan, and Halima Khalif Magol. I thank them all for those great times. Long live Somalia.
@bilemohamedsiyad1660
@bilemohamedsiyad1660 5 жыл бұрын
Anwar salute u my bro
@abdimalikmohamedhussein7153
@abdimalikmohamedhussein7153 5 жыл бұрын
Grt respect for oromiyaa
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 4 жыл бұрын
Aamiin
@DelPiero-us7su
@DelPiero-us7su 4 жыл бұрын
Ameen. Allah ha naxariisto Sarah Ahmed roble and grant her highest level in jannah firdawsa ameen
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 4 жыл бұрын
Thanks broo
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 5 жыл бұрын
🌷Nafku jecel adduunyada 🌷Baa u wacan wax nolol iyo 🌷Nabad lala wadaagee 🌷Nimca lagula waaree.. 🌷Ma nugliye kalgacalbaa 🌷Maar iyo ka daran olol 🌷Markuu nuday kaa galo 🌷Nabar weeye halise. 🌷Ee taa nabdiga geli 🌷Oo soo noqnoqoshada 🌷Ha iga moodin nacnimo. 🌷Anna haddii aan ku naawilay 🌷Naqba waa la dhawraa 🌷Nasiib ha igu kaa simo. 🌷Nacab iyo sookeeyaba 🌷Neeftaydu diidoo 🌷Ma nastoo jacayl baa 🌷Nadi ila dhacaayee. 🌷igu noqoy mid halisoo 🌷kaba nuuxsan waayoo 🌷Naaftoo qalbigii buu 🌷Nudub iga samaystee. 🌷Ee taa nabdiga geli 🌷Oo soo noqnoqshada 🌷ha iga moodin nacasnimo. 🌷Neecaw da'aysoo 🌷Onkodna nawda ka hayaa 🌷iga heshay Nugaaloo 🌷keligay ku noolee. 🌷Adna kaymo baadliyo 🌷Dhul naruuro joogtaa 🌷Naxdin li' ku huruddaa. 🌷Ee Taa nabdiga geli 🌷Oo Soo Noqnoqshada 🌷Ha iga moodin nacasnimo. 🌷Anna haddii ku naawilay 🌷Naqbaa waa la dhawraa 🌷Nasiib ha igu kaa simo.
@jallebotan7698
@jallebotan7698 5 жыл бұрын
"Nabsi dhawri mayside" ayaad katagtay sxb
@nimamustafa5256
@nimamustafa5256 5 жыл бұрын
Bilaa' Muraad
@mowlidhassan882
@mowlidhassan882 4 жыл бұрын
Neecaw da’aysoo onkodna awda ka hayo dhe zhb
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 4 жыл бұрын
Mahadsinid saaxiib bilaa
@bash2552
@bash2552 4 жыл бұрын
Masha'Allah Allaha u naxariisto
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Hestan gabadh aan ku xumeyay aya iqadi jirtay ilaahey heyga cafiye inkasto ane marki dambe leyga jaray 😥😥 💔💔Wlh nabsigu waa ma guuran waliginba iska ilaliya💔 Dhaman wllheyga iga dambeya ama aqrisan dono qoralkan salan gobed iga gudoma 😍😍 From NAIROBI 6/APRIL/2020 Like isku mujiya sxpiyal 👇👇👇👍🙏❤❤🥰
@canabxuseen6352
@canabxuseen6352 4 жыл бұрын
husein ahmed wllo waan kaa qaadnay mid lamida ayaan hawada kuusoo marinayaa
@cabdullahiciisexusenmaxame9158
@cabdullahiciisexusenmaxame9158 4 жыл бұрын
Wan ka qaday sxb nabsigu waa dhib badanyahay
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 жыл бұрын
Qfki kowaad e an arko.dnbigiisa qirta ,ddku wa nala wada xumeyey by leyhn
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Gabar dareenka ay kuu qabto uu gaarsiiyay heer ay kuu heesto waligaa hayska sii dayn, lama-helaan iyo lama-arkaan waayee. Kkk
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 2 жыл бұрын
@@Hurre43 wlh sxp 17 sano jir ayan aha ma fahansaneyn iaceylka iyo nolosha ka dambeysa balse wali wan wada xirirna manta nin kaley oridi tahay ubadane uheysa UK ayey ku noshahay aniga USA wa lakala tagay 🥲🥲
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Nacab iyo sokeeyaba Neeftaydu diidoo Ma nastoo jacaylbaa Nadi ila haleelee Igu noqoy mid halisoon Kaba nuuxsan waayee😢💯😢💯. Allow jacaylkayga oon ku guulaystay itus aniga inta ila midkaa🤲🤲🤲
@iddiamindada1170
@iddiamindada1170 6 жыл бұрын
Maanta ayeey Geeriyootay Sahra axmed Jaamac Abokor Cali Eebe Naxaristii jano hasiiyo, Dhamaanba ummadii ay ka baxday ee soomaaliyeed samir iyo iimaan saadiq ah eebe haynaga siiyo aamin
@khalidbarejama2668
@khalidbarejama2668 6 жыл бұрын
alllah unaxariisto qabriga uwaasiciyo kitaabkeeda midigta siiyo runtii waxay aheyd qof qaali ku ah ummada soomaaliyeed
@iddiamindada1170
@iddiamindada1170 6 жыл бұрын
Khalid Bare Jama aamin Aamin sxb qaali
@ridwaanducaysane2249
@ridwaanducaysane2249 6 жыл бұрын
aamiin sxb
@seynab5
@seynab5 6 жыл бұрын
Iddi Amin Dada aaaaaamiin ilaahoow unaxariiso
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Iddi Amin Dada aamiin zxp illhy ha unaxaristo 😭😭😭😭Geeridu inty noso jirto rabaa og rabbow qabriga noo waa sici illhw janadaa kaa barinay yaa allah yaa raxman rabow noo danbi dhaaf yaa allah illhw unaxariso 😢😢😢
@karaama1495
@karaama1495 2 жыл бұрын
Ereyadii axmed saleban bidde Laxankii axmed gacayte Kabankii saalax qaazim naaji Codkii sahra ahmed🔥❤
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 жыл бұрын
Aye kale inader alxaanta sidaa u macaan gacayte✌
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 5 жыл бұрын
Waxaan xasuusta abahay iyo ani oo gaari wadanaha galkio ka soo baxnay una soconah bosaso gaarigunah 120 taagan yahay ayna noo darantahay heestan sharafta badan abe live longer walad isoo korisay markan yara waxaan ahaa faytar waxaan langue amini jirey 16 jir gaariga inaan bosaso la aado somalia Puntland 🇸🇴 great 👍. Somali kuu xiisey
@farhanomar1183
@farhanomar1183 3 жыл бұрын
Heestani si gooniya ayay ii saamaysaa markan maqlo. 2013 goortaan isbaranay Qof wxbdn na dhex mareen agtayna xusuus gooniya ku leh ,imiga ilaa mudo 1 sano wnkala maqnay sababo is fahan daro ah lkn waan jeclahay iyadna sidoo kle intaan ogaa.Wnku Salaamay Farxiya M 2019/08/27. F💔F.
@kalkaalchannel3345
@kalkaalchannel3345 5 жыл бұрын
Hestaan waxan ku soo xasuustay gabdh jcl la bisteed ah oo aan safar wadah ahayn baa gaari iskagaag tuurtaay markii ay maqshaay heesta oo ka tabatay meel xun 😥 sorr inta jclka u samaayay love iyo like i sara waa oday heesahan danbe ku jahareersane
@cumarcabdi4140
@cumarcabdi4140 4 жыл бұрын
Runtii ano iska calol ADAG bay iga ohisay alle haku naxariisto mamo😭😭😥
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Ha oyine aamus wllo
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 3 жыл бұрын
Oh my brother me too😓
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 жыл бұрын
2020 hdad ila dwanaso like dhac igu Sii ❤👈 Jacaylku wuu Igu soo Maxanaya sida Biyaha wlhi❤
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
21/12/2019 Haben sabtiah uk
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 ❤
@seynabmaxmed8470
@seynabmaxmed8470 10 ай бұрын
​@@fadxiapdilahi5242023😢
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Haddey hees macaani jirto waa Naf ku jecel adduunyada. Haduu abwaan miro macaan jirana waa Axmed S.Bidde.
@abdirashiidcabdi8968
@abdirashiidcabdi8968 4 жыл бұрын
Heestaan yaraantaydii jeclaaa...ilaa hada wan jeclahay xusuuus qaaaliya...ilaahayow u naxariiso Zahra ahmed amin
@toostoosmedia1672
@toostoosmedia1672 4 жыл бұрын
Ilaahayaw gabar si dhaba ii jecel iisahal Markaan maqlo erayo tilmaamaya jaceel Waaxaan xusiistaa Nafteyda Asxaab ta ina comment geyga aragtaa Ducada ha igu kaabeen dhegeysi wacan
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 4 жыл бұрын
Amiin waalal inshallah khayr don't worry
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Hadad heshidna waad xumayn un
@amssaid9583
@amssaid9583 3 жыл бұрын
Is there true love here .... if it’s rare like cambar ...
@aarkadhulpante7889
@aarkadhulpante7889 3 жыл бұрын
Amiin zhp wad heli isha allaah
@caydiidabdirizak5301
@caydiidabdirizak5301 3 жыл бұрын
Waxaaa dareemi kara qiimaha jacaylku leeyahay qofka haysta qof jecel ama isagu wax jecel
@geedihassan5048
@geedihassan5048 4 жыл бұрын
Waan inna salamaya dhaman dadka Somaliyeed inta ka ahyen kuwa Somali u dhashtay hadane luuqadooda iskala weyn ayaanbo la yabanahay
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 4 жыл бұрын
Bro Luqadda laiskalama waynee waxaas waa western influence
@geedihassan5048
@geedihassan5048 4 жыл бұрын
@@bashkanoor9729 noor ku salmaay wll mcb
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 4 жыл бұрын
@@geedihassan5048 waaan kaaa qaaday sxb...Shugran
@abdirahmanir7156
@abdirahmanir7156 4 жыл бұрын
Heesstaan waxay kamid taha heesaha aanan ka daalin dhagaysigooda. sahra axmed ilaa iyo caruurnimadaydii waan dhagaysanayay heesahadeeda walina kama daalin allah ha unaxariiisto. Caawa galkio ayaan ka dhagaysanayaa caawoyin badana waa dhagaystay. Allah yarxam.
@shucaybcismaanibraahimxabi3610
@shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 жыл бұрын
Erayadi abwaankii wayna Axmed salebn bide iyo codkii ilaahy ha u naxariiste sahra Axmed
@guledahmed3913
@guledahmed3913 4 жыл бұрын
shucayb cismaan ibraahim Xabiib thanks wllo in badan radiyay qofka heestan sameyay ✌️🙏
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 жыл бұрын
Aaladaan majirin xiligu waa 2002dii Waxaan joogay dhuusamareeb miyigeeda Canjal uu adeer key laha baan inta Qaato raadiye gashan jiray xasuus Mom rabi hakuu raxmado aamiin
@abdirahmanmuse6818
@abdirahmanmuse6818 6 жыл бұрын
when i listening this song it reminds me when things were good, back home
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 4 жыл бұрын
I'm still at home 🇸🇴 and it looks like the good times will come back soon
@suhaybjibril7868
@suhaybjibril7868 4 жыл бұрын
M
@omerqalonbi3466
@omerqalonbi3466 3 жыл бұрын
The old good days 😪 😌
@kemitvaudou8264
@kemitvaudou8264 3 жыл бұрын
Hi ! Say please in Afsoomaali .
@lacozette3013
@lacozette3013 3 жыл бұрын
Glorious Bast Ancient Days ☺
@mrjj2225
@mrjj2225 6 жыл бұрын
Xasuus iyo waayowaayo baan ku soo xasuusta heestaan iyo jacyalkaygii ugu horeeyay Oo eetaa nabdiga gali oo soo noqnoqoshada ha iga moodin nacasnimo Best hees
@abdallamuuse8904
@abdallamuuse8904 6 жыл бұрын
Mohamed Zaid legand of love sxb Hhh
@atocareh7066
@atocareh7066 2 жыл бұрын
Legend Sahara Ahmed allah kuu naxariiso ameen ameen
@cabdalealiisse977
@cabdalealiisse977 Жыл бұрын
ɪʟᴀʜᴀᴡ ɪsɪɪ ɢᴀᴘᴅʜᴀ ɪɢᴀ ᴍᴀʏᴅʜᴀ ɴᴀᴘᴀʀᴅᴀ ǫᴀᴘᴏ🤲🤲💔😰
@RabicMacalin
@RabicMacalin 28 күн бұрын
Amiin zxp😢😢
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 2 жыл бұрын
Heestan walhi xasuus Bay igu ledahay 2017 baa hamenwalba saqdhexe dhagaysan jiray xligas oo qof jeclaa hada rabay in an go an garo oo naftayda kasaro wayna isurta gashay alx ugudanbayn wasodhamaden waxwalba sidan rabay waxana alle kabaryay ruux iqalma in alle isiiyo farxad iyo jacaylna kaheli wana isiyay alx mana ahyn ruux xun balse nafta idiiday qofkas waxan ahaa qof ad umaserbadan 🥺alx hada waxana ahy marwo 4years
@mohamudjamac1213
@mohamudjamac1213 4 жыл бұрын
Ana hadii an ku naawilay Naqba wa la dhawraa Nasiibka heygu ka simo👌
@ahmedhashi2773
@ahmedhashi2773 Жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay heesaha dhaqanka ah in lyrics aad ka dhigto lkn hal talo ayan ku siinaya heesihii hore waxay lahaayeen laxan aan ereyada qaar la fahmi karin sida heesta ka muuqata (Naqbi) ila haleelay maaha ee waa (Nadi ) ila haleelay hadii qoralka erayga aad fahmi waydo isku day inad baadho heesaha qoraalkoodii hore si aan macnaha iyo u jeedaduba isku badalin (nadi ) Wa jedal ama xadhiga faraska lagu dhufto marka la eryayo
@saffamaxamuud2359
@saffamaxamuud2359 4 жыл бұрын
Waaah waah xasuuus baan dabaaashay jcaylkaygiii iigu horeeeyey mar ay duruufuhu nakala irdheeyeeen baaan dhegaysan jiray iminka xaaas ayaaan ahay isna Germany ayuuu joogaaaa qalbigaaan ka salaamayaa my firs love
@bashkaabdullahi7296
@bashkaabdullahi7296 4 жыл бұрын
Hees xasus weyn leh waye runti..walahi wax ka xanun badan majiro markaad weydo ruuxi ifka ad ugu jeclayd....waxay ehed Tariq 13-03-2017ki maalin arbaca ah waxay ahayd maalin jacyl cusub igu abuurmay...Waxan ka so safray Magalada Mandera waxan kuso wajahnaa Nairobi waxan Diyaarada dhexdeda isku baranay Gabar ladaho Aniso..Run ahaanti Aniso waan wada shekeysanay waxay ii sheegtay inay rer Luuq-Gedo Somalia tahay wada shekeysi dheer kadib waxan kala qoronay Nambarada,Markay diyarada so caga dhigatay Garoonka Wilson Airport Aniso waxay ii sheegtay inay aadeyso Xafada Hurlingum aniguna marka waxan usocday Islii wan ismacsalameynay...kadib markaan islii imid ayan wacay waxy igu tiri waan tagay Xafada....marki habenki lagaaray ayan wacay wada shekeysi dheer kadib Aniso waxan ka codsaday inanu kulano si an u wada shekeysano Aniso Way iga qabashay.Sadex maalin kadib Aniso waxay ii sheegtay inay Islii imanayso si ay iila kulanto,kadib wan kulanay waxan u sheegay inan ka helay an markasna diyar u ahay inan xariir jacayl lasameeyo Aniso nafsideeda waxay igu tiri ambo wan kaa helay Alla ya ka qurux badan lama qalbi oo iska helay o hadane kan kankale uu u sheeegtay jacalka u uqabo....Shekeda waxay socotaba Aniso waxan yeelanay jacayl xad dhaaf ah Bil kadib Aniso waxay u duushay Muqdisho sadex biloow kadibna Aniso qofki aan kasi jirey maaha wanfahmi wayey bil kadib Aniso waxan mqqlay inay Aroos LA gashay wiil Canada kayimid aniguna dib dambe iimay so firinin.....Alla jacaylku xanuun badanaa. Laba sano kadib Aniso waxay igaso qabatay Facebookga waxayna ii sheegtay in LA furay gabarna haysato Aniguna maba isku mashquulininbo....ax ax ax ax +254722209443
@Lowk3y19
@Lowk3y19 3 ай бұрын
Maalin sabti ah 13/04/2024 saacadu ay tahay 6 galabnimo ayaan dib usoo booqday heestan. Intii iga dambaysa ismuujiya bal 🌹🌹🌹
@mokhtarahmed2447
@mokhtarahmed2447 7 жыл бұрын
heestan waxay ka mid tahay heesaha xasuusta igu leh walaahi wakhtigaan yaraa ee aan dhiganayey dugsiga ayey dib igu celisa sahra axmed jaamac fanaanad qaran
@abdullahmohammed8405
@abdullahmohammed8405 6 жыл бұрын
markii iigu horaysay aan dhagaysto heestaan waan yaraay , abtigyaa dhagaysa jiray oo jaceel la xanuun sanaay , lkn maanta anaa booskiisa galay
@haliimadiini557
@haliimadiini557 5 жыл бұрын
Abdullah Mohammed 😂😂😂😂
@haliimadiini557
@haliimadiini557 5 жыл бұрын
Abdullah Mohammed sorry kista adlaxanusantahay allha kusiyo
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 5 жыл бұрын
Abowe jecelka lagu shegayo waa borogaraam la isku xiro ee qof walba ood la shekesaneso qalbigaga ka ilaasho ilaa aad ka heleyso tuu rabi kuu qoray.
@inamohamed2491
@inamohamed2491 5 жыл бұрын
Anaa kadanbeya cawana oo jecayl la xanunsan xumaa jacaylku
@Axidig
@Axidig 5 жыл бұрын
wali gay iyo allahay jecel. kuma qaraarin ilahaadeer waxaan rabaa inaaaan markaan gaboobo aan xagiisa u leexdo
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi Жыл бұрын
Goorsheegtadu waxay kusii siqaysaa 23:00 Habeen kamida dabayaaqada habeenada qabowga (winterka) ee November iyo assignment aan diyaarinayo semester kii udanbeeyey jaamacadda, daaqadda igu beegan waxaan uga jeeda barafka tiixtiixaya ee sida naxariista leh dhulka ugu nasanaya✌🏾xilli aan ku shaqaynayo heestan iyadoo cod hoose igusoo gaadhaysa balse aanay wax xidhiidh ah erayadu lalahayn noloshayda ee laxanka qudhi na mideeyo🙏🏾🇸🇪 intiina quluubta waadhka ka taalna alle haydin caafiyo , qosla nolosha oo farxa wayka qiimo badan tahay noloshu inaad qof kula mida halkuu kaaga dhaqaaqay fadhidee 😊
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 Жыл бұрын
Laxanku marmar Buu ereyada ka saamayn badanyahay.!🌹
@nastehoabdi6402
@nastehoabdi6402 Жыл бұрын
Isla jawiga aad ku jirtid bn ku jiraa Sheegtadu waxay iitahay 10:16 Intaa waxaa iidheer Buug aan muddo raadinayay oo an helay CISHQi Iyo COLAAD cabaar kohor bn Sckool ka imi Shaah bigysa iyo buugaas baa ihor yaal 🇨🇦 Buuga iyo heestuba Aad bay iisaameeyeen waa xanuun markii ad ku dhex dhuntid Jcylkaaga iyo ehelkaaga💔💔
@Culimocumar101
@Culimocumar101 3 жыл бұрын
Xasuus wallaahi wiilkii heestan ibaray 2005.2006-2007 xiliyadaas bay ahayd landline ka buu naga soo wacijiray heestan buu qaadijiray Laascaanood Ilaahay hakuu naxariisto haddaa dhimatay haddaa nooshahay nolol qurux badan ku nooloow 25.05.2021 canada
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Mashalah qofka aad wada socon jirteen e waqtiga iyo waayaha idin kala Geeyay inaad waqti qurux badan u rajeysid Taas wa jeceyl iyo Dadnimo really Adna hadaad nooshahay cimri dheer iyo cibaado suuban hadaad Go,dayna Janadi Firdowsa Allah kugu deeqo 🤲
@somaalidiasporarealtvanden2977
@somaalidiasporarealtvanden2977 7 жыл бұрын
Nacab iyo sokeeyaba nafteydu diido ma nastoo jaceylbaa Madi ila haleele igu noqoy mid haliso kaba nuuxsan waayo naftoow qalbigiibuu nudub iga sameystaye,sahro waa fanaanada kaliya ee aan jeclahay
@sharmarkeqassim5816
@sharmarkeqassim5816 4 жыл бұрын
This is so disappointing 😭. Why didn't Fartun Birimo give the copyright to this lady. I thought it was her's and no body could sing better than her but this lady nailed it. Am heart broken 💔 this song was my favourite song of birimo.
@indhayare11
@indhayare11 2 жыл бұрын
*Adna keyn nabadliyo *dhul nanuura joogtaa *naxlin li'i ku hurudaa *nabsi dhowri meyside Allah yacizak heesaha soomaalida wuka aan ugu jeclahay ayey kamid tahay heestaan si bey kuu tabaneysaa Allaha u wada naxariste dhamaan u duceeya walalyaal
@xamseaadan4391
@xamseaadan4391 2 жыл бұрын
Axyaa Sahra Axmed jaamac Sheekh Isaxaaq♥️♥️♥️
@jallam
@jallam 2 жыл бұрын
Sahro axmed jam Xamiilo khaliif magool Khadro daahir cige Fanka soomaliyeed iyagoo kale inay dib u soo maraan yaan la sugin Runtii hibo codeed oo wax la mida aysan jirin bay la ahayeeen ❤❤❤❤❤❤
@abdihakemqurbo5712
@abdihakemqurbo5712 4 жыл бұрын
Nacab iyo sokeeyaba Neeftaydu diide👌 Allow kuu naxariiso😭
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Nacap iyo ZokeeyapaH Neeftaydu diiidee😢😢😢 Maamo ZahraH ahmet Jaamac Alloow kuu Naxariiso😢 Waxaan Xasuustaa maalin aan Gurigeeda ku hor ciyaarYnay Makhrib kupad ciyaalnimadii ayay intY nagu zoo paxdY nagu tidhi Hooyo maxaa salaada u tagi wYdeen kadib aan ku idhi Masaajidka piyo kma helayno waa Jaam kadib intY wayzo noo zoo Qaaday nagu tidhi Tan ku waysaysta Oo Masaajidka tagaH Kadib waan yeelnay amarkeeda 😢😢
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Ax😢qoraalkaaga qalbigu iga taabtay zxp Inta yar e ay Salaada idinku Idinku Toosisay allah su.aalaha qabriga ugu fududeeyo waxay aheyd qof dadnimo leh
@amo6188
@amo6188 Жыл бұрын
@@dabiyobiyo9880 Aamiin zhp Maamo sahra ahmed Alle godka ha u nuuriyo 😢
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
@@amo6188 aamiin bro
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Yaa salaaam allow u naxariiso maama sahra
@mohamedboosh4829
@mohamedboosh4829 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisro Sahra Axmed Jaamac , waa erayadii Axmed Maxamed Saleebaan Bidde
@daudgoala
@daudgoala 8 ай бұрын
Gacal iyo xigaalnimo, gebi dumar ahaantood , gaar iigu dheeride, gabalkoo dhacayaad soo siraadatoo timi, gaarabsiga walaanimo, Guri lagu dhisoow hodon iyo hiilmo weeyoo, gabal uma dhacee hooy, gaadh laydhsan iyo dhalad , goor walbaw shidan, guna kuma habawdee, gob ayaw siraadee
@baravania5
@baravania5 3 жыл бұрын
ألله يرحمها ويغفر لها ويجعل قبرها روضة من رياض الجنة يارب العالمين
@cabdisamadxuseen973
@cabdisamadxuseen973 4 жыл бұрын
Ilaah amarkiisa zahra wn jecelahy heesa.heeda 2:36-28/9/2019? habennimo istanbuul ku dhagestoyaa
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 3 жыл бұрын
Iibaashaal walalo
@hozzenkhaliif9166
@hozzenkhaliif9166 4 жыл бұрын
Ma aqaan Waxaan heestan Ku Jecelaaday Jaceel neh ima haayo wlh Allow unaxriiso Sahro ahmed jaamac
@amssaid9583
@amssaid9583 3 жыл бұрын
So deep Wll this is classic n ever lasting A complete Somali archetype...... unyielding, not expiring for ever there As written on the leaves of nature ... It has a deep effect on my brief moment, my days on earth ... memories- written on stones ...with asxabtii On erigavo area of dhulkii jacaylka n hodan ka ahaa Of uncompromising maandeeq, undivided... iA
@Mursal1445
@Mursal1445 4 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto waxaad ahayd hooya soomaaliyeed oo an aad u jecelnahay
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Adna kaymo badleh iyo dhul naruuro leh joogta naxdin li.i ku hurdaa 😥😥😥 xaasus hore hooyaday macan ayan ku xasuusta anoo yar markay dhawsha qabanyso ku luqYn jirtay waqtigaas ciyal ayn ahaa😍
@Xareed-yq2sy
@Xareed-yq2sy 3 жыл бұрын
2021 hadii aad dhagaysanayso oo ay iskugu kaa darsamen jcyl❤💯 iyo bufis✈ 😂😂😂😂👍like waa ii muhiim ee ismuuji
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
Dagaalka dhaqanka waxa difaac u ah fanka iyo masraxa: Madaafiicda goobta iyo daryenka diyaaradaha gumaada waxay sababaan nacayb iyo burbur, halka garaaca xargaha giitarada qalabka casriga suugaan sifeyn loogu lebisey, ey cadow soo duuley saaxib sokeeya kaaga dhigaan, saaxiib kaa fogna kuu sakhiran😊☺😊☺😊
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Alla yacisik salaax qaasim kabankiisa aan aqaan weeye gacan macaanle ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
The memory remins the hurt. Back to 8yr before now❣😥💔
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 6 ай бұрын
Heeskaan waa hees cajiip ah waxaay ku jirtay Ruwaayad uu lahaa Abwaan AXMED saleebaan bide oo la odhan jidhay Jacayl waa kan kaalay sanadkii 1973 Ayaa muqdhiso lagu dhigay waana qiso Dhab ah oo abwaan ka qabsatay
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 жыл бұрын
Heestan waxay I xasuusinaysaa Jacaylkii ugu horeeyay ee aan Jeceladay Deeqa Xaafada Hodan, Mogadishu anagoo Dugsi dhexe dhigana .
@abdirahmanciro5510
@abdirahmanciro5510 6 жыл бұрын
Abdi Hassan inaad jcylkas ku guulaystay rajaynaya
@deeqaomar262
@deeqaomar262 6 жыл бұрын
Abdi Hassan maku guuleystay jeceylkaa
@wayahacusubofficialschanel7752
@wayahacusubofficialschanel7752 4 жыл бұрын
Ya dhageysanaya 27-3-2020 wax heestan dhageysanaya xili aan ujiro safar aad u dheer mexico 🇲🇽 ilaa 🇺🇸 USA
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 жыл бұрын
Illahay haka badbaadiyo zxp waa jid rafa halka aad tilmantaye
@Khayrchannel1
@Khayrchannel1 2 жыл бұрын
Màtagtay sxp
@ibromahdi2344
@ibromahdi2344 5 жыл бұрын
Allah yarhamha mama sahra Ahmed djama she was a very famous Somali singer
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
ما اروعك وبالجمالك وجمال صوتك زهره احمد .... ربنا يرحمك ويغفرلك
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 2 жыл бұрын
Wlle wqti bey ahed mrkan maqli jirey aduun wyo badana xasuusaha qaar waa kuwo qalayo labta xuunshada sahra axmed allow kunaxriiso 29jan2022 22:00p.m bal aanso ogaado wqtigan dib u arko😰
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 4 жыл бұрын
masha allah mamo sahro ilahey haku naxaristo wlhi dhaxal bu noo reebay abwanka weyn ee axmed saleban bidde ilahey cimrigaga ha rajiyo
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Tolw hestan ya laxanka saray 👌 Yase tumaya kabanka🤔🥰🎶
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Sida aan maqlay inkasto aan hubin kabanka waxa garacaya salax qaaasim
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
ahmed laga yaabe wa macalim wayn ninka tumayA
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 5 жыл бұрын
Wah wah waxaan ku dhageysanayaa Qaahiro masar sacadu waa 23:30 5/8/2019 xasuud garana way igu leedahy ✋
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
17/9/2019 habeenimo ☝️☝️☝️😥😥💔💔
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Illhy ha unaxaristo 😢😢😢😢😢😢😢😢
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 3 жыл бұрын
Boqrada aan Jeclahy baa Qaadi jirtay anagoo caruur ah 😌👩‍🦲👩
@amalinaabdirahman4033
@amalinaabdirahman4033 3 жыл бұрын
17-1-2021 9:40pm yaa ila daawanaya like ta hala dhafina🤨😥💜
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo fananadeni 😓 19/12/2019 wixi iga danbeya like i zara😓😓😓😏
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
21/12/2019 Sabti ah Goobta - Uk
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 fan wa fanki hore quruxey i bashaal😍😏
@raxmaaxmed6756
@raxmaaxmed6756 6 жыл бұрын
heestani waan jecelahay wlhi wxn xasuustaa barigan yaraa oo dadka iga waawayni dhagaysan jireen mantana waa 30/7/2018 si xaddhaafa ban ujecelahay wlhi allaah hawnaxariisto maamada codka macan sahra axmed
@mohamedhassanofficial945
@mohamedhassanofficial945 4 жыл бұрын
Hadad daweneysid 2020 like saar
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Allayooy U Naxiisto Geesiyadii Soomaaliyeed Sahara Axmed Iyo Geesiyadii U GodgalayDalkooda be Hooyo
@shaaficiabaar3643
@shaaficiabaar3643 4 жыл бұрын
Eebbe wayne naxariistii janno haka waraabsho'e sahri waxay lahayd cod dahabiya.
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 5 жыл бұрын
Hestan Wa hes in bdn ah samen wen ah iku yelato sigara u jeclhy Qofan ogahay Aya ku so xasusta Sahra Ahmed Naxrista Jano Alle haka Warabiyo 😭
@nuurtosalad7883
@nuurtosalad7883 4 жыл бұрын
Rabow unaxriiso Aamiin Aamiin
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 5 жыл бұрын
Allow kuu nxriiso. hees waa heesihii hore 4/8/2019 11:30pm habeenimo dhagysnayaa maalin axad ah😢😭
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Aamiin allah haa uu naxaristo 21/2/2019
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 aaamin wll
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 3 жыл бұрын
Amiin walalo
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 3 жыл бұрын
This reminds me the rural weddings.
@xuseenhaaji1033
@xuseenhaaji1033 4 жыл бұрын
Ilaahaw diintayada haka dhigin mid msiibo nagu noqoto hamadayadana aduunyaaada Ku koobin aakhirorajo han ka sugno ilaahaw ha nagu salidin did kaa cabsanayn ilaahaw ashabaab umadii bay dhibtayr
@mohamedaliaflaw1446
@mohamedaliaflaw1446 Жыл бұрын
2022/10/17 subax hore oo isniin ah ayaa waxa iga soo horbaxay tahniyad meher oo dhici Doona 21/10/2022 waxaa la mehersanayaa waa inan aad u jecelaa mudo 5 sanno ah ayaan wada xidhiidh jacayl wadaa gaynay mudadaa maalin maalmaha ka mid ah xidhiidhkaygii baa kala goay waanu is daynay ,2021/4 ayey dib ii xidhiidhisay igana codsatay inaan jaclkayagii halkaa ka sii wadno dhagar ay iigu talla gashay bay ahayd anna qof wax jecel baan ahaa kamaaan laba labayn dibna ugu laabtay waxaanu habeeno jawi wada qaadano 2022/8 ayey dib hadlka iyo bariidadii iiga goysay habeen habenada ka mid gurigooda intaan imid baan wacay telefonkeedii ogamay qabban anna kuma sii daalin lkn qalbigeyga wuxuu ilahaa waxaad ku war helidontaa malaha meherkeda bill iyo 17 malmod ka bacdina waaan maqlay meherkeedi noole kulante lkn sidaa yeeshay may ficnayn Rᴀɢɢ ʙᴀᴀ ɪsᴋᴜ ᴛᴏᴏɢᴛᴀʏ sɪᴅᴀᴀᴅ ɪ ʏᴇᴇsʜᴏ ᴛɪɪʀᴀɴʏᴀᴅᴀᴀᴅᴀɴ ʜᴀʙᴇᴇɴᴋɪɪ ᴛᴏᴏsᴀᴀ
@saidomohamed1996
@saidomohamed1996 5 жыл бұрын
Heeso waa kuwii here. ❤️🙏❤️
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 4 жыл бұрын
Yaslaaam love this song 😍❤️❤️😍❤️
@MohamedAhmed-vr4ko
@MohamedAhmed-vr4ko Жыл бұрын
Aniga iyo sabalaza (10Nov on thu)11:00 in the morning 🌄
@mahadcalixashi-wf1qs
@mahadcalixashi-wf1qs Жыл бұрын
March/16/2023/Hestan walhi wan iska jeclahay xasuus qaliya💋🥰💝💘🙏
@axmednuur4802
@axmednuur4802 4 жыл бұрын
Habeen todobo sac iyo bar waxan la sexan la ahay jacayl wa 4/4/2020.allow qalbigayga kasaar midaas way ixakaarise
@nihaal1234
@nihaal1234 4 жыл бұрын
Aamiin
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Jacaylku xagee kula marayaa imika BRO 10 june 2020
@diegoluccarelli572
@diegoluccarelli572 10 ай бұрын
Grazie mille cara riposa in pace
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 4 жыл бұрын
Rabbi naxaristiisa ha ugu deeqo Edo sahra axmed cod dananaya bay lahayd
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Alahow naxariisto, Zahra Axmed.
@cabdishakurcabdi.7373
@cabdishakurcabdi.7373 5 жыл бұрын
waxan caawa xusayaa oon xasuusanayaa gabadhan isjeclayn ee hana oon wadajoognay markaa addis ababa 2014 kii caawana kala joogno qaarado kalafog iyodoo imika joogta cariga maraykanka gaar ahaaan gobolka ohio iyo anoo jooga Djibouti
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 5 жыл бұрын
Sxp wa runta waiska aduno waa wayo badanyahay saso kale anigaba xasus lama ilobana ayey iledahay somalidu inteda badan waa DHIBANAYAL JACEYL
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
@@huseinahmed5083 xaqiiq dhibanayaal jacayl ax 😓😓😓😓
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
FatMa sulleiman 😢😢 iska samir wllo darenka damqasahada leh waka wada simanahay Subax wanagsanban ayan dhulki hoyo kaso leyahay ❤❤😍😍
@AhmedMohamed-ld2qv
@AhmedMohamed-ld2qv 6 жыл бұрын
Alla haw naxariisto sahra ahmed
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
Jacaylkaygii😭oo mudo cheer wada sheekaynayn iga xanaqasan heestan ayan ayan fariin war kheyreedna wan ka filaya😢
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 2 жыл бұрын
Markii igu horeeso aan dhageysanayo heestan u can't feel what I'm feeling 😭💔🙈
@najah140
@najah140 2 жыл бұрын
😱
@madadaaliyahabulshadaoffic9271
@madadaaliyahabulshadaoffic9271 2 жыл бұрын
Hi najah
@najah140
@najah140 2 жыл бұрын
@@madadaaliyahabulshadaoffic9271 👋
@yariisoow1735
@yariisoow1735 4 жыл бұрын
Old is gold😏
@inamohamed2491
@inamohamed2491 5 жыл бұрын
Ma nugli kal gacalbaa nar iyo kadaran olol afsomaliga hadan qalday sorry ma aqan qarami jacayl ihayaa ikenay halkan caawo tem 01:05 29/10/2018
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Waxaan amin sanahay jcyl hadeer majiro haduu jirana maaha mid kal iyo laab ah
@geedihassan5048
@geedihassan5048 4 жыл бұрын
Somali ma tihid miyaa alle cil badanaaaaa
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
@@ismaaciilmacaawiye2218 allahayow may iyo haa mar hanaga wada yeerin. Waa DUCO hiddo (majiro haduu jirana) waa ku dareemi karaa dhaawaca daciif nimo kaasoo gaaro marka qof,aan weligiis soo marin jaceyl uu madaxa kuu geliyo laakiin waa wax macaan badan dareenka dadka ka jaahilka ah ma dar jeelaan tus,aale " adiga oon jaceyl u qabin qofka ku jecel waa inaad dibac sanaan iyo dul qaal ugu sheegtaa adiga in aadan jecleen sababtana u raacisaa Inaadan laqaban karin hadii aad wadi kartana illaa aad dareento oo aan Daneysi kaa aheyn waayo waa waxa in badan ku dhaca dadka maanta taas qofka wax jecel ayay tahay in uu garto inta dareenka digniino uu siiyo dhaawaca ka hor sida balamada been, baahiyo aaladeed, xasuus darro sheeko, iyo in kaloo badan.
@trustursalef2368
@trustursalef2368 6 жыл бұрын
Naf wax jecel un baa fahmi kadha ayadana Allaa dhibay
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Naf ku jacel addunyada 2020👍
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 6 жыл бұрын
Mahadsanid viva somalia heeska iyo qoraalka ad nala wadaagtay ee meelaha qaarkood qoraal iska sax sxb sida : Neecaw da’aysoo ee maaha neeqdo da’ayso
@Qurbaawi778
@Qurbaawi778 6 жыл бұрын
Alex Le Grand kkkkk
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
Ismaaciil Macaawiye allahayow may iyo haa mar hanaga wada yeerin. Waa DUCO hiddo (majiro haduu jirana) waa ku dareemi karaa dhaawaca daciif nimo kaasoo gaaro marka qof,aan weligiis soo marin jaceyl uu madaxa kuu geliyo laakiin waa wax macaan badan dareenka dadka ka jaahilka ah ma dar yeelaan tus,aale " adiga oon jaceyl u qabin qofka ku jecel waa inaad dibac sanaan iyo dul qaal ugu sheegtaa adiga in aadan jecleen sababtana u raacisaa Inaadan laqaban karin hadii aad wadi kartana illaa aad dareento oo aan Daneysi kaa aheyn waayo waa waxa in badan ku dhaca dadka maanta taas qofka wax jecel ayay tahay in uu garto inta dareenka digniino uu siiyo dhaawaca ka hor sida balamada been, baahiyo aaladeed, xasuus darro sheeko, iyo in kaloo badan.
@maxamedqadar2180
@maxamedqadar2180 6 жыл бұрын
Heestan wxay kamid tahy heesaha aan dhagaysigooda kadhargin ANA HADII AAN KUNAAWILAY NAQBA WAA LADHOWRA NASIIB HA IGU KAA SIMO ax inaa lajooga fiicnayd markay qaadaysay heesta caana macaan baan afkeeda ku qaban lahaa
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Illaahow kuu naxariiso sahra axmed jaamac
@hilfaryusuf9880
@hilfaryusuf9880 6 жыл бұрын
Waaaw caadi maaha 🎉❤
@bahjaxarago5043
@bahjaxarago5043 3 жыл бұрын
Horta mamada an u wda duceno wllyal 2021 inta IPA dwnysana liketa yn lyla dhfin
@mohametjonh5474
@mohametjonh5474 4 жыл бұрын
😭 Ilahow unaxariiso sahra AHMET Jamaac
Saalax Qaasim || Moog iyo Jacayl || Official Lyrics 2022 #SomaliVoiceGlobal
6:59
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Inuu Beer Jaceyloo Khadra Daahir.
6:56
VivaSomalia1
Рет қаралды 535 М.
Naf Ku Jecel Adduunyada || Sahra Axmed Jaamac || Kaban || HD +Lyrics
8:11
nafku jecel by brimo with lyrics
5:33
hamd yare
Рет қаралды 4,7 МЛН
Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)
7:22
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,6 МЛН
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 392 М.
Sahra Axmed Jaamac Naf ku Jecel - Xul sare
8:52
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 7 М.
Sahra axmed | heesta | rabaso aan ku waarnee igu soo rogaal celi
8:42
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 587 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 15 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН