Пікірлер
@FranZieski
@FranZieski 6 сағат бұрын
9/7/2024 at 9:35 p.m.❤😊
@MuntaazMaxamadInamohamed
@MuntaazMaxamadInamohamed 23 сағат бұрын
Who is watching 2024/7/8😢
@shariifdiiriyecabdi9640
@shariifdiiriyecabdi9640 Күн бұрын
7/7/2024😊 qofkii iga danbeyo like 👍 isaar🥰
@ummumuniir782
@ummumuniir782 2 күн бұрын
2019 ayan aniyo walalahay isla dhavaysan jirnay markan kuwa maqan u xiisaan dhagaystaa waana ooyaa wan u xiisay😢
@AhlamMoalim
@AhlamMoalim 2 күн бұрын
7/7/2024. Dhegeysi. Raaxo. Badan
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 2 күн бұрын
Alayarxama raaximin
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 2 күн бұрын
Ilaahay haw naxaristo fanaanadi codka toolmoonayd qadra daahir cige
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 3 күн бұрын
Woooow Lagama dawoobo jacaylka runta ah😭
@-62uali_hersi
@-62uali_hersi 3 күн бұрын
6/7/2024
@KhadarIbrahim-zp3tq
@KhadarIbrahim-zp3tq 3 күн бұрын
waxa ay igu danbeysay heskan 2012anigo ilma ahanta oo ay taarikhdu tahay 6/7/2024 hestan xasus igu leh i.a inan mar kale so booqdo wan rajeynaya i.a Hadad iga danbeyso sxbayal gul iyo gobanimo ayan idin rajeynaya dhamantiin
@AbdifitahAhmed-hj7sl
@AbdifitahAhmed-hj7sl 4 күн бұрын
Yaa ila dhagesanyo yaa ila qiironayo 2024 waye allha u naxaristo xaliimo khalif magol
@user-tn4bf3ef4n
@user-tn4bf3ef4n 4 күн бұрын
Dalab iidarad ssman
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 күн бұрын
Allah unaxristo abwaan huuryo iyo Maxammed Suleman tubeec 😢
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 4 күн бұрын
4/07/2024 🔥🔥
@dadirosharif123
@dadirosharif123 4 күн бұрын
Can someone please translate it into English
@Asmaa-um8bv
@Asmaa-um8bv 4 күн бұрын
2024 I'm still listening alah ha ku janeeyo eedo😢
@HASANAXMEDMAXAMED
@HASANAXMEDMAXAMED 5 күн бұрын
😢😢😢😢😢oky
@farhanaliabdi5285
@farhanaliabdi5285 5 күн бұрын
Waa loo dhashaa wadani
@CabdinajiibCabdi-dk1kw
@CabdinajiibCabdi-dk1kw 6 күн бұрын
yaa dawanayo 2024\7\3
@AaminaAxmed-td2ot
@AaminaAxmed-td2ot 6 күн бұрын
2 july 2024😢
@user-fw6eg5zb4r
@user-fw6eg5zb4r 7 күн бұрын
Hessta ma fahmin hadana waa naxariis❤
@musemuhumed3483
@musemuhumed3483 7 күн бұрын
01.july 2024 Monday 20:49 pm
@mohamedhassanabdulle7362
@mohamedhassanabdulle7362 7 күн бұрын
Allow soomaali weeyn qulubteeda mideey
@mohamedhassanabdulle7362
@mohamedhassanabdulle7362 7 күн бұрын
1st July 2024 hbn isñin ah Kampala Allow soomaali weyn oo mid ah 🇸🇴 💪
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 7 күн бұрын
Heestan waa aan jeclahay. Galab aniga oo iska soo kacay laascaanood suuqeeda aan arkay maanseejka ii soo dhacay xagga messenger ka markaan furay mise waaba gabadh dumaashiday ah oo codkeeda si cajiiba yadoo ugu luuqaynaysa iisoo dirtay muuqaal hal daqiiqo socona. Si degdega ayaan muuqaalkii Facebook ga usoo dhigay laakiin jacaylka wacan ayaa markay aragtay u qaadatay inaan gabadhaas xidhiidh la leeyahay, muran badan ayaa na dhex maray waa aanna ka saaray muuqaalkii. Heestan waxa aan jeclahay inaan u qaado xaaskayga laakiin nasiibdarro ma ay fahamto lahjaddan qabow ee reer xamarka. Galab wanaagsan Soomaaliyeey.
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 7 күн бұрын
Heestan waa aan jeclahay. Galab aniga oo iska soo kacay laascaanood suuqeeda aan arkay maanseejka ii soo dhacay xagga messenger ka markaan furay mise waaba gabadh dumaashiday ah oo codkeeda si cajiiba yadoo ugu luuqaynaysa iisoo dirtay muuqaal hal daqiiqo socona. Si degdega ayaan muuqaalkii Facebook ga usoo dhigay laakiin jacaylkaygii wacan ayaa markay aragtay u qaadatay inaan gabadhaas xidhiidh la leeyahay, muran badan ayaa na dhex maray waa aanna ka saaray muuqaalkii. Heestan waxa aan jeclahay inaan u qaado xaaskayga laakiin nasiibdarro ma ay fahamto lahjaddan qabow ee reer xamarka. Galab wanaagsan Soomaaliyeey.
@mulkijimcale9706
@mulkijimcale9706 7 күн бұрын
Wale manta waa malin wen oo kale wana malitan xurnimo qadanay
@mulkijimcale9706
@mulkijimcale9706 7 күн бұрын
Yaa ila dheysahyo 2024 7 1
@user-ls4uf6rb7j
@user-ls4uf6rb7j 8 күн бұрын
1da luulyo 2024❤
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 8 күн бұрын
Majiraa Qof uu hayo Xanunka i haayo Jcayl dartiis💔💔🥹
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 8 күн бұрын
Wlshay ama wllkay waxaan si niyad leh kugu ducaynayaa in aad Heshid oo aad isku waartaan Qofka aad Jeceshy..........Allow adaa Qaadir ah🤲🤲🙏🤲
@Ibnu_apdirizak
@Ibnu_apdirizak 8 күн бұрын
I'm here for 1/7/2024❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 күн бұрын
Hees xusid mudan
@OmaraliOsmaan-tf4fi
@OmaraliOsmaan-tf4fi 10 күн бұрын
😢😢
@mooxabbadoweyne7048
@mooxabbadoweyne7048 10 күн бұрын
Heesaha hadaadaan lyrics kooda sixi karin haso qorinina oo qaafiyada haka luminina. Bal maxay macno sameynee Dabci daayac iila doontooy. Waxaa sax( dab iyo daayac ila doontooy).
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 10 күн бұрын
mcn wac walba diyara ku ahay is deji wax walba haiskagahadlina waxan ahaydhankaga Mel kam jiro waqtiba naka haya
@user-zh4he9bm6j
@user-zh4he9bm6j 10 күн бұрын
Mid wadnah ladeeystoo Dawadii naftaan daydaya 27/June 2024 From hiiraan ❤❤❤
@yaasiinaxmed-j3k
@yaasiinaxmed-j3k 11 күн бұрын
Yaasiin acmed
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 күн бұрын
Heeska "Ma Salguuro Caashaqu" ee ay ku luuqeeyso Allaha janeeyee Xaliima Khaliif Cumar (Magool) waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Talo Iyo Talaabo) ee uu alifay Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) taa oo jilliinkeeda masraxiyadeed la metelay horaantii sanaddii 1968, waxaa'se xusid mudan in heeskani uu ahaa heeskii sedexaad ee uu laxameeyo fanaanka weyn marna laxamaystaha weyn ee canka ah Axmed Cali Cigaal waxa uu laxameeyey laba heesood oo hore tanina waa heestii sadexaad ee uu laxameeyo sida uu sheegay marka laga soo taga heeska "Dadnimada Aqoonso" oo ahaa heeskii koowaad iyo heeska "Tuke" oo isna ahaa heeskii labaad. Sidoo kale waxaa xusid mudan in kabanka uu tumayo Aun, Xassan Sabriye Afrax (Gareedi). AHUN Hassan Garayt iyo dhammaan intii dhimatayba Aamiin.
@Jaysin261
@Jaysin261 12 күн бұрын
Haddii aan dib u soo celin lahayn gacmihii waqtiga oo aan dib ugu noqon lahayn daqiiqad si aan u aragno farxadda Muqdisho. ❤ Somalia
@user-mp6tv3um8q
@user-mp6tv3um8q 12 күн бұрын
Alle hanaxariisto xaliimo khaliif magool
@AbshiroMaxamed-eo5zf
@AbshiroMaxamed-eo5zf 12 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@AbuZadik
@AbuZadik 13 күн бұрын
26 June 2024 sanadku igu horeyay aan dalsishe aan ku dabaal dagaya Allow dalkeena nabad inooga dhag😭😭🤲
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 13 күн бұрын
Erayadii abwaan singub AHUN
@mohaisacka
@mohaisacka 13 күн бұрын
25-Juune-2024 galab 17:18 mogadishu.
@xboon2356
@xboon2356 14 күн бұрын
25. June 2024. Ban Dhagaysanayaa, Maalin Ka Hor Ku Dhawaaqista Madaxbanaanida Ama Dib U Helida Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland. Aad Ban U Salaamayaa Landerska Iga Danbeeyee Commentkan Akhrinaya.
@Odaykaarto...
@Odaykaarto... 14 күн бұрын
Waa he's daren leh 😢
@MaanDeeq-ys3ls
@MaanDeeq-ys3ls 16 күн бұрын
Listening in June 2024
@cubeyd27
@cubeyd27 16 күн бұрын
Tay naftaydu doontay inuu daa'in keeno iigu soo duceeya🥺🤲 22/June/2024
@samantarmaxammadsaciid5156
@samantarmaxammadsaciid5156 17 күн бұрын
Duufaan iyo dabayl lulaysa Dabinkan iila soo darsayn ee Dar Allaa iigu daayay ee Ducodii aw Diinle Nuur ee Danbi daad kaama qaado ee Dulmi Daa’inkay Daah ma saaro ee Dad iyo duur ma laysku daayo ee Dareenkaa lehawday ee Dabci daayac iila doortay oo Dulqaad dul ii lehaynin ee Dandarodan ma laygu dayn hayaa? Ani waa daalay ee!