Waaw xusuustii sh. Cumar adan libaaxa qasiidooyinka ee reer djibouti waad soo noolaysay cod dahabi ah istaahil ❤❤❤
@moktarhoussein8234 Жыл бұрын
Xaquuqda hal abuurka , laxanka iyo heesaaga in la xuso wa muhim xasuusti Ereyada alleh ha u naxariisto cumar macalin Luuqda iyo laxanki :cumar aden dugsiye Gabadhan way cod wanagsan tahay balse hees wiil qaaday wa looga fican yahay inay qaado mahadsanid walaal 🙏