No video

QAMAR SUUGAANI | PART 2 JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2022

  Рет қаралды 1,415,875

Karan Yassin Official

Karan Yassin Official

Күн бұрын

Пікірлер: 191
@adnanhashi
@adnanhashi 2 жыл бұрын
Xalayto maraan yar dheelmay U dhoofay maraan yar gaadhay Jasiiradii dheeman luula Dhulkuu anta soo dawaafay Waxaa igu soo dhaweeyey Jacayl dhalinyaro jibaysan Dharkooduna uu casaanyey Waxaa ku dhex-yaalay beero Dhirteedaa kula qoslaysa Daruurta korkeeda dhooban Ayaa dhibta kula nacaysa Cadceed kaaga dhaaranaysa Ciideeduna maaha dhoobo Dhaliyo waa wada quraarad Dayaxa dhawr baa u daaran Ma dhacaan xidigaha dusheedu Mid dhexe hawadeedu weeye Kulayl iyo qabow ka dheere Maxaa jewi loo dhameeyey Waxaan dhaayaha ka qaaday Bad aan in yaroo dhanaana Lahayn milix laga dhirfaayo Ayaan dhamayoo la yaabay Waxaan heestii ku dhaafay Jasiirad u soo dhigmayso Dhaayuhu may arag horrayso Dhegtuna may maqal aduunka.
@ayannmohamed297
@ayannmohamed297 2 жыл бұрын
7
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 2 жыл бұрын
Hargaysa Xigmad ayaa lagu ogaaye Wamaxay waxani Waxani ma heesba mise waa sheeko Waxaa igu soo dhaweeyay Jacayl dhalinyaro jibaysan Dharkooduna oo casaanyahay
@cabdifataxyare7729
@cabdifataxyare7729 2 жыл бұрын
Lplplplplp
@maxamedahmedkaariye4770
@maxamedahmedkaariye4770 2 жыл бұрын
0l0
@sagalsuliman7929
@sagalsuliman7929 2 жыл бұрын
}
@Daada_haaji
@Daada_haaji 2 жыл бұрын
Qamr Nio Naag Jini Maaku SixirtaY Malaha Badda Lee Ka Shekey SaY 🤴🤴
@deqashiine6850
@deqashiine6850 2 жыл бұрын
😂😂😂
@lisaa19861
@lisaa19861 2 жыл бұрын
I’m dying here . 🤣🤣🤣🤣
@garaadquruxbuub8728
@garaadquruxbuub8728 2 жыл бұрын
Sxbow heestan qarama wan rogrogay heesaah Dheeman luul. Qamar wuxu inooga shekyno waa duni kale Dhisha nabi aadam mahan mark waxy noqon karta malig ama shaydan.anigu saga shydnka ban u baday
@farhishawty8075
@farhishawty8075 2 жыл бұрын
@@lisaa19861 😂😂😂😂
@farhishawty8075
@farhishawty8075 2 жыл бұрын
@@garaadquruxbuub8728 😂😂😂😂
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 2 жыл бұрын
Heesaha alle hainaga madobeeyo Quranka ka fiican
@invisiblehand.5125
@invisiblehand.5125 2 жыл бұрын
I surprised how his voice is beauty, his rhythm is incredible, his own words always talented. 10/10 at every side of assessment. legend Qamar Sugani.
@dahirolubus1716
@dahirolubus1716 Жыл бұрын
Part 3 mar kuu dawn day Yaa tana yara xasuustay like igu salaan😂
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 Жыл бұрын
Zhp part 3 ga lama odhan kro hees😂❤
@abdifatah4575
@abdifatah4575 2 жыл бұрын
Kaw Kaw Dheeman Luula wa Laga Sheekayn Legend Qamarka Sln Sare 🔥🔥✅✅✌🏽
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 10 ай бұрын
It’s 2023, let’s see how many legends are still listening this song 💞🎉🥰🙏🏾
@阿不是人22
@阿不是人22 2 жыл бұрын
Jaziirada dheeman luul somaliyey xagee ku talaa🏝🌊
@mawliidcabdi9956
@mawliidcabdi9956 2 жыл бұрын
Waa hal haysta qamar iska baro
@Nassir980
@Nassir980 2 жыл бұрын
Gobalka sanaag
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 2 жыл бұрын
Dhulka jinka
@faatimaabdi6323
@faatimaabdi6323 2 жыл бұрын
🇹🇿 Tanzania 🇹🇿 ♥
@user-tk8og8li3n
@user-tk8og8li3n 4 ай бұрын
Xafadane agteeda waaye bowe 😢😂❤
@Eagle7904
@Eagle7904 Жыл бұрын
War ma idin kujiraa qof jasiiradan information ka haya run miyaa somalia miyaa ktaalaa😮
@mariasaid8077
@mariasaid8077 2 жыл бұрын
Qamar waxaa ka hadlyso aduun mabo aho reer aqiraad baad u hesaysaa❤😢
@sahraaliabduqadir5032
@sahraaliabduqadir5032 2 жыл бұрын
🤣darkooduna uu casaan yhy abaa ka dremy inee rer aqirad yihiin😭🙆‍♂️🏃‍♀️🤣
@mariasaid8077
@mariasaid8077 2 жыл бұрын
Hhhhhh saw maaaha 😂😂😂😂
@bashiirmyqtaar1991
@bashiirmyqtaar1991 Жыл бұрын
😂😂
@MaaxeeyCabdiraxman
@MaaxeeyCabdiraxman Жыл бұрын
Side lkn paayo😮😮😮
@user-yc6un4ue2s
@user-yc6un4ue2s 9 ай бұрын
XaLiimo hdi lagu heesa xita wxa kasheke 😂
@cabdirashiid8860
@cabdirashiid8860 Жыл бұрын
Jasiirada dhemaan luula banka gumburaaha ayaay ku tall ii amiina waan laa ilaaliya
@apdirizackmohamed3437
@apdirizackmohamed3437 2 жыл бұрын
Wlahi legend baad tahay karan Yasin ky⭐
@aminomuse1581
@aminomuse1581 2 жыл бұрын
jasiiiirada dheman luula waxay ku taalaaa muqdisho iii aaamiiina 😭😭😭😭😭
@hamsemohammed673
@hamsemohammed673 2 жыл бұрын
Plz na aamina Aamini run by shegysaye
@MuxiyoMaxamud-ys9nl
@MuxiyoMaxamud-ys9nl 2 ай бұрын
Waa run
@ismahaanxasan4006
@ismahaanxasan4006 2 жыл бұрын
The best song qamarkeena😍😍😍😍
@QadraQaali-w3c
@QadraQaali-w3c Ай бұрын
My favorite song jaziirada dheeman luula💧❤😮
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 2 жыл бұрын
Jasiiradan dheeman horta qamar mooye cidkale mayna arag anigu yaapaye😉🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙂🙂🙂
@ilyasgancase1419
@ilyasgancase1419 2 жыл бұрын
Maldives -Part of somali history ❤️💯
@housseinnim4373
@housseinnim4373 2 жыл бұрын
Extra
@MohameDBazHE
@MohameDBazHE 2 жыл бұрын
Inta danbe heesta firee🔥🔥🔥💯
@ahmednoor6514
@ahmednoor6514 2 жыл бұрын
Somali Music To the World 🤣🤣🤣Adunyo kale Loo hesaaya
@aragsanmohamed7825
@aragsanmohamed7825 2 жыл бұрын
😂😂😂ree aqirad bu uhesaya
@MaaxeeyCabdiraxman
@MaaxeeyCabdiraxman Жыл бұрын
​@@aragsanmohamed7825Lkn side nh aniga heesta cadi lee ila tehe
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 жыл бұрын
Dhaliyo waa wada quraarad Dayaxa dhawr baa u daaran Ma dhacaan Xidigeheedu Amzing
@user-mj6dz9yb1e
@user-mj6dz9yb1e 2 жыл бұрын
Halke.ayay..kuutala.jasirada..dheeman.lula...the.Legend ..qamar.sugani
@deeqamaxamed9938
@deeqamaxamed9938 2 жыл бұрын
Intaad hees qaaday heestanaa ugu macaanayd 🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamudabdullahi6795
@mohamudabdullahi6795 2 жыл бұрын
Hees iyo badh Jasiiradda dheeman luula hawada ammaanu ka jeclaanaa waxani wax ka badane 😁😁
@maxamedoday6703
@maxamedoday6703 2 жыл бұрын
Waad naga waashay qamarka😍✌
@abdiasiismohamed4107
@abdiasiismohamed4107 2 жыл бұрын
OMG!! Zxb part 3 uun baa dhiman Heestani waxay noqonaysaa silsilad so pease
@MuxiyoMaxamud-ys9nl
@MuxiyoMaxamud-ys9nl 2 ай бұрын
Jasiiradani waxay kutaalaa Marijwanada nairopin❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😊
@fathifarajet2133
@fathifarajet2133 2 жыл бұрын
CiMaMaDaaDa Lama Haysan KaroH QamarKa fanKa shiDaH
@maxamedoday6703
@maxamedoday6703 2 жыл бұрын
Qamarka fanka shida lpx maanay naziim ku gaxay nayn 😁😁
@wardiyusuf3188
@wardiyusuf3188 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Kurarkii Usoo GaLay, Instigisa Ayuu Soo GaLiyay HawsHisa Waa lagu Jiraaban JecLaHy😅😅
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 2 жыл бұрын
Waaa hubaaal inaanay jasiiradani ku ool dhul insi leeyahay Waa hubaal inaan abwaankaasi gabadh insi aanu ka hadlayn ee gabadh jin uu heesta usameeyey Macquul inuu yahay ka jecelba isagu gabadha jinn
@SaladSalax
@SaladSalax Жыл бұрын
Qamar sxb waxan ku leeyahy dhiga u saree walaal igu qaliyad tahye heesahaga ciidna iskuma keeni karto dareenkay kiciyaan Wan ku wata sxb runtii
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Qamar duni kale ayu uheesa🔥
@muxiyediniabdirisak7510
@muxiyediniabdirisak7510 2 жыл бұрын
Hees iyo badh qamrka hirgalay🥺🥰
@Cabdimalig_ilkacase
@Cabdimalig_ilkacase 2 жыл бұрын
Beena was batahay qamaraw 🤗👍😍
@maxamadkhaire2396
@maxamadkhaire2396 2 жыл бұрын
Qamar ereyada iska hagaaji waad noo sheekaynaysaa ye
@shuceybofficialyoutube7816
@shuceybofficialyoutube7816 2 жыл бұрын
Qamar sugaani sxb chenal kaaga noosogali adoo mahadnid
@mahamoudyasin6464
@mahamoudyasin6464 Жыл бұрын
Qamar suugaani fanaanka qudhee u hees habalaha jinka weeyaan😂😂😂😂
@zohanmohamed9740
@zohanmohamed9740 2 жыл бұрын
you did your best Qamar🥺🥰
@sharmakesalebanjama5944
@sharmakesalebanjama5944 Жыл бұрын
Zxp qamarow fanka wlhi malaa meeel ba soo dhigty wxan iyo laxankan iyo qaamahan wlhi fanan kale oo somli ah masmyn karo lkn reer somlilnd waa laquuursada sida maxamed siciid bk loooquursady
@hassanchakirarab
@hassanchakirarab 3 күн бұрын
-Cadceed kaga dhaaranysa --Nurka dunida in lagu dido -Ciideeduna maaha dhoobo --maha dad insi ah oo lagrn karo 😢
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 7 ай бұрын
Qamarka❤
@kiabrahim9757
@kiabrahim9757 2 жыл бұрын
jasiiradaasi xagay ku taalaa dadoow😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Hargeisia😅😅
@Nassir980
@Nassir980 2 жыл бұрын
Odweyn
@zahrafani1572
@zahrafani1572 2 жыл бұрын
Burco cadey bayku taala weliba dhinaca bariga ayey kutaala wll😅😅😅😅
@ayanfaysal4021
@ayanfaysal4021 2 жыл бұрын
Gabilay iyo arabsiyo u dhaxaysa wll🥰💕😅
@fatmaabdalla3430
@fatmaabdalla3430 Жыл бұрын
waxan raadiyaba jasiiradas wan sowayay🙄💃
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 Жыл бұрын
Saw maaHa 💔🥺😭😂
@nasrinoor8787
@nasrinoor8787 2 жыл бұрын
waan kuwadanaa zxp
@riimamouze8534
@riimamouze8534 2 жыл бұрын
Qamrka hir galy jasiirad wa lagh tag layee🤣✌
@sacdiyahassan7288
@sacdiyahassan7288 2 жыл бұрын
We the best aaa waa oo
@UpdateWeewee
@UpdateWeewee 3 ай бұрын
Jasiiradi dheemen luula ana caawa jooga 21/may2024 Ano cira maraya😊😊😊
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 2 жыл бұрын
Qamar zxb hore usoco
@salmaabdi5016
@salmaabdi5016 2 жыл бұрын
Dirtii iyo jaziradihi 😂😂liido weye 🇸🇴😂hda kadiib liido iima aha wa deman lula💙
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 2 жыл бұрын
No it's sacadadiin island 💚🤍❤🏝🏝🏝🏝
@MuhiimMuuse-xd5hn
@MuhiimMuuse-xd5hn 2 ай бұрын
Still 2024❤🎉 wax kle qamar
@nimcowarka8819
@nimcowarka8819 2 жыл бұрын
qamar qamar keep going
@muztafeali5616
@muztafeali5616 2 жыл бұрын
Maxaa jawi loo dhameyay al fanaan qamar ka hirgalay
@KoutherHapiip
@KoutherHapiip Жыл бұрын
Jaziiradas ii balamiya😅
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 жыл бұрын
Qamarkeeni 😝🥰
@hanadyare2684
@hanadyare2684 2 жыл бұрын
Beena'Waas. Xagay ku talaa bal Jassiiradaasi. Waa luguu waxyoodaa qamarow zxp🤣🤣
@farxiyaqasim5058
@farxiyaqasim5058 2 жыл бұрын
Dhar cas hees miyaaaa kkkkk
@nimcohappy8782
@nimcohappy8782 2 жыл бұрын
qamarka dula 🛩🛩
@ayaanshidane5015
@ayaanshidane5015 2 жыл бұрын
Qamar jasirada xa kaga dhex lumay an kula gobane 😃😅
@ironside0429
@ironside0429 2 жыл бұрын
Talented imagination jasiirada
@sadiiqjr7832
@sadiiqjr7832 2 жыл бұрын
One and only Qamarka hirgalay
@muxiyediniabdirisak7510
@muxiyediniabdirisak7510 2 жыл бұрын
Hees is badh🥺🥰🥰
@abdisamedahmed8805
@abdisamedahmed8805 2 жыл бұрын
QAMARKA FANKA WAA LAYABAY 🎤
@MaryancabdulaahiSheekh
@MaryancabdulaahiSheekh 8 ай бұрын
😮
@cfitaaxaxmedbaadi8361
@cfitaaxaxmedbaadi8361 2 жыл бұрын
Axyaaa sowd qamarkeena dhabtii ruuxaankuudhigalawaaaa waaw
@user-fx6kt1xo4m
@user-fx6kt1xo4m 11 ай бұрын
Keep going qamar 😂😂
@ahmedtmofficial5849
@ahmedtmofficial5849 2 жыл бұрын
qamar sugani hees nag loqado ayaan arki jirnay waxay hada maraysaa jasiirad in hees looqaado 😂😂😂
@maxamed1766
@maxamed1766 2 жыл бұрын
Heesihi jaceyl iyo wadani wey ka gudbeen Dhiirigelin iyo wadani ayee marooyiin
@hodansulaymaan5284
@hodansulaymaan5284 2 жыл бұрын
Qamar jasirada dhemaan horta maa nagtada
@JEEGOOFFICIAL
@JEEGOOFFICIAL 2 жыл бұрын
Kaptan karan yasiin lengd
@MAHAD304
@MAHAD304 Жыл бұрын
Jaziirada dheman lula ❤
@anfacbae6461
@anfacbae6461 2 жыл бұрын
this ong give me butterflies
@nimaoelmi
@nimaoelmi Жыл бұрын
This song gives me a butterfly 4:26 ❤️🥹
@engabdirahman3885
@engabdirahman3885 2 жыл бұрын
Another level baa gaaldu dhahaan waxan Jasiirada dhulka kuma taal 🤣😂
@geenyo1430
@geenyo1430 Жыл бұрын
Imika waa another world jasiirasani😂😂
@inaafarahdhaqan4380
@inaafarahdhaqan4380 2 жыл бұрын
Masha allah qamar nilow allah kou xafido
@Bishaar1
@Bishaar1 2 жыл бұрын
Qamarow benta nagadhaaf nio jasiiradaan maba jirtee intee ku taal 😂😂 howshaada wado
@yuusufkeenadiid5828
@yuusufkeenadiid5828 2 жыл бұрын
BARI bey ku taal
@Bishaar1
@Bishaar1 2 жыл бұрын
@@yuusufkeenadiid5828 Mhd snd sxb
@lisaa19861
@lisaa19861 2 жыл бұрын
Waar jasiiradu waa gabadh ,bal u fiirso lyrics.
@Bishaar1
@Bishaar1 2 жыл бұрын
@@lisaa19861 jasiirad xeeb ayaa la dhahaa
@yuusufkeenadiid5828
@yuusufkeenadiid5828 2 жыл бұрын
Heestan qisadeedey wadataa❤😓😓
@axmeddaahir8102
@axmeddaahir8102 2 жыл бұрын
M.a😘
@deeqamaxamed9938
@deeqamaxamed9938 2 жыл бұрын
Horay 🥰🥰🥰
@idilsalahmohomet9012
@idilsalahmohomet9012 2 жыл бұрын
heesta 😥😓❤
@ugbaadciise4563
@ugbaadciise4563 2 жыл бұрын
sgsdhhs
@ugbaadciise4563
@ugbaadciise4563 2 жыл бұрын
😂❤😢😊😅😮❤🔪🤴🙄🤷‍♂️🍭❤🤩😍🥰😛🤪😋🤪😙🤪❤🤴🙄🤷‍♂️❤
@ugbaadciise4563
@ugbaadciise4563 2 жыл бұрын
🥰🤩😇🎉🥰❤💜🖤💙🤴🤲🦾👎🤷‍♂️😘🧟‍♂️❤🔪😛😛😋🥲😝💜💜🖤🤴🤲❤💜🥰🤩👎🤲🤴❤🧟‍♂️😘💜
@HODANDAHAB
@HODANDAHAB 2 жыл бұрын
Hees loo mirqaamay 😂
@user-dy8in6ok6o
@user-dy8in6ok6o 10 ай бұрын
Hestan musasl kusogeli jirty🎉❤
@alhandha9730
@alhandha9730 2 жыл бұрын
Halkaasu malaha waa janadii
@user-bq7uk3rc6p
@user-bq7uk3rc6p 9 ай бұрын
Mash allh ❤❤❤❤
@maxamedahmed1291
@maxamedahmed1291 2 жыл бұрын
Qamar lagend always lagend
@adnamaxamedcabdisalak3477
@adnamaxamedcabdisalak3477 2 жыл бұрын
Ayyy❤😅
@sackalone8458
@sackalone8458 2 жыл бұрын
𝗗𝗢𝗻𝗟𝗼𝗮𝗗𝗸𝗮 𝗨 𝗳𝘂𝗥 𝗟𝗲𝗴𝗘𝗻𝗢𝘄 ♥️
@sadiiqjr7832
@sadiiqjr7832 2 жыл бұрын
What a song🥺
@aliishadegan1393
@aliishadegan1393 2 жыл бұрын
Qamarkow jasiiradasi qalbigagey ku dhex taala filayaa kkkkkkk
@abdukadirahmadey8961
@abdukadirahmadey8961 2 жыл бұрын
Qamarka markaan jasiirada lesvos iyo samos part 3
@isramoktar1525
@isramoktar1525 2 жыл бұрын
Meesha halay geeyo aniga🥺🥺😩
@shahrusadmaxamud3789
@shahrusadmaxamud3789 2 жыл бұрын
Dharkooguna casaan yahay ❤
@filsanemoussa4223
@filsanemoussa4223 Жыл бұрын
Romantic
@filsanemoussa4223
@filsanemoussa4223 Жыл бұрын
Romantic
@adheeshkijana2582
@adheeshkijana2582 2 жыл бұрын
Hestan wxey isku #laxan Eg Yihiin Heesta #Cabdikariin cali shaah #Nolasheydah #Aduunka
@abdinaasirxasan35
@abdinaasirxasan35 2 жыл бұрын
Cideeduna maaha dhoobo aaaa Oo.markaa waa shaydaan somaaha ilaa dhoobo laga ma samayne
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 2 жыл бұрын
Dhirta kula qoslaysa cimamadaada ma sidan karo
@muuse2684
@muuse2684 19 күн бұрын
Qamar wa philosopher
@natashamohamed7498
@natashamohamed7498 11 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍
@xaliimacumar9594
@xaliimacumar9594 2 жыл бұрын
Qamar waxa uu ka tirsan yahay masooniyada sheydaamada waxa ay xidhaan maro casaan ah ama gaduud asna waxa uu leyahay kuwaas baa isoo dhaweyay
@hodanahmed378
@hodanahmed378 2 жыл бұрын
Cededo dhom malah waa caro cas dhaxbuur Ayan ulaniyoday
@sahromohamed-fp6ob
@sahromohamed-fp6ob Жыл бұрын
Ww❤
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 2 жыл бұрын
Ereyada abwaan :abdirisaaq anta
@user-rv3bf6fr5t
@user-rv3bf6fr5t Жыл бұрын
Asc
@marwonur5325
@marwonur5325 2 жыл бұрын
Qamar....xataa hadii uu af shimbireed ku heeso waa wax ku qancinaya uun
@xamzezanchez7685
@xamzezanchez7685 2 жыл бұрын
HEES QAMAR DHAGAYSO AMA QARAMI 🥁🎸
@Mohamed4333Yasin
@Mohamed4333Yasin 2 жыл бұрын
Inta fahan san in jasiradu tahay ugbaad argsan like iisar 😂
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
QAMAR SUUGAANI IYO SHAADIYO SHARAF | MILYAN LOVE IGA HOO | HEES CUSUB 2022
4:40
Karan Yassin Official
Рет қаралды 813 М.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 11 МЛН
DULMILEEYDII WAAN SOO DACWEEYAY SHARCIGAA NOO BALAN AH
16:28
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 2,7 М.
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,8 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Qamar Suugaani Inaad Janadii Katimid Hees Cusub Lyrics
5:39
MARAADO LYRICS
Рет қаралды 183 М.
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 5 МЛН
Qamar Suugaani Show - 2021 - Fadumo - Official Music Video
5:20
Nassin Soraan
Рет қаралды 2,9 МЛН
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 482 М.
Qamar suugaani Hees Cusub | Xariir Dahabo | Hees Cusub 2020 lyrics
5:57
YOUNGER LYRIC'S
Рет қаралды 1 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН