Taariikhdii cali Yuusuf & saldanadii Hobyo noo soo gudbi qoraaaa
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Buugaaag badan hal buug Ha dhihine👈👈
@Hornscope Жыл бұрын
Ilaahay how denbi dhaafo oo xaqa haku hanuuniyo odaygan. Book fiican ayaa laga qori karaa ninkan hadii niman Historian somali ahi si fiican u waraystaan
@husseinmalinahmed92029 ай бұрын
Mashallah SAYIDKA ALLAH HA U NAXARIISTA HADII USAN LA JIHADHIN INGIRISI WADANKA WUU GALAYN LAHA.
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Toosh(kaarbuuno) intuu isku ifiyo oo berigaas aan dadku aqoon ayuu ku odhan Jiray dariiqada iyo dadkii dabasocday waan siraataa...!!!!.
@Raho339Ай бұрын
❤️❤️❤️
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
wlhy cajiib maxa waxloo soo taagnaa, seyidku wuxu ahaa ninka keliya afrikaanka ahaa ee nolol lagu qabankariwaayay ee qabri lagaga daba tegey.
@Raho339Ай бұрын
👑👑👑
@cheyyene10 ай бұрын
Bari Eed badan baa ka galey ee ha u noqonina, Bossaaso oo waxba u dhimin buu soo gubey dagaalkii kasoo bilaamadey 7 Awoowayaasheey Hooyo ah, Ragii Assaasey Bossasso oo caan ah (Ilma Sadaad) oo walaalo ah kii ugu dambeeyay ku dhintey dooxada Waaciye, sidoo kale Ciise Maaxmuud, Cismaan Ma''ud Koonfurta, Dhulbahante iyo Warsengelika Koonfurta Sanaag oo intoba u dhowaa xarunta Taleex Xasuuq badan buu ka geystay walow uu Soomaali badan oo qolo walba ah diley oo wax u dhimin. Sidoo Ma"ud C ali Shire Suldaankii Warsengelika oo si fiican usoo dhoweeyay dhowr jeyr Walaashiisna u guuriyey dagaal ayuu ugu Abaalgudey.
@salmaomar-m1v10 ай бұрын
Sayidku khamraduu cabi jiray ayaan maqlay bal odaygu arinkaas ha kasoo hadlo
@cabduqaadirmaxmed72243 ай бұрын
Waa war moryaan sayidka waxow ahaay wadaad dinta islamka kumagac dheer midna ankugu daree wadadka waxow kasobaxay jamacatul asaar marka waa war gaalo sayidka qamrigow cabijiraay