Dhulbahante awoowgiin alle gub, wacad alle in aanan meelna kala tageynin, Abti baan u ahay abwaanka wlhi. mansha allah abti noolow, cimriga Eebe hakuu barakeeyo.
@kahinnurkadiye99358 ай бұрын
Walaalkay Waa xaqii hadalkaagu somali oo dhan ayaana meela kala tagayn ee barwaaqada ay haystan allaha tuso xurgufta yar ee jirtana allaha u soo celiyo
@mahdiosman3249 Жыл бұрын
Maansha allah adeer maskaxdiisu waa tamaam ilaahow cimrigiyo caqligaba ubarakee
@salmanhassan1644 Жыл бұрын
Gobsanaa abwaaku ilahay cimriga iyo caafimaadka allaha kuu siyaadiyo 😊🎉❤
@MustafaY-dm3cg Жыл бұрын
Waa barnaamij aad u qiima badan, mahadsanid
@ZeinabSalah-rd2kn Жыл бұрын
Adeer allaah hakusiyo cimriderr cibado subàn iyo camal salaxa amiin
@adanmahamud9299 Жыл бұрын
Waraysiyada soo badi
@lkacase2 ай бұрын
Wlhi abwaankan anigoo dar ilaahay ujecel oo ciligiisa dhagaysta ayaan ogaaday inaa aad isugu dhawanahay, reer yusuf gang.
@khaderawalehabdi8334 Жыл бұрын
Abwaan Cali qamar waa wax-garad, waayo-arag iyo aqoonyahan mashallah. Lakin xagge ayu ku nolyahay ?
@AchrafAhmed-b6r Жыл бұрын
Waa reer buuhoodle wl
@nasserpokie Жыл бұрын
Aad baad umahadsantay Qaasin Sheekh Saleebaan waanan kugu Dhiirigelinyaa inaad Abwaankan wax ka Reebto , Sababta oo ah waxa uu og yey kama Sineysto , xiqdii noocna kuma jaro/G36 man
@XARRAGO Жыл бұрын
Asc, #Qasim Sheikhow inaadeer Soo badi waraysiga Cali Qamar intuu nool yahay qax badan kasoo aruuri
@HassanAhmed-ty6xw Жыл бұрын
Widhwidh markaas ma magaalo ayey ahayd ayaad weydiin lahayd abwaanka
@shafiedahirduale8842 Жыл бұрын
Asc talo ahaan waxaan ku darsan lahaa inaad buug ka qortaan cilmiga xidigiska oo uu aad ugu xeel dheer yahay.
@dahirmuhumed468 Жыл бұрын
Masha alha
@hassanabdillahi22113 ай бұрын
Ilaabow RAGAA OGAADEN ALOOW NOO DAA
@seed3966 Жыл бұрын
War ninkani ma ina qamarbaa
@AliUsmanJama-jm6xb11 ай бұрын
In waqtiga badh ba wax loo sheego wa dambi marka Diinta Alle la eego waana baasaysi ee halaga waantoobo oo Alle halaga baqo
@salmaomar-m1v10 ай бұрын
Walee dhulbahante iyo H/jeclo walaal waa yihiin. Mid kasta kan kale eedadeebaa dhashay
@AliUsmanJama-jm6xb10 ай бұрын
In habeeno la baasaysto habeenada qaar na wax fiican lagu sheego sax maaha waa nooc shirkiga ka mida ee halaga fogaado