Nairobi Truck Dispatch maka sameeyn karaa?

  Рет қаралды 12,965

KISTA TV

KISTA TV

Күн бұрын

Waa video kusaabsan sida loo sameeysto dispatch adiga oo jooga Nairobi. lacagna looga sameeyo. Waxyaabaha aad u baahan tahay waa internet, computer, telephone number mareykan ah leh iyo truckyo aad dispatcher u noqoto.

Пікірлер: 124
@hagaajiye252
@hagaajiye252 2 жыл бұрын
Mashallah waad mahadsantahay aniga waxan jooga muqdisho 3 sano ayaan ahay truck dispatcher. Qofkii donayo wlh inan caawiyo diyaar u ahay.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maansha Allah mudane dadka loo baahnaa baa tahay oo u faaideyn Kara dhalinyarada aad ugu baahan inay shaqa abuur sameeystaan.
@aishahussein2528
@aishahussein2528 2 жыл бұрын
Intee kala soxarir wll
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@aishahussein2528 KISTA TV Facebook messenger
@quenchmanai
@quenchmanai 2 жыл бұрын
Walal inte kalaso xirira
@omarahmedjama3821
@omarahmedjama3821 2 жыл бұрын
Mudane xagee kaala soo xariraa
@husrikhadardahir8008
@husrikhadardahir8008 13 күн бұрын
Somalia adigoo jooga ma isticmaali kartaa dispatchka
@KISTATV
@KISTATV 13 күн бұрын
Haa waad isticmaali kartaa
@eetsomali1239
@eetsomali1239 3 жыл бұрын
Manshalh dispaching wa bartay ani waa shqo aad u fiican u samir yar rabta waana dhirigalinyaa dhalintu ha is caawiso thanks bro.
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Maansha Allah mudane adiga naftaada caawinta dhalinta nagala qeeyb qaado. Waan kusoo dhoweeyneeynaa. Mahadsanid mudane.
@26.salman88
@26.salman88 2 жыл бұрын
Sxb maigacawin kartaa ugaas inaa barto dispatch
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Noogaga faaidey sxb anagana
@iffyymoha4007
@iffyymoha4007 Жыл бұрын
Hello text me please
@abdiqanimohamed2493
@abdiqanimohamed2493 3 жыл бұрын
I’m dispatcher, alxamdullh
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Maansha Allah xaggee joogtaa mudane ma Nairobi baa dispatcher ka tahay.
@abdirahmaanabdulaahi231
@abdirahmaanabdulaahi231 Жыл бұрын
Xge jogta wll
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah sxb guulayso
@happy-hn8rj
@happy-hn8rj 3 жыл бұрын
Shukran wll Aadban kaqa mahd celinayaa Hog intaan kabadan Waan ubahanahy Wana Kula sohariiri Dona Insha Allah
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Adigaa mudan mudane
@abdullahihassanmohamed114
@abdullahihassanmohamed114 2 жыл бұрын
Kista Tv hadaa iigu horeyso aan so booqday and it was after a search on how to get dispatch and I m a refugee from hagadhera much interested in this opportunity wanna make odds and ends do this work
@r017x
@r017x Жыл бұрын
Ma baraty sxb mise wali waaye
@abdellrazik
@abdellrazik 2 жыл бұрын
Mahadsanid Mudane mcaluumaadka muhiimka ah ee aad nala wadaagtay
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane adigaa mudan!!
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 Жыл бұрын
Mhssanid abwe ❤
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Adigaa mudan baayo
@OsmanAlinoor
@OsmanAlinoor 2 жыл бұрын
Sxb cashiro ku saabsan noo bilaab hadii aad awoodo
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane mahadsanid waxaan kasameey playlist kusaabsan arrinkaan wataanaa daawo. kzbin.info/aero/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r
@roseanne9020
@roseanne9020 7 ай бұрын
Where can I find a truck dispatcher company in Nairobi ? I wanna work
@traveller986
@traveller986 4 ай бұрын
Yare towers in Eastleigh, there are a lot of dispatchers there. They will help you out
@aminabdullahi7212
@aminabdullahi7212 3 жыл бұрын
Sxp CDL ayan haysta Lkn 20 years ayan ahy Marka malinka an 21 karo wada ma adi kara mise I have 1 year experience local
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mudane maalinkaad 21 gaarto wadada waad Soo Kori kartaa . License kaaga b baa mise waa A?
@aminabdullahi7212
@aminabdullahi7212 3 жыл бұрын
@@KISTATV wa A Sxp
@cabdallecabdi7057
@cabdallecabdi7057 3 жыл бұрын
Waxana jogah Aptigay Dalka maraykanka ee iCawih plzz
@dksisters1175
@dksisters1175 2 жыл бұрын
Wll aad ayaa ugu baahanahy internet fcn waa heestaa turkey ayaan joogaa ee cashara badan noosogali si aan uga faaideysano Mahadsabid
@lii7227
@lii7227 2 жыл бұрын
Sida DAT loadska looga qabsado video noga soosameey Ustaad adigoo aaad umahadsan
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane waan kasameeyey. Labadaan video kaga bogo hadday wixii suaal ah oo kalena Soo daa. kzbin.info/www/bejne/m4ullmufa854bMU kzbin.info/www/bejne/kH6mlpR5iKx5g6M
@Abrareeey
@Abrareeey 2 жыл бұрын
Maxa lagu dhaha af Somali
@ahmedofficial6396
@ahmedofficial6396 3 жыл бұрын
Mano bilaabi kartaa kisto cashiro ku saabsan ka shaqeynta dhispach bro
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mudane maba aan kafakarin laakiin InshaAllah waa topic fiican bay ila tahay waa inaan isku xilqaamaa arrinkaa.
@mohamedabdi8643
@mohamedabdi8643 3 жыл бұрын
Aad ban u daneynayaa wll manooga faideyn kartaaa
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Haa mudane waa inaan bilaabaa casharo kusaabsan arrinkaa dispatch maadama ay dhalinyaro badan isoo weeydiiyeen ayna danaynayaan. Waa shaqa abuur fiican.
@shaacadunida510
@shaacadunida510 Жыл бұрын
Thanks alot for Supporting us as youths
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
You are welcome mudane
@felishahajji1036
@felishahajji1036 Жыл бұрын
Please help me
@cabdallecabdi7057
@cabdallecabdi7057 3 жыл бұрын
Wllo qaali waxan jogah Dalkarurkiga waxanabartay Baburta wawen etaraga galah waxan Donayah inaan imadoh Maraykanka wllo ee cawic plzzzz
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Sidee mudane masoo socotaa oo ma dalka Mareykanka baad imaneeysaa? Markaad timaado kahor malagu caawini karo.
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 3 жыл бұрын
Sxb aad ayn u danynaya arinka wxnu insha allah ka sugayna inad naga caawiso siyabaha lagu bilabo
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Soo dhowoow mudane xaggee kabilaabi rabtaa arinkaan.
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 3 жыл бұрын
@@KISTATV hargaysa haday macquul tahy
@noopkawein9231
@noopkawein9231 2 жыл бұрын
@@KISTATV nairobi ayan joga Inan bartana wandaneynaya Fadlan maigu cawinkarta
@noopkawein9231
@noopkawein9231 2 жыл бұрын
Mudane gawari wanheysta side xagense kabilawa ilatali
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane Dadka waxay kacabanayaan gawaari la'aan adiga gawaaridii aad rari laheyd baad heeysataa wow maansha Allah. Meeshaad kabilaabi laheyd adigu way fududahay ee Facebook messenger kista tv iga Soo qabo InshaAllah
@aminoabdi4999
@aminoabdi4999 2 жыл бұрын
Asc walaale waxaa raba inaa su’aal ka waydiyo dispatch training side kula soo xirira
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
KISTA TV Facebook pageka iga Soo qabo Amina adigoo mahadsan
@roseanne9020
@roseanne9020 7 ай бұрын
I’m really interested in this job how can I get it ?
@Deeqa-dcy71
@Deeqa-dcy71 3 жыл бұрын
mana tusi kartaa adoo samayna waliba hoos nooga bilaabaya
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Inshallah dad badan baa isoo weeydiyey arrinkaan waan isku dayayaa inaan Isla sameeyno kuligeen. Waa fursad Muhiim u ah dhalinyarada dalka kunool oo ay shaqo ku abuuranayaan.
@Garbotole
@Garbotole 2 жыл бұрын
Email isheeg wllo
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
msotech83@gmail.com
@abdiqafarmohamed8137
@abdiqafarmohamed8137 3 жыл бұрын
Walaal Luqada English ka inaan aqaano maku qasbanahay si aan oga shaqaysto????
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Haddii aadan shaqaaleeyneeyn dad yaqaano luuqada. Waa loo baahan yahay English.
@yusufqasimhussein1766
@yusufqasimhussein1766 3 жыл бұрын
m.a shukran ustaad jazaa kallah
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Cafwan mudane!!
@maxamedqays1631
@maxamedqays1631 2 жыл бұрын
aniga waan cusubahy ha leee caawiyo jazakaAllhu khyr
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Soo dhowoow mudane xaggee kucusub tahay xaggeese Kaa caawinaa? Welcome
@badalaqib6406
@badalaqib6406 2 жыл бұрын
thanks
@Garbotole
@Garbotole 2 жыл бұрын
Somalia ka waran lagu istic mali kara
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Yes Somalia waa lagu isticmaali karaa.. magic jack or ooma
@felishahajji1036
@felishahajji1036 Жыл бұрын
Asc I'm really interested in this job
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Good Hore maugu shaqeeyso? Mise haddaa xiiseeyneeysaa inaad bilowdid? Dadaal inshaAllah waad gaari doontaaye.
@felishahajji1036
@felishahajji1036 Жыл бұрын
@@KISTATV I'm starting it now
@felishahajji1036
@felishahajji1036 Жыл бұрын
But I don't know how,i just DM you on Ig
@hajimohamed5479
@hajimohamed5479 2 жыл бұрын
we have 8years experience
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Share your information with us so we can connect Haji.
@FanTube0001
@FanTube0001 2 жыл бұрын
@haji Mohamed please I need your help
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@FanTube0001 boss soo dhowoow. Facebook messenger KISTA TV iyo email msotech83@gmail.com kaa doonto
@abdirahmaanabdulaahi231
@abdirahmaanabdulaahi231 Жыл бұрын
Xge Kala soo xariira wll
@FanTube0001
@FanTube0001 2 жыл бұрын
How I can contact you please?
@fatumafarah4695
@fatumafarah4695 2 жыл бұрын
company intee kuyalan
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Company gee Fatuma sheegaysaa mafahmin
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
🤣😂😂
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 жыл бұрын
Shukran walal. You really helped me. Thank you brother may God bless you
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Gracias Senior!!
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 жыл бұрын
@@KISTATV I swear this video changed my mind in minutes when I needed the most. I don’t know how to appreciate you. May Allah reward you brother
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@abdirizack4066 mudane don't forget to share it with like minded people!! Thank you
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 жыл бұрын
@@KISTATV Already shared brother
@hariraali0723
@hariraali0723 2 жыл бұрын
wll inth jogta Nairobi ama qof Nairobi joga o igacawiya rabayee will really appreciate if u reply
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 3 жыл бұрын
Eng Somalia kawaran Mogadishu?
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Somalia sidee cartanoow? Malaga furan karaa baa.
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 3 жыл бұрын
@@KISTATV haa Mogadishu maka user gareen karaa
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Haa waa laga furan karaa Haddaad heeysatid internet xoog leh. Truck waa ka dispatch gareen kartaa adigoo jooga muqdisho.
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 3 жыл бұрын
@@KISTATV so saacado kooban miyaa ama waa markasta kor fadhi?
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
@@cartanaarr8314 saacada yar ayaa shaqeeyneeysaa. Laakiin waa inaad ka warqabto rarka mala qabto ilaa inta uu kadagayo. Waa wax fudud.
@zak5062
@zak5062 2 жыл бұрын
Taleefanka cell phone witha registered line laguuu soooo dirayo miyaaa ?? Kind regards
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maya mudane waa telephone sida landline oo isticmaalo internet ka. Ooma oo kale
@zak5062
@zak5062 2 жыл бұрын
@@KISTATV dat board ka baa la isticmaalayo it's the dat power right??
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@zak5062 haa
@Ibrahim-5318
@Ibrahim-5318 2 жыл бұрын
Dispatching is a good business but it is still ina abti iyo ina adeer, so it has nothing to do with knowledge ....
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Kkkkkk waa runtaa walaahi. Cabsi cabsi waaye walaahi. Dadaal mudane deeraase
@msquaretheleader8021
@msquaretheleader8021 2 жыл бұрын
Number kaga maheli kara taliye
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane Facebook pageka KISTA TV messenger iga Soo qabo.
@amalzahra7254
@amalzahra7254 2 жыл бұрын
Huuno turkey majiraa dispatcherka
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Qofka wuu noqon karaa dispatcher meel kasto oo uu joogo as long as uu heeysto internet fiican. Hataa Somalia. Turkey hadduu leeyahay internet awood leh waa noqon kartaa..
@amalzahra7254
@amalzahra7254 2 жыл бұрын
@@KISTATV dee hno seen usamaysan karaa khibrad makahaysto
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@amalzahra7254 huno waxaa raadisaa Somali Hadda dispatch kasameeysa dalka turkiga. Kuwaa lashaqee. Dadkana wareeyso wax dispatch sameeyah inay jiraan hadda. Kadibna Haddaad doonto dhankaaga u bax ama iyagaba iskala shaqeeyso.
@amalzahra7254
@amalzahra7254 2 жыл бұрын
@@KISTATV thanks wllo
@amalzahra7254
@amalzahra7254 2 жыл бұрын
Halkeen kaala soo xariiraa hno
Erayada Truck Dispatchers ku isticmaalaan baro..
16:33
KISTA TV
Рет қаралды 6 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 253 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 14 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН
How Do Truck Dispatchers Get paid #Somali
8:59
KISTA TV
Рет қаралды 4,6 М.
Waa Maxay Dispatch
14:40
Somali Dispatcher
Рет қаралды 2,9 М.
Dhaqaalaha taraaga maxa hoos u dhigay iyo vlog taraagle SOMALI USA
24:04
SOMAALI TRUCKER SHOW
Рет қаралды 21 М.
What would I do if I was STARTING as a new DISPATCHER?
18:16
Never Stop Trucking
Рет қаралды 50 М.
Suaalo iyo Jawaabo Kusaabsan Truck Dispatch # Somali Trucker
10:00
Shaqooyinka ugu lacagta badan ee UK laga shaqeeyo.
25:36
Salim Dhorre Kick-Off
Рет қаралды 12 М.
NOLOSHA KENYA MA QAALIBAA MISE NAIROBI
9:53
Anzal
Рет қаралды 23 М.
Sida loo dispatch gareeyo trucks
18:39
KISTA TV
Рет қаралды 24 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 253 МЛН