Erayada Truck Dispatchers ku isticmaalaan baro..

  Рет қаралды 5,545

KISTA TV

KISTA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@alikhernunow5691
@alikhernunow5691 2 жыл бұрын
Masha Allah. This is very informative. I just watching you 2 days ago and already I'm feeling I can dispatch right now. Thank you. kindly connect me to some company that I can work 4 as a dispatcher.
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Mansha alaah wax badan baad noo faaidaysay MAHADSANID USTAAD
@zainababdullahi298
@zainababdullahi298 Жыл бұрын
Masha Allah macalimuu you deserve best award us you teach 🎉🎉❤thanks a lot 💯✅
@ismailhillac6011
@ismailhillac6011 2 жыл бұрын
We need more of this educative information
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane Thanks 🙏👍
@mascutt_10
@mascutt_10 2 жыл бұрын
You deserve Best award 🥇 as a Leader
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thank you boss!! Warkaa Soomaalida hanagu maqaahiin.
@mascutt_10
@mascutt_10 2 жыл бұрын
@@KISTATV 😂😂 Wasiir ma sidas ba Bal waa yahay
@maxamudxiddig6156
@maxamudxiddig6156 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, fursad qaaliya ayaad dhallinyarada baraysaa.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Adigaa mudan mudane waa in dhalinta loo istaagaa. Qof walbo wuxuu qaban karo.
@ABDINASIRALI-y9x
@ABDINASIRALI-y9x 9 ай бұрын
shukran walal alle hakubarakeeyo.
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 2 жыл бұрын
Sxb khyr alle haku siiyo aad baad noocaawisay
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
U jeedku waa saas mudane!!
@yassimmohamed2210
@yassimmohamed2210 2 жыл бұрын
Thank you brada sida nogu hiilineyso ilaahey hakugu hiiliyo garabkagana hagalo nooso badi ereyada muhiimka ah ee la isku fahmo
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
You are welcome mudane. Erayada dhiira galinta leh waan Soo dhoweeynahayaa.
@abdellrazik
@abdellrazik 2 жыл бұрын
Well elaborated info. mahadsanid macalin, mahad balaaran hakaa gaarto xog aan ubaahnayn ayad ina siisay.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane. Adiga naftaada waad kumahadsan tahay waqtigaaga qaaliga ah oo aad galisay commenting.
@mohamedwarsame1370
@mohamedwarsame1370 8 ай бұрын
Ten-four, thanks
@bashir3725
@bashir3725 2 жыл бұрын
Thank you for your time and helping us
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
You are welcome mudane!!
@mohamudshosman972
@mohamudshosman972 2 жыл бұрын
this guy is a legend
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane. Thanks for the encouraging, kind words.
@mohamudshosman972
@mohamudshosman972 2 жыл бұрын
@@KISTATV plz tell me meel aan kalaso xiriiro gudomiye
@ilkacasehirsi7266
@ilkacasehirsi7266 2 жыл бұрын
Asc my dear brother thank u so much We are so glad because you have done good explanation. God Wiil be you here and after
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ilkacase nin culus baa tahay welcome bro ..
@Pety-qw2qk
@Pety-qw2qk Жыл бұрын
Macalin alle ha ku barakeeyo eax badan baan kaa faaiday wlhi
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Mahadsanid ujeedku waa in dhalinta loo faaiideeyaa.
@abdikarimahmed3441
@abdikarimahmed3441 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thank you mudane!!
@janagalesharmake6574
@janagalesharmake6574 2 жыл бұрын
Thanks for your time and help, we need more, please
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane waan Isla sii eegi doonaa hadduu eebe idmo . Janada gal idim Alle..
@Cabdinasir_Jama
@Cabdinasir_Jama 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay ugu yaraan 10 qof baa u shere gareeyay oo daneeneesay hoowshaan waa nooo sii wadeesaa hadii aay jiraan erayo dhiman oo la isla fahmo noosoo dir insha allah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane. Waan Soo wadaa dhoor eray oo kale InshaAllah
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@ilhanahmed4946
@ilhanahmed4946 2 жыл бұрын
Shukran wll wanka faiday noosoobadi inshaa allah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Cafwan Ilhan Hala faaideeysto
@mohamedsharif7405
@mohamedsharif7405 2 жыл бұрын
maasha allah macalin aad baan kaga faaidnay jazakalah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane!!
@NuuhNuur
@NuuhNuur 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you wll
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane. Horaan InshaAllah usoconi doonaa.
@Ahmed-Jaliil
@Ahmed-Jaliil 2 жыл бұрын
Wax badan ayaa ka faa’iday ustaad aad baa u mahadsantahay 100%!! Waxaan kaa codsanayaa inaad noo sii wado. Teeda kale waxaan kaa codsanayaa inaan si gaar ah kuula soo xiriiro ayn u baahanahy meel aan kaala soo xiriiro ii reeb. Mahadsanid! 🙏🏻
@salmanalfarisi7069
@salmanalfarisi7069 2 жыл бұрын
Thnk u vry much for urtime br pls do more similar vedios thnks
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thank you very much. Salman
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah
@abumahamadshafi1338
@abumahamadshafi1338 2 жыл бұрын
Masha alla macalin noo wad
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane waa riixeeynaa!!
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 2 жыл бұрын
Sxb casaharadan sii wad wan ka faaiday wallaahi
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thanks InshaAllah mudane!!
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 2 жыл бұрын
Asc ustaad wade Track ma noqon karaa anigoo gabar Xijaaban ah Mahadsanid 🙂
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haa gabdho badan ayaa wada ayagoo xijaaban.
@aliismail5014
@aliismail5014 8 ай бұрын
Macallin soo badi casharadan haddii alle idmo.
@KISTATV
@KISTATV 8 ай бұрын
Waa yadaanba ma anaga sameeyanay truck dispatch. Bahalkii abaar baa kudhacday...
@binucade9091
@binucade9091 2 жыл бұрын
Mahadsnid wall
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Adigaa mudan mudane!!
@yusufabdi7416
@yusufabdi7416 2 жыл бұрын
Thank you sir
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
You are welcome mudane!!
@abdellrazik
@abdellrazik 2 жыл бұрын
mudane next time haddii aad waqti u hesho inoosoo faah faahi farqiga u dhaxeeyo, freight agent iyo freight broker.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Ustaad waxan ku waydiinayaa PO purchase order Number, ma waxay sheegaysaa rarka cida kala iibsatay ?
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Haa sidaa weeye mudane
@kowsarabdikadirmuse6372
@kowsarabdikadirmuse6372 2 жыл бұрын
Plz types of commodity kaso hdl
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah
@IlyaasMousa114
@IlyaasMousa114 Жыл бұрын
Ireland ayaaan joogaa dispatcher waan bartay waliba sifiican balse kuma shaqeeyo because waxan wayay qof iga caawiya rer ama wxan wyay Truck aan dispatch gareeyo
@quenchmanai
@quenchmanai 2 жыл бұрын
Costy info ustaad. Alle haka ajar siiyo. Mahad sanid
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane!!
@quenchmanai
@quenchmanai 2 жыл бұрын
Yare plaza from Nbi near the roundpot. We will visit i.a I thought U got share there ustad. Just joke🥰
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Sanadkii lasoo dhaafay baan joogay mudane. Inaba caadi ma aheyn. Sawirka anaa kasoo qaaday. Anigu iyadaan daganahay sxb..
@quenchmanai
@quenchmanai 2 жыл бұрын
@@KISTATV Haa m.a waa xarun ganacsi oo weyn i.a marka xigta eed timado inan kulana rajeyna i.a
@yusufalimohamed8411
@yusufalimohamed8411 10 ай бұрын
Macalin areyadaan aad bey ii cawiyeem Termonology lasii xariira mar kale noosoo diyaari
@KISTATV
@KISTATV 10 ай бұрын
Arday wanaagsan baa tahay Maansha Allah. Meel dheer baa kagaareeysaa dispatch ka dadaalkaagaan arkaa. Hore usoco .
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
@@KISTATV mclinow 2 sano kula socdaa Nairobi jooga ee dhalinyaro joogta maigu xiri karta
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Lipax Inte joogta
@abdishakurali6123
@abdishakurali6123 2 жыл бұрын
Halkaa kasii wad masuuul thnkz
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Ceeynkaa weeye mudane
@niskaofficial8489
@niskaofficial8489 2 жыл бұрын
Asc walal waxn jogaa Nairobi dispatcher waan bartey lkn shaqo laan ayan aahy maiku cawini kartaa sidhii aan shaqo kuheli lahaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haddaan raadinayaa Niska haddaan Soo helo companies Somalida leedahay oo raadinaya waan idin lasoo xiriiri doonaa InshaAllah!!
@r017x
@r017x Жыл бұрын
Wllka waxa ka codsana meel aan kala so xariiro isheeg nairobi kula joga meel aannka barto rbaa😢
@farahhoday8477
@farahhoday8477 2 жыл бұрын
sxb hadii aanan af English ka aqoon ma dispatch garayn karayaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maya laakiin dad yaqaano shaqaaleeysiiso.
@farahhoday8477
@farahhoday8477 2 жыл бұрын
@@KISTATV insha Allahu wan isku dayayaa wll
@mohamedgawiido8227
@mohamedgawiido8227 2 жыл бұрын
ustad amizon kawaran Dispatcherkeeda casharadaan iyo sida amizon loo dispatch gareeyo isku mid miyaa mise system kale bay leeyihiin?
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Amazon relay appka iyo dat load board waa isku mid mudane laakiin wax yaaba yar yar bay ku kula duwan yihiin. Maryooleeydana aad bay Amazon uga shaqeeysan.
@mohamedgawiido8227
@mohamedgawiido8227 2 жыл бұрын
@@KISTATV sxb maryooolay waa maxay adoo iga raali ah ma wax cusub baa😂😂
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@mohamedgawiido8227 kkkkkk waa Somalida magaceeeda kale mudane.
@mohamedgawiido8227
@mohamedgawiido8227 2 жыл бұрын
@@KISTATV hhahahah astaqfrullh thanks sir laakiin as dispatch ahaan miyey uga shaqeeyaan mise truck ahaan ustad
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
@@mohamedgawiido8227 labadaba
@maxamudxiddig6156
@maxamudxiddig6156 2 жыл бұрын
Casharada sii wad ustaad, maadaama aad adigu garanaysid wixii muhiim ah oo dhan naga haqabtir. Tan kale waxaa xog maga siisaa AMAZON RELAY.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thanks mudane! Amazon relay waan isticmaalaa aniga Marka InshaAllah may be we will do a tutorial on it InshaAllah. Finger 🤞
@maxamudxiddig6156
@maxamudxiddig6156 2 жыл бұрын
Insha allaah, nooga soo samee ustaad.
@kowsarabdikadirmuse6372
@kowsarabdikadirmuse6372 2 жыл бұрын
Wllo noocyada commodities ka noga so hdl
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waan eegi doonaa InshaAllah!!
@nasiipsuldan0804
@nasiipsuldan0804 2 жыл бұрын
Sxbow hadan raba in aan Ku bira truck dispatchers marka siden Ku heli kara fadlan
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Soo dhowoow mudane!! Kusoo biir. Baro Marka hore kadibna shaqo kuraadso.
@rashkageelday9502
@rashkageelday9502 2 жыл бұрын
Thank u bro Xaaskeyga aya mareykan joogto waxayna igu dhiira galineysa inan barto disparcher nairobi ayan jooga so what can i do ?
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Soo baro mudane oo daawo videos badan oo aan anigu sameeyay oo Bilaash oo channel ka kujira
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Ma baratay hadda sxb
@shaficicagaweyne7909
@shaficicagaweyne7909 4 ай бұрын
War kaa dhacaysaye naagta I Kaxee dheh anaga hanagu jaam garayne
@abdikariinjamawarsame818
@abdikariinjamawarsame818 2 жыл бұрын
Fadlan noo sii wad casharadan
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane waanu inta aan dhalinteena shaqa abuur fiican usameeyneeyno.
@cabdisayidmaxamed3741
@cabdisayidmaxamed3741 2 жыл бұрын
Mhdsnd macalimooow
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Adigaa mudan mudane!!
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 2 жыл бұрын
Nio wad qalbi furantahy inad dalinyarada wax fahamsisana wad jeceshahaye qolama tahy🤣
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Kkkkkk kal iyo laab mudane qoleedeen kuula ekahay mudane? Qiyaas
@oblaabdi2074
@oblaabdi2074 2 жыл бұрын
What kind of question is that dummy?
@mindsetmaters01234
@mindsetmaters01234 2 жыл бұрын
Hello I'm Ali omar i learned truck dispatching for 3 months still i couldn't able to find a job as a dispatcher . How can i contact you? Prov ide me your email. Thanks bro 🙏 i need consultation.
@r017x
@r017x Жыл бұрын
Bro aan wax isla raadsnee inte kala so xariira
Baro Dispatch Sida Loo Sameeyo Basic Class
19:28
KISTA TV
Рет қаралды 9 М.
sida loo sameeysto trucking Company dalka mareykanka.
15:34
KISTA TV
Рет қаралды 4,2 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,3 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 65 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 53 МЛН
Do You Need a Course to Become a Truck Dispatcher? - Podcast
35:57
Trucking42 School
Рет қаралды 7 М.
Sida loo dispatch gareeyo trucks
18:39
KISTA TV
Рет қаралды 24 М.
How Do Truck Dispatchers Get paid #Somali
8:59
KISTA TV
Рет қаралды 4,6 М.
Dhibaatada Double Brokering: Iska Ilaali
12:41
KISTA TV
Рет қаралды 559
Must know negotiating tips for truck dispatchers
48:14
Never Stop Trucking
Рет қаралды 18 М.
Manta Iyo Truck Dispatch Live Practice, Somali Truckers
56:27
Jiheeye Academy
Рет қаралды 1 М.
Waa Maxay Dispatch
14:40
Somali Dispatcher
Рет қаралды 2,8 М.