Nasra abtidoon oo ka hadashay nolosheedi iyo xanunki ay soo martay 😞

  Рет қаралды 71,842

Amina Anas's Family

Amina Anas's Family

Жыл бұрын

#nasraabtidoon #taariikhda #somalia ‪@nasra_abtidoon‬

Пікірлер: 68
@idilkhalif5957
@idilkhalif5957 11 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo Nasra Soomaalidu Maasha Allah ma yaqaanaan subxanaalah 😢
@maxamedamiin-rv9hr
@maxamedamiin-rv9hr Жыл бұрын
allah ku cafiyo abaayo waxaa rabaa wax ku sheego weesada ku dadaal mar walba aad wax soo duubeyso adoo weeso qabo soo duub insha allah
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Жыл бұрын
Abaayo somalida ilbay isku dilayaan xaasidiin iska dheh waxba la iskuma quuro caruu, caafimad, hanti, codkartinimo, qurux, cunto karintaa la gugu cayuumay xaasidiin iska dheh qashin naagaha u badi xaasid nimadaas alaha kaa yasiro carabka bini aadamka alaha kaa haayo abaayo nasra sharaf anaga soomaali ma naqaan maashaa allaah marka markasta weyso qab ama tuko ama ha kaa jabnaado musqusha ha ka soo bixin baxin adoo weyso qabin adkaarta afka ku haay waad guuleysan in shaa allaah
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 Жыл бұрын
Abaayo illahay haku caafiyo inash allaah quraanka badaso
@ismailjama9452
@ismailjama9452 2 ай бұрын
Waa il allaha isha xaasidka kaa qabto quraan iyo adkaar aqriso
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Sister Nasra Allah ha ku cafiyo amiin amiin Allah ha ku xifdiyo amiin ❤❤❤🌹💜💜🌹🌹keep keep sister
@user-bz9cl1iy6l
@user-bz9cl1iy6l Жыл бұрын
Allah haku cafiyo nasro
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
Amiin yaarab
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Allaha Ku caafiyo Qur,aanka isku akhri mar walba
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
WOW 👌
@Qiso-naxdin_sheeko
@Qiso-naxdin_sheeko Жыл бұрын
ilaaahey haku gargaaro anagana ilaahey nooma keeno wllo😢
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 9 ай бұрын
Walahi xanuun somar tey balse alx xabti nasra allha mahad iska leh ❤❤❤
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Way ku ileyen somalida way iman layin mnsha allah ma yaqanan
@TasmEditz1
@TasmEditz1 Жыл бұрын
Masha Allah ellahey ha caafiyo abaayo
@bayaanjama629
@bayaanjama629 Жыл бұрын
Abaayo waalagu helay ee Xasadkaga ha ushegin inay wax ku garsiyen ee quran isidar waaxasid howshis waxa shegeysid ha sheg shegin wa ujabaysa dulige suratu baqara markasta dhagayso illahey ha ku cafiyo xasidintana allaha naga wada qabto insha allah
@faxdiaxmed1937
@faxdiaxmed1937 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abaayo😊
@lullul3875
@lullul3875 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo wll insha allaah
@bakiinabayle6137
@bakiinabayle6137 Жыл бұрын
Allah ku caafiyo abaayo macaanto
@simansoomaali3756
@simansoomaali3756 Жыл бұрын
Allah ku cafiyo midakale social media hadii aad cafimaad ku haysan walaley isaga bax risaqada social media hakeli laheed melkale Allah kasiiyo
@shukriladan3902
@shukriladan3902 Жыл бұрын
Allahaku caafiyo abyo nasro abaal baa nagu leedahay
@user-oh4sd3bv8h
@user-oh4sd3bv8h Жыл бұрын
Allah hakucafiyo abyo mcnto
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Alle haku cafiyo wllo
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Жыл бұрын
Ilaaahay haku caafiyo
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Жыл бұрын
Allah caafiyo
@halimajiir7506
@halimajiir7506 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo maamo
@maysaaabuuu9591
@maysaaabuuu9591 11 ай бұрын
الله يشفيك ويعافيك يارب العالمين 😢😢😢
@hindaahmed5879
@hindaahmed5879 Жыл бұрын
Ilahay ha kuu cafiyo wall
@haboon6195
@haboon6195 11 ай бұрын
Alle ha ku caafiyo
@xaawosaciidfarax9183
@xaawosaciidfarax9183 Жыл бұрын
Insha Allah wadkagudbi doontaa😊
@xaawoaxmed7766
@xaawoaxmed7766 9 ай бұрын
😢😢😢😢
@haboonsiciid7911
@haboonsiciid7911 Жыл бұрын
Macalimadeyda ilaahay hakucaafiyo
@caishoahmed9928
@caishoahmed9928 11 ай бұрын
dadka janada xisaaab la aan iyo cadaab la aan gali doona waxa ka mid ah dadka aan wax shareesan o allh taladda u dhiibto allh caafimat deg deg ah hku siiyo abaayo
@MarwaHussein-tq3kk
@MarwaHussein-tq3kk Жыл бұрын
Allaah ha ku caafiyo Marbaan marey xanuunkaas abaayadaas haayo Gaasbuu iigu sheegey dhaqtarka daawo iyo quraanba waa la iigu dadaey Allaah na waa ila garabgaley
@nasrahared144
@nasrahared144 Жыл бұрын
Abya gaabr saaxibo ehen saa jmcd isla dhigan jirny gaas laga so shegy dhiig laaan ayada dhan indhahrda xnunka walaga daremyy hadana laba bis sariir ranthy quran lagu wadaaa😢 alha cafimd taam siiyo sxbty 🙏🙏igu so duceeya wllyl
@user-xx6dv4lu5m
@user-xx6dv4lu5m Жыл бұрын
Illahay hkuu gargaaro wxii dhbwado alle hkaa qabto
@om1735
@om1735 Жыл бұрын
Abayo nasro allakucafiyo😢
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 11 ай бұрын
abaayo nasyroy kafagow shooshal miidiyaha
@user-nt4cx2ph9s
@user-nt4cx2ph9s Жыл бұрын
👋👌💚💕💚👌
@user-et9ns9ci1z
@user-et9ns9ci1z 5 ай бұрын
Aboyo macanto alah ku cafiyo
@halima2476
@halima2476 Жыл бұрын
Abaayo Allaha kucaafiyo aamiin Mashaa Allah ismadhahno
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 Жыл бұрын
Abaayo quraanka isa saar
@ladanluul4182
@ladanluul4182 Жыл бұрын
Maalinbaad ka guuleeysan doontaa ciladahaas yar yar ee ilaah isku xir kadibna hadafjaaga ka Mira dhali
@abdiqaninana6931
@abdiqaninana6931 Жыл бұрын
Gabdhaha in xiajab xirtan allah amrey , hadii aad diiden oo intad isu so qurxisan dadka is tustaan wixii idinka imaada ku dulqata
@haachannel8793
@haachannel8793 11 ай бұрын
Run wlh ilaa hada weywadataa quruxdeda iyo farxadeda ayey sodigtay SubxanaAllah Alaha sohadeyo hanun yaa kamaqan
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 Жыл бұрын
Anigu waxan ahaa dadkii nasra ku xidhna waa dareemay in ay wax si yihin anigu waxan ahay dadka cunta kariska jecla waa is bedelay ilbay aheyd quraan saar ayaa tagay waa fiicnahay lakin nasra hargeysa tag culumo aad u fiican ayaa jooga quraan saar ayaa u baahan tahay
@saafilifestyle6516
@saafilifestyle6516 11 ай бұрын
Nasra abaayo anigey arintaas igu dhacdey ilaa hadda I heystaa you tube intaan bilaabey ayaan ka harey xataa aanan ogeyn passwordkeyga dhaqtarka a ilaa hadda ma haayo wax uu ku tilmaamo
@Nadarey
@Nadarey 7 ай бұрын
See noqotay xapipti 😢
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Bayo ale haku cafiyo lkn 4 sano cuno barseneyse hadoo jamacad dini ah machad diini ah gasho kaficned ale haku cafiyo
@najma649
@najma649 11 ай бұрын
quraan halagu saaro
@shukrigure581
@shukrigure581 Жыл бұрын
Quraan inbadan isiraar saliga badso
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 11 ай бұрын
Habo cudurkas aniga ayuu igu dhacay dhagtar waxba wuu iga wayy cudurkina waa iga tagi wayy ka dib quraan badan ayaa la isaary cabsi ayaa cudurkaga u badnaa ilaa hada waa I hayaa inkasto hada iga yaraday
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 Жыл бұрын
wala i ileystey may sowada
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 11 ай бұрын
nasroy waswaas iska ilaali abaayo faqridama kuhaayo
@user-cl6fo3rb2q
@user-cl6fo3rb2q 11 ай бұрын
Xppbti daaim suratu bsqar isha dadka waa xaq nabiga waxuudhahe عن عامر بن ربيعه رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال إذا رءى أخدكم من نفسه أو ماله أو من أخيه ما يعجبه فليدله بالبركة فإن العين أخق Allah kucafiyo Xppbti nasaro abdi doon
@kaltunadam1153
@kaltunadam1153 Жыл бұрын
Nasra cadday waxaad tahay gabdhaxa faro ku tiriska ah oo si adaab leh u soo galo marka wey ku illeeysteen shaki kuma jiro qur,aanka tasbiixda badi insha allaah caafimaad cimri dheer ayaan ku jareeyna .
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 11 ай бұрын
cayan weeye
@Laila-account
@Laila-account Жыл бұрын
It is depression
@muxibo-hg9ci
@muxibo-hg9ci Жыл бұрын
Maaha il baa haysa inanta ha waalin
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Жыл бұрын
Waligey nasro Abdi don ma dawaan ilahey amarkis iyo adna iyo amira alxm Dadka ilesta kuma jiro mugo😂😂
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 Жыл бұрын
😂😂😂
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 Жыл бұрын
Aniga kulamid nasro io adno waligey ma dawan amira labo mar dawade😂
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Жыл бұрын
@@queenhaboon9176 ani xata amiro wagi ninkeda is tagleen an isku qasbay 🤣
@fardawsxassan4088
@fardawsxassan4088 Жыл бұрын
Abyo subaxdii io maqribkii 3 suurad oo qu aanka u danbeyso io 21 bisin aqriso
@haachannel8793
@haachannel8793 11 ай бұрын
Waxba dadka madheride adaa banaanka isodhigtay ee nicmo kasta xasad ayey ledehhay e umurihiina qarsoni kadhameysta. Na naga dhamaw
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw Жыл бұрын
Nacasad Yahay MAXAA dadka Vidio. Yashoda Uga Qarabane
@aminaanassfamily
@aminaanassfamily Жыл бұрын
Hush naaya yaa thy adiga horta gooy ma gooysidee 🤨
@MunaMaxamed-jl9ed
@MunaMaxamed-jl9ed Жыл бұрын
@@aminaanassfamily asc wll
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Circle?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 44 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 15 МЛН
Nasra Abtidoon iyo seygeeda sideey isku barteen qiso jaceyl😞
8:48
Amina Anas's Family
Рет қаралды 86 М.
QISO JACAYL AH OO XANUUN BADAN OO KU DHACDAY WIIL CAAN AH!
29:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 110 М.
Nasro Abtidoon Su,aalihii Ugu adkaa Waydiiyay!
15:37
Fatuush Family
Рет қаралды 72 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН