WUU QIRTAY INUU KUFSIGA GEESTAY ABDULLAHI GOOF, KIISKA MAMA SAAFI | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 88,592

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 581
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 5 ай бұрын
قوله تعالى: إِنَّمَا جَزَاءُ الَّذِينَ يُحَارِبُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ وَيَسْعَوْنَ فِي الأَرْضِ فَسَادًا أَنْ يُقَتَّلُوا أَوْ يُصَلَّبُوا أَوْ تُقَطَّعَ أَيْدِيهِمْ وَأَرْجُلُهُمْ مِنْ خِلافٍ أَوْ يُنفَوْا مِنَ الأَرْضِ ذَلِكَ لَهُمْ خِزْيٌ فِي الدُّنيَا وَلَهُمْ فِي الآخِرَةِ عَذَابٌ عَظِيمٌ
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 5 ай бұрын
صحيح قول ربنا
@AsadYuu-sh1zd
@AsadYuu-sh1zd 5 ай бұрын
Alle Hanasiiyo awood aan kitaabka Alle dadka ugu xukuno😢😢
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 5 ай бұрын
Masha allah dahir calsow kuma taageeri balse kiiskaan meel ayaad ka soo saartey culeyskiisuu lee yahay waxaaan arkaa somalia cadaalad marabto waligeedna sudaan ayay ku jireysaa gabadhaana cadaaladda allaha siiyo adigana kheyr badan
@safiyasaalax1844
@safiyasaalax1844 5 ай бұрын
Farxiya kabayare ma ayadoo gabar ah ayey nin wax kufsaday ayey la duubantahay , Dadka dulmiga la geystay iyo kuwa qabiil ahaan ula duuban waxaan rabbi uga baryeynaa inay dhadhamiyaan Xanuunka ay martay inshaallaah.
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 5 ай бұрын
Xaqa ayey u hiilisaa farxiya kaba yare asalkeeduba waa dhal culimo Oo waa israafiil ee ogow taa!!!!!!😅😅😅😅😅
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
Asigaa daahir yiri waan ka xishoday waxbey isku yihiin yaa ku yiri iyadaa ugu hiilineyso
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 ай бұрын
Qof danbayga galya bee be raba wye qof Kal waxa U so gal qald wye mam og waxa dac
@143-k1d
@143-k1d 5 ай бұрын
@@Abdigani-h6h naagta geejada ah xaq kala dheer gabadhaan saafi aabaheed waa sheekh caalim ah sheekh caamir aala dhahaa aun aamiin
@khadijac9841
@khadijac9841 5 ай бұрын
👍
@AdeegaSuleymaan
@AdeegaSuleymaan 5 ай бұрын
Cadaaladda hala raaco,waayo inaga Muslim ayaan nahay,cadaaladeenu waxay inoogu qoran tahay Kutubka Allaah,yaan laga leexan,mida kale gabadha dulman Allaah dartii haloogu xiiliyo,xuquuqdeeda usoo saara,Allaah ha idinku abaalmariyee kheyr adduun iyo mid aakhiro.
@AnsarA.Sherif
@AnsarA.Sherif 5 ай бұрын
Hooyo Saafi, please Hooyo ha cafin please. Tii alle u daa. Ama hala dilo ama aakhiro u daa. Ha cafin. U ma qalmo cafis.
@Taylor_fan441
@Taylor_fan441 5 ай бұрын
Walhi ha cafin magna haqadan isku raybaynu nahay
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 5 ай бұрын
Saxiix
@abdijama1984
@abdijama1984 5 ай бұрын
Daahir cadaalada kusoco gawadha waad garab istaagtey ha ka harin kiiska abdullaahi goof mahamed hala xiro❤❤❤❤❤
@fadumoali8301
@fadumoali8301 5 ай бұрын
Dahir dib inuu unoqdo rabaa
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 5 ай бұрын
Daahiroow dib ha u noqon caddaaladda haka leexan
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 5 ай бұрын
Canada 🇨🇦 xagu ka jooga aniga dagan Canada daahir calasow aboowe hada imanaysan iso sheeg bal an ka qeyb qaate gabadhas wax walba loo qabanayo daahir aboowe thank you appreciate
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
Toronto ayuu deganyahay duliga.
@Sahradhuuxaxmed
@Sahradhuuxaxmed 5 ай бұрын
Mamada ha loo kaco wll dhig ledahy wlhi fariid❤
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 5 ай бұрын
🌹🌹🌹
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 5 ай бұрын
Abdi laahi goof waxaanu wada joogna Canada gaar ahaan Toronto. Shiishadaha iyo aroosyada ayuu ka heesa. Gaar ahaan wuxuu degan yahay west of Toronto. Lagama waayo shiishada muki iyo shiishada boqorada. Cadaalad hala keeno eey nin fiican ayuu iska dhigaa thanks mom saafi iyo brother daahir calasoow
@Sahradhuuxaxmed
@Sahradhuuxaxmed 5 ай бұрын
@@maxxammedhus.468 ninka soo qabta reer canadow torch ku qabta meshuuu istagaba
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 5 ай бұрын
Thank you gabadhey ninkaan ninka difacaya waa soo kufsaday!
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 5 ай бұрын
this court started as a joke and turned out to be one of the best somalis court
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 5 ай бұрын
I know
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 5 ай бұрын
It's real
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 5 ай бұрын
Waa run, wallaahi.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 5 ай бұрын
Maye ragasi waa dil diinta yaan habloow laydinka xigsan subxanallaah aqligiina kaashada hooy 😢😢😢
@deeqaali1153
@deeqaali1153 5 ай бұрын
Dumarka meesha ku jira Alle ha barakeeyo daahir waad fiicnayde qabiilka ka hadh kiiska sidii u wad cadaalada fiiri qabiilkooda ha u joojinine diinta haloo eego
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 5 ай бұрын
Safi mesha aya la iga tagi raben hal nin garka iqabatey ayey tire waxbo Loma rebanin waqatigedi aya dhina ale waxan kaga barya inu xaqadi ka so saro amiin yarbi
@asliimuur5024
@asliimuur5024 4 ай бұрын
Acuudu billaahi mina shaydaani rajiim ilaahay ceebta astur
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 5 ай бұрын
Daahir ninkaa ha uhiilinin Illaaheey haku barakeeyo
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 ай бұрын
Daahir is Genius Guy Waxuu Ogaaday in Siyaasad Qarmuun iyo Qabiil in aan Waxlagadheefeyn. Teedakale Hoosha uuwado Asaga Xataa Sumcad ayeey utahay.
@mohamadbilaaw5883
@mohamadbilaaw5883 5 ай бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilaahay raajacuun wax sahlan ma aha markaan dhageystay sheekha
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 5 ай бұрын
Faariid illahay caaqliga haaku baarakeyo❤❤❤ guuleyso naad adaag
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 5 ай бұрын
Masha allah ubax wallahi waa runley ubax allaha ku barakeeyo
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 5 ай бұрын
Iyagoo dhan sidii ay siga u badbaadin lahaayeen bay ka fakarayaan
@SafiaTifow
@SafiaTifow 5 ай бұрын
Subxaanalaah ilaahey xaqa ha fududeeyo.
@muftafcalibashi5018
@muftafcalibashi5018 5 ай бұрын
Gabdhaha iyo wiilasha maxa kamada ku jira waxaa saxan gabdha ha qaabka ee u hadlayaan Masha Allah
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 5 ай бұрын
Guuleeso daahir gaasigii Somalia mudo dheer sugeysay baad noqotay madaxweynaney waad uqalantaa Daahir calasow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ukash-Adan-Fadit
@Ukash-Adan-Fadit 5 ай бұрын
Ustaad Daahir cimri dheer Alle haku siiyo❤🫶👌🫡
@ayannur9480
@ayannur9480 5 ай бұрын
Dil ma jiro Geedka waa in laga duraa. si u san u isticmaalin mar kale Sharciga indonisia ha la raaco . Gabdha way noo shaha y Naf waa Naf laakin kufisi waa in Mooska la seexshaa !
@XussenAbukar
@XussenAbukar 5 ай бұрын
Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh xasidnimadaan xageee ka keenty
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
😂😂😂😂 tan ugu fiican waaye buug taariikh ahna ha laga qoro wecelka.
@udgooney
@udgooney 5 ай бұрын
Shiikhii hore khair allah hasiiyo
@arafoabadidofficial42
@arafoabadidofficial42 5 ай бұрын
Mamadan wad warerisen wlhi maxkamada maha meshaan ay jogto wa bashal cadiya mama illahay haku so dhiciyo xaqagi
@Mustaqiim22
@Mustaqiim22 5 ай бұрын
Dahir deeq waa hore ayey magacan mama malyun u bixisay waan wataa dhigina maayo ❤
@SafiyoE
@SafiyoE 5 ай бұрын
❤❤Saafi, geesiyad hooyo somaaliyeed, ha la maxkamadeeyo,Shan nin ha laweydiiyo culumada mid kasta mag miyaa lagu leeyahey hadii ay wada qabsadeen gabadha? USA baa fiicneyd in uu joogoh.
@nuraxasanxusen2256
@nuraxasanxusen2256 5 ай бұрын
Daahir Calasow waa markii ugu horeysay oo taageerey , laakiin kiiskaan waa kugu tageray
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 5 ай бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 5 ай бұрын
Bismilah safiyey Guuleeyso xaqaadii waa dhacsatay gabarkasta ee dhibkan ku dhacay ee raggii dhibka ugeystay Tswana yeysan ka harin dumar badan ayaa dhibkan heystaa ee iyagoo yaqaan raggii hoojiyey ey hadaan qaraabadoodu leedihiin yaanlaceebeyn ninkan waa nin magac leh gabarkasta ee dhibkan loogrystay ee garaneysa qof koi ugeystay yeysan kaharin😂❤
@FatimaMadasheekey
@FatimaMadasheekey 5 ай бұрын
ماشاء الله امراه عاقله
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 ай бұрын
Masharciga Islaamka Ayaa lagudhaqmayaa mise Sharci Xaaraan ah . Mise Kan Biniaadamka ah .
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 5 ай бұрын
ASC War heedhah Daher Ma Soomaali buu Micin unoqdey Dahirey hadi aad Cadalad uhiiliso ilaahey Walee Kudayicimaya yaa alle bal gabadhani Cadalad ha hesho❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 ай бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar daahir Allow idin xifdhi ‼️ sidad ugu gargaaar teeen gabdhaa iyo dadka isllaamkaba Masha allaah ❤ Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭
@fadumoashkir9800
@fadumoashkir9800 5 ай бұрын
Waa wareey sheekhu dilbuu keenay adkaatay intee lagaynaa.
@ubax3018
@ubax3018 5 ай бұрын
Masaladaan xukunka waa Gabar muslin biradeeda ku qaaday xaaraan waa dil Iyodiyadeeda
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 5 ай бұрын
War dadku jaahilsanaa, maguurbuu soomaray kulahaa, war zino meesha mataalo. Kufsi guur iyo guur la'aan makalaha laha. Waa dil xulunkiisu
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Haa wdil dhigbu galay
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 5 ай бұрын
Sax waaye dil waaye
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 ай бұрын
Daahir Calasow Dumarka walaal kood Guuleyeso
@IsmaaciilDaauud-r8z
@IsmaaciilDaauud-r8z 5 ай бұрын
Daahir marka hore wan ku salamay marka xiga meesha dil mayaalo ee kufsi ayaa yaala ee culumada badi ee sheekh kale raali
@faizaislaw4976
@faizaislaw4976 5 ай бұрын
Eey eey kale jirin dulinimo maku tagere Wala dilaaaa duliga
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 5 ай бұрын
Waa runteed. Xadul muxaariba ayey noqoneysaa. WA qatar xaalada
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 5 ай бұрын
Alla ceeb weynaa waxaad adigoo dhalinyaro ah geysatey adigoo oday ah oo nin sharafle iska dhigaaya oo naago qaba oo reer dhaqanaaya halagu daba qaado ceebtaad geysatey oo soomaaliyoo dhamiba hakugu shidato cuqubadu way soo daahirtaa
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
Akhas, kaas naagaha isu kala dhigay ayaaba aduunka ugu daran. Nin kufsade ah oo maryoon qaaducul dariiq ah ayeey sariir la jiifteen 🤮🤮🤮🤮🤮. In ay nafta is dhaafiyaan baa u wanaagsan sharaf uma taalo baahsan.
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Ceb malihin nin baan ahay Ku awood shegten dintina oga hor imadeen Allah ubxaqsoro saafi
@Umu-aya
@Umu-aya 5 ай бұрын
@@niyaalademabyo nagaha iney war ka heyn so lagama yaabo 3 sane le arintan la wadwada
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
@@Umu-aya. Wey dhici kartaa arintaas. Laskiin social media kufsi ls keenay ma qarsoomo ee naagahaan Soomaaliyeed waa BAAHSAN ama DHIMAN waxbaa si ka ah. Nin ay ogtahay in uu mooryaan yahay oo jin ah ayeey hoosta ka galayaan.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
@niyaaladem Dulmiga jooji dadkana carabkaaga iyo gacantaada haka nabad galaan.​ dad masaakiin oo waxba ka warqabina ha dulmin Alle ka cabso.
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 ай бұрын
Waxey diinta Islam ka qabtid hala marsiiyo. Ninkan kufsi kas ah ayuu sameyay asaga iyo nimanka kale waa in la marsiiyo ciqaabta ugu adag.
@alidamey2988
@alidamey2988 Ай бұрын
Dahirow Su,Aashal Weydii..Shiikh Mustafe Xaaji ismaaciil.inshaa,Allaah
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
Waa in ladilo waa dil maamo saafi dadkaan in kudabciyey bee doonayan.
@YoungLeeku
@YoungLeeku 5 ай бұрын
daahirow guuleeyso❤🙏
@NoorHaashi-uz1er
@NoorHaashi-uz1er 5 ай бұрын
Masha alah dahir guuleyso
@RAOAILENJOY
@RAOAILENJOY 5 ай бұрын
Dahir Awal ku ma tageri jirin lakiin Hada shaqafiican Ayaad Haysa balse waxad ka bi Xisa yadtahay oo somalidu waa Hal ee sidu Ilahay kugu ogyahay ugu shaqe Ilahay na ha ka Abal mariyo Wuxu illallah Rali kayahay by
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 ай бұрын
Daahir..CaLasoow.Waa..Geesi
@nurtoali8956
@nurtoali8956 4 ай бұрын
Abaayo safi dhibata aad iyo aad uxanun badan ha cafinan please
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 5 ай бұрын
sh umaal dahir Qayr allaah kusiiyo
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 5 ай бұрын
Walalo wiilka asagaa dilay gabadha
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 ай бұрын
Ala Somalia waxey la dagi ladahay waa dulmiga noocaas ah gabdhaha loogeystay oo misna la isugu hiilinayo dulmigii ka war ninkaan waxaan lagala cararayaa in uu xabsi gali ana uu ceebo bal qiyaasa 38 sano gaberyar oo la nooleyd ceebta iyo xabsiga Alow xaqeeda so sii gabadhaas 😢😢😢😢😢
@ahmedaliabdi6028
@ahmedaliabdi6028 5 ай бұрын
Maasha alaah walaahi waa maxkamad cadaalada .diin ta islaamka halaraaco .
@MohamedHikam-q8p
@MohamedHikam-q8p 5 ай бұрын
Walaahi waa dulmi ey ilaawi weyday dhibaatadaas wexey keentay facshar
@aminaali8263
@aminaali8263 5 ай бұрын
Daher gabar waad dhashayee cadalada hakalexan
@HajiQaliir
@HajiQaliir 5 ай бұрын
Daahir waad gaabisay maamada Marka Hore waad garabsiisay
@awilgalaydh9548
@awilgalaydh9548 5 ай бұрын
maamo somaliyeed oo da'ada joogta oo caruurtedu 30 jir tahay ayaa been Nafteeda ka sheegi karta been subxaanallah. Ala maxaa mamo somali loogu gaysaty dhibaato😢😢
@hodanmogeh6188
@hodanmogeh6188 5 ай бұрын
Waa dulmi weyn. Gabadhaa magteeda hala laga qaado. Dilkoodu maanta macno sameyn meyse. Xabsi daa'im ha lagu rido. Meeshui doono ha joogo
@fatiman2077
@fatiman2077 5 ай бұрын
Xoogista kufsiga wxy la mid thy nafteda oo la jaray, xaga ilahy ayey ka noolaty,mamoy wlhi wn kula ilmeyey ducadii aan kuu duceynayey ilahy wuu kuu soo dhaweyey,ilahy xaqada ha soo saaro.
@ahmedaliabdi6028
@ahmedaliabdi6028 5 ай бұрын
Waaa dil daahir diinta .raac
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 ай бұрын
Saxiix mamad say sheegtey madax ha laga guro Alle xaqeedii wuu soo birbiryay Please sheikh dirir wac
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 5 ай бұрын
Shiikh dirir waca ama shiikh mustafe.
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 5 ай бұрын
Lol qabyalad cad😂. Maxaa labadooda kaliya?
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 5 ай бұрын
Kaas intaan baaba ceeb iyo caaryo ugu filan,,subxaanallah waa nin fanaan iska dhigo
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
fanaan sidiisaba diin ku dhaqan fiican malahan
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
Waagii uu gabadhan kufsaday fanaan ma aheyn nejiska foosha xun. Dhibaato asn harin ALLE faraqa ha ugu shubo. Aamiin🤲🤲🤲
@Mustaqiim22
@Mustaqiim22 5 ай бұрын
@@hawohosh9198 waagaas fanaan ma ahayn gadaal uu fanaan ka noqday waqtiga uu kufsiga gaystay basaska caasiga magaalada buu wadi jiray
@MohamedAhmed-e3o4f
@MohamedAhmed-e3o4f 5 ай бұрын
SHIIKH USUULI SO QABO ASIGAA KALA SAARI KARAA
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 5 ай бұрын
Walahi wa yaab jedal ku laha khof inta la dafay 5 nin gufsatay ba jedal la leejayay war jedalku wa xaranta heshiska lagu yahay khoftan dhigeda la galay xaga ale aleysan ka dhimane
@anisaosman743
@anisaosman743 5 ай бұрын
Daahiroow Mama saafi xaqeeda U hiili!!
@shamsomohammed5519
@shamsomohammed5519 5 ай бұрын
Allhu akbar yarabi
@subraarm4381
@subraarm4381 5 ай бұрын
Ninku waa dil waayo wuxuu gaystay dil taas oo ah inuu niman kale u kexeeyay Gabadh yar oo ah tii wiilka Soomaaliyeed agtiisa ku nabad gali lahay Ilaahayna u dooray in Ragu yihiin ama ka yihiin Aduunka Masuul kadib Alle hayna Nin walba oo Gabadh u gafa Inantiis ayaa wasan.
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Saafi wujirdilay we dhigbaxday jirkeda wa wada nabar dalol iyo jeexyo kuayal
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Ubax afka aad ugu hiilisay wllasha oo dulman Alle hku xifdiyo oo cadawgaga dadkaga hiliiyo Alle agtada haka yeelo
@MahadHassanMohamed-q9d
@MahadHassanMohamed-q9d 19 сағат бұрын
Ninka haduusan horay usan uguursan 100jeedal ayuu leyhy bes
@Estaro
@Estaro 5 ай бұрын
kaas wadaadka ah ma diin buu sharxayay mise sharciga Canada yuu sheegayay?
@abdiazizmohamed2026
@abdiazizmohamed2026 5 ай бұрын
Sheikh xassan xussen Nairobi ha la waco haddad run sheegaysan
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 ай бұрын
😢😢😢 ilahay iyo diinto wa u halysa gabada la kufaya lakin Muslim maxkamad xaga ma jirto
@abdullahimahamudjumale3612
@abdullahimahamudjumale3612 5 ай бұрын
Safi yaan lagoo arkin inaad dhaqaale doon tahay arrintaan haka jawaabin mag iyo waxa la mid ah shareecada islaamka qabso oo dheh waxa ay ka qabto ayaan raali ku ahay afka yaan laguu gelinin mag iyo waxa la mid ah
@salma-j1y8w
@salma-j1y8w 5 ай бұрын
Guuuul Maamo Saafi❤
@casalasal6466
@casalasal6466 5 ай бұрын
TOWBADA ISAGA IYO ALLIHIISA AYEY U TAALAA LKN GABADHAAN XAQEEDA KA HADLA
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 5 ай бұрын
Daahir saanu uhadlaayaa sheeka horleh sulux joojiya
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 5 ай бұрын
Ha shego inti gabadhod ee kale uu kubsaday
@hodanmogeh6188
@hodanmogeh6188 5 ай бұрын
Saafi ha cafin walaal
@abehaji4418
@abehaji4418 5 ай бұрын
Sheekh shibili
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 5 ай бұрын
NINKANI WAXAN WUU CAADAYSTAY HABLO BADANA WUU KU SAMEEYEY, WAXANI DHAQAN AYEY U AHAYD
@Xarrago80
@Xarrago80 5 ай бұрын
Isugu ma Sheekh baa midka leh.. Gabadhaa saxan Ubax
@Naj201
@Naj201 4 ай бұрын
Nin Waa Nin Lee, Daahir isagoo ayada xaqeeda raadinaayo ayuu si kalena u duudsiinayaa, heshiis iyo inaan ninkaas la dilin ayuu u raadinayaa ayadana maadaama uu Qofka kaliya la dadaalay uu yahay kama hor imaan karto rabitaankiisa ax ax illaahayoow xaqeeda maalin cad u qaad oo ay Farxad la ooydaa gabadhaas iyo gabar kasto ciil la ooyday
@Somalia5
@Somalia5 5 ай бұрын
DIIN WAXBA KAMA TAQAANIIN SAAS DARTEED DALKIINA WAA DAYACMAY. BARTA AFKA CARBIGA OO AQRIYA TAFSIIRKA. TANKALE DAJIYA MOORYAANTA SIDA NINKAAS SAY NOMORE2, WAA MOORYAAN XUKUNKA ALLE KACABSADEY ISKU DAYEY INUU MAWDUUCA DUUGO.
@hawafarah2410
@hawafarah2410 5 ай бұрын
Shiikh yaa shu way kujiraane hasoo hadlaan
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 5 ай бұрын
Gabadhaan ninkaan mau dowlada canda kudac weyso
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
Dawladda Canada waxay rabtaa cadayn la hubo
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 5 ай бұрын
sheekha hala dhageysto mooryaanta hala dajiyo
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 5 ай бұрын
CALASOW MAXKAMQDII QIIMAHA BADNAYD WAAMAXAY HADALKAN DHARARAQDA AH EE KA SOCDAA ISLAATA DHIBANAHA AH SHEEKH CAADIYA OO AQOONLEH U KEEN KA AAMUSII KUWAN ISKA CIYAYA SIDA XOOLAHA
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 5 ай бұрын
Waankaa xumahay wixii uu geestay walalo dahir ayadaa leh go aan keeda ha qasbin abowe go aan keeda u madax banee daahir asagaa masuulka ah
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 5 ай бұрын
Waa qaaduculdriiq aayadaa baa xukuntay
@aslihassan-xi8mb
@aslihassan-xi8mb 5 ай бұрын
Dahirow xaqa ha ka lexan o aqiro ha ibsan kuwa kitabka gatana ha noqon manta adig ilah guul ku dhibey ha wecan ale ka baq qil yan lo radin ninkas
@ayaan-l2d
@ayaan-l2d 5 ай бұрын
SubaxaAllh 😢
@crahmanabukar7977
@crahmanabukar7977 5 ай бұрын
Ninkaa wa dil xal kale maleh isaga iyo teamkiisa
@amalaare6840
@amalaare6840 5 ай бұрын
Ninkan waa in ka ashkateeyaaa maxkamada Canada laga ashkateeyo kuwii kale hala doono
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 ай бұрын
Aad iyo Aad
@fatiman2077
@fatiman2077 5 ай бұрын
Wlle sinada weeye jeedlka,gabadha dhiigedii sharaftedii aya lagu ciyaary suuru maa'ida aya sheegeyso sidii sheekhii hore sheegay.
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 5 ай бұрын
Daahir Ha Liicin Ee Cadaalad Daacad Ufiiri Waxaan Umaleynayaa Inaad Weecatay
@bilanxaawo7274
@bilanxaawo7274 5 ай бұрын
Maxkamada umma ekka mid cadalada manta
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Yaarabi daahiirow maa saan baad caadalad kuu qaadi waar xiidha niinka maaxu u dhaaran shaarafata gaabadha baa shaarafa teedi dhaari waaye
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 5 ай бұрын
Nin Somaliyeed in uu ku hiiliyo haka yaabin. Sababto ah Dahir wa kii Nicimo Jookar inay is disho rabay!. Dahirku untu jufsaday ba ciida iyo camaarka ka badan. Ma ogtahay albabka hadu furmo iyago dhan baa fashilmaya.
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 5 ай бұрын
​@@IsmahanOmar-t9bkkkkkk Haa wll albaabka iska ilaalinayaan allh idin kagama tago waa cadaw ragu
Intu Dhahay Wa ku cawina ayu wax aan la sheegi karin ku sameeyay Baahida ayuu MAXKAMADA DAHIR ALASOW
35:44
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1,3 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
Kiiskii Mama Saafi - Abdullahi Goof Xaaskiisa Oo Soo Hadashay  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
42:01
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 54 М.
Kiiskii Ugu Weynaa - Aabihiis ayuu dilay Hooyadiisna Wey Waalatay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:05:04
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 8 М.
شعيب لن يتنازل عن اية شكاية
3:25:41
كفاح خالتي بوشرة
Рет қаралды 27 М.
NIN NAAGTIISA HORE KA MASEERAY SI MAREYKAN AYSAN U AADIN - PART 1 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 47 М.
#Qisada rajab iyo dulmigii ku dhacy @Hafsabilanchannel6337
31:50
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 1,4 М.
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН