Jasaakal khayr wllshy ilmaha 1 sanad kawayna no so same inshaallah
@najmocadey26303 жыл бұрын
Bariiska waxa ka baxayo wasaq mahan waa dheecaankiisi abyo
@aishaluul11606 жыл бұрын
Walaalaheey aan jeclahay ma idin ku jirtaa gabar ila wadagto jadwalka cunto siinta e ilmaha su'aal aan maalin walbo is waydiiyo waaye ?? Please iga jaahil bixiya
@aishaluul11606 жыл бұрын
Ilmaha aa ka hadlaayo waa kuwa sanad ka yar khaaas ahaan waa ilmaha sanad ka yar
@juwayriyoabdirahmaan33735 жыл бұрын
Aisha Luul abyo 5 waqti aya bby cuno lasiyaa 1 subaxdi qurac marko so koco 2 barqada 3 duhurka qado 4 galbaha 5 habenka casho kadib marko sexanayo canihisa ma.alh ayu ku dhoqonaya bby allh ku daayo abayo
@KawsarSalax6 жыл бұрын
Mansha allh ilahy haku xafido nosoo badi qliyeey
@asmarahusnii384 жыл бұрын
Digsiga intaadan bariiska iyo tufaaxa ku shubin maad iska dhaq dhaqdo abaayo salikiisa wax yaraa ku yaal oo wasaqeee shukran igana raaki ahow
@Xuseen-br7uo7 ай бұрын
Qeer allah ku siiyo walashey
@necawdacashaqa60905 жыл бұрын
masha allah abyo mcn aad aya umahadsantahy wan ka helay
Masha alllh xbbt waad mhadsanthy gacantaada allh kuu barakeeyo
@amaleyamaley40294 жыл бұрын
Masha allh xbbtii allh noo kaa xafido
@abdisamadyare25724 жыл бұрын
M.a cafimat kunolow my sister
@munaabdirahman12963 жыл бұрын
Alle caganta haku barkeyo wllshy
@maryanibrahimcabdi8766 жыл бұрын
masha allah abyo nasra wan sugaye shukran xayaati wan ka helay
@musemohammed36046 жыл бұрын
Abayo qudar iyo baris se layskugu karin alx ani hadan wax kala garanayn Wan tijabin laha lakin dhakhtarkayga ayaan la tashada cuno iyo sharaba isaga ishegay waxa lasiyo Danke garmany😍
@asmiitaabdik98693 жыл бұрын
Layskuma kariyo miya wllo
@umunasteho11792 жыл бұрын
Shugrn wlhi wn ka fa iday wx yar uga dhiman 6bil wn u bilabaya WNBA ka fikirayy wxn siinlahaa
Nasra abayo isku day inaa su'aashan iga soo jawabtid please wiilkayga wuxuu ku jiraa 6 mounth lkn uma dhamaan curadkaygi waaye mashalh cuntadaan ma siin karaa mise markee 6mounth u dhamaato aan siina mida kale caano s26 aa ku bilaabay wuu iga diiday marki aan siiyayna caanaha cunuga waxaa ka soo baxay nabro gaf gaduudan oo yar yar naaska marka aan siiyo na way ka damaayan nabraha maxaa la dhihi karaa nabrahaas ? waxaana ila wadaagtaa abayo caano fiican oo cunuga miisankiisa kor igu qadayo iyo jadwalka ilmaha oo cunto siinta ah 6-11
@Ilwadadan12346 жыл бұрын
abayo canahas anaa siiistay gabdheyda curuda eheyd masha allah ayey iihu noqotay belse waxa laga yaba in uu xasasiyad ka qaado waxa ugu badasha aptimal kuwasn waa fiican yihiin
@aishaluul11606 жыл бұрын
@@Ilwadadan1234 thank you very much abayo 😍
@nasra_abtidoon6 жыл бұрын
Abayo Haa 6 bil hadu galag Cunadan waad U samen Kartaa ani Caanaha Aan siin Jiray Cunugeyga Waa Aptamil Caano la Dhaho xbt Aad ayeyna U fcn Yihiin Hadaad awoodo Usoo Gad Kuwaas Ku Tijaaabi
@aishaluul11606 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon aad ayaa u mahadsantahay walashy mcn
@farhiadaud20356 жыл бұрын
Aisha luul nabra hadaad kuaragtay canuga canahaas alergy ayuu kuyahay e kabadal.midakale ilmuhu markuu gaaro lix bilood cuntoyinka iyo fruitska mid mid ayaa logufiriyaaa si aad kuogaato cuntada ama fruitka u xasaasiyad kuyahay
@najahmuhammed11276 жыл бұрын
waxan aad igu helay sidaa fiican eed dadka wax u fahan si soo
@aminaibrahimsaid4036 жыл бұрын
Masha Allah abayo nasra mahadsanid waa ubaahna runti mcnto thanks allaha kusharfo
@qadroabdulahi23526 жыл бұрын
Masha alaah walashey alaha ku barakeeyo
@nuraismail91276 жыл бұрын
Maansha Allah aad baad u mahadsantahay casharka maanta walaashay😍😍😍
@axmed1-nm4mm Жыл бұрын
Shukran chanalkiina kucusubahy
@nimcocabdijirde74665 жыл бұрын
mahsanid intaad noo faa idaysay waad ku mahsanthy
@XamdiCaraboow5 ай бұрын
Mnsha Allhaa wllo
@nakeeypro31226 жыл бұрын
Macha allah qaali gacantaada allah kubarakeeyo thanks
@HebelHebel-wk9sm3 ай бұрын
M a Sha alaah abyo
@ikrammohammed5546 жыл бұрын
Masha allah abayo nasra qeyr allah kuseyo macanto ❤❤💯💯