Qumbo Caano Si Fudud Usameeso

  Рет қаралды 217,979

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

5 жыл бұрын

Пікірлер: 451
@myrajochannal2
@myrajochannal2 5 жыл бұрын
Masha Allah gawadheyda illahey ha ku barakeyo
@sacdiyoxuseen3757
@sacdiyoxuseen3757 5 жыл бұрын
My rajo channal 2 nasro waalid maa uthy
@wiiloxasanverygood5577
@wiiloxasanverygood5577 5 жыл бұрын
Masha allah mahdsnd xbbti
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if 3 жыл бұрын
@@sacdiyoxuseen3757 abaaayo ilaahay khayr ha ku siiisiii qastarka ma xaa la dhaahaaa waxaa aad ku daraysid
@phatmaadam6832
@phatmaadam6832 4 жыл бұрын
Qumbo caano masha allh inta lacuno asa u mcna love ku ahy😂
@haawaluul5328
@haawaluul5328 5 жыл бұрын
hadii aan runta ka hadlo Abaayo waxa tahay qofta kaliya oo aan jeclahay barnamishkeeda cuna kariska waayo si wanagsan ayad nogu sharaxda waxyabo badan ayan kaa faiday aniga cilmiga Allah kuu siyadiyo mcnto
@raaxomacalin5220
@raaxomacalin5220 4 жыл бұрын
ok😃😃😃
@hzhzhshshsjs5620
@hzhzhshshsjs5620 4 жыл бұрын
Masha allh nasar mcto wlhi ilah dar tisa ayan ku jclhy wlshey
@rahoibrahim4655
@rahoibrahim4655 4 жыл бұрын
Gf Cgwi🤣🤣😂😃😃😄😄
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 5 жыл бұрын
Masha allha allow nadhaf gabdhehena nasra ku jecelahay love mii xabiibti asxabta ana ugu horeeyo like isaara idin jecelahy💋❤💙❤💋❤💙❤💋❤❤💋❤❤❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 5 жыл бұрын
❤❤❤😚😚
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 5 жыл бұрын
Sidoo kle love kugu ahaay
@asmamohamed7096
@asmamohamed7096 5 жыл бұрын
maasha alleh wllshaly
@umucabdalabintcabdala2811
@umucabdalabintcabdala2811 4 жыл бұрын
Sidookale aad ayaan kujeclahay
@mizksheikh1704
@mizksheikh1704 4 жыл бұрын
Xabiibti nasra quruxbadan dar ilaahay ku jeclahay qaaaali 🤲🤲🤲Allaha ku barakeeyo
@ceeynimaxamedibraahim7667
@ceeynimaxamedibraahim7667 5 жыл бұрын
Nasara wan ku jacelahay Allah ku xafido 😍 Qali ❤️
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 5 жыл бұрын
Masha allah qumbo cano wajeclahy jazakallah kheyr for sharing my sister
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
Masha Allah Aabyo nasro jizakakala qeer cid mubarak ilahey hangaqatbalo Ramadanka hor usoco👌👌👍🏻❤❤❤❤❤
@caishamaxamed3078
@caishamaxamed3078 5 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن شكرا اختي في الله بارك الله فيك
@fartun4992
@fartun4992 5 жыл бұрын
😘😍❤❤aadban oga hely runti wax yar oo fudud oona mxn❤ Thanks huuno qaali
@hafsahupi6376
@hafsahupi6376 4 жыл бұрын
Mashala mahdsanid walshay nasro ale. Haku barkeyo❤❤❤❤❤❤
@aasiyamohamed3561
@aasiyamohamed3561 5 жыл бұрын
masha allah Jazaakalaah ukhtiii wax badan ayaa kaa faa'ideystay hormar wcn xpptiii❤💋💋💋💋
@istarsalaad1257
@istarsalaad1257 3 жыл бұрын
asc mastiyaa salid hadji Cano cadi
@ayankassim3630
@ayankassim3630 5 жыл бұрын
shukran Hoyo mcan ilaah kheer Allah ku siyo
@sadiafmohamedhaji1606
@sadiafmohamedhaji1606 4 жыл бұрын
Masha'Allaha abyo guuleyso wan ku taageraa mcnto dar allaha aya ku jeclahay♥️♥️♥️♥️
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH qurux alle gacantaada ha Ku barakeeyo
@fowziyamohammed3243
@fowziyamohammed3243 5 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo gacantaada alle haku barakeeyo😍
@haawaluul5328
@haawaluul5328 5 жыл бұрын
masha Allah waan ka faidnay Abayo Jazakumullah qeyran
@cibaadamohammed794
@cibaadamohammed794 5 жыл бұрын
Masha’Allah Tabaraka’allah abaayo gacantada ilahey haku barakeyo guul aya ku rajeynaya Insha’Allah
@samiiraali7987
@samiiraali7987 5 жыл бұрын
Scm mcnto waxad noosogalisa cana barawe cana niido laga samaynaayay noosoo gali khayr allaha kusiiyo
@mydreamhaniabdullahichanne4469
@mydreamhaniabdullahichanne4469 5 жыл бұрын
Masha allah Tabarakallah Ilahay gacantada haku barakeyo abyo mcn hormar wacan💖💖💕💕💋💋
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH N🎁S💞R ALLAH HAKU BARAKEYO.
@sacdiyaibraahim6447
@sacdiyaibraahim6447 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah caafimaad Ku cuna adiga iyo dhammaan familka
@zamzamosman2284
@zamzamosman2284 4 жыл бұрын
Nasraay huno waan sameeyay sidaas oo kaloo ayuu isoo baxay. waxaa tahay qofka kaliyeen markiiba fahmo sharaxaadeda. ❤️❤️😘Baarakallaahu fiik🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 5 жыл бұрын
Mash a allah jazakallhu kheeyr xabbti allah ku barakeeyo 💖💖💖💖👍👍👍
@minuuchannel1307
@minuuchannel1307 4 жыл бұрын
Masha allah waa ku wareray sida lo sameyo mar walbo waa isku daya waa isamesmiwaayay ila halmar moye bes saa adiga ii tustay illah waa ii fududeyey manta dhaxded labo maransameyyey waad mahansatahay sida no tusisay
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 5 жыл бұрын
Jazakallaahu qeyr qali
@ikraanabdullahi8543
@ikraanabdullahi8543 4 жыл бұрын
Masha allah abayo gacantada allaha kuu barakeyo farxad kucuna
@ruwedaosman5798
@ruwedaosman5798 5 жыл бұрын
Mash Allah abyo gacanta allah haku barakeyo❤
@maxbuubaali2703
@maxbuubaali2703 Ай бұрын
Aduunka waa isbada abayadan aad naan udaawan jiray dadka social media ugu asturan bay ahayd EE dagan insha allah isma badalin ❤
@sucaadbintusuleiman490
@sucaadbintusuleiman490 3 жыл бұрын
Mashaallaah abyo hormar wcn ayan kurajeynaya abyo qaaali nasro Dar illahey ayan kujeclhy wllhi allaha kuxafido melkasta ooad jogto xbbty ❤️❤️❤️love u so much ❤️❤️
@Wardahome712
@Wardahome712 4 жыл бұрын
xbbt waan ka faaidnay mashaa allah mahd snid qliyey jazakalaah
@iqraahmed7133
@iqraahmed7133 5 жыл бұрын
Masha allh wuu quruxbadan tahay Abayo wana kahelay,waxan ka codsana buskudyo kala nuux ah inaad noso galiso Abayo nasta
@amirasworld4022
@amirasworld4022 4 жыл бұрын
one love nasra love you 💜💝💞💙💚💛🧡💓❤💘💋❣
@munagaal6049
@munagaal6049 4 жыл бұрын
Maansha allah gabar aan ka helo sida aad u wax u sharaxdid aniga ahaan waxaan ku leeyahay allaha kuxafido hadalkaaga macaan maansha allah aad aan uga faaiidey barnaamijyadaada 💯💖💖💝🙏🏽🙏🏽❤
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 5 жыл бұрын
Maasha allaah jazaakalaahu qeyr xabiibtii 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@xaliimocusmaan1720
@xaliimocusmaan1720 4 жыл бұрын
Nasro abyo wlhi wax tahay qof qalbi wanagsan waxan kaa faa iday xalwo karis anigon aqoonin waana ku guleystay qeer allh ku siiyo aboyo matan decoration halkee ku tala mcn badane
@sahruja5777
@sahruja5777 5 жыл бұрын
Maasha Allah Illaahey gacantaada hakuubarakeeyo.
@deeqodegan4358
@deeqodegan4358 4 жыл бұрын
Thnks mcnto codsigeyga ad ii tix galisay maskaxada illahey hakuu ziyaadiyo dar Allan kuu jclahay wlh hori u soco
@laylamuuminabdi2953
@laylamuuminabdi2953 2 жыл бұрын
M.a abyo rabi gacandaada hakuu barakeeyo I.a
@sacdiyoibraahimmaxamed7744
@sacdiyoibraahimmaxamed7744 5 жыл бұрын
Masha aallah Abayo nasro qurux horey usoco cafimad ku cun 👍👌❤💗💞👄💋💖💖💖
@aaminaxasanmaxamed3056
@aaminaxasanmaxamed3056 3 жыл бұрын
Ilove macmacaan
@marwastarcooking
@marwastarcooking 5 жыл бұрын
Masha Allah
@amirasworld4022
@amirasworld4022 4 жыл бұрын
wankutagera masha Allah xppti keep going 💗
@umumanaal8557
@umumanaal8557 4 жыл бұрын
Nasraay xbibt alle haku dhowro adunka sharaf iyo cizi ugu noolow aaqirana jannada waa maalmihi ugu dambeeyay bisha ramadaan niyada ayan kaaga soo duceeye alle haku aqbalo mcanto qof wnagsan baad tahy
@munahusen5479
@munahusen5479 3 жыл бұрын
2021dawanaya
@hawoali3858
@hawoali3858 4 жыл бұрын
Masha allah xppti allaha ku xifdiyo intaa fiirsanayo cunto youtube qofkaa fahan fcn wali ma fiirsan hadane waxa guriga yaalo lee waaye naaga waa na waali jirèn waxaan arkin ayee kuu shegayaan ahane si fcn uma sharxan dadkan inee yaqaanin ama heestan waxooda cml ayeeba umaleyaan allaha nakaa xifdiyo boqorada muqdisho🥰🥰🥰🥰🥰
@nasteexoxuseen5370
@nasteexoxuseen5370 5 жыл бұрын
masha allh wall qaliya alah kuxifdiyo cilmigadana allh kuubarakey indhahaa nokalafurtee ajarkeeda alekaamadayaco qaali
@rahmaabbas1210
@rahmaabbas1210 4 жыл бұрын
M a qumba cana sa ugu dhex radiyy le chnalkda doqayga saxda ah wye abay nasrah
@umumalapzan4220
@umumalapzan4220 4 жыл бұрын
mcntoy waaw Eid an ka.dhisa familyka wlh masha Allah alle ha ika xifdiyo xabiibti waxa tahay qofka kaliya an cashiradeyda fahma wlh xilkas dumar
@mariyahabdalla3092
@mariyahabdalla3092 5 жыл бұрын
Masha allh illaahay qerhakusiiyo wan kaa faa,ideysanay 👌👌👍👍
@filsanabukarchannel3879
@filsanabukarchannel3879 5 жыл бұрын
masha allah abayo qurux wayo baryahan laguma arkin waku xiisnay quraxey dar alle ayaan ku jeclhy nasro abtidoon horay usoco boqoradena
@loviitamuniira8922
@loviitamuniira8922 5 жыл бұрын
Waaaaaaw maanta likeda iisaara two a an ahy
@fatxisaid5528
@fatxisaid5528 5 жыл бұрын
you tube ka gabdhaa ugu jeclahay waye mshlh ,qaab kee noo gu sharaxeso thnkx xbbty
@iqranor1987
@iqranor1987 3 жыл бұрын
Basti xpptydaaay Allah Ku dhawro❤️❤️❤️💙💙💙💙💙💙💙
@qamarcaadil4697
@qamarcaadil4697 Жыл бұрын
Mashaa Allah wax badan ayan kaa faaiday Jazaakalaahu kheyran abyo
@rahmaabdilahi8251
@rahmaabdilahi8251 4 жыл бұрын
Mashlh walhi waba kugu hesta wallo ilhy gacanta ha ku bargeyo wallo mashlh
@ayantahlilali5063
@ayantahlilali5063 5 жыл бұрын
Maasha nasro aad bn kuu la socdaa waana ka helaa casharadada thnks abayo horay u soco
@kiinmuleexoofficial6626
@kiinmuleexoofficial6626 4 жыл бұрын
Qumbadaan asiga ciid ahaan ayaa usameestay walaahi inabo caadi mahan mash Allah
@ismahaanqaali9888
@ismahaanqaali9888 5 жыл бұрын
Masha allaah❤❤
@faduminabdiraxman4028
@faduminabdiraxman4028 4 жыл бұрын
Waaw qaali badan wlh abyo waan jeclahay qumbaha shukran sharafey
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 5 жыл бұрын
Masha allah qalibi nuur allah ku barakeyo inolaw my dhiiga 🤩
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 жыл бұрын
M.a alha keep going ilxuun idinma arkto aaamin yarabi 😍😍😘😘😘❤❤❤
@umuxanaan6201
@umuxanaan6201 4 жыл бұрын
Masha allh abayo ilahay cagantada haku barakeyo
@umalkairhassen7700
@umalkairhassen7700 4 жыл бұрын
Mansha allah buskud quruxbadan ayad samaysay wll Nasra
@roopquyt8590
@roopquyt8590 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran abayo mcn
@quenramla1144
@quenramla1144 5 жыл бұрын
Shukrn xbbti inbdn wankafadeysany😍😍
@UsamaHooyoxakiimo
@UsamaHooyoxakiimo 5 жыл бұрын
Masha allah abayo gacanta allaha kuu barakeyo
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 жыл бұрын
Masha alh alha ku xfido xpti geep going ❤❤🇸🇴👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@rahmasharif4668
@rahmasharif4668 5 жыл бұрын
Masha’Allaah I like it
@fardowsaabdi9996
@fardowsaabdi9996 5 жыл бұрын
Masha allah zaaid ayan ugu heley runtii allah kuu zaaidiyo walal mcn
@ummusacad4003
@ummusacad4003 4 жыл бұрын
😍 Asc Abyo I love you so much Nasro qurux wlh qaab kaad wax u sharax did aan kahe lay waxaad so samaysid nah mar kale waan sameeyaa waana ku gulays taa Alxamdulilaah thanks abyo mcnt
@iqroomarmohamed924
@iqroomarmohamed924 5 жыл бұрын
Masha allah abyo illah ajar hakaa siyo wax badan ayaaa kaaa faa iday
@umuzalmo9797
@umuzalmo9797 4 жыл бұрын
Www m.a wlhi xbbti qurux wn ka hele runti illaah gcntada ha ku barakeyo abyo
@abdulhadihassanabdulkadir2103
@abdulhadihassanabdulkadir2103 5 жыл бұрын
Masha allah qali aragaaba nadeeqay labadan bari walagu xiisay maistiri nasra 😍😍
@nafisamahamedmashaalahwaye9122
@nafisamahamedmashaalahwaye9122 5 жыл бұрын
Waw masha alah abayo thank you waana kahelay
@habiiboaliwarsame6653
@habiiboaliwarsame6653 4 жыл бұрын
Maasha allaah aad ayaan u fahamay allaha ku barakeeyo
@mariyahassan8941
@mariyahassan8941 5 жыл бұрын
masha allh allha ku xfido qaali nasra cadeey
@xiyooonuur1033
@xiyooonuur1033 4 жыл бұрын
masha alh saaan ujeclhy qumbo caaano hadad ogan leheeed mba soo geliseene ayadoo diyrsan aaa hoo cun i dhihi laheed mhdsanid xbbtii
@ashomohamed2713
@ashomohamed2713 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo nasro qurux ilahey kacmhada ha ku barkeyo
@hamdixababi7370
@hamdixababi7370 5 жыл бұрын
masha Allaha abaayo😍😍
@frdosadem9075
@frdosadem9075 5 жыл бұрын
Masha alh 😍 Thanks u cadey
@lathanapple1560
@lathanapple1560 3 жыл бұрын
Mashallah xppty gacmaxadha ale haku barakeyo
@nimcoabdidahir6889
@nimcoabdidahir6889 4 жыл бұрын
Masha allah abayo qurux cafimd iigu cuna insha allah
@hannaabdi3763
@hannaabdi3763 5 жыл бұрын
Msha allh quruxey alle ku xafid
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Abyo quruxeeeeey lado loos ino soo samee 😍😍😍😍😍👈
@ibrahimkalay7141
@ibrahimkalay7141 5 жыл бұрын
Iqraana Ali
@suadomar3293
@suadomar3293 4 жыл бұрын
Waw thanks abayo macan 🥰
@honeybadger4812
@honeybadger4812 Жыл бұрын
qumbo caano intee ka kentay caano qumbe soo lama dhihi jirin
@user-gn5ee2qk3e
@user-gn5ee2qk3e 4 жыл бұрын
ماشاء لله تسلم إيدك 🌷❤🌙حبيبت
@abumalik8309
@abumalik8309 5 жыл бұрын
masha alh. waa ka helay. bari aya samendonaa insha alh
@caduunicazuuni249
@caduunicazuuni249 4 жыл бұрын
Abaayo mcnto 5koob qumbo ayaan heesaa meeqo koob caano iyo sokor ayaan ku daraa
@roodamuuse3481
@roodamuuse3481 5 жыл бұрын
Mansha alla waan kahelay qubaha sad usamaysay nasra ale caqliga hakuu barakeyo wall hariysadana noo samee
@mariamcadey5366
@mariamcadey5366 4 жыл бұрын
M.a nasro xbbti aad ban kuu jeclhy hore u soco abyo❤❤
@shukrimohamed3243
@shukrimohamed3243 4 жыл бұрын
Mashallah abay macan o inoqday illahay hakubarakeyo
@nuurtosaciid1404
@nuurtosaciid1404 5 жыл бұрын
Masha alaah aad iyo aadan uga helay walashey waa no fa ideysey qeerbadan ilahey haku siiyo
@bilanibrahim2815
@bilanibrahim2815 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eZWcgINjps19j7s
@qadroqaalichannel7560
@qadroqaalichannel7560 5 жыл бұрын
Gacanta Allaha kuu barakeeyo
@maandeeqibraahin731
@maandeeqibraahin731 5 жыл бұрын
Msh allh alpi ad ayuu uqurux badan yahay wn kahelay jazakalaah i love you abaayo ilah dartis ayan ku jeclahay isha xasidka alle kuma tuso mcnto
@aishaabdulkadir523
@aishaabdulkadir523 2 жыл бұрын
Mashaallah gacan taada ilaahay habarakeeyo
@xafsaali3651
@xafsaali3651 5 жыл бұрын
masha alaah alaha Ku barakeyo aqoontada alaha kuu siyaadiyo habaryar nuur calaal nuur😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 жыл бұрын
Wlhi hda karina inshllh jzkllh nasrdeyda 😍❤✌
Qumbo caano ad ufudud Eid Mubarak
8:17
MY RAJO
Рет қаралды 730 М.
QUMO KASHAATO CIIDA O FUDUD
10:40
Faatma channel
Рет қаралды 60 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 45 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
DOOLSHO FIDIS AMA DOOLSHO MASRI 30 DAQIIQO KU SAMEESO IYO 3 XABO UKUN
11:38
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 134 М.
Waaaaaw Qumbo mau xistay Ani wan uxisay Ka faideyso
20:47
shukri masala
Рет қаралды 125 М.
QUMBO CAANO MACAAN BADAN SIDAN U SAMEYSO👌 @Qamar_Bint_Amiir 👑
13:02
MACMACAANKA CIIDA |QUMBO CAANO. | SOMALI SWEET FOOD
5:50
Bahar Channel
Рет қаралды 70 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 45 МЛН