Full video || istanbul airport iyo Soo dhaweenta Xaajiga by Nasra Abtidoon

  Рет қаралды 265,184

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Жыл бұрын

Пікірлер: 758
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 Жыл бұрын
Ma shaa Allah abayo congratulations😍 to you and you hubby waxan Allah idinkaga barya sanado badan oo farxad iyo baraaro ah In shaa Allah pinka iisar xabibty adiga iyo asxabtada iguso duceeya caruur baari inu Allah nasiyo 6yrs ayan geli rabnaye waa iga codsi xabibty pinka iisar
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Alaha awlad khayr qabta hanaga farxiyo adi inti muslim ah yarabi anaga guur khayr qaba xalal ah hanasiyo ani inti muslim ah
@maryamdirie8745
@maryamdirie8745 Жыл бұрын
Allah ilmo baari hani siiyo adi iyo inta heysaniin inta hesato Allah ha ubarakeyo amiin
@amanachannel1567
@amanachannel1567 Жыл бұрын
illahay hakugu arsaaqo awlad bari ah oo wanagsan
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Abaayo awlaad saalixiin ah taqiyiin ah cibaadu raxmaan ah allahaa idinku arzaaqo adiga iyo intii kula mid ah ha quusan qaali rabigeena waa naxariis badane wax kaste awooda ducada badi inshaa allaah abaayo ❤
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Abaayo nasro congratulations 🎊 👏 noloshiina kuwada jooga farxad iyo caafimaad ❤❤
@sahrahassan7387
@sahrahassan7387 Жыл бұрын
Alxm August 15 years aan xireenaa aniga iyo xaajigeega anagoo da, yar is guursanay alxm intaas iyo In kabadan ilaahey kabaryaa abaayo adiga qooskaaga allah ku barakeeyo waqtiyo badan wada jira ❤❤❤
@munocali5531
@munocali5531 Жыл бұрын
Masha allah masha alllah allah idin barakeyo anagane 14 August 10 sana noo xirmeysa
@najla436
@najla436 Жыл бұрын
​@@munocali5531 August 15 inshallah kabadan rajeynaainaa Wanda noolano farxad kuwaara dhamaan lamaanah dhisan🎉🎉
@user-rb8rz2jq6p
@user-rb8rz2jq6p Жыл бұрын
Masha alh
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho Жыл бұрын
Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤❤
@aishayusuf2053
@aishayusuf2053 Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة واتم التسليم
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤❤❤❤
@caliismaaciil2736
@caliismaaciil2736 Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@user-is1kl8tu7l
@user-is1kl8tu7l Жыл бұрын
Scw
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Nasro waa qof qalbi wanagsan m.a hadaladeda lagu fahma lkn dadku waa dad aad u aqlaaq xun runtii inaad aragto kugu filan any wey dhib malaha iska daa horey ugasoco❤❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Жыл бұрын
🥺❤️😘
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 11 ай бұрын
NASTA ABTIDOON WAA GABADH AKHLAAQ DHEERAAD AH KU JOOGTA KHADKA ALLE HAYSKU KIIN BARAKEEYO ADIGIYO XAAJIGAAGA❤
@ozgetorer6062
@ozgetorer6062 Жыл бұрын
Dumashi Dun wacan adiga iyo abowe wxn idin leeyahy isku waara cfimad, cimri dheer iyo cibaado suuban idin rajeynayaaa🤲🏾❤
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 Жыл бұрын
Masha allah nasraay isku waqtiyaa nahay waxaan 10 sano buuxinay bishii 4raad ani ahaan ma arag is fahan wagaan sanadaha ugu horeeya eedadka sheegaan alxamdulilaa illaahow kuwii malakul mood mooyee aan wax kale kalawadin naga dhig aaamiiin yaarabi❤🤲
@munocali5531
@munocali5531 Жыл бұрын
Aamiin abyo anagane bisha 8 ayaa toban sano noo buux sameysa
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 Жыл бұрын
Abaayo nasra Allah ha iskukiin barakeeyo adiga iyo xaajigaag iyo awlaadaadaba reerkii jira ee jooga Allah ha idinka dhigo
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 Жыл бұрын
Ayy Nasradeena iyo ustaadka, maashaAllaah allahumma mubaarik xabiibtii, isku cimri dhamaysta reer maahiroow.❤
@user-fc8nb8nn2f
@user-fc8nb8nn2f Жыл бұрын
Masha Allah , Alle haydin barakeeyo qoys qurux badan .❤❤❤ Farxad ku noolaada Boqoradeena Nasra Abtidoon iyo Hassan🥰
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Mcntuuuuu masha'allaah seygaaga allaah kaama qaado nin rageed inuu yahay dushiisa bey ka muuqataa qof dagan miisaaniyad leh oo muxtarim ah inu yahay ban daremayaa barakooba 10sano waa wax yar 50 sano & kabadan insha Allah🎉❤
@user-ke7jr4sm6l
@user-ke7jr4sm6l Жыл бұрын
Masha alaah abaayo nasro cadey ilaahay xajikaga haju barakeeyo iyo caruurtaada xanunada aad ka cabanesid ilaahay haka caafiyo
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Maashaa Allaah Beautiful Family 👪 👨‍👧‍👧 Waligiinba Wada Jira oo Wada Jooga Guulleysta Wada Noolaada Sanado iyo Sanado ❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah walashay Nasra abtidoon iyo xaajiga, isku waara abid, isha dadka Alle ha idinka qabto, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi❤❤😊
@xaredoomar9877
@xaredoomar9877 Жыл бұрын
Masha allaah nasro adiga xaajiga iyo familykaga dhamaan illaahey ha idin xifdiyo xabibti
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Жыл бұрын
ماشاء الله ❤ الله يحفظهم انتم أولادكم 🤲
@hanamohamed1598
@hanamohamed1598 Жыл бұрын
Maasha allaah wllo waa nin qurux iyo sharaf badani ka muuqato kawa sawiradiisa inay keenaan isku hawlayna iyagaa is xiijiyee ha isku mashquulin isku waara abid
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 Жыл бұрын
Maasha Allaah wll wada jira OO dhaqma Dad ku ma xumee waxey balo ka hor joogtaa maasha Allaah iney dhahaan
@fatimamohamed3517
@fatimamohamed3517 Жыл бұрын
Mashaa allaah ilaahey ha idin barakeeyo oo ilcadaawo ilaahey ha idinka haayo xajiga iyo caruurta hasoo dhigin abayo nasro asturan
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Жыл бұрын
masha allaah isku waara kuwii nolosha isla dhameeysta allaha idinka yeelo.❤
@sagalhassan2067
@sagalhassan2067 Жыл бұрын
Masha Allah dumaashi bilan nasro qurux edab badan qalaaq iyo karti illahay kumaneystay.❤❤❤❤❤
@rahmahabiib7180
@rahmahabiib7180 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم لبعض
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah💕💕💕 Waa Wiil Quruxbadan oo Dheer Ninku Nin Inuu Yahay Waxaa Lagugartaa Inuu Dheer Yahay Wiilkani Dhererka Wuxuu Kudarsadey Quruxdhisan Maansha Allaah Nasraay Nasiib Fiicaneey Rabi Ha’Iskukiin Daayo Inbadan oo Badan Insha Allaahu Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 Жыл бұрын
Happy 10th anniversary to this beautiful couple.. May Allah strengthen your marriage ..10 years of living together means you have really understood the meaning of love true..stay happy always..Nasra hal talo abayo, please stay tuned ..make more vedios and stay active
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 Жыл бұрын
Mashaa Allaah, Allaah ha idin barakeeyo awlada ha idin barakeeyo isku gaadha cimri dheer inshaa Allaah ❤
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Masha allaah tabaralaah ilaahay haydin xafido waa isu eg tihiin kkkkkkk qofkii dhaqma oo isku waara ilaahay haydin ka dhigo ubadkana haydiin barakeeyo abaayo gabadh qaaliya baad tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 Жыл бұрын
Masha Allah Allah haidin barakeyo kuwii aduunka farxad kujooga Akhirane janatul fardowso ku kulma Allah haidaga dhigo❤❤❤❤❤❤
@user-th4yb3ln9d
@user-th4yb3ln9d Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمان الله يحفظكم مع زوج ودريتها يارب العالمين الله آمين
@FowziyaMohamed-kh1pr
@FowziyaMohamed-kh1pr Жыл бұрын
Aamin
@tensixl6707
@tensixl6707 7 ай бұрын
الرحمن *
@Aminamohamed2464
@Aminamohamed2464 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤❤
@RahmaRays25
@RahmaRays25 Жыл бұрын
Nasrow Alle ha isku kin barakeyo Isku na wara abidkiin ❤ 700k. Adoo kaliga ah baa xirtay Dee eega xajigu haduu chanell kii ka so dhex muuqday 1m bilahan wa in an ku garnaa 😄 Alle hana xifdiyo
@nairobi1519
@nairobi1519 Жыл бұрын
Masha Allah ... Allah haidin barakeeyo walal Nasro.
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الف مبروك والله يتمم لكم بخير الحمد الله
@mohamedrirache3348
@mohamedrirache3348 Жыл бұрын
Masha Allah may God bless ❤
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
Mnsha allh tabara allh somaliyey rerka mashquul ka ka daya nasra iyo xasan wa awlaad jacayl o ilaahay isla jeclaaday alle ha isu barakeyo congratulations mcnt nasra albi❤❤❤❤❤
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Жыл бұрын
Masha alalh masha alah masha aalh abayo alah idin ka hayo ilxun iyo il shaydan adiga iyo xajigaga iyo ilmahga amana alh abyo nasray hurmar wacan abayo amna alah❤❤❤❤❤
@rahmobotan9615
@rahmobotan9615 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful family ❤️❤️❤️
@deeqa1745
@deeqa1745 Жыл бұрын
So beautiful. Family ❤
@nuuramuuse1182
@nuuramuuse1182 Жыл бұрын
mnshllh isku wara intay nololi jirto qali nasra abtidoon adigiyo sayigaga ❤❤
@qadrocali9052
@qadrocali9052 Жыл бұрын
Mashaa allah walaashey qaalida ah mabruuk ayaan idinleeyahey adiga iyo xaajigaada isku waara tanxigtata dadka meediyaha kujiraan waxey kuuquuri layihin nolasha aadkujirto ISHA BAXAR
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah❤️👍 Isha Qumayadu Idinka Deyran Rabiyoow Iskukiin KhayR oo Wixii Shar Ah Idinka DhawR Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Allaahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Жыл бұрын
Masha Allah dumashi iyo ina adertay nasro 10 sano sosocda iyo kabadan idiin rajeynaa❤❤❤🎉
@sahraibrahim3737
@sahraibrahim3737 Жыл бұрын
Mashaa allah tabarakallah beautiful family 🎉❤waa markiy igu horaysay oo aan arkay gabar somaliyed isoo dubtay without music Mashaa allah ukhtii ❤❤
@fahiimadacar4801
@fahiimadacar4801 Жыл бұрын
مشاء الله بارك الله فيكم وفي عا ئلتكم
@najmaaden1046
@najmaaden1046 Жыл бұрын
MashaAllah 🥰 ilah hani barakeeyo nasro cadey
@JJ-xm2km
@JJ-xm2km Жыл бұрын
beautiful masha Allah
@zeynababdirahman8511
@zeynababdirahman8511 Жыл бұрын
ماشاءالله الله يحفظكما
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Жыл бұрын
Masha Allaah Nasro abaayo isku waara inbadan adi iyo xaajigaaga i.n ❤❤❤❤❤
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Жыл бұрын
mashAllah tabarakaAllah Allahuma barik
@faadumosaalax8488
@faadumosaalax8488 Жыл бұрын
Mansha allh ilaahy haysku kiin barakeeyo family qurux badan 🎉🎉❤❤
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Masha allha tabarikllha abayo nasra allha isku kiin barkeeyo ❤❤❤
@odayroy3099
@odayroy3099 Жыл бұрын
Mashallah Reerkan waxaa ka muuqdo dhaqankii iyo akhlaaqdii aan lahayn hadan Somali nahay, waxan jeclahay in dhalinyarada Somaliyed ee Social Media ku jiro in guurkooda sidan u guulaysto oo dhaqanka dhowran oo diinta dhowran inshallah
@mushtaaqbashiir
@mushtaaqbashiir Жыл бұрын
Waaw nasra MAASHAALAAH❤❤
@NimomohamedNimomohamed-do8ed
@NimomohamedNimomohamed-do8ed Жыл бұрын
Maan sha alaah dumaash beautiful family guul❤❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah❤️💕💕
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Жыл бұрын
Mashlla allh ilahaay hakuu barakeeyo gurigaaga inta xaasidaka ah alle hakaa xijaabo
@micraajxuseen2726
@micraajxuseen2726 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤
@roodaismai-dm8kb
@roodaismai-dm8kb Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤allaha iskukiin barakeeyo abayo mcnto adiga&xaajigada iskuraaga insha Allah ❤❤❤❤❤
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 Жыл бұрын
Nasra abdidoon Allah idin barakeeyo
@idil_onlion
@idil_onlion Жыл бұрын
Mash alah guuleeso nasro cadeey ❤❤❤❤
@user-zc8bc8bb2r
@user-zc8bc8bb2r Жыл бұрын
Mash Allah so beautiful family ❤
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
Masha allah barakooba wallo Nasra qalanjo❤
@dahirise7762
@dahirise7762 Жыл бұрын
Masha alah wllshy nasro adi iyo sedi waligin isla joga dadka xun xun iyo shaydan iska ilaliya nolasha ha idin macanato insha alah
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Жыл бұрын
Happy anniversary you and your husband 👩‍❤️‍👨
@haninora533
@haninora533 Жыл бұрын
Masha Allaah Tabaarakallaah Allaha idin xafido☀️🌻✨
@shihajitechinnovation
@shihajitechinnovation 11 ай бұрын
Ma sha Allah... my buddy looking sharp, enjoy your trip Hassan.
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 Жыл бұрын
Maasha allaaah abaayo Nasra iyo xaaajigeeeda allaaah waxaan idinkaada baryaaa cimri dheeer iyo cfmd taam ah iyo cibaado suuuban alle idinma tusso in xun iyo xasad ba allaaah idinma tusso isku waaara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@maryamruun2925
@maryamruun2925 Жыл бұрын
Dumaa first comment muqdisho kaso salamayaa❤❤❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 Жыл бұрын
Maasha allah tabaarkallah faraxad ku noolaad wan idin jecelhy kuweygii❤❤❤❤❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 11 ай бұрын
Masha Allah Allah ku barakeyo qoyskaga isku waara weligina wada noolada nabad kuwaara Allah idinka qabto xaasidka iyo cadowga nacabka ha jabo ❤❤❤❤❤
@malkiabintishurie6372
@malkiabintishurie6372 Жыл бұрын
M.a abyo iskuwara ❤❤❤❤ilahey hanigadigo kuwa kheirka isfaran ameeen
@fatxinoor1691
@fatxinoor1691 Жыл бұрын
Manshallah abaayo Allaha idin bareekeyo adiga❤🌹 Iyo xajigaga Iyo dhamaan laamanshaya ❤🌹
@FardowsaFardowsa-wi9rj
@FardowsaFardowsa-wi9rj Жыл бұрын
Msha Allah abayo nasro family qurux badan baad tihiin allah haysukiin daayo sanado badan oo farxada baan idiin rajayn
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Жыл бұрын
Masha Allaah❤❤❤
@xabiiboibrahim151
@xabiiboibrahim151 Жыл бұрын
Masha allah 🥰♥
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 11 ай бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@abdullaahicumarhusein5556
@abdullaahicumarhusein5556 Жыл бұрын
Maasha Allaah ilaahey ha idiin Dhowro isha banii aadamka ilaahey hakaa hayo ❤
@aishahassan4772
@aishahassan4772 Жыл бұрын
Masha Allah quruxay isku waaro nolal farxad leh dhib Allaha inka haayo
@anababdullahi686
@anababdullahi686 Жыл бұрын
Waaaaaaaaw msha allah😍😍😍 aad baan ugu faraxsanahay abaay sanado badan wada jira.
@dinisnob21dini72
@dinisnob21dini72 Жыл бұрын
Masha allah 🎉🎉🎉 congratulations 10years inshallah isku wara ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshaallah😍nasro qurux alah idin barakeyo ❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Mashaa allah Rabbi ha isku kiin daayo .
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Жыл бұрын
Masha Allah abayo congratulates
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago Жыл бұрын
Manshallah Tabarakallaha ❤beautiful couples enjoy and have good time Inshallaha live forever
@Hazard-st3wj
@Hazard-st3wj 11 ай бұрын
Cygaarwhhrrk❤
@Abdikaremculus10
@Abdikaremculus10 Жыл бұрын
Man sha Allah, Tabarak Allah. Rabbi haydin dhawro.
@monayasin7995
@monayasin7995 Жыл бұрын
Masha allah allah haydin barakeeyo sanado badan sii wada noolada
@nasriinmaxamed755
@nasriinmaxamed755 Жыл бұрын
M.allh tabarakallah my ukhtii❤
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 Жыл бұрын
Masha Allah abayo AllaH ha idin barakeyo
@fadumashaale5373
@fadumashaale5373 Жыл бұрын
M.a iskuwaara abid oowada jira Alaah hadin xifdiyo family qurux bdn🎉🎉🎉🎉❤❤
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Masha allah wada jira sanado bdn awoowe iyo ayeeyo isku noqdaa❤❤
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Quruxeey Alle wayne swt ha isku kiin barakeeyee legenka media ha ha keenin
@zemzemyasin1266
@zemzemyasin1266 Жыл бұрын
Maasha Allah dumaashi qurux qiimo iyo edab rabi isugu daray Allah ha idin xiftiyo ❤
@caashobeelo5627
@caashobeelo5627 Жыл бұрын
Mashaallaah baraakaallaah xafidulaah ilahay haa iskukin barakeeyo abayo amiiin❤❤❤
@bilanbilicsan-pd5kp
@bilanbilicsan-pd5kp Жыл бұрын
Masha Allaah Allaha idin barakeeyo ❤❤❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Maasha alaahu labadaba waalid baan u ahay il xun alaha ka haayo aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Allahumma barik.
@NimcoAbdiwahababdiNimco1-wo9jw
@NimcoAbdiwahababdiNimco1-wo9jw Жыл бұрын
Masha Allah 🎉❤
@samirasaadi2355
@samirasaadi2355 Жыл бұрын
MashaAllah ❤
@mohanur3447
@mohanur3447 Жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Family Qrx badn ❤️
@user-rb8rz2jq6p
@user-rb8rz2jq6p Жыл бұрын
Masha alh tbarakalh isku wara barakoba idam ilhy
@maryandagan2081
@maryandagan2081 Жыл бұрын
MashaAllah wll❤
@asmaadan5830
@asmaadan5830 Жыл бұрын
My role modelkyga aaa tahy wllhi in an ku arko ayan jeclan lahaa mar un ❤❤ wana ku taaagyaraa
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 62 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 29 МЛН
Nasra Abtidoon iyo seygeeda sideey isku barteen qiso jaceyl😞
8:48
Amina Anas's Family
Рет қаралды 86 М.
najmo nashaad  masha Allah
5:17
Najmo zola
Рет қаралды 10 М.
XAFLAD FARAANTI GALIS HAFSA ZONE AAD UQURUX BADAN😍
14:50
Amira Qurux
Рет қаралды 299 М.
NAYE KAPRAY SIL KAR AGAYE 👗| BHINDI ALOO KI MAZEDAAR SABZI 🥗
14:49
Nighat’s Kitchen
Рет қаралды 15 М.
Игровой Комп с Авито за 4500р
1:00
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 2,3 МЛН
⚡️Супер БЫСТРАЯ Зарядка | Проверка
1:00
Сколько реально стоит ПК Величайшего?
0:37
ГОСЗАКУПОЧНЫЙ ПК за 10 тысяч рублей
36:28
Ремонтяш
Рет қаралды 240 М.
iPhone 15 Pro в реальной жизни
24:07
HUDAKOV
Рет қаралды 345 М.