CHICKEN CURRY WITH YOGHURT SUUGO DIGAAG LAGA SAMEEYAY AAD U MACAAN BADAN

  Рет қаралды 136,681

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 513
@lifeofbahja
@lifeofbahja 3 жыл бұрын
Ma sha allah habibty manta aniga ogu hureeyo ❤️🙏
@anisohersi2553
@anisohersi2553 3 жыл бұрын
@@dheymanluul6427 m. 5⁶
@Ruuxiquruxofficial9321
@Ruuxiquruxofficial9321 3 жыл бұрын
@@dheymanluul6427 haa ma isaRtid hee mcny
@Ismailbulle88
@Ismailbulle88 3 жыл бұрын
Macalin fil fil mxaa ladhahaaa
@kingdaafeed2321
@kingdaafeed2321 3 жыл бұрын
Ma soo uradey haa jiif maku daawanoysaa haa 😂 dhac sii 👍
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Maya qaabkan aad chickin ka usamaysay wuxuu kuso bxaa inlagu cuno rooti ama khubzi lkn bariis mmmm kama helin nagada
@fadumoahmed8482
@fadumoahmed8482 3 жыл бұрын
Wcs macalimadeyda qaaliga ah aaad baan uga heley masha allh aragtidaaba ideeqdee dhadhanka wrn masha allh xapipty alaha ku barakeeyo hre u soco ilove u nasro qurux
@mulkihiraabe2289
@mulkihiraabe2289 3 жыл бұрын
Asc nasro ManshaAllaah Ilahey haku xafido marka hore wanku firsada marwalbo adiga iyo ismahan aad iyo aad ayan injacelahey xamar ayan imana ma idnla kulmikar habo
@anisoabuukar4164
@anisoabuukar4164 3 жыл бұрын
Masha allah nasro cdy illahy gntaada haku barakeeyo xbbti
@raxmoruuxi
@raxmoruuxi 3 жыл бұрын
Masha allah allah kudhoro macato waxbadan kafiiday
@xaraagohussein5889
@xaraagohussein5889 3 жыл бұрын
Mansha alaah abayo waxbadan wa kabartay wan ku duceya markaste love u 🥰❤️
@bishaarocabdulaahi1682
@bishaarocabdulaahi1682 3 жыл бұрын
Waaw bariis sidaan aad usameeyso marhoraa kukudan beeysay inaa nosogalisid
@fatumaclkadir3045
@fatumaclkadir3045 3 жыл бұрын
Mash allaah abyo quruxey jad walkaag aroortii noosoo sameey pleaz
@nacimacabdinasir4265
@nacimacabdinasir4265 3 жыл бұрын
Manshlh qaali dumar aad ayaan ujeclhy chicken curry qofki cuna garanya
@boosteyoahmedmohamed2784
@boosteyoahmedmohamed2784 3 жыл бұрын
masha allah nasro abtidon alle haku sharfo gulleyso
@dhahraanabdulahi5165
@dhahraanabdulahi5165 3 жыл бұрын
Masha alha abyo inba cadi ma ahn mcnto gcnta alle haku barkeyo xbbti
@umuaflax9737
@umuaflax9737 3 жыл бұрын
Maasha Allah walashay nasra guul ku rajaynaya runti macalimad qaaliya noo tahay
@sacdiyaxaashi9905
@sacdiyaxaashi9905 3 жыл бұрын
masha.allaah abyo mahadasanid hormar wangasan qali nasriina
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 3 жыл бұрын
Maasha allah nasra nuura qalbi nuura caafimaad ku cuna insha allah
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 3 жыл бұрын
Masha allah gacanta allah haku barakeyo xpiipti nasra abtidoon homar wacan xpiipti
@hodanabdikhadar4550
@hodanabdikhadar4550 3 жыл бұрын
Msh llh Macalimadeena Allh kuu barakeeyo gacantaada Allh yaxfduk dhameystiranteena
@phatmaadam6832
@phatmaadam6832 3 жыл бұрын
Mhdsnid xappty gacantada allh ku barakeyo
@anasjonas8522
@anasjonas8522 3 жыл бұрын
Masha allah nasro dagan waa chanel kii ugu horeyay ee somali aan like soro
@shukrisugaal5629
@shukrisugaal5629 3 жыл бұрын
masha alllah tabarakkkaalllah nasra abtidooon jeclahay gacantaada allle haku barakeeyo aamiin aamiiin aalllahumaa aaamiiin awlaadana alle haku barakeyo
@laylaqurux9224
@laylaqurux9224 3 жыл бұрын
Nasracbadi.qadir abaayo adaaan kuu salamey walhi cawan ku aqoonsadey from schoolki iqra hadana sacuudi arabi❤❤
@zxczxc9584
@zxczxc9584 3 жыл бұрын
M.a abyo ilaahy gacmaha gooyo anagana wa no faaidesay ilaahy haku xafido
@xamdicali9782
@xamdicali9782 3 жыл бұрын
Abayo alle hakuxafido gacmaha illey kama gooyo sad baan Ku jeclahy
@abassmohamed145
@abassmohamed145 3 жыл бұрын
Inaa Abti doon Maalimadey ayatahy Thanks sister family Allah hakuabrakeyo.
@maryanmohammed6326
@maryanmohammed6326 3 жыл бұрын
Waw wax badan ayaa sugayay shukran xbbti nasra qurux wax badan ayaa kaa faaiday
@phatmaadam6832
@phatmaadam6832 3 жыл бұрын
Masha allh muqalkisa aba ka helay ine macntahy waa muqata
@maryamaruun6814
@maryamaruun6814 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo quruxey cunto karin ma ahane waxkale oo barnamij ah masameysaa sida isqurxinta?
@luulcaddey2300
@luulcaddey2300 3 жыл бұрын
Nasroy wlhi dharerka nga dhamesay jah gajo marke iqabto meshada so gala wanba dhargi bisinka gacn mcn allh ku barakeyo abyo boqrantena
@nasraraage
@nasraraage 3 жыл бұрын
Masha allah muqaal kasta aad sogaliso quruxda leeba ku jeclahay gacantada allaha kuu barakeyo qali
@maryamacali9778
@maryamacali9778 3 жыл бұрын
M.a abyo gacantaada alle hakuu barakeeyo teeda kale yogarta ma liska dhaafi karo miyaa
@daganali1573
@daganali1573 3 жыл бұрын
Masha allah abayo wax walba adaa ka bartaa gacantada allaha ku barakeyo
@siciidbahsane4180
@siciidbahsane4180 3 жыл бұрын
Maashlh xbbti hore usoco gacantada alle hkuu barakeeyo
@faliscadeey2154
@faliscadeey2154 3 жыл бұрын
M. A abyo gacta illlaah haku barakeeyo
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 жыл бұрын
Masha allh wllashey allah ku barakeeyo baryahan wnba maqnaa wixi idhafy hdan jamleysanaa
@asmaomer5311
@asmaomer5311 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallah allhuma baarik alle gacanta hakuu barakeeyo wllo qli
@sucaadomaxamed3634
@sucaadomaxamed3634 3 жыл бұрын
Masha allh abyo gacanta allh haku barakeyo
@meysuunabdiweli2790
@meysuunabdiweli2790 3 жыл бұрын
Maasha Allah alle xakuxafido nasradeyda
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 3 жыл бұрын
Wcs waaw masha allah abayo nasro macalimadena muqdisho allaha kuxafido🇸🇴🇸🇴❤❤🇺🇬
@عليشراحيلي-م6ش
@عليشراحيلي-م6ش 3 жыл бұрын
Asc nasra cadeey wan kusalamey xayaati maheli karaa labarkaga wa maama joogta sacudiga jawaab
@fatimasalah8730
@fatimasalah8730 3 жыл бұрын
Wcs xbbti nasro quruxay horay usoco xbbti guul iyo horomar wacan kurajeenaa insha allh ❤❤❤❤❤
@lovelyqalbidagan8439
@lovelyqalbidagan8439 3 жыл бұрын
Masha allah gacantaada allah ku barakeyo xppti
@asnaadmacalin341
@asnaadmacalin341 3 жыл бұрын
Masha Allah nasra gacantada ilahay ha ku barakeyo
@dhahir-hanadofficial5686
@dhahir-hanadofficial5686 3 жыл бұрын
Masha Allah, quruxey allaha kuxifdiyo, ilxun kumaegto
@haliimoapdilaahi9279
@haliimoapdilaahi9279 3 жыл бұрын
Mansha allah wllshy nasra lambarkaaga mahelikaraa
@shamsoabdirahman6489
@shamsoabdirahman6489 3 жыл бұрын
Masha allh xabiibti ilaahy hku sharfo
@bintamusechannel2788
@bintamusechannel2788 3 жыл бұрын
Masha Allah it looks delicious🍜
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 жыл бұрын
Abaayo yoghurt ka ma wadankeena ba lagu sameeyaa mise dibada ayaa laga keenaa
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah tawarakaAllah ilaahey ha ku barakeeyo gacantada boqorad Muqdisho 👑❤
@sheeqnuur6075
@sheeqnuur6075 3 жыл бұрын
Nasha allha nasra Allah kuxafido
@munaahmed1121
@munaahmed1121 3 жыл бұрын
Masha alllah allah ku barakeyo hormar kaga
@shukriahmad5075
@shukriahmad5075 3 жыл бұрын
Masha allah gacan ta alle ha ku ba rakeyo abaayo
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 3 жыл бұрын
Masha allah gacanta allaha kuu barakeeyo mahadsanid xabiibti
@haboonaxmedauldaanxiis9302
@haboonaxmedauldaanxiis9302 3 жыл бұрын
ماشاءالله زادك الله حرصك وكثر الله من امثالك
@hibacabdi780
@hibacabdi780 3 жыл бұрын
Amiin
@iqramacalincali4539
@iqramacalincali4539 3 жыл бұрын
masha Allah macalimadeyda allha ikadayo xabiibti wana sotijabinaa
@mohamedahmedfadhiid626
@mohamedahmedfadhiid626 3 жыл бұрын
Asc, Nasra Abtidoon, masha, allah, aqoonta allaha kuu barakeeyo, walaal markaad wax karineyso, marwalba waxaad noo sheegtaa inaad dabka gaabiso lkn adoo raaliya, nambarka aad geyso manoo sheegi kartaa 3 miyaa, 4 miyaa, misa waa mid kayar. Su, aal kale (Bakin) ma Soomaliya misa waa English , misa waa luqad kale ma noo jilci kartaa, mahadsanid. 🤔🤔🤔😶😶😶.
@samaaraaquen4326
@samaaraaquen4326 3 жыл бұрын
Mcha allah maclimdena nasra abtidoon gacntada allha ku barakeyo❤
@Faizafican3035
@Faizafican3035 3 жыл бұрын
Waw mashallh nasray👌👌👌👌👌
@ifraaxshiine5073
@ifraaxshiine5073 3 жыл бұрын
Wcs walashey nasra udgoon Masha Allah XAbbti Alle gacantada hakuu barakeeyo
@hafsomohamedhasan423
@hafsomohamedhasan423 3 жыл бұрын
Www mash allh gacntada allh kubarakeeyo
@ubaxyuusuf7571
@ubaxyuusuf7571 3 жыл бұрын
Mansha Allah wllo Alle ha ku barakeeyo gacmahaaga qaali
@caadilyare4440
@caadilyare4440 3 жыл бұрын
Chekenka inte ka helaa
@Waddaag
@Waddaag 3 жыл бұрын
Walaalayaaalow Xawaaji Kaari Maxaa Weeye
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 3 жыл бұрын
😋😋😋chicken butter nosoo sameey xabiibti isagoo basbaaas lagu karinaayo thank you macalimadeena nasriin
@nasraxussen3138
@nasraxussen3138 3 жыл бұрын
Masha allah xbbti gacantaada alle hakuu barakeyo
@sahrok6641
@sahrok6641 3 жыл бұрын
masha allah xbbti qaali gacantada alle haku barakeeyo
@amaleyamaley4029
@amaleyamaley4029 3 жыл бұрын
Masha Allah xbbtii Allah kuxafido
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 жыл бұрын
Ascww habo nasro abti doon waxa la dhahay maraqa digaaga xaga caafimaadka Waa laga deyriyay soomali da oo dhana wey iska indha tiraan marka waxan idigu guubaabin habbo nasro iska dhaafa maqar digaaga wabilaahi towfiiqa ascww
@nafisaomar1174
@nafisaomar1174 3 жыл бұрын
aabaayo noo soo samey fish curry
@farduuselmi5828
@farduuselmi5828 3 жыл бұрын
wcs wllshy m.a gacmahaga allaha kuu barakeeyo
@maryaniitamaryaniita3430
@maryaniitamaryaniita3430 3 жыл бұрын
Mnshlh queeen nasra xpiptih alaha ku xafidoh pyoh qali gacmo malap❤
@caaishasaid797
@caaishasaid797 3 жыл бұрын
Masha allaha Abyo qeer allaha ku siyo wlhi aad ayaan kaga fa’iday ani ahan shukran xbbti jazakallah😍👍😍👌🏻
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 3 жыл бұрын
Masha Allah Ilahey Haku Barakeyo Aqoontada Walashey Qaaliya
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 2 жыл бұрын
Abayo xawash curry english mxa lagudaha ijawab plz
@HalimoKurbad
@HalimoKurbad 3 жыл бұрын
MaashaAllh quen nasrac❤💋 Allh haku xifdiyo wax bdn baan kaa faaiidne qaasatan aniga. Cafimad aan kuu rajeenaa farxd iigu nolow mclmdyda qaaska ah ❤
@anisamohamed-pe6co
@anisamohamed-pe6co 3 жыл бұрын
Alle hakubarakeyo walashey nasra
@drssacdiyaabdi3798
@drssacdiyaabdi3798 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah maclimadeyda Nasra Abtidoon Xaqii Dar Alle ku jeclahy Allaah gamahaaga Hakubarkeeeyo
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 жыл бұрын
M.a kal io laab waaye gacantaada allaah ku barakeeyo my queen nolaaw ebed ❤💯👏👸🙏
@rowthahussein9735
@rowthahussein9735 3 жыл бұрын
Mashallah
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 3 жыл бұрын
Mash Allah Xaßiißti Nasra Cadey Waxan jeclahay qofka Ugu horeeyo Ku soo Comments kareeyo ❤ Wlhi wan Ku jeclahay Nasra alle Dartis Xushmad Saaid Ku Haayane Nasra Nalka
@Worldnewertv
@Worldnewertv 3 жыл бұрын
wll iisaar subscribe Iyo like Adoo raaliya
@fatmasacid2652
@fatmasacid2652 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo qaali Nasra Cadey waxan jeclahayi qofaka ugu horeeya Ku soo comments wlhi waku taa geera qaali wana kugu xiranahayi wlhi Ale haku xafido 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@zahrahassan7501
@zahrahassan7501 3 жыл бұрын
Masha Allah waa markii iigu horaysay ee usan qofna iga so hormarin
@hannaabdi2420
@hannaabdi2420 3 жыл бұрын
nasraa allaha kubarakeeyo gacantaada
@officialadeh9461
@officialadeh9461 3 жыл бұрын
I want how to cook pasta with marq
@umusharaf5629
@umusharaf5629 3 жыл бұрын
Masha allah xabiibti beri qaddo ahan u karina hadu raabi raali ka noqdo wax kasto mcn adiga aya sabab u eh oo mclimad fcn ino noqotay
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid abyo mcn gacantada Allaha ku barakeyo
@faisadahir4686
@faisadahir4686 3 жыл бұрын
Xamar yogurtiga xagee lagachelaa yo digaaga xabadka
@dekoabdiadam8925
@dekoabdiadam8925 3 жыл бұрын
Abayo wankujeclahay wallahi cimri dher allaah kusiyo nasro inan ku arko allaah qadaro
@zuhelaaqurux7967
@zuhelaaqurux7967 3 жыл бұрын
Mash allh macalim jazaka allh waa ku sugnaa hanaka daalin
@munomustaf6239
@munomustaf6239 3 жыл бұрын
Abayo chinka arigo jerjearan miyad soiwisa mise lugta dooroyinka lagado ayad jerjerta ino so kala cadey ba👌👌👌❤❤🖤🌹
@istahilwarfa2724
@istahilwarfa2724 3 жыл бұрын
Kan jiirtaa waye
@munomustaf6239
@munomustaf6239 3 жыл бұрын
@@istahilwarfa2724 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adiga macuney
@istahilwarfa2724
@istahilwarfa2724 3 жыл бұрын
@@munomustaf6239 hhhh ani kan jiirtaa lee waye anibo sas u sameeystaa
@hamsenour2714
@hamsenour2714 3 жыл бұрын
Masha.ALLAH gacan taada ILAAAH haku barakeeyo sis
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 3 жыл бұрын
Yoogad Arabia maxaa lagu dhahaa wllo
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 3 жыл бұрын
Waaw mash Allah abaayo mcnto Ilaahay haa noo kaa xafido meel waliba oo aad joogto
@faizahussein3507
@faizahussein3507 3 жыл бұрын
Masha Allah 😍❣️😋😋😋lkn abayoy KZbin maxa Ku dhacy like ma kuu sari Kari wuu diidaa 🤔🤔
@nimcoxasan1823
@nimcoxasan1823 3 жыл бұрын
Teem nasra 1 million insha allah
@zuuzaanmacalin5729
@zuuzaanmacalin5729 3 жыл бұрын
Masha allah wan ku jeclahay Allah dartisa Allah yaxfidkum ukhtii
@asmasaid5911
@asmasaid5911 3 жыл бұрын
Gacanta allah ku barakeyo macalimadena
@ibrahimabdi1737
@ibrahimabdi1737 3 жыл бұрын
MashAllaah nasra abaayo mcn wlhey raashin karis aaka bartay Alle haku barakeeyo
@samiiroraagexaji2474
@samiiroraagexaji2474 3 жыл бұрын
mash allh wlshey Nasra hor mar wcn waan kaa qaadan salanta hor mar wcn inta iyo in ka badan ayaa ku rajeyna wlshey mcn ❤❤❤💯👈
@nastishnastish4258
@nastishnastish4258 3 жыл бұрын
Masha aallh yummy nasro waan sameyey cuntada hada cunay mcn wllhi shugran waaan ka faaiiday xxbti
@zuhuurchannel55
@zuhuurchannel55 3 жыл бұрын
Maasha Allah ilaah ha inoo kaa xafido hbo mcn mahadsanid maasha Allah
chicken curry asago kala kacsan si fican u dawo thanks 🌹
15:55
shukri masala
Рет қаралды 42 М.
Qado Aad U macan Sabaayad iyo maraq
16:23
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 124 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 62 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Qado fudud  oo macaan kafaideysi chicken curry All right
11:31
muslima ali
Рет қаралды 1,3 М.
The Village Has Its Own Best KFC! Crispy Chicken Legs For All Children
14:16
WILDERNESS COOKING
Рет қаралды 20 МЛН
sida loo sameeyo chicken by umu asad cooking
7:00
Umu asad cooking
Рет қаралды 83 М.
digaag suugo iyo bariis (chicken & rice)
8:54
Faisa's Kitchen
Рет қаралды 14 М.
Qado Bariis iyo Hilib Ari 😋  aad u macan
14:01
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 839 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 62 МЛН