QADO SUUGO KAABASH IYO BARIIS CAD 😋

  Рет қаралды 92,630

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 415
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 жыл бұрын
Maasha allah aqwaan teyda nasra yaruuxi 🥰❤
@qaaliqalanjo5983
@qaaliqalanjo5983 4 жыл бұрын
adna keep going xbbt
@nasteexoyuusuf3066
@nasteexoyuusuf3066 4 жыл бұрын
Umc adn
@ifraahosmaan4842
@ifraahosmaan4842 4 жыл бұрын
Adna wa gabadh qalbi fiican
@fardowsaahmed4937
@fardowsaahmed4937 4 жыл бұрын
Adna love kugu ahay dia
@ajuusiman6347
@ajuusiman6347 4 жыл бұрын
Adna Henna wan seexan qalbi
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 жыл бұрын
Masha Allah my Sister Nasriina ABTIDOON Allah ha kuu BARAKEEYO gacantaada Caafimad igu cuna inta iga danbayso like ayaa la iga baqiilin igu qabta
@maryanmohamedyy9183
@maryanmohamedyy9183 4 жыл бұрын
Masha Allah
@كونيداعيةالىالله
@كونيداعيةالىالله 4 жыл бұрын
"عاملوا الناس بما يظهرونه لكم ، والله يتولّى مافي صدورهم" الفاروق | عمر بن الخطاب رضي الله عنه
@zaaidbwoy1184
@zaaidbwoy1184 4 жыл бұрын
Msha allH ina abtidoon #the best Chanel for cooking👨‍🍳 in Somalia inta afka soo maliga ku hadasha gabdha ugu fcn alah noo dhowro😍
@quruxdumar7387
@quruxdumar7387 4 жыл бұрын
👎
@yoocali6538
@yoocali6538 4 жыл бұрын
@@quruxdumar7387 maser mka hyo dulufey 😏
@hanibintocali9477
@hanibintocali9477 4 жыл бұрын
Qurux dumar duluf maser haayo
@quruxdumar7387
@quruxdumar7387 4 жыл бұрын
@@hanibintocali9477 🖕🖕
@aminaogas6831
@aminaogas6831 4 жыл бұрын
ameen Ya Allah ....ilahey dartiis kuujeclahay Nasra
@nasteexoyuusuf3066
@nasteexoyuusuf3066 4 жыл бұрын
WaligWaligey uma soo hormarin wlhi cawo wn ku faraxsnhy walashey nasra alle haku xafido wlhi si qalbi ah ayaan kuu jclhy runtii❤❤❤❤❤
@Somalifood12
@Somalifood12 4 жыл бұрын
Masha allah looks delicious 😋❤️❤️❤️👌
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Mash allah 😋👌🏼
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha allaah 😋👌
@istarcawad2132
@istarcawad2132 4 жыл бұрын
Masha Allah bayo nasro qurux sida wanagsan aad nogu faaideysid jazakallah
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 4 жыл бұрын
Quruxleyda masha allaah ninkii kuhelaa cunto mcn iyo gabar macaan iskuhelay
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 жыл бұрын
Masha allah yaa ruuxii nasro hanaan wanaag gacantaada allaha kuu deysto ahlu sharaf dhigaaga ugu sareeye waligaa respect😍❤❤❤❤❤
@nawalc.qaadir2147
@nawalc.qaadir2147 4 жыл бұрын
masha Allah macanto gacanta allaha Ku barakeeyo cashir wngsan hore o soco xaPPTii love yuo
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Team nasra Abtidoon ❤❤ Salama All 🙋‍♀️❤
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
Bbe NAC NAC meel walba iiga hormarto waan kaa qaaday 👋👋❣ oline you tube miyaad tahy hhhhh
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
@@zamirbadanmaaida6225 😂😂 Sister Ha online ayan ahy
@ruweydadaahir5470
@ruweydadaahir5470 4 жыл бұрын
Maanta ayaa kuqadeygey gacantada Allah haku barakeyo
@nimcoaxmed7437
@nimcoaxmed7437 4 жыл бұрын
Ww masha Allah ilah haku xifdiyo mcnto nbrkada isheeg mcnto kula so xariira
@sudeysiabshir7849
@sudeysiabshir7849 4 жыл бұрын
KZbinrada somalida gabadha ugu haysata nasra👍
@umumeymuunxuseen5255
@umumeymuunxuseen5255 4 жыл бұрын
Waw msh allh qado ad looqurxiyey wana sameyey mahdsnt maclimadeena
@fardowsomaxamed1408
@fardowsomaxamed1408 4 жыл бұрын
Nasro abayo plz nosoo duub suqa qudarta adkaso gado sida ugu dhaqsiyaha bdn
@saciidomuusegeedi7818
@saciidomuusegeedi7818 4 жыл бұрын
Xbbti wallhi wan u bahnaa kaabish sida loo kariyo shugran xbbti aadan ku jclahay ala ku xafido wallhi malinki ugu yaraan 4 fidiyow wan ka firsadaa sababtuna waxa waye cuntadan u bahnaayan janalkaada ka dhex baartaa m.a ilahey haku xafido qaali
@omarfarah6600
@omarfarah6600 4 жыл бұрын
Mansha Allah shukran xbbti .my best teacher I don't know how to thank u abayoo Qaali .keep going
@safiyomohamed8031
@safiyomohamed8031 4 жыл бұрын
Masha allh wlsheda aa soo xasuusty marka dhhdy filfil isku mid aaa tihiin ayda hateer filfil jecshhy⚘💔💗💗💗
@naimaqurux9739
@naimaqurux9739 4 жыл бұрын
Masha allh qli waxbadan kaa faa iidney runtiii.
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 4 жыл бұрын
Waaaw masha Allah nasra xabiibti waan ka helay 😍😍😍😍😍😍
@ayaancabdilaahi6152
@ayaancabdilaahi6152 2 жыл бұрын
Msha Allh wllo Alle haku xafido wan kafa ida muqaladada
@mogadishutime7725
@mogadishutime7725 4 жыл бұрын
Digirta cagaaran maxee faa iido leedahy iisoo jawaab sis
@nimcoqaalicabdullahi4407
@nimcoqaalicabdullahi4407 4 жыл бұрын
masha allah xabiibti shalan kuqadeyay yabasii arkay masha allah shugran mcnto
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 4 жыл бұрын
Maaaasha Allaaah macalimadeyda Nasra abtidoon Rabbi haku barakeyo gacmahaga
@kingmoha3346
@kingmoha3346 4 жыл бұрын
Ilahow gabadhaan oo kale ii sahal waaba nafaqeesan laha 😁😁😁
@aishajabir4163
@aishajabir4163 3 жыл бұрын
MashaAllah very nice but plz translate some gradient with English
@farxiyoclaahi9019
@farxiyoclaahi9019 4 жыл бұрын
Masha Allah macaanto waada daashay lkn kabeshka wuu kaa jilcay dabka laguma haa yo waxaa uu kubislaada huuriska
@sihaamcismaan5683
@sihaamcismaan5683 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك
@maryanabdi1147
@maryanabdi1147 4 жыл бұрын
Masha allah kaabach aad ayan ujeclhay ma moodeeyn in xamar laga helo hadaan xamar imaado waan ku soo raadinaa aniga waan kugu heysta
@nimohassan89
@nimohassan89 4 жыл бұрын
Asc masha Allah so nice food Where do u buy the cooking pot /sufuriya
@hafsamohamedarab1274
@hafsamohamedarab1274 4 жыл бұрын
M.a abyo wn kahely shukrn xbibitii
@umuamira6285
@umuamira6285 4 жыл бұрын
Nasra abyo thnkz kama daalno muqaladada qurxda badan qali
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 жыл бұрын
Cabagaga iyo baris caad waa easy aniga mar mar kuturto saxamada kaa helay qurux
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 4 жыл бұрын
Nasra cadeey maraq kabashka iyo bariiska markaan soo xasuusto wlahi macaaanaa ku dhahay ani xitaa wuu iqabtaa isbuuc la aantiisa majirto mash allah maanta leybi cuntadeyda karisey keep going sister
@hanimahamed5584
@hanimahamed5584 4 жыл бұрын
Mash-Allah abayo waad mahadsantahay sida quruxda badab aad mar waaba aad noola wadaagtid balse kabajka karis badan madoono bayane Kuma fiicno in lakudaro
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 4 жыл бұрын
Saas ayaan u kariyaa Khudaartii aad rabtid na waa ku darsan kartaa hilib uma baahnid waa healthy food.
@fartuunbirimo6779
@fartuunbirimo6779 4 жыл бұрын
Masha allh inta isgoyska banadir ka adeegato farta taag☝️
@noufelminoufelmi6386
@noufelminoufelmi6386 4 жыл бұрын
Dhinacee sister
@umumaaida88
@umumaaida88 4 жыл бұрын
Abayo ada umadhasantahay marwalbo wadno faideysa alle ajir badan haku siyo abayo waxan ka codsanlaha inad shuwermo noso galiso qabka lo sameyo adigo mahadsan
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
Nasra Abtidoooooooooooon macalimadayda xbbti Keep masha Allah
@cabdallacilmi6914
@cabdallacilmi6914 4 жыл бұрын
Anoo daalan baahi dareemaya muuqalkaaga daawaday mamalayn kartid cashada aan cunay abaal wayn kuu hayaa wll sharaf allaha Ku siiyo
@saadiadirie3877
@saadiadirie3877 4 жыл бұрын
masha alaah nasro xidigta xamar caday keep go
@cabdullaahicali9104
@cabdullaahicali9104 Жыл бұрын
Waad mahadsantay ilaahay kheyr haku siiyo
@riimaxuseen532
@riimaxuseen532 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo gacantada allah haku barakeeyo
@ismahanmohamud9797
@ismahanmohamud9797 4 жыл бұрын
Maasha allah abaayo cafimaad ku cuna waxan ku weydiinaa yaanyadaan soomaliya maba laga heli jirin gormee la keenay
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 4 жыл бұрын
wana kahelay bariska qabka usameysay cafimd kucuna adiga iyo famlliygada quruxda badan
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah abayo jazaakallahu khayr
@fadumofilzan6238
@fadumofilzan6238 4 жыл бұрын
Masha alah wlshy nasara abtidoon gacan alaha kuy dayo
@zuhaanabbe1448
@zuhaanabbe1448 4 жыл бұрын
M.a alle ha ku bara keyo gacantada
@nasteexoabdihakiinali2183
@nasteexoabdihakiinali2183 4 жыл бұрын
M.a maclimadena allha ku xafido
@AKAz369
@AKAz369 4 жыл бұрын
Waaaw digirtasne malaga helaamuqdisho kenya minjiyaa lagadhahaa
@مريممحمد-ك8ه9د
@مريممحمد-ك8ه9د 4 жыл бұрын
☺😋😋😋😋 m.a alla gacantaad a hakuu barakeeeyo
@luulamiin2220
@luulamiin2220 4 жыл бұрын
Maasha allaaah innaba caadi maahan so beautiful waan ka helaaa cunooyinkga
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Luul Amiin isoo boqo abaayo please
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 4 жыл бұрын
Maasha Allaah xbti baryahan waad nagaraagtay Alle hakuxafido
@aminaibrow5182
@aminaibrow5182 4 жыл бұрын
masha Allah hbibt 😋👌
@xaliimaismail8637
@xaliimaismail8637 4 жыл бұрын
Maasha allaah walashiiy alee.gaamahay haaku barakeeyo iyo.maasakaxaday
@yertayasmin8488
@yertayasmin8488 4 жыл бұрын
Waaaw Ani Ohoreeyo Gacanta alle Haku barakeeyo💋💋💋❤
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 4 жыл бұрын
Abaayo Masha allah abaayo waxaa rabe inaa noso galiso video aa shalay instagram ka so galisay o rooti muu ahaa cake muu ahaa waa fahmi waaye lkn aad iyo aad u qurux badnaa ❤️ pls noso gali
@zahrasheikhelnimohamed7576
@zahrasheikhelnimohamed7576 4 жыл бұрын
masha allah tababaraka allah
@cashafamily2346
@cashafamily2346 3 жыл бұрын
Nasra abaayo basbaas iyo maraqmaaji aad baad udaganthy
@maryanibrahimcabdi876
@maryanibrahimcabdi876 4 жыл бұрын
Masha allah abyo qaali horay usoco allah ha ku xafido
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 4 жыл бұрын
Wllh inaa qofaa nasro ahyn cunto inaa kasoo barto youtupe ugalin masha allh waxaba kugu jecladay waqti macqul ah iyo si kala dhig dhigan a wax usharaxesid allah yubaarik fiiki xppt
@aminitaibrahim1326
@aminitaibrahim1326 4 жыл бұрын
Qaaliyey gabadha hooyadeed fiicantahay dunbaa lagu xidhaa marka gabadhaada wiilkay
@asiyofaysal
@asiyofaysal 3 ай бұрын
Mashallah Allah barkeyo
@safiyaadam554
@safiyaadam554 4 жыл бұрын
intee kahasahaa qudaarta iyo barbarooniga shiidan
@kiinmuleexoofficial6626
@kiinmuleexoofficial6626 4 жыл бұрын
Mash Allah sida bariiska loo soo guray ayaa idilay qali
@drsfatxi5023
@drsfatxi5023 4 жыл бұрын
Abyo nasro cadey alhkuxifdiyo ilxunkunargto abyo qali 💝💝💝
@sabayonabdullahi5550
@sabayonabdullahi5550 4 жыл бұрын
Walash nasra wad mahdsan tahay xbti in bdn chenal kaga wan ka faideystay ilah ajar haka siyo qaliyey ❤️❤️❤️
@edabsaninajama5468
@edabsaninajama5468 4 жыл бұрын
M.a abyo Alle haku xifdiyo
@foosiyofilsan9508
@foosiyofilsan9508 4 жыл бұрын
Masha allah walaashay qaaliya gacanta Allah ku barakeyo
@UmuTaslimSheikh-oj6ty
@UmuTaslimSheikh-oj6ty Жыл бұрын
M.a abyo allha Ku barakeyo 😍😍😍
@naciimaabdikarim4112
@naciimaabdikarim4112 4 жыл бұрын
Masha allh wlashy ilahy hano kaadyo farxd igu nolw 💋
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Naciima Abdikarim isoo boqo abaayo please
@hayaaddaahir1555
@hayaaddaahir1555 4 жыл бұрын
M.a alh xabti yeey ilh darti ayaa kujeclhy
@sagalmohamud8127
@sagalmohamud8127 4 жыл бұрын
wwww mcny nasra alla maanta kulama socon wiif jug hada ayaan sodhacay lkn tomorrow ayaan kusoturaa insha allh qaali msha allh tabarag kalaah cafimaad iyo cimri dheer ilaah hakusiiyo adi iyo ehelkada iyo carurtada all insha allh mcnto wnkugu fanaa 👈
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 4 жыл бұрын
masha alaah Nasara dagan Runtii aad ayad ugu mahad san thy sida quruxda badan eed dadka ugahamsiiso ilaahey ha ku xafodo
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 жыл бұрын
masha allah xabibti big like 😘😘❤️❤️ ❤️❤️
@khadraaxmedofficial8789
@khadraaxmedofficial8789 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ladanaliabdullahi4614
@ladanaliabdullahi4614 4 жыл бұрын
Masha allh xbbti allh ku barakeyo gcntda kabash aad u aqana wayo kenya kaimady aad waujeclhy mrksta suqa berta kadonta sebiyano
@drsiqraahmedciyow3113
@drsiqraahmedciyow3113 4 жыл бұрын
Ma sha allah qaali pdnteyda hore usoco guuleyso waligaa
@mankaboy3955
@mankaboy3955 2 жыл бұрын
Xamar matala masha alah
@hoodomaxamed1523
@hoodomaxamed1523 4 жыл бұрын
M.a. ilahy haku barkeyo wll Lkn wali imad soo jawabin
@umumaaidaofficial3244
@umumaaidaofficial3244 4 жыл бұрын
mansha allah nasro abtidoon alle haku xafido xbbti quruxey
@fatumamukhtar4668
@fatumamukhtar4668 4 жыл бұрын
Woow i love basirka noocan ah waana karsadaa inta badan alx
@araweloahmed4530
@araweloahmed4530 4 жыл бұрын
Hppti nasra weelkan aad cuntada ku diyaarinaysa waadigi gadayay ee miyuu ka dhamaaday hargeisa ayaan jooga waan u baanahay iso jawaab fadlan❤
@fatuushlovellyofficial6989
@fatuushlovellyofficial6989 4 жыл бұрын
Masha allh waxatahy ileys abyo hormar wcan halkas kasiiwad hoshada
@riyaapea4633
@riyaapea4633 2 жыл бұрын
Ayaan yada tan caadiga ah ma isticmaali karaa
@cayuunimohamed8901
@cayuunimohamed8901 4 жыл бұрын
Masha allah nasro mahadsanid xapipti gabar nasro filfil la dhaho friend ahaan jirnay magaca ku qurxanthy wlhi ayada kugu so xasusta marka ku arko siba isku shaabahdaan jazakallahu kheyran mcnto ❤❤
@hafsomohamedahmed4979
@hafsomohamedahmed4979 4 жыл бұрын
Gcnta alle hku barakeyo abyo
@fadumamohamed5237
@fadumamohamed5237 4 жыл бұрын
Maasha allaah mcnto hore u soco
@hodandlmr8470
@hodandlmr8470 4 жыл бұрын
M.a walaasheey sidaa Noogu faaideenesid
@ruweydadaahir5470
@ruweydadaahir5470 4 жыл бұрын
Maasha Allah xabibti macaanka faraha ayaaa liska goostay
@liimooni.acooking7099
@liimooni.acooking7099 4 жыл бұрын
Masha allaah qurux
@كونيداعيةالىالله
@كونيداعيةالىالله 4 жыл бұрын
Mash allh
@bossmoh
@bossmoh 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo nasra yaxpti
@amaalmustaf7013
@amaalmustaf7013 4 жыл бұрын
Masha alllh abyo shukran allha ku brkeeyo gacntdada
@صومالية-ر1ي
@صومالية-ر1ي 4 жыл бұрын
Abyo nasra waxaan ku weydiina mxaa cuntada bocor aadan ugu darin sbbta hadad noo sheegi kartid
@maryanhassan8777
@maryanhassan8777 4 жыл бұрын
Wlhi wax walba fil fil ku darsada xatta shaah saa u jeclHy
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 4 жыл бұрын
Soomali ween subscribe isaara caafimaad allaha idinsiiyo ❤
@anisaxassanmirrehassan9705
@anisaxassanmirrehassan9705 4 жыл бұрын
Nasra abyo saxamada cuntada ku jiraan intee kaheli karaa maa noo keentid
@yusrajama3787
@yusrajama3787 4 жыл бұрын
Masha allah quruxey
QADO BAASTO SALDAATO IYO HILIB KALAANKAL
12:28
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 279 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 108 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
CASHO DHAMESTIRAN CEESH IYO FUUL IYO DIGAAG IYO AVOCADO SMOOTHIE 🥑
20:50
#Muufo iyo #Maraq Cabitan iyo Bisbaas  Qado Dhameestiran
19:28
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 567 М.
Qado  Fudud oo Dhameestiran Bariis Isku karis Somali Style
13:10
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 333 М.
Shaax☕/Shaah Cadani aad u macaan || شاي العدنى
11:28
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 299 М.
Calooley / Kirishoo Mirish kusoo dhawaada alaabtan inaba Caadi ma aha
11:27
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН