GABDHAHA JAALIYADA GALMUDUG EE MALAYSIA 🇲🇾 OO SOO DHAWEYN CAJIIB AH II SAMEEYAY IYO BARAANBUR….

  Рет қаралды 99,358

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 385
@NimcoCilmi-oy9cw
@NimcoCilmi-oy9cw 3 ай бұрын
Mansha allah sida dadku kujelaaday ilaahayna hakujeclado
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 ай бұрын
Amiin🥹🤲
@farxiyacumar703
@farxiyacumar703 3 ай бұрын
Abyo Hal makaa codsadaa
@farxiyacumar703
@farxiyacumar703 3 ай бұрын
Abyo hore usoco
@Ciiltireboy-c8e
@Ciiltireboy-c8e 3 ай бұрын
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw 😢😢
@kawsaryusuf8991
@kawsaryusuf8991 3 ай бұрын
😢hot7zg😢 Guten Abend Herr Prof. Dr 5
@AaishaQueen-nl6xm
@AaishaQueen-nl6xm 3 ай бұрын
Rasuulka scs subscrip Ha ku raadin plz
@Rayaan277
@Rayaan277 3 ай бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw mashaAllaah marwo nasra waad u qalanta xppti ❤❤❤❤❤
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 3 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم مبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@Cumeer_big_faan
@Cumeer_big_faan 3 ай бұрын
TEAM NASRA ONE LIKE ❤😊
@qadraabdisalamq9151
@qadraabdisalamq9151 3 ай бұрын
Hhh😅
@hodanalihhh2163
@hodanalihhh2163 3 ай бұрын
Nasra farxiyaaya aad ban kujecelaye roor jeer baan kugu riyodaye wllshy waxan rajaye nayaa inad ilaso hadli doon to wllshe oon aad ujec lahayena waad u eegtahaye wllshy xijabkagiina soocesho
@SuleqoadenMohamed
@SuleqoadenMohamed 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@asmamaxamed8178
@asmamaxamed8178 3 ай бұрын
Inta caawa ila sugasa 900k farta taaga I can't wait wllhy ❤
@Sagalartan143
@Sagalartan143 3 ай бұрын
Horta Nasrooy ma ii ogtahay in aan taageero buuxa kuu ahay 😂 hadda muuqaalkaan alarm ii shidan dhac markaa ku soo siiyo ana daawashadiisa iska xaadiriyaa marka tolkana tiir weyn baa u dhahay oo qaali ah ❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 ай бұрын
🫶🩸
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 3 ай бұрын
Team 27dhakhsada 900k yaney caawa inala dhafin 🙌🏻🫶🏻🥰
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 3 ай бұрын
Ala dharkaan maxaa usoo xiran weyday Xafladii Amiira? Style qurux Maasha Allah ❤❤
@munabarre6738
@munabarre6738 3 ай бұрын
Labiska kala baro😅
@NafisaHarun-rd6fs
@NafisaHarun-rd6fs 3 ай бұрын
@@munabarre6738munaasabadaha loo qaato ma ahanoo
@AsmaIbrahim-no8kv
@AsmaIbrahim-no8kv 3 ай бұрын
Dunida ma so marina shikhisi ka sharafa badan oo ka runa sheega badanaa kusali nabigena maxmad Wscwscwsc ❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@hamdahussein1108
@hamdahussein1108 3 ай бұрын
Gob haddii la sheego waa Nasra Abtidoon ❤❤
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 ай бұрын
Jah GM marka maqlo waji malihi allow kuwa isku duuban naga yeel❤❤❤
@canabhassan2354
@canabhassan2354 3 ай бұрын
AMIIN YARABI 🤲🤲🤲💖💝
@Hafsonor22
@Hafsonor22 3 ай бұрын
Aaamin 🤲
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah ina Abtideey nasro abtidoon sharaf Badan Ilxun Allaha ka ilaalsho Adiyo family gaga Amiin Safarkaga Istanbul ku noqonaysid Allaha kuu sahlo wallashey mcn
@SacdioOmar-qc1mu
@SacdioOmar-qc1mu 3 ай бұрын
Nasrooy abyo mar wan kaa sugenaa ina galmudug nagu so boqoto dhigenii❤❤❤❤
@FatumaDek
@FatumaDek 3 ай бұрын
Nasro waxan umaleyn jiray abgaal
@SacdioOmar-qc1mu
@SacdioOmar-qc1mu 3 ай бұрын
@@FatumaDek somalia oo dhan gabartodii waye dhalashada waa hg🥰
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 3 ай бұрын
Mansha allaah reer fariidda ah oo dumar cod kara leh nasra adna qurux marba marka ka danbeysa mansha allaaah abaayo ilaahey haku guuleeyo anagana hana guuleeyo❤
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 3 ай бұрын
Coming soon 900k❤congratulations 🎊
@aaminoibraahim1679
@aaminoibraahim1679 3 ай бұрын
Maashaa Allah hambaliyo nasro quruxbadan guuleyso xabiibti 💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤
@nabiilaibrahim4351
@nabiilaibrahim4351 3 ай бұрын
Finally it's coming 900K❤❤❤ Congratulations Uma manaaal🥰❤️❤️❤️
@safiyoabdulqadir9890
@safiyoabdulqadir9890 3 ай бұрын
Jaaaliyada mareexaan ee Malaysia dumaashidiin soo dhaweeya❤🎉
@aliabey7029
@aliabey7029 3 ай бұрын
900k coming soon,, halagarsiyaaa gabadhaaaa yq
@ShamisMohamed2797
@ShamisMohamed2797 3 ай бұрын
Reer galmudug waa dad daka simo markey qofkoda qofka la socdo sida adno ay ugu baraan burto m.a ❤ guuleysta❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 3 ай бұрын
Team Amiira Qurux is mujiya coming soon insha'Allah 900k🎉
@AnisaCumar-b4e
@AnisaCumar-b4e 3 ай бұрын
Wllhi waa farxad🎉🎉🎉❤❤
@Bintuhusean2928
@Bintuhusean2928 3 ай бұрын
Nasro abyo Ani waxaa ka bartay oo malinti 1aad ii hagaagay xalwo rooti buskut bur Malab duqay baankage Bur qorfe kalaankal mandaazi iyo sabaayad intaasne sifican aa u aqana❤ waxa ugu abaal gudo ma aqano
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 3 ай бұрын
Mash allh xabiibati my tulkyga
@SacdioOmar-qc1mu
@SacdioOmar-qc1mu 3 ай бұрын
Inaa ka baqan hambalyo ayay ku hayan nasrooy I can't wait 900k ❤❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 3 ай бұрын
Aamiin Yaa Rabi yaa Allah Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah macanto guuleyso weliga illahey idankiisa
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 3 ай бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow reer Galmudug 🎉🎉
@IstanbulIsmael-xk8vx
@IstanbulIsmael-xk8vx 3 ай бұрын
Manshaaa Allah ❤️❤️❤️dumaashi sharafta aad ledahay allaha kudhawro ❤️❤️
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 3 ай бұрын
Hambalyo Hambalyo qaali 900k ka badan waad uqalantaa ❤❤❤❤❤❤
@zuzuqalanjocookingdecorati4886
@zuzuqalanjocookingdecorati4886 3 ай бұрын
AYYYY mash.allh nasro hal like 👍 lee dhiman saara asxabee ama kle Anna mobilka wiilkeyga kasoo sarayobo❤❤
@Sabnaaqurux-o2c
@Sabnaaqurux-o2c 3 ай бұрын
Hanbalyo abyo mcn qlbiga 900k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 qofkii you horeyey❤❤❤
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 3 ай бұрын
SANAD GUURO WCN WADANKA WALAALEHENA EE AAN JAARKA NAHAY SOMALIA 🇸🇴 26KA JUNE FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 3 ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤❤
@ZahruujAli
@ZahruujAli 3 ай бұрын
Wle waa yaab😂😂😂
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 3 ай бұрын
@@ZahruujAli MXAA KUDAARAY SOMALIA 🇸🇴 ADAA LEH ANAGU MALIHIN HADAA OGADENIA NAHAY WADAN BAA LEENAHAY 👻👻
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 ай бұрын
Maasha alaah cadcadkii ceeldheer wwwww
@HodonSalax
@HodonSalax 3 ай бұрын
Maad waalatihiin wll waa iga daacad hadda mise isyeel yeel bay idinka thy Djabouti 27 kuma qabsatane saw kibir maaha wixinu inaa sugi wayseen1july
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 ай бұрын
Maasha Allah marwa Nasro asturan very elegant. Hambalyo dhiigga aad baan aga helay caawa lebiskaaga. ❤❤❤❤❤❤.
@Akwadani
@Akwadani 3 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@amalosman9338
@amalosman9338 3 ай бұрын
Masha allahh nasra waan kahelay ilaahy haku barakeeyo
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 3 ай бұрын
Dadaal badan kadib congratulations ayaan kulenahy hadaa nahy team amiiro qurux madaxaa nosarantahy nasarayy ❤🫶🏻😫
@amranhajji
@amranhajji 3 ай бұрын
Team amiira 40k ka dhineed Lee miyaaa😂
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 3 ай бұрын
@@amranhajji maxaa kaagaly 1m kabadan iney yihin waaba ujedaye 😏40 k aashegeysid xitaa maadaa dagdagan kugeysay 🙄😂
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 ай бұрын
M.a Nasrayyyy Abyo Mcn keep going inshallah coming soon 900k is here iNtas iO inkabadan Aad u qalantaa Wallahi apyo Mcn ❤❤❤
@faaizomursal4558
@faaizomursal4558 3 ай бұрын
Wwwww abyo nasro qurx waku jclhy ❤❤❤❤
@Maizo0574
@Maizo0574 3 ай бұрын
Congratulations for 900k❤🎉 naso abtidoon
@aalachanel9840
@aalachanel9840 3 ай бұрын
Mansha Allah nuurkaga baxaya wall❤❤
@QumanexajiCiise
@QumanexajiCiise 3 ай бұрын
Dabaaldaga 26 June iyo dabaaldaga 900k iyo sagootintaada sadexdaas ayaa halmar kulmisay nasro qaaliyay guuleyso gabar kudayasho mudan
@MulkiAhmedAbdi
@MulkiAhmedAbdi 3 ай бұрын
Congratulations congratulations ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤my sister 900k Masha Allah ❤❤❤❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 ай бұрын
Nasra video Soo dhig Maalin Walbo Wax duubo Team Asad Hadaa Nahny 1M Ka Rabnaa inaa gaarto i.n Waa gaaRnee 900k buuxi Aan ku dhabaal dhagno 1M Gaming Soon
@QumanexajiCiise
@QumanexajiCiise 3 ай бұрын
Xildhibaana sanadka soo socda xildhibaanad nasro abtidoon
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 3 ай бұрын
Masha allh macalimadyda aamiin aamiin yarbi rer abtiyashey sharf iyo garma aya Lee dihiin nasra abtidoon ducda allh hano aqblo adine sidokle
@sakinahss3237
@sakinahss3237 3 ай бұрын
Jaliyada mareexan ba hadhey dumashiyalka waiting for you almarexaniya ❤❤❤
@umuyaziid6122
@umuyaziid6122 3 ай бұрын
Mareexaan waa gal mudug waa soo dhaweeyeen
@naimashire6690
@naimashire6690 3 ай бұрын
😂😂 so ma aha ❤
@naimashire6690
@naimashire6690 3 ай бұрын
@@umuyaziid6122Maya hada tolked waye 😊
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 ай бұрын
Maasha Allah asturan ina Nimcaale kor Allah ha ka yeelo Ameen yaa Rabb ❤❤❤❤❤❤❤
@NaimoSuleiman
@NaimoSuleiman 3 ай бұрын
Cida waxaan ku jecelahay meyweluba ay joogan waa ay ka muuqanaayan. Masha Allah ❤❤❤❤
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 Ай бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah 🎉❤❤❤
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Masro abtidoon iyo Adna wa labo Gabdhood o somalinimadu ad ugu Weyntahay lana jecel yahay qaymo Iyo qaayo asluub Alle siiyey Masha Allaah
@Shuushuu500
@Shuushuu500 3 ай бұрын
Wwwwwwwwwwwwww masha Allah nasra abtidoon abyo hambalyo kun iyo kow jeeeeer I.a dhawaaan waxan ku rajeynaa inaaa gaartit 1m com soon congratulations 🎊 👏 kama daaalo hambalyadaada❤❤❤❤
@sacdiyacalimaxamud4407
@sacdiyacalimaxamud4407 3 ай бұрын
Hambalyo nasraay from galmudug
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Maa shaallah you deserve my sister ilaahay dartiis baa kujeclahay dumaashi
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤ nasro abtidoon 🎉🎉🎉🎉 👏👌👍👌👌👌 reee malesia we kaso baxen martisoorkodi keep going guuleso our queen 👑👑👑👑
@queenlayla5586
@queenlayla5586 3 ай бұрын
congratulations 🎉900k🎉Nasra abtidoon horey usoco intaan io inkabadan uqalantaa edo mcnto🎉
@Ubah14
@Ubah14 3 ай бұрын
Only 2k subscribers remain guys dhamasytira si cwa ay ula dabal dagan ree Malaysia 🇲🇾
@HAATIM3
@HAATIM3 3 ай бұрын
First congratulations 900k🎉❤😮
@FartuunXasan-nb6yz
@FartuunXasan-nb6yz 3 ай бұрын
Team 27 is not easy
@aminomaxamud8397
@aminomaxamud8397 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@__xa781
@__xa781 3 ай бұрын
Only 2k pls come on guys❤😢
@munocismaan496
@munocismaan496 3 ай бұрын
Hanblyo Hanblyo Hanblyo 900k walshy mcneyy ❤ alle san kujeclnhy haku jeclado ❤
@SacdiyoAsxan
@SacdiyoAsxan 3 ай бұрын
Nasro abtidon coming soon 900k abaalkaaaga jano alllh kaaaga dhigo cuntadaan kaaa bartaan maanta ku shaqaystaa mcney nolow❤
@HAATIM3
@HAATIM3 3 ай бұрын
Team nasra❤🎉😊
@ZahraHassan-oe3te
@ZahraHassan-oe3te 3 ай бұрын
Nasrooy sidan kujecelnahay Allah hakujeclaado ❤
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 3 ай бұрын
Mashaa allaah soo dhaweynta nasro anti doon.❤❤❤
@raqiadahir3239
@raqiadahir3239 3 ай бұрын
Coming soon 900 k
@KafiyoxassanKafiyoxassanmuuse1
@KafiyoxassanKafiyoxassanmuuse1 3 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo wllshei nasra abtidoon waxaan kuugu hambalyenayaa 900k. Aad gaarte abaayo waxaan kuleeyahy hore usuco❤❤
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 3 ай бұрын
Masha Allah abyo anaga dhana kujecel ee marwalibo san nolajog qaali❤❤
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 3 ай бұрын
Nasra 2k udhiman waybixi rabtaa 900k hala gaarsiyo
@zunduzciise4654
@zunduzciise4654 3 ай бұрын
Masha Allah abyo hambalyo 1m wagari dona🎉❤🎉
@NicmoMaxamed-ym4gs
@NicmoMaxamed-ym4gs 3 ай бұрын
ألف مبروك ألف مبروك 😊❤❤❤❤❤❤❤❤.
@sahromudey6415
@sahromudey6415 3 ай бұрын
Maasha allaah cashasharaf wanaagaan nasra horay u soco
@QadroIsmail-gt9pr
@QadroIsmail-gt9pr 3 ай бұрын
Qaali dumareey hambalyada 🎉 Waan kusii hormarinaya isla cawaba inad kudhacdo 900k ayaan ku rajeeynaa 🎉🎉🎉🎉🎉 dhigaa ugusaree abid
@Siska..Cabdirisaaq
@Siska..Cabdirisaaq 3 ай бұрын
Habalayo 900k
@rahmaruun8133
@rahmaruun8133 3 ай бұрын
Hambalyoo Nasriin for,900k 🎉❤❤❤
@UsamamohamedHussein
@UsamamohamedHussein 3 ай бұрын
Wlshy nasro abti doon wlshy w’xn ku le yhy jiro jgo ❤❤❤
@AminaAli-e5k
@AminaAli-e5k 3 ай бұрын
CongratulationNasra abtidoon 900kfarxad walhi 1.M I.a🎉🎉
@Royamiqdad
@Royamiqdad 3 ай бұрын
Ala way gashay way gashay saa ufrxay congratulations Congratulations Congratulations macalimadena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉wad uqalanta insha allh 1m come son ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
War gabadha madaw igu Salaama maa shaallah
@MohamedAbdirahmanAhmed-s6u
@MohamedAbdirahmanAhmed-s6u 3 ай бұрын
Ilaah hakudaysto
@KhairaMohammed-yg4pq
@KhairaMohammed-yg4pq 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@BaarliinHappy
@BaarliinHappy 3 ай бұрын
Hambalyo mcnto 900 waxanku rajeynaya wanmiilyan insh allah abayo
@faizomohamed739
@faizomohamed739 3 ай бұрын
Ayyy Allaha dhiiga dhiiga❤🥰
@najmamohamed2022
@najmamohamed2022 3 ай бұрын
Waaaw runtii wan ku farxay marakaan arkay inaad 900k gartaay nicely done xabbty ❤Nasraa qaalii ❤
@bushraabdi5622
@bushraabdi5622 3 ай бұрын
Hambalyo hambalyo abyo nasro 1m coming soon ❤❤
@tamimi1546
@tamimi1546 3 ай бұрын
Igu ducee Gabar Adigo Kale Ah Inan Calfado Dumaashi Magaca Hajiro......Nasro ❤❤❤❤❤
@HabonMahamod
@HabonMahamod 3 ай бұрын
Hambalyo 900k subscirbe m.s
@foos81
@foos81 3 ай бұрын
Masha allah nasro ciyaalkeyga ah reer galmud❤💪👌🇳🇱
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 3 ай бұрын
Congratulation 🎊 Nasra abtidoon for 900k you deserve it 🎊 👏 💖 xbty❤❤❤
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 3 ай бұрын
Team nasra cadeey 1M coming soon 🎉
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 3 ай бұрын
Adna waaa boqorad aan la gaarin karn❤❤❤🎉nasro hor mar wacan come soon 900k🎉🎉🎉🎉🎉
@SuweydoSuweydo-nb9rv
@SuweydoSuweydo-nb9rv 3 ай бұрын
Abyo❤ mcn wx bdn bn kula scdy wllhi m.a wan ku jecelhy abyo mdxaga kor ❤
@kaafimnur5698
@kaafimnur5698 3 ай бұрын
I love that mom she's so good ❤
@micraajabdulqadir7350
@micraajabdulqadir7350 3 ай бұрын
Ina adeeer guuleyso❤❤🎉
@user-uu5un8sg2c99
@user-uu5un8sg2c99 3 ай бұрын
omg ugu danbeyn 900k congratulations Queen🎊 ❤
@FatmaAmir-t5m
@FatmaAmir-t5m 3 ай бұрын
Ugudanbeen 900k maantadhan waan fiirinayay hambalyo abyo🎉🎉❤
@ANHARITA
@ANHARITA 3 ай бұрын
mashaAllah NASRADEYDA 900k is here 😊❤
@MariaAxlam
@MariaAxlam 3 ай бұрын
Ar caan Lee imaan is ka noqdo nasrooy adunyada haisoo kuftee anyway hambalyo abayo 900k❤
@farxiyacumar703
@farxiyacumar703 3 ай бұрын
Abyo waan kujeclahy hore usoco
@Janno66
@Janno66 3 ай бұрын
Wwww 1k uun paa harteyy cwa saq dhaxe inaad dabaaldegtaan umalynaa😂😂❤
@sabarinibrahim-u5u
@sabarinibrahim-u5u 3 ай бұрын
Finally 900k❤
WALIGAA MA SAMAYSAY? HAA IYO MAYA Challenge
17:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 135 М.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 2,2 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3 МЛН
Doolsho Somalia o aad u fudud jilecna ah hada kadib san usameyso
9:21
PRANK || NAHIDA IYO NADIA OO IGU XANAAGAY || 😂
8:41
Adna Henna
Рет қаралды 214 М.
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
24 SAACADOOD KA DIB AYAY DHALEE | MY FAILS VIDEOS  AND FAKE PREGNANT
9:35
Китайцы сделали телефон БАЯН
0:14
Собиратель новостей
Рет қаралды 1,6 МЛН
Куда пропал Kodak?
1:01
MOTIVESSION
Рет қаралды 9 МЛН
Wireless switch part 177
0:58
DailyTech
Рет қаралды 3,5 МЛН
Самый дорогой iPHONE 16 PRO MAX #shorts
0:58
Арсений Петров
Рет қаралды 2,5 МЛН