SAFARKEYGI MALAYSIA 🇲🇾 ILAA İSTANBUL 🇹🇷 IYO ARIN NAXDIN LEH OO DIYAARADA IGU DHAX QABSATAY

  Рет қаралды 70,629

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 3 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@AmaalMaxamuud-n3p
@AmaalMaxamuud-n3p 3 ай бұрын
Masha allah illahy haku siyaadiyo nimcada qaali nasray anagana rabi hana siiyo waan jeclahay safarada waligey hargeisa dhinac uma dhaafin iso ducee nasroy inan dalxiis turki u imado
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
safar ha jclaan abayo dhib le kala maqanyhy
@farxiyoyaxye5405
@farxiyoyaxye5405 3 ай бұрын
Nasroy qof qalbi wanagsan batahay ee gabadha ikraanita ina zahal ugu qorantahay share out usamee 😢
@Liban_leo27
@Liban_leo27 3 ай бұрын
Team nasra abtidoon one like saara ✌️ 🫠 👍
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Alxamdullaah hadii Alle ku nabad Geeyey bisinka wan cabsaday anigaba moday Inan kula saarnahay diyaarada Kuraasta say u ruxmayaan Allahu Akbar Alle umbaa haya diyarada Intas o kun o feet bay dhulka u jirtaa
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 3 ай бұрын
Saaan kuu sugay nasraay aniga iyo inantayda waa ku salaamyn❤❤❤❤❤ waan ku jecelnahay
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 3 ай бұрын
Alxamdulilah hadi alle kudhabad geyay alle kumahadsan alle diyarad nalama rido anaga inti muslima
@fatuushfamily
@fatuushfamily 3 ай бұрын
Bismillah Illahay waa ku nabadkeenay
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 3 ай бұрын
Al xamdulilaaah calasalaaamo ilaah kusooo bad baadiyey anigana qadaraaa ka baxaaa maleeysiyo ilaaah nabad ha igu sooo celiyo yaarab🤲🏼🎉🎉
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 ай бұрын
Safar salam insha Allah ❤❤❤🎉🎉
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 ай бұрын
Waxba maa qaldana diyaarada waxay dhax maraysa turbulences waxa loo yaqaano oo hawo kulul iyo hawo qabow aya is diidaya. Kheyr insh'Allah
@caishasaid9451
@caishasaid9451 3 ай бұрын
Hadaad dhiman rabtidna video maa duubee mise istiqfaartaa xasuusaneee nasra
@yamancarab
@yamancarab 3 ай бұрын
Aniga hooyaday Holland I degan tahay hal guri waqti badan aniga waan u sheegaa inaan ima abaayo hooyo laakin weligeey airport Amsterdam la igama soo doonin hooyo waxeey dhahdaa way idinka reer magaalada tahay gabadhayda intaas maan u dhiman aa waa faan jeclahay aan u maleeynaa waan iska kaftamaa maadaama hooyo qof weeyn ay tahay inaan dhibo wax yar xataa ma jecli gabadhayda halkaan aan ku sugaa Canada ay ka imaanee irida ay ii soo garaacaysaa ay dhahdaa mar walba walaalahayga kale waa la doonaa waana la geeynaa airport hooyo dad ay raadinee gaaska ay ugu shubto ama lacag siiso.
@IlhaanCabdisalam
@IlhaanCabdisalam 3 ай бұрын
Abayo waxaan ahay hooyo ilma ka xanusan yahay ma idinku jiraa qof illahey dartii ii caawiya qaliin ayuu rabaa qof walbo oo i caawin kara ha i caawiyo😢😢
@MaryamaAbdulahi-fy9oc
@MaryamaAbdulahi-fy9oc 3 ай бұрын
Sa ucabsaday le Ina fuulo diyarada camal alx hadaba nabad tagtay
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 3 ай бұрын
Safar salama
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 3 ай бұрын
Nasrooy allaha ku badbadiyo isha bini adamka ma fiicna qurun aqriso adkarta afkaga haka bixin
@faizthabet2171
@faizthabet2171 3 ай бұрын
Diyaradaha maleysiya waa laga baqaa illaahbaa idin bad badiyey alxmlh
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 3 ай бұрын
Nasro abti doon. Geber sharaf badan. Let's go. 1milion subscribe abyo Macali ma deyda❤❤Nasro abti doon
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 3 ай бұрын
Alla abyoy ano sarnen cabsaday wllhi Subxanallah gariid sa,id wye😢😢😢
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 3 ай бұрын
Bisinka ilaa iyo hadda ayaa diyaarad Malaysia iyo rakaabkoodii oo 230 qof la weysan yahay. Alxamdulillah haddii ilaahay uu idinku nabad yeelay
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 ай бұрын
M.a❤❤ Keep going my sister Nasrayyyy ❤❤❤ Qalbi wanaageeey🎉🎉
@ArfonDaud
@ArfonDaud 3 ай бұрын
Nasra abay qof wngsn aya tahey plz don't sleep keep going 1M come on guys❤️❤️❤️
@urs9-k5h
@urs9-k5h 3 ай бұрын
Safar qer qbo illahey hakunabad geyo
@RuweydoCraxiin-g6r
@RuweydoCraxiin-g6r 3 ай бұрын
Alxm Nasro i.a Safar Salaamo 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 ай бұрын
subxanallaa abaayo nasro anigaba cabsaday hadu alle kugu nabad kenay turkiya alx🤲🤲😭
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 3 ай бұрын
M.a ukhtii alxm haduu Alle swt kunabad geeyay
@hamdiahmed6695
@hamdiahmed6695 3 ай бұрын
Walal adoo xumaan ii arkayn nolashaada dhan safar iyo Socod bay kaa dhamaate Familkaaga goormee waqti laqaadanee Caruurtaada saan way ku badiyoobayaan even hadii hooyada hayso adiga way ku baahanyihiin
@CabdiCabdullahi-vc5xs
@CabdiCabdullahi-vc5xs 3 ай бұрын
Abaayo nasro qurux bdn xld kwrn sharafey Babi Babi insha,allah 1M ❤❤❤❤🎉🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Alxamdulilah cabsi badan ka dib hada nabad tagtey daal ka bacdi manshaallah magalkadi 😊
@xamduush702
@xamduush702 3 ай бұрын
Asc Abaayo nasro
@HipakAli-wo1yf
@HipakAli-wo1yf 3 ай бұрын
Waa ku taageeraa xamdaay🎉
@aniisociise4161
@aniisociise4161 3 ай бұрын
Nasro i hope inaa fariinteyda aragtit waxan rabaa inaa ku arko markaa somali imaadid illhah ayaan ka baryaa taas 😢❤
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 3 ай бұрын
In qofna dhibin oo kaligey imaado mashallah waan dhameystey muqalkan❤🎉guuleyso abyo
@Nastexo-kh3pm
@Nastexo-kh3pm 3 ай бұрын
Nasro abti doon waxaatahay qofta kalita aa KZbin kajeclahay😂😮
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Diyaaradba sideedaba waa Rafaad iyo Raaxo. Farfarxow iyo naxnaxow isku darsan❤😢❤😂😅
@Cqaadirnuurcaaliya
@Cqaadirnuurcaaliya 3 ай бұрын
Maasha allh xbbti sfr wcn hdu allh kusama geeyi alxmdu lillh mr lbad kusoo laabo mleysiya
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy 3 ай бұрын
Alx abyo hdduu alle ku nabd geyy cabsi 😢danbo alle kuma tuso waa kumahdsan thy muuqaalka aad anaga darteen uso duubty❤
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy 3 ай бұрын
Thanks abyo intaas qof hddaa ka aragty qoraalkaa kulla jeclaaday waa idaaweysay nasraay suurahaaga barty waxaa kulla jeclhy gabadha afaraad e somaali ah inaa noqo o gaarto 1m in.a abneed ahaaw KZbin ka o muuqaalo no so gali si aad dhaqso ku gaarto 1m in.a
@TalisoSafow
@TalisoSafow 2 ай бұрын
Sorry walashay wankujalahy
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 3 ай бұрын
FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉 NO REPLY LAANGAABKA 👿👿❌❌
@Aziiza_A
@Aziiza_A 3 ай бұрын
Safarka diyaarada ma jecli ilaa ay ka dageeso wal wal ku dhamesta😢 Allaha nagu nabadyeelo ya Rabbi
@mohamedabdirahman9659
@mohamedabdirahman9659 3 ай бұрын
1 Riyaal weeje Shaaha Qatar 🇶🇦 16Riyaal Airportkuna!!!
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Team 27 one million aan gaarsiiyo wlasheen
@ruwaydaruwayda7843
@ruwaydaruwayda7843 3 ай бұрын
na wll gesiyd thy hdba tas dhex fdhide kligy iga tura dhhi lhaa 😅😅wlhi wa cbsi xasbunlh dhgta ka mqli jiry hda leba arke nxdin wye 😢
@hawadegancabdi
@hawadegancabdi 3 ай бұрын
M.a nasra cadey walahi xxbti ma jecli amba in lay soo doono keligay Lee
@AminaJamac-hq5rh
@AminaJamac-hq5rh 3 ай бұрын
Muuqalka markad soo tuubtid Hore usoo gali Wad la dahdaye. Qli
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 3 ай бұрын
Nice vlog Nasraaay😊😊..Turbulence ayaa la dhahaaa Marmarka qaar ayey dhacdaaa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Turbulence waaye soo maaha
@Akp83366
@Akp83366 3 ай бұрын
Maxram la,aan yaan la,isku safrin gabdho waa halis hadaad ku dhimato
@aaminomaxamed5374
@aaminomaxamed5374 3 ай бұрын
Subxanalaah ilahayow inta safar ah nabad gaay😮😮❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 ай бұрын
Subxaanaka yaa cadiim! Alx illaahigii idin badbaadiyey, illaahoow noo sahal , Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 3 ай бұрын
Abaayo nasraay ilahay haku xafidoo❤❤❤
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 3 ай бұрын
Aniga safar hangariy to iswedhan waan yabay ila hada waa ka baqaa ma ba ado dhankas
@AbdirahmanMahamud-tl9qv
@AbdirahmanMahamud-tl9qv 3 ай бұрын
Qatar airways waxay kamid tahay diyaaradaha aduunka ugu fican .
@AbidMohamed-ek4dd
@AbidMohamed-ek4dd 3 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 ай бұрын
Waligey muqaalkaaga inta arkay like lama.dhaafin
@FathiAli-eb7it
@FathiAli-eb7it 3 ай бұрын
Dhimasho kama baqo ilah amarkis wayo wadku Wa lama huran
@dahransalaad1153
@dahransalaad1153 3 ай бұрын
Kaligey jclhy medegnhy io melkalabq❤
@yamancarab
@yamancarab 3 ай бұрын
Alhamdulilah habo ilaaheey kuu soo fududeeyay
@niyaalabdirahman
@niyaalabdirahman 3 ай бұрын
ALX HADIII Alaah hadii ku baddadiyay❤
@ugbaadaragsan4852
@ugbaadaragsan4852 3 ай бұрын
Abayo markaste saas waaye Malaysia dhowr mar soo aday
@Aziiza_A
@Aziiza_A 3 ай бұрын
KZbin daacad uma tihid Nasraay😂😂😂
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 3 ай бұрын
Macalimadeena haduu ilaah haduukunabad geeyey alx
@rahmashukrishukrirahma-il4ft
@rahmashukrishukrirahma-il4ft 3 ай бұрын
Team nasra one like saara
@XaawoAbdiwali
@XaawoAbdiwali 3 ай бұрын
Alx nasro hadi illahy kunabad geeyey
@MrwaRashid
@MrwaRashid 2 ай бұрын
Alx dheh hadii alle nabad kugu keenay 😢😢
@fadumabisle8069
@fadumabisle8069 3 ай бұрын
Waqti walba ilaahey haku badbaadiyo
@faadumonuur3389
@faadumonuur3389 Ай бұрын
m.a🎉
@Kalthuuma
@Kalthuuma 3 ай бұрын
Subxanallah hduba ilhy kunabad geyay alxmdulillah
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 3 ай бұрын
Naasraay dumaashi anaa 1 ah wan ku saalamay ❤❤
@FaizaAli-qh2wg
@FaizaAli-qh2wg 3 ай бұрын
Aney igu dhacdey cabsida caduunka
@AvAa-r1r
@AvAa-r1r 3 ай бұрын
1M❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@SaabriinMaxamed-v2b
@SaabriinMaxamed-v2b 3 ай бұрын
Masha allaha horamar wacan insha allaha yaaa rabii xayati ❤❤❤
@safiyosaafi7667
@safiyosaafi7667 3 ай бұрын
Qofki ugu horeyey wanku farax sanahay
@nursaid6283
@nursaid6283 3 ай бұрын
Waan ku salaamay wlshy nasro-abtidoon si wayn baa igu mahadsan tahay video qiima badan ee aad nala wadaagto, waxaan jeclaan laha awooda passport somaliga ah madaama wadamo badan oo afrika iyo asia ah adigo u safraya passport check badan madhidid ka waran awooda passport soomaaliga adigu see passport ku safadha
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 3 ай бұрын
Wllshey mcn Nasra caday🎉❤
@MahdyaHourde
@MahdyaHourde 3 ай бұрын
Safar salam❤
@AniishaCabdulaahimaxamed
@AniishaCabdulaahimaxamed 3 ай бұрын
Video ga inta ila dhameysatay like iisara ❤❤❤
@Beru700
@Beru700 3 ай бұрын
Nasro abtidon. Safar khayr qaba .. Allah nabad ha kugu gaarsiiyo turkey 😢
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 ай бұрын
Mid aan hada kahor raacay kursigeeda sidii gaari duqobay cml buu ruxmaayey 😂😂😂😂 wadnaha afka iimaan rabay saan uashahaadanaayey 😂😂😂
@mohamudabdi7
@mohamudabdi7 3 ай бұрын
Nasr abtidoon walashey qaali guul wacan iyo hor mar ayaan kuu rajeeyna babi mar dhow 1 million ayaan kaa rabnaa inshallah
@farahaprilahmett9680
@farahaprilahmett9680 3 ай бұрын
Alla gargariira nasro waa sigatay
@happyofficiall
@happyofficiall 3 ай бұрын
Nasro ❤❤ 🎉🎉🎉🎉
@CaishoSalad
@CaishoSalad 3 ай бұрын
Nasra deda caashaqa safar salaama❤❤❤❤❤
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 3 ай бұрын
Caadi waaye Nasra saanaa igu dhacday Mar aan Somalia ka soo noqanaayey oo aan soo raacay Turki Airways, weather ka waaye Allah ha kugu nabadyeelo
@fosfarah9634
@fosfarah9634 3 ай бұрын
Lacag ita radine yey katagin
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 ай бұрын
Allihii kunabad keenay ayaa mahad celin dhammaanteed mudan alxamdulillaahi rabbil caalamiin mss queen guuleyso ina adeer qaali inshallah 👍💯☂️
@Haya_9394
@Haya_9394 3 ай бұрын
Alxmdulilaah hadaa nabad tagtay wlhi cabsi waye diyaarad markee gariirto sidaas cml wee iqabsatay lkn mabadneen
@AaminoQaali-i8x
@AaminoQaali-i8x 3 ай бұрын
Nasrooy meel walboo aad joogtaba adkaarta hub ka dhigo wax ba ku gaari mayaan . Horay usoco xabiibti
@Beru700
@Beru700 3 ай бұрын
Nasro abtidon. Shafar iyo cisi ku noolow wlshy qli❤❤.. Safar salama ❤❤
@farhiodaahir193
@farhiodaahir193 3 ай бұрын
wxas waxa ladhaha turbulence abayo wana cimilada daruurta 😅😊 but alhmdullillah
@abdurahmansaed2505
@abdurahmansaed2505 3 ай бұрын
Turbulance baa la dhahaa diyarada markee hawada dhexdeeda ku gariirto waana wax dhaco
@Amiracabdihakim
@Amiracabdihakim 2 ай бұрын
Qatar aniba wa jeclahay
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
😮😮😮😮 Allah ku xifdyo Insha Allah safar Allah ku fududeyo malesia ma dhawa buuraley waaye shilalka diyaarad Ka dhacan la waaya
@laarij682
@laarij682 3 ай бұрын
Qatar doha waxaa iigu danbeysay 2021 mar aan safar u ahaa Addis ababa waa airport aan inaba caadi aheyn
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 3 ай бұрын
Alxamdulillah hadis illahey ku Nabad geyay Allaha na xafido dhamanten illahey idankiisa macanto salama illahey haku geeyo melkasto adi rabtid yaa Rabi yaa Allah
@BwarakaKulo
@BwarakaKulo 3 ай бұрын
😢😢
@xamiidawjamac4910
@xamiidawjamac4910 3 ай бұрын
Anigay taaso kale igu dhacday Malaysia to dubai dhowr saacadood ban xaalad adag ku jirnay oo shaqaalihi la farisiya alx allaah waa na badbaadiyay
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 ай бұрын
Haa waan jeclahay in gaari leygu soo doona hadeey waqti sura gal aheen taxi qaadanaa
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 ай бұрын
Buuraha markay dulmarta waa luxluxmataa Allaha nabad idinku geeya abaayo mcn 🤲🤲🤲❤❤❤
@NaimoSuleiman
@NaimoSuleiman 3 ай бұрын
Cabsi yar kadib iyo baashal badan kadib Alxamdulilahi safety arrived.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 69 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 10 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 22 МЛН
تعالوو معنا نسجل للجامعة || بداية جديدة 🤲
12:30
PRNK AMIR SAYID OOHIN IYO XANAAQ ISKU DARAY IYO HOOYO OO LA YAABTAY
15:56
Cuntada waddooyinka ee Malaysia 🇲🇾 Street Food in Malaysia ​⁠
17:53
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 203 М.
QAAB CAJIIB  AH RIYAQ LOGU SO DHAWEYE AMERICA 🇺🇸
10:16
Riyaq Abdi
Рет қаралды 193 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 120 М.
Nasra Abtidoon iyo seygeeda sideey isku barteen qiso jaceyl😞
8:48
Amina Anas's Family
Рет қаралды 95 М.
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
14:33
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 72 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 69 МЛН