MALAWAX || WAFFLES IYO SUQAAR MALAAY || KALUUN 🥰 RAMADANKA KU AFUR😋😋😋

  Рет қаралды 318,209

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 890
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 жыл бұрын
Saacad ka hor Ayaan youtube ku qoray cuntada ramadaanka lkn wax i cajabiyo ma arkin waana iska dhaafay lkn Hadda Gabadha kaliye ee aan youtube ka daawado Ayaaba soo gelisay masha Allah
@caishamohamed8099
@caishamohamed8099 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo jasaakumulaahu
@faraxcabdirahman3966
@faraxcabdirahman3966 4 жыл бұрын
Maash allah Nasraay Qaali cream ka aad marsatid qaali nala wadaag cidi ila fikrada Like ku muuji
@raxmaminey3036
@raxmaminey3036 4 жыл бұрын
Masha allh abayo walaahi aad ayaan uga helay runtii wax aa kugu tilmaamo ma aqoon allh ku xafido xabiibti nasra cadey keep goin
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 4 жыл бұрын
noosheeg xbbti nasra
@nimcoomarsacuudi6347
@nimcoomarsacuudi6347 4 жыл бұрын
abaayo nasro makiinada xageen ka helaa mcnto adoo mahadsan
@zamzamcadey8973
@zamzamcadey8973 4 жыл бұрын
Mash Aallah walaashey Cadeey ok
@mubarakscholls3739
@mubarakscholls3739 4 жыл бұрын
Alx Wll ko
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 жыл бұрын
Maasha allah 👌🥰
@bahjomahamud6523
@bahjomahamud6523 4 жыл бұрын
Adna.ilove.you
@zuleekhamaxamed5580
@zuleekhamaxamed5580 3 жыл бұрын
Nasra walashey wxn rabaa weelka aad cuntada qalih inaad isoo bhiibto lacagta soo dirsanayaa
@shugrisalwe5402
@shugrisalwe5402 2 жыл бұрын
Maashaaallah💯💯💯💯🙈
@Leyaanachannel1
@Leyaanachannel1 4 жыл бұрын
Eesh calaa waffle indho daraandar waaye cafimaad kucuna xapiipti 😍
@اممحمدومنال-ج5ص
@اممحمدومنال-ج5ص 4 жыл бұрын
Masha allh ugaasan miyay lasocotaa Hooyo mcn youtuber somali inantan ugu hor bartay like u
@sahrok6641
@sahrok6641 4 жыл бұрын
xbbti in aan kula so xariiro ayan rabaa inte lagala xiriira
@filimkaabe331
@filimkaabe331 2 жыл бұрын
wasakhd
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha allaah xabiibti 🤤😋👌🥰
@fihiimakulmiye3686
@fihiimakulmiye3686 4 жыл бұрын
Maash allaah xabiibti
@iqrociise6060
@iqrociise6060 3 жыл бұрын
Nasra.mahadsanid
@iqrociise6060
@iqrociise6060 3 жыл бұрын
🎚🧡🧡💓💓💗💗💗
@iqrociise6060
@iqrociise6060 3 жыл бұрын
Nasra.inteejogta
@sumayoxasan7002
@sumayoxasan7002 3 жыл бұрын
@@iqrociise6060 maashalaah ilaahaa kubarkeeyo abaayo
@africancookingwithestellec863
@africancookingwithestellec863 4 жыл бұрын
Food is looking absolutely fantastic, love it and thanks for sharing 💖✨
@shukrigarad4722
@shukrigarad4722 4 жыл бұрын
Aniga ugu horeeyo nasray gacmaha illaah haku barakeeyo queen muqdisho❤️❤️🌹🌹
@shukrigarad4722
@shukrigarad4722 4 жыл бұрын
@@nimcobintuloojir1319 hye queen
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 4 жыл бұрын
amiin xabibtii way uqalanta ducada
@luckycookbeuty1007
@luckycookbeuty1007 4 жыл бұрын
Mansha allah alle nabad hanagu garsiyo iyo cafimad ramadanka gacantada alle haku barakeyo
@guulwademediagroup5777
@guulwademediagroup5777 4 жыл бұрын
mnsha allh wall qaali ah nasra abtidoon xafida kalaah ayaan kuleyhay adiga iyo qof walboo wanaak ka shaqeeya waxaan leeyhay xafida kalaah insha allah dhamaanteen guul ayaan inoo wada rajeenayaa insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ictimaadibraahim6165
@ictimaadibraahim6165 4 жыл бұрын
Maasha Allah xbbbti wax kastoo cuno ku saabsan waad naga haqab tirtay Alle haku xifdiyo
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 4 жыл бұрын
MaanshaAllh abaayo jasaakallAah khayr waan ka heley waa wax aad uqurux badan cilmiga,caqliga,garaadka iyo xoogaba Allaha kuu barakeeyo abaayo si fiiican baa noo qancisaa wlhi channelkale oon kaaga ahayn cuno kama daawado kaaga saaid ugu kalsoonahay
@ziraajichannel6347
@ziraajichannel6347 4 жыл бұрын
Masha Allah Frist person ku faraxsn hy Nasra wlshy hory u soco aad ban kugu xiranhy ustd❤️❤️
@sharafnuur1863
@sharafnuur1863 4 жыл бұрын
masha allah wallashay Nasra cadey runti aad ban ku jecelahay. wllo horey u soco baraka allah
@bintiaxmedenow860
@bintiaxmedenow860 3 жыл бұрын
abaayo adoo mhdsn makiinada baakadeeda noosoo qor abaayo mcn0
@Farxiyabarako
@Farxiyabarako 4 жыл бұрын
Woow nasra cadeey alaabtan wa ku hesta xbbti ilaahey ha idiin daweeyo😋😋👌
@zahraaweis9515
@zahraaweis9515 4 жыл бұрын
Allah ku dhowro xidigta muqdisho behind the scene xita sidan aye uwanagsan thy ❤️💯 proud to have you sis
@sundusbeautysalon6133
@sundusbeautysalon6133 4 жыл бұрын
masha allh allha kubarakeyo gantada walhhi wanrabay wax ijaahilbixiyo birtaan thnks walashey❤😘
@Faizafican3035
@Faizafican3035 4 жыл бұрын
Mash. Allah xabibtii gactada allh ku barakeyo
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 4 жыл бұрын
Masha Allah qali🥰🥰
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 4 жыл бұрын
masha allah xabibti inaba cadi ma ah wan iskudayaya inan sosameyo thanks my quan nasrs
@hawohamud5273
@hawohamud5273 3 жыл бұрын
Maclimda kaliyen cashrkeda fahmo😍💯🦋
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 жыл бұрын
Wwwwww maaaasha allaaha abayo macnto qurux waye qali dumar mahadsanid xabbiti wanku faraxsanhy 👌👌👌👌👌👌👌🤲🤲🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏
@farhiamohamud2280
@farhiamohamud2280 4 жыл бұрын
Masha allah abyo waa qurx badan yahay cadi ma ahan wllhi malawax qurx badan
@safaofficial3766
@safaofficial3766 4 жыл бұрын
Masha allaah Nasra abtidoon abaayo illaah ha ku barakeeyo
@sowdaabdi343
@sowdaabdi343 4 жыл бұрын
Apaayo nasra waan kafaaiday video gaa khayr Allah hakusiyo
@nololwacan7762
@nololwacan7762 4 жыл бұрын
you tought me a lot Nasri and I like the way you explain the lesson!! Thanks
@maryamaaynanshe4628
@maryamaaynanshe4628 4 жыл бұрын
Marki uhoraysay ee comenti ka bixi weeyi nasro allahs ku barakeeyo abaayo si fudud oon dheerayn lahayn ayaad noogu so bandhigtaa cashiraanta shukran
@SomaliTime
@SomaliTime 4 жыл бұрын
Waa afur qurux badan Ramadan Allah nabad nugu gaariisiyo amiin
@ismaeelhawa3187
@ismaeelhawa3187 4 жыл бұрын
Masha Allah my sis nasra abtidoon Allah haku barakeeyo gacantaada
@zuzaankhadar7326
@zuzaankhadar7326 4 жыл бұрын
Manshalaah xbbti ilaahay gacmaha haku barakeeyo sida wacan aad noogu faaidaysid shukhran xbbti
@iqrodegankoofi9751
@iqrodegankoofi9751 3 жыл бұрын
Thnks My Sister Nasro Cadey Bolo Ada Ka Bartay Cunta Walba Xaqiqdi❤💋
@hamdacadey6394
@hamdacadey6394 4 жыл бұрын
First comment nasra aptidoon apyo mcn gacnta Alha haku barakeeyo macnto
@kowsarxasan378
@kowsarxasan378 Жыл бұрын
Nasra alle gacantada haku barkeyo sa dadka ugu naxarisanaysid alle hakugu naxaristo abayo
@munahussein2580
@munahussein2580 4 жыл бұрын
Masha Allah waad mahad san tahay Abaayo gacantada Allah kuu barakeeyo😍😍😍
@abilaofficial572
@abilaofficial572 4 жыл бұрын
masha allah abaayo aad iyo aad ayaad umahadsanthy allaha kuu dhaafo isha baxarka biyaha maayada
@abdulkadiryusuf3917
@abdulkadiryusuf3917 4 жыл бұрын
M.a Allaha ku barakeyo gacantada waan ka helay so tijaapinaa
@sagalilkacas7361
@sagalilkacas7361 3 жыл бұрын
Mansh alllh waa wax aad ufudud alle ha ku barakeeyo sister nasra
@lovelyqalbidagan4181
@lovelyqalbidagan4181 4 жыл бұрын
Masha allah aniga ayaaaba dhareer keeyga halkaaan ka daadanoyo horay usoco wllshey
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 4 жыл бұрын
Masha alaah wllshy qaali alaah kuxifdiyo aad baan ugahelay in badana wan kaa faa iiday
@samiiraxasan8788
@samiiraxasan8788 4 жыл бұрын
masha allah wlshy alla hanokadayo whli waxbadan ayan kafa iday alla hakubarakeyo nasra qali
@saafimahomed1254
@saafimahomed1254 4 жыл бұрын
Masha allh xibati wllhi aad iyo aad ayuu cajibiyay qaf kaa sawja aad noqtay aya nasib masha allh keep going abayo mcn
@respect-gn9wj
@respect-gn9wj 4 жыл бұрын
Waaaaw nasra aad buu u mahadsan tahay qalidayda horey u soco
@halimoabdi5911
@halimoabdi5911 4 жыл бұрын
masha allah habiibti ale haku xifdiyo wayo wayaalo badna ayaa ka faaideysan
@ismahanibrahim9380
@ismahanibrahim9380 4 жыл бұрын
Masha allab gabadha soomalia uku shidan aaa tahay tuntii mar kasto wan ku daawadaaa
@drsiqraahmedciyow3113
@drsiqraahmedciyow3113 4 жыл бұрын
Ma sha allah abyo nasro adne faraxd io caafimad iigu noolaaw
@اماحمدياسين-ح1ث
@اماحمدياسين-ح1ث 4 жыл бұрын
Masha allah xbbtii nasra rabi hku xiftiyo gacmahaga aamiin yaa allah sis
@fadumobashiir1875
@fadumobashiir1875 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo mcn Allah haku dhowro
@cadeeydaahir707
@cadeeydaahir707 4 жыл бұрын
Waaw masha alh gacanta ilhey haku barakeyo mcnt nasraay
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 4 жыл бұрын
🥰💯💯🥰masha alh abyo nasra walhi macanka marka jab ka jaraneysay 🤤ina iso wado umoday😂🙏mash aalh hore usoco abyo
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
masha Allah ilaahey ha ku barakeeyo gacantada boqoradi Muqdisho👑
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
@@nimcobintuloojir1319 ok abaayo
@nimcosheakh2849
@nimcosheakh2849 3 жыл бұрын
Asc Hno mash alaah jaska lahaye mcntt
@draxlaam2695
@draxlaam2695 4 жыл бұрын
Shukrn xupiyey wxn ahy first one
@adnamohamud1201
@adnamohamud1201 4 жыл бұрын
Nasra Abtidoon mansh Allah wan kahelay casho qurxoon illaahay haku barakeeyo wanka faidaysanay isoo sheeg xagee ka Helaa aankasoo Gataa makiinada
@saynababdi9698
@saynababdi9698 4 жыл бұрын
Maansha alaah tabaara kal laah yax fidu hul laha mcntoy mel kasto aad jogtit ilaahey ha ku gu xifdiyo
@naciimocabdi6056
@naciimocabdi6056 4 жыл бұрын
Maasha allaah nasra Cadey gacantaada alle hakuu barakeeyo
@aishabarca9497
@aishabarca9497 4 жыл бұрын
Manshallah gacamaha Allah ku barakeyo horay u soco
@iqrahaji9300
@iqrahaji9300 4 жыл бұрын
suqaar kaan aad iyo aad ula dhacay wlhi masha allah abyo gacantada iyo qoyskaagaba allaha ku barakeeyo
@ishwaaqabdiwali3743
@ishwaaqabdiwali3743 4 жыл бұрын
Masha allah macalimadeena gacantada allah haku barakeyo malinta KZbin furaneysay ila ii hada kugu xiranahay wax badan aanka faiday thnks 🥰👌
@bintuabdi3988
@bintuabdi3988 4 жыл бұрын
Masha Allah Abayo gacanta Allah kuu dhowro
@zakiyoabdulkadir
@zakiyoabdulkadir 4 жыл бұрын
Mash allah mcnto waxa badan wan ka barnaye ilahaye gacan tada haku barkeyo ilahaye cafimad haku ziyadiyo
@hodaaan097abdi9
@hodaaan097abdi9 3 жыл бұрын
Masha aalllh wll ilahayi gacanta hakubara keyo 🤲
@halimasiiow6239
@halimasiiow6239 4 жыл бұрын
Masha Allah saxa wacafiya walashey nasra Abtidoon 👏👏👏👏👏
@qaalinuursalad3147
@qaalinuursalad3147 4 жыл бұрын
Masha allh gacanta ale haku barakeeyo xabibti
@nariinacadey6779
@nariinacadey6779 4 жыл бұрын
M.a waffle kaa aad io aad ayaan u jclhy wliba nutella marka aan ku cuno allah ku barakeeyo samideyda nasro abtidoon❤👸
@sabiriinciise2047
@sabiriinciise2047 4 жыл бұрын
Msha allah allah haku barakeeyo gacantada wallashey nasro abtidoon
@fartuunmohamed5841
@fartuunmohamed5841 4 жыл бұрын
Masha alaah abaayo wax badan casharada ramadaanka waan sugaaye noo soobadi xabibti
@falastiinali9721
@falastiinali9721 4 жыл бұрын
Masha alh wan kahelay insh aalh wan samenayaa macalinmadayda qaalida ah
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Masha Allah my abyo nasra abtidoon Allah ku barakeeyo
@nimcohonest8287
@nimcohonest8287 4 жыл бұрын
Nasro qurux allha ku xifdiyo byo ,sidaad markasta nogu hagar baxdidd.macalimad aan waxbadan kabartey😍😍😍😍😍
@kaltunadan7720
@kaltunadan7720 4 жыл бұрын
M.a abyo nasra dagan alaha ku barakeeyo macalimadeyda ayaa thy awaan kuu qiray macalin ileen qofkii wax ku bara waa macalinkaaga ama macalimadaada ❤❤❤❤❤💓💔💕💔💓💞💝💞💕💔💕💞💕💔💕💞💕❤💕💔
@nasracarfaye5018
@nasracarfaye5018 4 жыл бұрын
Maasha.allaaaah my samiiii xafidullaaah
@cayuuniali2490
@cayuuniali2490 4 жыл бұрын
Mashlah xbbti qaali alla dartisaan kujclhy alla gacmahaada iyo maskaxtaadabo Haku barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😋😋😋😋😋😋
@munoali8030
@munoali8030 4 жыл бұрын
Masha allah abyo nasro adan ufaraxsanahey imbadan mishinkan birimadisa wan wayeey sukuntada badana an arkey marka waa ilahey mahadii jidkii an ku helilahaa adaa ii sahley alxamdulilah waxan ka sugaa waa meshii an ugu hagahilaha plz nola so dhoqso abyo mcn
@naciimajibril6261
@naciimajibril6261 4 жыл бұрын
Mnsha allah wllo nasra alle ha ku barkeyo gacanta
@ashoofficial3485
@ashoofficial3485 4 жыл бұрын
Masha allaah waa cuno aad u quruxbadan gacantaada allaha kuu barakeeyo xbbti allaha ku xafido adi iyo qoyskaada ilmahaada iyo duma nabad ku noolaada welikiina💋💋💋💋❤
@naimaabdullahi2790
@naimaabdullahi2790 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaah haku barakeyo mcnto
@iqroqali4854
@iqroqali4854 4 жыл бұрын
Masha Allah nasro abyo alle haku barkyo
@muniraabdulahinor4157
@muniraabdulahinor4157 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo macaanto gacantaada Allaha ha kuu dhaafo
@bashirosman8641
@bashirosman8641 3 жыл бұрын
Wxkle dhareerkaad nagasodadi nosaa beee gct allah kuubarakeeyo
@muslimalecture1101
@muslimalecture1101 4 жыл бұрын
Allahuma balighna Ramadan
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Masha alh huuno qali kallunkan aad uga helay wlh qaabkad u samaysay wan u smayn xafada malin insha alh Makiinada ad ku dubtay halke laga hela hppti
@amirasworld4022
@amirasworld4022 4 жыл бұрын
masha Allah malwax qirux badan oona macaan inaba aan cadi ehen keep going nasra love you 🤤😋😍
@aishaaqueen9165
@aishaaqueen9165 4 жыл бұрын
Waan ka qadey wllshey mcn Allha ii kaa dhowro Waan jeclahy cunadaada abyo qli allha ku sharfo❤❤
@umucaaishahamdihassan4610
@umucaaishahamdihassan4610 4 жыл бұрын
Maasha allah allah kubarakeeyo waxa tahay gabadha kali cunta karinteda jeclahay mahadsanid
@fardowsamohamedali6669
@fardowsamohamedali6669 4 жыл бұрын
Illahey gacantaada hakuu barakeeyo qaliyey
@zaytuunighannel140
@zaytuunighannel140 4 жыл бұрын
Maashaa allaah alle haidiinbarakeeyo
@nimcocabdidaahir8884
@nimcocabdidaahir8884 4 жыл бұрын
Masha allaah waad mahadsanthy nasro alle gacantaada ha kuu barakeeyo sis
@nimcocabdidaahir8884
@nimcocabdidaahir8884 4 жыл бұрын
@@nimcobintuloojir1319 wn kusaaray abayo
@sagalawil2214
@sagalawil2214 4 жыл бұрын
Mzh Allah Zizter Ina abtidoon go forward hno......
@sagalawil2214
@sagalawil2214 4 жыл бұрын
Wan kusaar qliyeey
@shakiryare9804
@shakiryare9804 4 жыл бұрын
Abyo gacmahada ilah haku barakeyo
@falastiinali9721
@falastiinali9721 4 жыл бұрын
Wcaly kum salam warxmtulahi wabarakatuhu mash alh ilhy hakuxifdiyo aduun iyo aaqiro aby mcnto naro abtidoon cafimad cun ilhy hakubarkeyo mash alh nasro abtidoon guuleyso mar walib ilhy janada hanaku kulmiyo dhamantiina aamiin aaamiin aamiin yarabi on love ayaan kuleyhy
@ayaanmohamud4635
@ayaanmohamud4635 4 жыл бұрын
Walaashay nasro mahadsanid marka labaad waxaan aad ula dhacay zida aaad u jeceshahay inaad wax na fahansiisid karaaamo korkaaga ha ahaaato sis❤💖❤💞
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 жыл бұрын
Masha allha abyo gacantad allha ku barakeyo
@samiirayabarow8407
@samiirayabarow8407 4 жыл бұрын
M.a wlhi waa qurux ilahey gacantaata hakuubarakiiyo
@mahamedraage8264
@mahamedraage8264 4 жыл бұрын
Mashllh walaashey qaali gacntaada alle hku barakeeyo
@drsaaminazahrahassanabuuka4704
@drsaaminazahrahassanabuuka4704 4 жыл бұрын
Abaayo nasro nashiidanaa kahele mashallh Macalimadeena mashallh waankahele bahashaan
@saciidomoxamed5795
@saciidomoxamed5795 4 жыл бұрын
Maashalaah xppti waan soosameen inzhalaah maashalaah horay usoco
@umumalapzan4220
@umumalapzan4220 4 жыл бұрын
masha Allah xabiibti wanku tageersanagay xabiibti shukran kumanan jeer mcnteyda nasra
@munomaanka7318
@munomaanka7318 4 жыл бұрын
Mclimadeyna Nasra allaha kuxfido waxbadanaa kafaaidnay xbiibti
@kawtherhirsi5105
@kawtherhirsi5105 4 жыл бұрын
Mansh allaah abayo gacantada allaah kubarakeyo
@idilsaciid6079
@idilsaciid6079 4 жыл бұрын
Mash Allh Abayo ilahay hakudayo
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 жыл бұрын
Masha allah tabarak jazakallah qer abyo qali
@fardowso6808
@fardowso6808 4 жыл бұрын
masha alh abyo wax badan kafaidy mahadasanid
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
malawax/waffles iyo suqaar malaay/kaluun#casho ka dhigo
12:50
Shukri sharaf cha
Рет қаралды 536
Sida loo sameeyo shawaarmo aad o macaan by@Cunto-soomali
2:09
Cunto soomali
Рет қаралды 1,5 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Hilib Kalaankal aad u mcn
11:16
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 549 М.
Malawax nafaqo le aad u macaan ila soco
11:18
shukri masala
Рет қаралды 57 М.
Casiriye ama afuro fudud/to make waffles/ sida loo sameyo casiriye fudud
2:56
Fowzia's secret recipes
Рет қаралды 3,2 М.
malawax qudaar aad  u fudud by umu asad cooking
11:40
Umu asad cooking
Рет қаралды 53 М.