Qado Fudud oo Dhameestiran Bariis Isku karis Somali Style

  Рет қаралды 330,677

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

4 жыл бұрын

Пікірлер: 1 100
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 4 жыл бұрын
inta iyadon wadan muqalka like ta ku boobtay is mujiya ✌️✌️✌️
@umumaahirmahamedu3ue868
@umumaahirmahamedu3ue868 4 жыл бұрын
Markaan commentigada arkey ley soo xusustey oo saarey
@maryanmaria4901
@maryanmaria4901 4 жыл бұрын
Mashaa allaah abaayo khahr allaha kusiiyo
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
Aniga xataa markasta sa sameyaa❤
@maryam9914
@maryam9914 4 жыл бұрын
Anaa kula mid ah
@caaliyoshiikhxasanmashaaal7687
@caaliyoshiikhxasanmashaaal7687 4 жыл бұрын
Masha aalh alh kudaayo
@quenluziina7324
@quenluziina7324 4 жыл бұрын
Nasraay abayo cuntada pasasha lagu padinayo kaa Barty wlhi qofka markad wax kafa,ido lama xaqiro Sido Klana mahdsnid♥️
@ahmedhashi3490
@ahmedhashi3490 Жыл бұрын
Waa ruun waxaan ahay nin🤣
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Жыл бұрын
​@@ahmedhashi3490 yaa ku weydiiyay wxa thy😂😂
@user-wm2mg8pv5d
@user-wm2mg8pv5d 4 жыл бұрын
Maxay dhibee qof walbe hadu like ta iska saro ileen cad kama go'aaye😂😂
@Faizafican
@Faizafican 4 жыл бұрын
Nasra abayo toorto no so gali ciida ka hor codsi inta igu racsan likr
@qalibinadiif4777
@qalibinadiif4777 3 жыл бұрын
Haa sax waayo noo soogili abyo
@farxiyocabdi9469
@farxiyocabdi9469 4 жыл бұрын
Gacanta Alle Hakuu Barakeyo Abayo caruurtayda jecel waxay dhahan Hooyo bariiskii Hore somaliga Rabnaa inad Noo kariso bariiski hore somalida aaba Looga yaqan xafadena👍👍
@mankaboyofficial257
@mankaboyofficial257 4 жыл бұрын
Habar yarey m.a xaajigaga waa nasiib badan yahay masha allah
@nimosabuni2441
@nimosabuni2441 4 жыл бұрын
Ishcalaaa Qado Jecliyaa Bariis Dadka Somaliyeed Aad Bay U Jecel Yihiin Cunista Bariiska👌👌🌺🌺👌
@adigoxorahadal8536
@adigoxorahadal8536 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wlhi waxan asi ehenba cunto uma aqano
@nuramire5042
@nuramire5042 2 жыл бұрын
@@adigoxorahadal8536 Nm.mi M9oii.. Il
@nuramire5042
@nuramire5042 2 жыл бұрын
M8
@duniyaismail4540
@duniyaismail4540 4 жыл бұрын
Mash Allah abaayo so easy and yummy 😋 keep going forward sister thanks
@fardosafilsern5196
@fardosafilsern5196 4 жыл бұрын
Dhameys ba tahy Nasray😘 Qadada xajiga waye lasoocda Nasra wey hilmante😂😂😂👊 hello Nasridena❤
@qumangurey3471
@qumangurey3471 4 жыл бұрын
Haaa😂😂❤️
@fardosafilsern5196
@fardosafilsern5196 4 жыл бұрын
@@qumangurey3471 wakukas
@mawadomaaya1612
@mawadomaaya1612 4 жыл бұрын
Habayaal plz subscribe like nagu caawiya waa gabdhihina cml 🙏❤kzbin.info/www/bejne/kGm5eKWjmNJ_na8
@sahraabdi208
@sahraabdi208 4 жыл бұрын
Aaad iyo aad qadadi xaajiga wa laga so tuuray🤣🤣🤣
@fardosafilsern5196
@fardosafilsern5196 4 жыл бұрын
@@mawadomaaya1612 Ok habo mcn wan idin sare Barakooba I.a
@faizahussein3507
@faizahussein3507 4 жыл бұрын
Masha allh abyo hadda kadib saan lee u karinaa wllhi wan jeclahy cunta karintada hooyadey alha unaxariistee Ka dib adigaa wax kaa barty alha Ku xafido maclimad wngsan baa thy aan Ka faaidy xaafadda dhan wan Ku baray adilee lagu daawda dhanka cunta karinta😍💗💯
@Imraan53
@Imraan53 4 жыл бұрын
hooyadey ban soo.xasustay oon 2sano waxay kariso cunin😢 Allah noo dhaafo hooyooyinkeena ❤❤
@zahramohammed9371
@zahramohammed9371 4 жыл бұрын
MashaAllah xabibty Nasraay❤🥰😍Nawad iyo Cafimad igu nolow🤲🙏❣
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 4 жыл бұрын
Maasha allah xbbt nasra gcnta alle haku barakeyo❤❤
@mymoon8691
@mymoon8691 4 жыл бұрын
Mahadsanid Nasra. Cunto reer tabareedka noogu roonoow insha Allaah. Guuleeyso
@hubkakhan4955
@hubkakhan4955 4 жыл бұрын
mshlh I lke ur cooking siz coz its simple...Allaha gcntada kubarakeyooo walashey qaliga. keep going siz naz
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Masha Allah my abyo Nasra Abtidoon Allah ku barakeeyo walashey keep going 🤩🤩🤩😍
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 4 жыл бұрын
Dhames bad tahay nasray Dhaliil maba lihid xuman Dhigaa bad u thy haldoor
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 жыл бұрын
Wan saray wlhi Like waxa ahay qofka 9 ee saray xbbyti yum yum wlhi cuntada❤😍
@mariaabdijabar6157
@mariaabdijabar6157 4 жыл бұрын
Masha allah abayo nasra alle haku xafido aduun iyo aakhiro ❤ Gacantada alle hakuu barakeeyo qaali
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 4 жыл бұрын
Woow masha Alllah nasra xppti qurux wlhi waan ka helay jazakalah kheyr alle haku barkeyo gacantada 🥰🥰🥰❤💋♥️🙏
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 4 жыл бұрын
Liketa waaku bilaabay anoo daawanba qabyaalada allow noo siyaadi 😂😂
@amalabdulahi9692
@amalabdulahi9692 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 wad ika qoslisay
@user-vy5sn2sr6c
@user-vy5sn2sr6c 4 жыл бұрын
Manshalah queen nasra abtidon keep goin sister 🥰😍💝
@rayancigal3865
@rayancigal3865 4 жыл бұрын
Masha allah wlshy nasra ani ahan wax badan ayan kaa faaiday muqaladada allaha kaa abaal mariyo xbbti jazakillah kheir guuleyso waliga😘
@raaqiyaosman1894
@raaqiyaosman1894 4 жыл бұрын
🥺❤masha allah perfect cooker
@sumayoshariifhussein6281
@sumayoshariifhussein6281 4 жыл бұрын
Masha Allah nasro cadey alle haku xifdiyo 🥰💗💗🙏
@faadumomuuse5609
@faadumomuuse5609 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo keep going ❤️😍❤️❤️
@sofiaadawe1775
@sofiaadawe1775 4 жыл бұрын
Masha allah abyo Allah ii kaa xafido💋❤️
@fawziyamohamed867
@fawziyamohamed867 4 жыл бұрын
Manshlh walhi waa hab fudud oona ficn manshlh bacdaa igadan🤣🤣 Manshlh abyo nasra🥰🥰
@caasikojioqle6445
@caasikojioqle6445 4 жыл бұрын
Masha allh anoo firsanin aan soqoray komantiga sababtoo ah way qurax badaneed wixii indhah deeqo aa uurkana deeqo sax wahadlkii nasro qurux
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha Allaah yummy 😋
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 жыл бұрын
Mashaa Allah aad ayan uga helay walashay Nasra, gacmahaga Alle hakuu barakeeyo, Aamiin Aamiin yaa Rabb
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 4 жыл бұрын
ManshaAllah nasray Abayo aniga kamid eh wilasha kanalka kuxeran ManshaAllah waye wankaxelaa wana kuafuraay waw waye abayo nasro wana kafaideyaste👍👍👍
@qaaliiidow8860
@qaaliiidow8860 4 жыл бұрын
Msh allah apyo aada ugu hely allah ha ku dhowr cabbtii ❤❤💋
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 4 жыл бұрын
Masha Allah bariis iga dheh Asxaabta inta sugesay cashada xajiga like saar heee
@fatmahussein7049
@fatmahussein7049 3 жыл бұрын
Vc
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 4 жыл бұрын
Waaw masha alaah abaayo koostada noosoogeli qaabkaa usameeysato💖💖💐💐💐💐❣❣❣❣👍👍🌺🌺🌼🌼💕💕💛💛🌹🌹💓💓🌷👌💙💙💙💜💜🥀🥀🥀🌻🌻🌸💗💗💗👌👌🍀💓🌹🌹⚘💋💋👄❤❤🧡🧡💝💝💝❤🌻🌻🌻🌸🌸🌸💗🍀🌷🌷💐
@user-mo3pl9tb4r
@user-mo3pl9tb4r 4 жыл бұрын
Qadada xajiga ka faidesi wcn 😂 mnsha allh shukrn xbbti 🥰🍁❤️
@naimaadennor8192
@naimaadennor8192 4 жыл бұрын
Allaha ku dhowro dhigaa baa u thy hal door ilove mcny
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 4 жыл бұрын
Masha allah nasra qada xaajiga waye😂
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 жыл бұрын
M.a walashey gacan mcn ilahey haku xafiddo abyo😍
@umueyman7745
@umueyman7745 4 жыл бұрын
dhigaabad utahay haldooor maasha allaah anagoo dhanaa nootahay haldoor ilaahay hakubarakeeyo adiga iyo ubadkaaga xaajigaaga kuligiin maasha allaah tabaaraka allaah
@dhameyskitchen
@dhameyskitchen 4 жыл бұрын
manshallh keep going sister ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@sahrashiiq949
@sahrashiiq949 4 жыл бұрын
T7495976596
@hodanmoalimabdule9568
@hodanmoalimabdule9568 4 жыл бұрын
Waaw Masha alaah macanto aad ayaa uga helay allha kuxafido
@saciidomuusegeedi7818
@saciidomuusegeedi7818 4 жыл бұрын
Maasha Allah Nasro iyo 1 fil fil 2 Subag Maxaa kala heysto hhhhh Maasha Allah basasha wallhi wax ugu weyn oon kaa fa iday waye jab basala iyo hilib halmar leyskula shubaa len aqiinay hhhh masha allaah shugran xbbti
@nasraabdulle3905
@nasraabdulle3905 4 жыл бұрын
Hhhh saciido waxbad faide sow maha
@ukhtulmasaakiin8608
@ukhtulmasaakiin8608 4 жыл бұрын
Msha Allah abayo qaali Marna macalimadeyda wax badan ban kaa faaidey ilhy ha ku xafido
@mushtaaqmalapo5155
@mushtaaqmalapo5155 4 жыл бұрын
mansha allah walashay nasro abtidoon aada ayan ku tagera hore usoco😗😗😗
@surayatube391
@surayatube391 4 жыл бұрын
Masha Allah it’s looks delicious 👌
@nicmabile3339
@nicmabile3339 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن يا أختي الكريمة
@hawosahal8306
@hawosahal8306 4 жыл бұрын
Masha alah waa qado dhamestiran gacantada alah ku barakeyo walashy nasra❤
@munomustaf6239
@munomustaf6239 4 жыл бұрын
Ma.h ad ayuu u qurux badan ya hay bus kud salid yanad ka gi ma ku jiro no so gali janal ka ki waan wa wayey Abyo nasra cadey my love nasra keep goin👌👌👌👌👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 жыл бұрын
Ani hadad ii tixa galineso waxn ka codsana in an noso sameso canjero itobiyan iyo marqeda hadi ad aqona uu ledahay adigo raliya abyo
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
Diyaar waye
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 жыл бұрын
Shukran mcnto ilove you alle darti
@nuurxaashimuumin4098
@nuurxaashimuumin4098 4 жыл бұрын
Masha allah walashey allaha kuu barakeyo gacantada
@umumanaal8557
@umumanaal8557 4 жыл бұрын
Haa abayo noo soo gali canjeeradas
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay wlhi 💝💝💝
@ayaaanyusuf7686
@ayaaanyusuf7686 4 жыл бұрын
Keep going sister❤❤❤
@anishaahmed3463
@anishaahmed3463 4 жыл бұрын
😜😝
@anishaahmed3463
@anishaahmed3463 4 жыл бұрын
🤪😝😋
@Farxiyabarako
@Farxiyabarako 4 жыл бұрын
Masha allah yummy caadi ma ahan xbbti 😋😋👌👌
@kaafiakamilaaidiiddibad4769
@kaafiakamilaaidiiddibad4769 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii Abbyo nasra aad ayaan uga helaa cunnooyinka aad soogaliso qof kale maba jecla in aan daawado meelka oo cunno karis ah Qalibaagaan kasaalamay mcny💖💖💖💖
@ramladhameys6570
@ramladhameys6570 4 жыл бұрын
Saan bariis gaduud sa ujeclahy le😭 express an u aqana ani kan cml🤣
@somaligirl6440
@somaligirl6440 3 жыл бұрын
Wlhi qosol aaigu dishy abyo Express aaa
@user-tq7rn8eb9t
@user-tq7rn8eb9t 4 жыл бұрын
ماشاالله حبيبتي قلبي الله يحفطك ويخليكم
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Masha alh thanks jazzakallah khayr nasra abtidoon delicious food 🎉
@adenmohamed3492
@adenmohamed3492 4 жыл бұрын
Mashaallah abayo gacantaada Allah hakuu Natalee to❤️👏
@umumucaadyare4372
@umumucaadyare4372 4 жыл бұрын
mash.allah qadada #Xaajiga iga dheh 🤣🤣
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 4 жыл бұрын
Gacant Ku haayey mobelka Abyo nasra jzklh kheyr waffle markaste uu iga halaabi jiray Sida malawax cml u qasi jiray Lkn kaan kaa bartay msh Allah Sida isbuunya cml ii noqdaaa Lagama sheeke Karo Ramadan ki ila hada inan samesto kama caajiso wad mahad santahay. Abyo
@hodanalimaxamuud3563
@hodanalimaxamuud3563 4 жыл бұрын
Mashallah inan so boroweyo waaye waan ka helay gacantada ALLAHA kuu barakeyo
@axlamreyz3463
@axlamreyz3463 4 жыл бұрын
Nasroy gacantadaaa alle ha kubarakeyo ani baris isku karis yanyo kuma daro bariska radiyaaa mise biiyo la dhiiga Basal.hilib arii.xawaji kabsar.ton.maraq digag.karot. ALABTA LAGU KOR CUNO Jipsi cansalato liin basbas yanyo cadcad basal caad karot laaa holay leeeee u istacmala MOS MAARKI KARO inta ila midka ah like dhaaac igu siyaaa
@nimcoyussuf3608
@nimcoyussuf3608 4 жыл бұрын
ما شاء الله تسلم ايدك يا حبيبتي صح وهنا ❤❤❤
@shamsomaxamuud201
@shamsomaxamuud201 4 жыл бұрын
Masha Allah
@aishoabdirashid4725
@aishoabdirashid4725 Жыл бұрын
masha allah
@abukarfodey8738
@abukarfodey8738 3 жыл бұрын
Mash alh Nasro Abtidoon waan kula socdaa waa inaa iskuul furtaa siyaa dumarka taba bar usiisaa Alle haku xafdiyo
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo Allah haku barkeyo xpiipti nasra Abtidoon keep going cadowkaga cagta hooseed ♥️♥️😍😍😍
@ayanabdullahu2075
@ayanabdullahu2075 4 жыл бұрын
Bariis iyo moos masha allah sis ❤️✌🏽
@sadishlajecley7829
@sadishlajecley7829 4 жыл бұрын
M.a xppti keep going🌹❤
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
Wcs masha Allah tawarakaAllah ilaahey ha ku barakeeyo gacantada boqoradi Muqdisho 👑❤❤
@naciimomohammedahmed7595
@naciimomohammedahmed7595 4 жыл бұрын
Maansha alaah macalimadeyda wax badan ayaan kaafaa iday ilaahey haku xafido adika iyo family kaaka aamin yarabi
@sucaadibrahim4474
@sucaadibrahim4474 4 жыл бұрын
Masha allh nasra xppt gacanta alla haku barakeeyo abaayooy shuwarmo noosoo geli please markasta waa kaa codsadaaa please
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
Haye xbt diyaar waye Week aan dhaxdiisa so galina insha allah
@Filsan2020
@Filsan2020 4 жыл бұрын
ماشاء الله الله يبارك فيك 🎉🎁🤲🏼
@sacdasaed7896
@sacdasaed7896 2 жыл бұрын
AjbVc. AnanbBm. Akahaba
@laaraabdi4219
@laaraabdi4219 4 жыл бұрын
Heesta arki maysid muuqal keeda ee najma naasheed qaaado inta ka heeshay like
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 4 жыл бұрын
Waaw mash Allah Abaayo mcnto nasro qali ilaahay ha noo ka xafido horumar cawan ayaan ku leeyahay
@bilancabdi5210
@bilancabdi5210 4 жыл бұрын
Abyo alle haku barakeeyo 🤲🤲🤲wax badan ayaan kaa faaidny m.a
@hasanmaxamedcabdi8661
@hasanmaxamedcabdi8661 4 жыл бұрын
M .a nasro abayo gacmahaga allah kuu barakeeyo macalimadeyda ❤️💯👏🙏
@najmoadan8605
@najmoadan8605 4 жыл бұрын
Maasha allah macalimadeen allah hakuu barakayo gacantaada❤❤❤❤❤❤
@fatmamohamedsahal8102
@fatmamohamedsahal8102 4 жыл бұрын
mashallah xbbti hore u soco abyo doolshada oo la jar jarayo noo soo gili abyo oo shukulatada dhaxda ugu jiro 😍😍😍♥️♥️♥️♥️
@naruronalka
@naruronalka 4 жыл бұрын
Masha allah axsan bariis #nasra gcantada illah haku barakeeyo xppti ❤❤👸
@user-fr1fg6mo2c
@user-fr1fg6mo2c 4 жыл бұрын
Wooow caqliga Alle hakuubarakeeyo Abaayo Nasro🌺💋🥰
@enjoyyourtime8437
@enjoyyourtime8437 4 жыл бұрын
Masha Allaha Allaha ku xafido habaryaar nasra waan jeclahy bariiska iskukariskaa
@kadriinaoffacial304
@kadriinaoffacial304 4 жыл бұрын
Mashalh xbbtiii gacntada Allahaa ku barakeeeyo😍😍
@mohammadabdirashiid4248
@mohammadabdirashiid4248 4 жыл бұрын
Masha'alaha cooker aan ku faano abaayo nasra allaha ku xifdiyo
@ayaanshariif4955
@ayaanshariif4955 4 жыл бұрын
masha Alh nasro ade cunta karintada marka dawaday chefka xaafada isku bedelay abyo no so gali cunto dadka waayelada u fiican mahadsanid inbadan keep sis👍😍
@maimunaa3223
@maimunaa3223 4 жыл бұрын
Mansha lh , walaashay illahy dartii baan ku jeclahy mcnto..😘😘😘❤
@maryanmohamedhussien2128
@maryanmohamedhussien2128 4 жыл бұрын
Mnsha allh Wllo Nasra cadey Keep going ❤️❤️❤️
@hamdachannel5621
@hamdachannel5621 4 жыл бұрын
M.a nasraay huno gacantaada alle ha kuu barakeeyo
@hoodomashchannel8353
@hoodomashchannel8353 4 жыл бұрын
Masha allaha abayo nasro qado qurux badan ishan ka dhargay 😍😍😍😍😍♥️♥️👌👌👌👌
@qaalinqcabdullahi5096
@qaalinqcabdullahi5096 4 жыл бұрын
Masha Allah gacantada Alla kubarakeyokubarakeeyo Mashallah jajo dhanag dhanag leh mashallah macaan iyo dhanag waxad ugu imanee qudartena 😘😗😗😗😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😗😍
@maymuunmahamud9136
@maymuunmahamud9136 4 жыл бұрын
Asc Nasro sxby waana maseerisay hilim geel iyo subax goormee igu danbeeysay alle ha idin daweeyo ukhti hore u soco wll ❤❤🥰🥰
@ladankiin6129
@ladankiin6129 4 жыл бұрын
Masha allah macaantiisa inta ka dareemooyaa allaha idiin barakeeyo
@nihaalomar
@nihaalomar 4 жыл бұрын
Manshaa allah nasra qurux like dhac dhac ku siiyay
@hafza5897
@hafza5897 4 жыл бұрын
Gacantaada allaha ku barakeeyo abyo mcn ❣️❤️
@aminamacalinmuxudin6488
@aminamacalinmuxudin6488 4 жыл бұрын
Mashaa allaah waa noo daashay allaha ku xifdiyo nasro❤❤❤❤❤❤❤
@ceynicumar4361
@ceynicumar4361 4 жыл бұрын
Www mcnto ilhy gcntaada hakuu barakeeyo aadbaan kuu jeclhy ❤💋💋
@dhuuhfarah9257
@dhuuhfarah9257 4 жыл бұрын
12 minute 132 comments mashallah horay usoco😙😚😙😚😍😘😗
@cambaroluul9595
@cambaroluul9595 4 жыл бұрын
Mansha allaah abyo caafimaad ilaahay hakusiiyo horay usoco
@Ducaqabto
@Ducaqabto 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Nasra Quruxeey Intii aan kaa Faa'iiday mala qiyaasi karo Ajarkeeda Allaha ku Siiyo Insha Allaah
@safiahurshow9572
@safiahurshow9572 4 жыл бұрын
Msha allah xbbtii nasra allah ku xafido gacmahaga allah kuu barakeeyo♥️♥️♥️🌹🙏🙏
@sagalniyadsan1867
@sagalniyadsan1867 4 жыл бұрын
Maansha allh abaayo mhdsnd wlhi markaan ku arko iska farxaa jir oojoog cimridher iyo cibaado suuban ilaah hakusiiyo iyo cafimaad farxad aandhamaan aaamiin xppti jeep going ❤❤❤❤
@shuayb6back301
@shuayb6back301 3 жыл бұрын
Wllhi mantay bariis isku karis ayan karshay oo aad lo jeclestay wllshey#Nasra mahad sanid 100% I love you ❤❤❤
@nasrahonesty2748
@nasrahonesty2748 4 жыл бұрын
M.a my sami alle haku xafido alle naga makaa qaado
Malintii 9aad ee sonka iyo afurkaan sameyaay
13:34
MissFosiya
Рет қаралды 221 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 36 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,2 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
QADO FAMILKA MAALINTA JIMCAHA SIDAAN USAMEEYAY KA FAA’IIDEESTA
10:34
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 236 М.
Qado Dhameestiran👌❤ Bariis Biryani ❤ Biryani Rice
14:03
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 942 М.
Funny Fails 🤭🤭🤣 #failsvideo #shortsfails #funnyfails  #fails .
0:52
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
0:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 53 МЛН
ДОМАШНЕЕ ЭСКИМО//ПРОВЕРКА РЕЦЕПТА ТИК ТОК
0:22
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 1,5 МЛН
Я не голоден
1:00
К-Media
Рет қаралды 4,1 МЛН