‘’Nataasha’’Waxaan ku soo koray nolol Qaxooti oo adag,laakiin Hooyo wanaagsan ayaa i barbaarisay’’.

  Рет қаралды 20,046

Hodman Show

Hodman Show

Жыл бұрын

Пікірлер: 21
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 11 ай бұрын
Runtii markay Natatasha ay taariiqda soo martay ka sheekeneyso waxaad moodaa inay aniga iga hadleyso waxaynu nahnay isku qiso hadii aan dhaho maanta qisadeeda aan ka sheekeynaa indho badan wey ilmenayaan Allow hoyooyinkeen cumrigooda u barakey inta dhimatayna Allow jantu firdowsa gili
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 11 ай бұрын
Maaansha Allah wllshy Natasha go forward wllo waxa tahay qof ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
wllshay hodman guulayso adiyo marwo nataasha
@MaidaAhmed-uh4rw
@MaidaAhmed-uh4rw Ай бұрын
Beauty and brain manshallah
@user-uw7ct1ot6l
@user-uw7ct1ot6l 6 ай бұрын
M.a wllo Alle hooyada hakuu daayo iyo intiii ay unooshayba anigana hooyaday cimridheer iyo caafimaad ayan urajeena hooyadayy❤❤
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 11 ай бұрын
masha allah natasha ❤
@sakariyesanchoi
@sakariyesanchoi 11 ай бұрын
Run ahaantii nataashi waa qofku dayasho mudan oo lagu dayan karo keep going sister❤❤❤❤😊
@fatimadagan5904
@fatimadagan5904 11 ай бұрын
Keep going
@xusni116
@xusni116 Жыл бұрын
Natasha hormar wcn wll😊
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 11 ай бұрын
Masha allah gabar dadaal bdn wye nasteho ❤
@user-ox4vv8bg3n
@user-ox4vv8bg3n 5 ай бұрын
Natasha rol model❤😊🎉
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 11 ай бұрын
Axm allow hooyooyin keen unaxariiso siday inoo soo bar-baariyeen anagoo yar qof guul gaaray hadaa aragto waxaa ka dambeeso inan ama hooyo. Hooyaydee waa ii aabe waana ii hooyo allow u barakeey cumrigeeda
@EbyanCollection-mn4fr
@EbyanCollection-mn4fr 11 ай бұрын
Wlhi gabadhan isku fikir baan nahay jwbaheedana aad baan uuga helay anigana mar walba rolemodel bay iithy mashalaa
@hassanbrown4386
@hassanbrown4386 11 ай бұрын
Very nice lady ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoosman919
@nimcoosman919 Жыл бұрын
Allow inta xanuusan caafi😢😢😢
@user-mw3hv5jd6p
@user-mw3hv5jd6p 11 ай бұрын
Amiiin 🤲
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 11 ай бұрын
AMEEN YA ALLAH
@Samsamsiciid-qc9fj
@Samsamsiciid-qc9fj 11 ай бұрын
Natasha waa qof fican oo dagen oo jecel inay horomar gaarto😩♥️guulyso bayo da ayar cajiiba baatahy
@user-ky8fp4sk3f
@user-ky8fp4sk3f 10 ай бұрын
Abyooh wllhi noolashad soo martay waa noolsha qoxoontiyada hada an kuu jirno balsee hormarkad gadhay ayan niyada kuu dhisan doona
@imaqlaa
@imaqlaa 11 ай бұрын
Way jiraan wiilal fara badan oo gabar xumeysay balse sida dumarka uma sheeg sheegaan meel walba ay tagaan balse dhibanayaal wiilal way jiraan
@user-ie8ub9bc4z
@user-ie8ub9bc4z 11 ай бұрын
Aad Baad Wllo U Fican Tihiin lkise Halka Codka ku Yara Dara codka Dhageysigu Aad bu u Hoseya
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 50 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 15 МЛН
NINKAAGI HORE MAXA KU KALA TAGTEEN?
18:58
Riyaq Abdi
Рет қаралды 118 М.
NATASHA EX KAGA AROSKISA MA TAGI LAHEED XANAAQ
16:18
Loosey8
Рет қаралды 172 М.
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 889 М.
TARBIYADA WANAAGSAN EE CARUURTA IYO WADADA LOO MARO  || Prof. Aisha Mohamed
31:38
When dad sneezes 😱😵‍💫 LeoNata family #shorts
0:26
LeoNata Family
Рет қаралды 11 МЛН
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 19 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
0:12
Laro Benz
Рет қаралды 46 МЛН
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 19 МЛН