National mourning for the first Prime Minister of Somalia Abdullahi Issa Mohamud

  Рет қаралды 96,486

KEYDMEDIA

KEYDMEDIA

12 жыл бұрын

Aas-Qarameedkii Allahu u Naxariistee Marxuum Cabdullahi Ciise Maxamud ee Xabaalaha Qaranka Muqdisho lagu Aasay 1988. Waxaa Maamuuska Aaska hor kacaya Madaxweynihii ugu Horeeyay Soomaaliya Adan Cabdulle Cusmaan iyo Madaxweyne Jen. Maxamad Siyaad Barre, Madaxweyne ku Xigeenkii Xusein Kulmiye, Madaxweyne ku Xigeen Laxwas, Madaxweyne ku Xigeen Maxamd Cali Samatar, Madaxweyne ku Xigeen Axmed Saleemaan Dafle.
Abdullahi Issa Mohamud (Somali: Cabdullahi Ciise Maxamuud‎) was the first Prime Minister of Somalia from February 29, 1956 to July 1, 1960.
www.keydmedia.net
/ keydmedia
/ keydmedia
/ keydmedia
Copyright © 2012 Keydmedia Inc. All rights reserved.

Пікірлер: 85
@MissionMarvelous
@MissionMarvelous 12 жыл бұрын
To all the Commentators: Look at how Abdullahi Ciise is being placed in the grave. He once stood above the ground, ate, slept and lived. Now it has been 23 years since the day he was placed in that grave and not his family, his tribe or any other human being went inside with him in that grave. It's ALL by himself. Now reflect and ask yourselves, what will Tribe benefit you? What will your wealth and arrogance benefit you? Almost 90% of those people are in graves themselves, too.
@raghedanan3959
@raghedanan3959 5 жыл бұрын
I was One Of the thousands of people who came to show respect Abdulahi Isse funeral.We were all sad that day. RIP May Allah bless your soul and grant you Paradise.
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Raghe Danan where is it in Mogadishu!?
@akwame1779
@akwame1779 3 жыл бұрын
@@abdirahmanmukhtar5710 Yes
@buugqalain91
@buugqalain91 11 жыл бұрын
C/laahi ciise Halgamaa Somalia iyo Dunidoo dhan laga wada yaqaan. alaha u naxariisto ''aamiin''
@anigawaaye7052
@anigawaaye7052 4 жыл бұрын
AMIIN
@MohamedAhmed-cz8mo
@MohamedAhmed-cz8mo 7 жыл бұрын
Abdullahi Issa Mohamud, May Allah have mercy on your soul and grant you jannah. He was from the same qabil as me, even though qabil should be abolished. Inshallah somalia will have peace and prosperity. Ameen.
@comqlicatedrepublix5103
@comqlicatedrepublix5103 7 жыл бұрын
So, your Habar Gidir too? Nice way of stating your clan without been obvious.!
@comqlicatedrepublix5103
@comqlicatedrepublix5103 7 жыл бұрын
TheMaster100 Thanks for the love. #Madarkios
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
Comqlicated Republix cabdulahi ciise he was Somali hero not qabiil
@sahmed2727
@sahmed2727 7 жыл бұрын
this man is big than any qabil he is Somalia hero an all time, his with Eden Cadee the shining light in Somalia past and modern history.
@comqlicatedrepublix5103
@comqlicatedrepublix5103 7 жыл бұрын
GH boy We all know that!
@dromarbile4898
@dromarbile4898 4 жыл бұрын
Nin mudan ayuu ahaa. Eebbe naxariistii Janno ha siiyo. Aamiin
@cankaaaaa
@cankaaaaa 12 жыл бұрын
Alle ha u naxariiste halgamaa Abdullaahi Ciise jannadii firdoowsana illaah haka waraabiyo
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 18 күн бұрын
Aabihii xoriyada c/llahi ciise alla yarxam 😢
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto legends oo ugu horeeyo Abdullahi cisse and mohamed siyad barre iyo wariye cowke iyo intii dhimataya oo dhan ee joogtay meesha😭😭😭
@midnimadaiyohormarkasomali7650
@midnimadaiyohormarkasomali7650 7 жыл бұрын
allah janadii fardosa ka waraabsho marxuum cabdullahi ciise geesiga geeska afrika qarniqi somalia calankii somalia allah og maanta allah inta joogta daafa aduunka magac somali sheegata miid fican oo sidaada oo kale uu subkan oo an gobal iyo dagmo qabiil iyo jismiyad somali uu kala soceen oo midnimo uu halgama noga soo dhax saar oo calanka nolula korna noqaada aaaaaaamiiiiin i love u somalia. allah ajar kaa siiya xornimadaa nasiisay aabe cabdullahi ciise allah xornimada maanta nugu soo celsha somali miid noga dhiga
@ahmedabdi1808
@ahmedabdi1808 9 жыл бұрын
Alla dawladnimo sharaf badanaa ilaahoow Madaxdii Dalka u naxariiso aamin
@mbinuali7106
@mbinuali7106 7 жыл бұрын
18 dislike ayee dislike ga mareysaa waxaasi waa reer baadiyayaal qabyaalad gashay maba yaqanaan dislikega waxey tahay waxey modaan iney habargidir ku xumeynayaan? yaab kkkk ilahow jaahil hanaga dhigin
@Deniece1
@Deniece1 12 жыл бұрын
Naxariis jano Aloow ku sii marxuum Abdullahi Ciise
@Allahwayen
@Allahwayen 12 жыл бұрын
Allah Ha U Naxariisto Jannadii Hakaa Waraabiyo ..... Amen
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
geesi waligiis dhuuxa iyo lafaha soomaalida ka bixi maayo mid maaga iyo mid amaanaba waligeed! magaciisu waa mid waaraya! waana runta muuqata,
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abdillahi Isse
@waddani2526
@waddani2526 7 жыл бұрын
maashaa LAAAH DOWLADEENII. ALOW SOO CELI
@furintafoore9368
@furintafoore9368 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto halgamaa cabdulahi ciise maxamuud
@MrANAGHEEL
@MrANAGHEEL 12 жыл бұрын
Alaha u Naxariisto Prime Minister Abdullahi Isse.
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
❤❤❤ mahadsanid
@faisaaxmed8827
@faisaaxmed8827 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Ciise Maxamuud
@caadil2004
@caadil2004 12 жыл бұрын
sxb walahi waa kugu raacsanahay why asayid abdaala ciise wuxuu ahaa halyey africa u dhashay halyey somaliyeed lkn qoladan soo galisay ee keedmedia wadata waa qola cuqdad iyo xiqdi iyo qabyaalad madaxa ka maray 22sano kadib ayey u hamuun qabaan inay somali qabiil qabiil u kala qaadan, allaha naga qabto, halyey cabdlahu ciise alla yarxam janatada allaha geeyo our hero weeye
@ismailali339
@ismailali339 6 жыл бұрын
aloow kuu naxareeso madaxweyne jaalle Siyad bare iyo halgame Cabdullahi ciise
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Gaal haw ducaynin
@osub
@osub 12 жыл бұрын
6 Dislikes subxanallah waxaan maxeytahey??? This is a funeral allah ka cabso. Allaha u Naxaristo Abdulahu Ciise.
@labojabsade5033
@labojabsade5033 12 жыл бұрын
Allaha u Naxaristo Abdulahu Ciise, Laakin ina gumeedka meeshan so galiyay video 1988 waa nin magac qabiil meeshan keenay, waxaa ina ii muuqata nin Halyeey Soomali ah inuu Qabiil ahan isku xijinaayo, caqliga kuwa futada ugu yaalo baa jira
@ahmedjjj3621
@ahmedjjj3621 4 жыл бұрын
Alaha unaxaristo
@aminagelle1317
@aminagelle1317 8 жыл бұрын
alha unaxaristo geesiga Africa Kenyans calanka Somali mid a dhahayo Madame buy use galiyey naa doqoey isku xiishod oo qabil c/ hi ciise dunida waxy ka ahaa Lon cdulhu yusuf wa qab Leh beled
@mascuudmaxamad7474
@mascuudmaxamad7474 5 жыл бұрын
sidookale waxaa halkaas iiga muuqda ilahay ha u naxariiste wariye sare cawke
@osmanali3839
@osmanali3839 Жыл бұрын
Manny good leaders somalia has seen just bit sad always outside powers messing things up us usual
@dromarbile4898
@dromarbile4898 4 жыл бұрын
Dowladnimada qeymaha ay leedahay ayaa halkaan ka garaneysaa. Ilaahey ha u wada naxariisto madaxdii waddankeena. Aamiin yaa Rabbil Caalamiin
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Raysul waasaarihii ugu horeeyay ee Somaliya Wuxuu ahaa AUN Cabdirashiid Cali sharmaarke Wax Soo ogaada Cawaan yahay Jamhuuriyada waxa la aasaasay 1960 Dheh xukunkii Daakhiliga
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Cabdulahi ciise wuxuu risalwasaara ahaa somalia iyadoo madaxweyne laheen aden cade ayuu ka horeeyey cadi Rashid wuxuu risalwasaara noqday markii aden cade madaxweyne loo doortay ayuu 4.5 darood ahaan ku heley lakiin cabdulahi ciise talyani ayaa masuul uga dhigay inta somalia madaxweyne laga helaayo risalwasaara hasii ahaado cadullhi ciise
@hassansuudshukri8716
@hassansuudshukri8716 2 жыл бұрын
Cagdheerey adu ka sheeke taariikhda boqorada xabashi, waxba ka garanmaysid qiimaha halgamaa aabaha syl abdulahi Issa from hargeisa duriyada isaaq
@nuurhassan2837
@nuurhassan2837 25 күн бұрын
😂😢
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 6 жыл бұрын
Keydmedia qabiil
@MahdiMohamedMAHDIGA
@MahdiMohamedMAHDIGA 12 жыл бұрын
Jaalle siyaad
@mohhab3418
@mohhab3418 5 жыл бұрын
Ninka la saaraya ubaxa Maxamed Siyaad Bare waa Aden Abdule Osman raximallaahu
@farahomar9420
@farahomar9420 8 жыл бұрын
Muhammad said barre our best president
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 4 жыл бұрын
Worst president faqash 👎🏽👎🏽
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 3 жыл бұрын
ilaahayow u naxariiso sharata wadankeena ayuu u soo dagaalamay.
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 12 жыл бұрын
Alla may ku tukadaan maxay tahay Muusikadu
@XaaaaaX
@XaaaaaX 12 жыл бұрын
sxb ma markaad aragtay aaski loo sameeyey c/yusuf baad la soo booday midkani kolay SIYAD jacayl kuuguma ogayn e laakiin waxaa kaa maqan c/laahi ciise qofka uu yahay iyo waxa soomaali ka ogtahay oo wanaaga adiguse waxaa kaala wayn caydiid
@yonisabdullahiwarsame1799
@yonisabdullahiwarsame1799 3 жыл бұрын
Big difference.
@osub
@osub 12 жыл бұрын
Heesta dhamaatka magaceed maxay tahay?????
@sameermohamed8909
@sameermohamed8909 6 жыл бұрын
Rick Bunion Abdilahi qarshe dadkaan dhawaaqaya
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Waar xabaasha maxay ehlunaarka AFWEYNE kadul keeneen
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 6 жыл бұрын
Axmed Sahal Cali subxanallah janada iyo cadabka waxay gacanta ugu jiraan Alaah (S.W). Qofna jano magalin kartid qorna naar. Si kale waad ucaayi karta Xukumkiisi
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Axmad cali wll ah utobad keen jano iyo cadab uma heyside adigaba tada meel ku ogeyne tukale mxaa ku geyey sxb istaaqfurulaaah dheh
@sevenscounty409
@sevenscounty409 8 жыл бұрын
What a Hippocrate afweeyne was, he orchestrated the murder of cabdullahi ciise and yet has the audacity to may tacsi prayer to his victim. May Allah have mercy on ur soul jalle siyaad, I dont wish u to go jahannam.
@farahomar9420
@farahomar9420 8 жыл бұрын
for 21 years he made Somalia a leading African power
@sevenscounty409
@sevenscounty409 8 жыл бұрын
What a fool, qabil propaganda wont take you or the somali nation anywhere. Jalle siyaad destroyed the fabric of the somali society by planting seeds of qabyalaad, pitting one brotherly tribe against another brotherly tribe. Those seeds he left behind are squarely responsible for the destruction of the great somali nation and with it the the destruction of our long held dream of somaliweyn. My allah have mercy on his soul.
@ismailabdulle5116
@ismailabdulle5116 8 жыл бұрын
Adigoo kale waa ku aqaan, Somalia dagaal sokeeye baa ka dhacay cid wax isku qabtana maleh. lkn waa Ogahay inaa Cuqdadland ka timmi lkn markay amxaartu iyo liyuuboolisku idin shabiyaan baa somali iyo madaxdeeda u xiisi, xilligaasna waa dhawyahay
@cheerbozz
@cheerbozz 7 жыл бұрын
abdi abdi Abdullahi Isse died on his own. Although, in his SYL years when he was compaigning for independence of Somalia 🇸🇴 many tried to kill him, but I assure Siyad Barre did not do anything to harm him..
@himurakenshin6053
@himurakenshin6053 6 жыл бұрын
abdi abdi You are 100% right. After the Adan Cadde/ Cabdirashid C sharmaarke, the country was ruled with tyranny and qabiil and the dictator set clans against each other. May Allah ta’ala have mercy on them all.
@asalad083
@asalad083 12 жыл бұрын
ninkaan xaax isku magaacabay ma hadda ayaad halyeey qaran iyo warlord waxa uu sameeyey somali wada ogsoontahay isku simeysaa!!! ANIGU qof dhintay wax ka sheekimaayo balse qabyaalada qaab ka xun meeshaan hala soo galin.
@TheHiliso
@TheHiliso 11 жыл бұрын
keydmedia ma in nili ogeyn baad modeen video xasuuqa kismayao agteeda ee wiilasha yar yar ee Darood caydiiid kii waalnaa ee baqtiyey uu ka samyey inaad ka sarteen youtube war waa la hayaa ICC baana la geyn iidinka iyo mooryantii wax xasuuqday..fuley yohow ma sidaa bada u dhuman kartaa
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 3 жыл бұрын
The patriotic leaders have already been buried under the ground; therefore, today's unscrupulous leaders who sold our sea should know that every life shall taste the death one day! But, they still want to auction off our country's resources, really, I am commiserating with it! Let's work around the clock to develop,build and defend our country from both internal and external enemies so that we may compete with our counterparts!
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
Xabaal muslin + ku macasalaameyn ubax = gaw
@-ed5qt
@-ed5qt 5 ай бұрын
Wariye cowke
@samateryussuf5938
@samateryussuf5938 5 жыл бұрын
siad barre propaganda , both of them are dead good riddance
@cornholio777
@cornholio777 8 жыл бұрын
I wonder if Siyad is in Hell?
@16vbn61
@16vbn61 6 жыл бұрын
Cornholio777 Hell doesn't exist.
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Raysul waasaarihii ugu horeeyay ee Somaliya Wuxuu ahaa AUN Cabdirashiid Cali sharmaarke Wax Soo ogaada Cawaan yahay Jamhuuriyada waxa la aasaasay 1960 Dheh xukunkii Daakhiliga
@razak1350
@razak1350 2 жыл бұрын
Siilka hooyadaa dhabacayo qabyaalad badan
@lamatabtan10
@lamatabtan10 25 күн бұрын
From 1945-1960
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 18 күн бұрын
Cuqdad beerka ku fadhido hg intaas ku xume maa isleedahay
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 24 МЛН
The Mighty Somali Army 1980's
15:38
Bartamaha
Рет қаралды 687 М.
Magool & Hanuuniye - Heesta Allow ha iga-kiin celin | 1991(Re-Upload)
6:33
taariikhda somaliya 1950
26:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 460 М.
The Parching Winds of Somalia " A Must see for every Somali"
26:55
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН