Waa naag reer baadiyo ah diif ee dharka ku tirtirtey bisinka
@safiaali86952 ай бұрын
Waxaa xaqqiiq ah in ay somali ay ka dambeesay qof jarmal ma noqon karo
@sahroali31682 ай бұрын
Waxaa laga yaabaa inay Jarmanyga police kaa laftoodu inay kadambeeyaan oo ay tahay ula kac police . Maxaa yeelay police kuba wey arki karaan oo la socdaan dhaqdhaqaaqa dhulkooda.
@farhiyaabdullahi66812 ай бұрын
Naagah qurbah joogo foolxumo ilkahas e yurub la joogta iydo waxaaso ilma heysato iyda gaalada la shaqeyn jirtey hadne iyde soo weeraran sidas waaye marka gaalo la shaqeysid waa iska sidas
@AMSalim-ek9nrАй бұрын
WALAAL ANIGU WAAN KA XUMAHAY LAKIIN NAAGO BADAN AYAA KA CABANAYEY DI KASTANA HA AHAATO NAAG 11CARUUR LEH IN TOK YOK ISKU MASH QUULODO WAA QALAD YURIN IYO USA JAL MA AHAA NAAGA LACAG TIRO BADAN AYAA QATAAM ILAAH CARUURTEED DIB U HESHYO A.M.SALIM SHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA AMERIKA MUQDISHO SHINGAANI SOMALI