CIDANKA MULATARIGA EE JUMURIYADA SOMALILAND WAY U DABAL DAGEEN TALIYAHA CUSUB EE CIDANKA MULATARIGA , RUUNTI CIDAANKA AYAA WAX KASTA LAGA DAREEMAYA HAMALIYO TALIYE NIMCAAAN SIIDO KALE NUUX WAXAN LEE NAHAY WA WAKHTIGI DA,YARTA , LKN OGOW WAN KU XASUUSAAN VIIIIVA ARAB IYO ALABABADA ADAAG WA RAG WADANKA DUFAACAN KARAYA WLAHI
@asxaabi3 сағат бұрын
Ilkacase isaga nuxuus ah waa jirri afxumadiisa taliyihii hore wuu u mahad naqi lahaa kan cusubna wuu hambalyeyn lahaa, nuux isagaa dhisay ciidan wiilkana isagaa soo tabobaray, taliyaha cusub waxa laga rajaynayaa in uu halkaas kasii wado
O imisa ay abti uyihiinbay gawraceen ninkii buuhodle e habaryonis sowlama odhan abtibay uahayen 🫤 onaagtisa iyaga ahayd iskuhalayn sow ugumugelin isago siduyelila kafilaya!!! Maxoola abtilo eegay o abti loraadsaday nacala abihin jilicsanta tihiin kagayaal, Reerka Surre layidha ba iishekeyay sidanokalay wax uxeerinjiren marki lagagafa’idaystay e iyaga waxbaloxeerinwayey ayey sidodiyelen markas anaga waxaynaguyidhahdan weli dabkan idingaadhin lakin wu’idingadhi
@Adnan-bc1vk3 сағат бұрын
WAAR HALKEEDA AYAAD DHIGTAY MARKAAD DADKA XASUUSISAY NINKA SACAD MUUSE EE OOF WAREEN CANJILA EE HARGEYSA IYO MAATIDA KA DHEX YIDHI XINIIYAHAYGA AYAAN FUULAY 😅😅😅😅😅
@SaciidSaid333 сағат бұрын
Isagu ma dadkuu raali galiyaa miyusan dad lahan isagu
@CismaanSaeed-dc9qv4 сағат бұрын
Ilkacasoow inigu waxaan ahay nin odaya oo aad isku deegasn kasoo wada jeedaan cudad reer baa aad kaaga muuqatah waxaa kuu fiican inaad joojisid
@user-vlogscountery2 сағат бұрын
Qosol xumudii😂😂 War doqonimada iskada taliye nuux Tani rali galin kabixi nio
@user-sr86ui3xsuexi3 сағат бұрын
Waxaa iigu yaabka badnaa nimanka labadii LAXAAD ee la kaxeystay gurmad iyo tikniko ka daba direy oo ku dhintey... oo garan waayey war wuxu waa laba neef oo adhiya.
@mohamedbulale87004 сағат бұрын
Waan celin lahaa
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz4 сағат бұрын
Qodobkaasi waa muhiim
@mustafexasancalikaabanka43323 сағат бұрын
adaa nuxusa madaxda ciidankad caydaa barina kan yar adoo cayaya la arki maxaad issaqow qabyalada iska daaya u odhan sowdigan cayaya madaxdii dalka lasoo shaqeeyay inta badan