Netanyahu oo DHULKA Hoostiisa la geliyay & Reer Gaza oo Seddex arin dhexda uga jira |

  Рет қаралды 38,182

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 356
@AbdirahimMohamudAbdille
@AbdirahimMohamudAbdille 2 күн бұрын
Dilkii yaxya ninwaar😢😢😢😢😢😢😢 iyo kii ismaaciil haniya 😢😢😢😢😢😢😢iyo isbadalkii suuriya ❤❤❤❤
@BashiirFaarax-g3c
@BashiirFaarax-g3c 2 күн бұрын
Maxaa iga galay😢😂😂
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
​@@BashiirFaarax-g3cAdi Ya Kuu sheeganaye Awal 😏😏😏😏😏
@BintuFatimah-l3l
@BintuFatimah-l3l 2 күн бұрын
waxaana iigu murug badneed dhimashadii yaxyaa zinwaar allha unaxatiisto😢😢😢😢😢
@NawaalAbdirahmanabdi
@NawaalAbdirahmanabdi 2 күн бұрын
Waxaa igu xanuun badna dhimashada hooyadeey mcn allaha unaxariisto hana udanbi dhaafo hooyadey qaali iyo inta dhimatay yaa rabbi 😢😢😢
@drxasanxeefo197
@drxasanxeefo197 2 күн бұрын
Alle Ha u naxariisto walaal 😢
@XawaCige
@XawaCige 2 күн бұрын
Alle niyada haku najiyo
@abdirahmanmohamedhirsi2018
@abdirahmanmohamedhirsi2018 2 күн бұрын
Amiin
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 күн бұрын
Alle ha u naxariisto hooyo mcnto
@AbdikhadarCiro
@AbdikhadarCiro 2 күн бұрын
Illahey ha unaxaristo hoyo
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Duulka alle hakusodumiyo insha allah
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 2 күн бұрын
Dilkii kii ismail haniya iigu xanuunbadnaa
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Iyo yahya sinwar allah haunaxaristo janada alle hakucasimo amiin
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 2 күн бұрын
وكذ قتل السنوار
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 2 күн бұрын
@@Fouziaabdi-bq1rz yaxya sinwar gaza ayuu joogay kolay shihiid ayuu ahaa dagaal toosa ku jira lkn ismail haniya waxaan islahaa goob amaana ayuu joogaa
@Rose-x6c1n
@Rose-x6c1n 2 күн бұрын
Waxay ilatahay sanad adag ayuu u ahaamulimiinta ilaAhay sanad guul ah hawga dhigo sanad ka cùsub aamiin aMiin yaarabi
@ALMAHDI12677
@ALMAHDI12677 2 күн бұрын
Waxaa iigu saamayn badnaa geeridi a shahiid sheekh ismail haniya
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Iyo yahya sinwar allah haunaxaristo janada alle hakucasimo amiin
@maxamedyaxye3981
@maxamedyaxye3981 2 күн бұрын
Dilki ismail haniya igu xanunbadna 2024
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
Xurayta Syria Alxmdullh 😊🤲😭 iyo Shahidki Umada Muslimiinta Yaxya Sinwar💔😢Labadas iigu Weyna iguna Muhimsana Allah u gargaaro wllehen Muslimiinta Falastiin iyo dhamman Muslimiinta Dalka na Allah 😢 Noo Islaaxiyi Iyo Daka🤲
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 күн бұрын
Xasuuqa rer Gaza iyo maxaabiista kujira jailka isreal wax iiga xanuun badan waligay maarag illaahow raxmaanoow baryaha naga aqbal oo rer Gaza Palestine suuriya smliya kuli Muslim ka nabad buuxa sii Aa😢Aamiin
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 2 күн бұрын
Waxaa iigu darnaa sanadkan dilkii yaxyaa Ma na ahan dhimashada KU timid waxaan Aad isu waydiiyay GEESİNİDA ALLE KU İRZAAQAY SHİHİİDKAAS
@HusseinMousa-v7l
@HusseinMousa-v7l 2 күн бұрын
ilaahay kama soo kiciyo xanuunka inzhallah
@IbrahimYacin000
@IbrahimYacin000 2 күн бұрын
Yaxye cizman habité kumaxayo warrkicawa salariaux écran Futura kuqdayi
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
The best voice maraacade salansaree🎉❤
@JaamacCabdishakur
@JaamacCabdishakur 2 күн бұрын
Halyaygi diyaarada ushakusoriday yaxye sinwar shihid rabihakumacsuumo janada aaaaamin
@AbdinaasirMaxamed-h2o
@AbdinaasirMaxamed-h2o 2 күн бұрын
Sanadkan waxaa iigu xanuunbadnaa dilkii yaxya sinwaar iyo ismaaciiL hanyah 😢😢😢
@MaryanNuur-x6z
@MaryanNuur-x6z 2 күн бұрын
Waxaiigu saameenbadnaa dilkii ismaacil haniy yaxyesiwaar raximahumullah
@DiiriyeIsmacil
@DiiriyeIsmacil 2 күн бұрын
qof aan isku maw qifnahay adaan arka يرحم هما الله الشيخ يحي السنوار وشيخ إسماعيل هنية
@AnzalNadiir
@AnzalNadiir 2 күн бұрын
Waa miidii ismaaciil haaniiyaa Allah haunaxariisto ❤❤❤
@Husseinibrahimhusseinyare
@Husseinibrahimhusseinyare 2 күн бұрын
Yaxley sinwaar iyo saxiib haniya
@Khadiijo1234Abdilahi
@Khadiijo1234Abdilahi 2 күн бұрын
Shahiidkii waynaa yaxye sinwaar wax ikaxanuunbnaay imasoo maren.ilaa aan aamini wayey allaah haka aqbalo dhaman😢
@yoonisyare-tl9yx
@yoonisyare-tl9yx 2 күн бұрын
Asc sxb sare aniga waxan kanaxay ismacil haniya iyo yaxye sinwar iyo cadadiska saran Islamka odhan ilaahey haka saro amin amin
@abdikadermohakassim
@abdikadermohakassim 2 күн бұрын
Allow u gargaar wllheen
@CaliBaraf
@CaliBaraf 2 күн бұрын
Allahayow geerida N yaahu Soo dedeji
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
Amin Ya Rabbi 🤲Nasriha Allah Inu Soo dhawyhy Niyada ku dhisa🫶❤️
@SirtaBoore
@SirtaBoore 2 күн бұрын
Aniga yaxye sinwar Allah unaxariste aya igula yabka badned
@Carfocabdilahi
@Carfocabdilahi 2 күн бұрын
Dilkii ismaaciil haniya allah ha unaxariste waayo way dageen
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 2 күн бұрын
insha allah Guul Guul Guul Guul Guul Guul insha allah falastiin iyo lubnaan insha allah suurya allah
@CawkeOmar
@CawkeOmar 2 күн бұрын
Allh unaxaristo Shahid shahidki yaxye sinwar❤
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 2 күн бұрын
قتل يحي السنوار،أعظم شيء وقع في هذ السنة 2024
@yusrohashi4724
@yusrohashi4724 2 күн бұрын
استشهاد
@ClaahiClaahi-d1i
@ClaahiClaahi-d1i 2 күн бұрын
يحي السنوار 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 2 күн бұрын
@ClaahiClaahi-d1i قال تعالي ولا تقولوا لمن يقتل في سبيل الله أمواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون فرحين يماءاتاهم الله من فضله
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 2 күн бұрын
Dilkii yaxye sinwaar 😢😢😢😢 ilahay waa uu u naxariisanaya dadka wadadisa ku shahiida🤲
@SacdiyoBashir-m8i
@SacdiyoBashir-m8i 2 күн бұрын
Dilkii yaxye sin waar,Allha ha u naxaristo,tasi ayaa igual waynayd
@YussufOmar-m1y
@YussufOmar-m1y 2 күн бұрын
allah ha u naxariisto Ismail haniye
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 2 күн бұрын
Allah unaxaristo Prpresident hore ismacil hania 😢😢😢😢😢😢
@done-caawiye
@done-caawiye 2 күн бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi 🇵🇸
@SafiyaBashiir-l5x
@SafiyaBashiir-l5x 2 күн бұрын
Alle ha ugagaro reer qasa amin amiin
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen 2 күн бұрын
Hadii aad nabad kusoo kacday nabd aad ka joogto gurigaada Alx dheh Ee aan uduceyno reer gaza iyo guud aahaan dhamaan muslimiinta Anagana aan isku duceyno
@CandifataaxHaykal
@CandifataaxHaykal 2 күн бұрын
Allaha haunaxariisto marxumka ismacilhaniya iyo yaxyesinwar iyo idilka wallaliheena somaliyeed
@maxamedmacalin9729
@maxamedmacalin9729 2 күн бұрын
Aniga waxan aad oga naxay Geeridiii alaha unaxariistee Ismaciil haniya
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 2 күн бұрын
اللهم انصر لكل المسلمين
@muscabahmed5160
@muscabahmed5160 2 күн бұрын
Dhacdadi aan si xun oga naxay ee isameysay dilkii yaxye sinwar alaha u naxaristee❤
@MaxamadKhaliif-nh6nr
@MaxamadKhaliif-nh6nr 2 күн бұрын
Ilaahay naxariistii jano hasiiyee geeridii hooyadeey mcn iyo xasan nasrulaah oo isjumaalin dhacday
@AsAs-h1n3e
@AsAs-h1n3e 2 күн бұрын
Aamin Aamin
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 2 күн бұрын
Xoreyntii suuriya ayaa iigu farxad badneed 🇸🇾 ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 күн бұрын
Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi
@FM34573
@FM34573 2 күн бұрын
2024 dhibaatooyinka ugu badan bariga dhexe ayeey kajireen iyo dowladaha islaamka Insha Allah sanadkaan cusub Qeeyr iyo guul aan uwada rajeynayaa dhamaan umatul Muxamed
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 2 күн бұрын
Asc wll maxamed ciise maracadde sallaan ka dib, sanadkan waxaan iigu naxdin badnaa geeridii wallaalaheen ismaaciil haniya iyo yaxye sinwaar ilaahay ow u naxariiso Za ion...Aamiin
@Sacdiya82
@Sacdiya82 2 күн бұрын
Allah ha ugargaaro walahen reer falastiin 😢😢😢😢😢
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen 2 күн бұрын
Waxa igu saameyn badnayd dilkii yaxya sinwaar iyo geeridii ismaaciil haniya 😢 Waxa igu farax nadnay maalinta laduqeeye guriga natanyaahu😅😅😅😂
@imkhatray8099
@imkhatray8099 2 күн бұрын
Yahya sinwaar habeenki lasoo sheegay 2isbuuc qosol iyo sheeka wan iska waayay 😢
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 2 күн бұрын
War adiga yahuud maad tahay war waa xanuun san yahuudka Allaah hanadhaafiyo aamiin
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 2 күн бұрын
Waxa igu layab badna ismacil haniya
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 күн бұрын
Dilkii Yaxye sinwaar iyo Ismaciil haniyah😢😢😢😢😢
@mohamedalihared6735
@mohamedalihared6735 2 күн бұрын
Inch'Allah u geriyon nataniyahu sanadka allow ha gaadhsin
@AadanCabdisalaan-e5v
@AadanCabdisalaan-e5v 2 күн бұрын
inshaa alaah wuu kudhiman xanuunkaa natanyahu
@dahirabdi-fs7ec
@dahirabdi-fs7ec 2 күн бұрын
Tan iigu saamayntabadan waaaa weeraarkiii lagu qaaday qaza iyo dilkiii yaxya sinwaar ilaaahy Ha unaxariistee اللهم انصر اخواننا اهل غز أمين يارب العالمين
@SahroCismaan-x5v
@SahroCismaan-x5v 13 сағат бұрын
2 qof cismacil haniye😢😢😢 iyo yaxya sinwaar iyo dhaman shuhada reer gaza amiin amiin amiin yarab😢😢😢 allah ha unaxriirsto dhaman shuhada rer gaza 😢😢😢😢amiin amiin yarab😢😢
@mohamedalihared6735
@mohamedalihared6735 2 күн бұрын
Dilki yahya sinwaar iyo Ismail haniya wa mid iga goayn 😢😢
@AbdirahmanNasab
@AbdirahmanNasab 2 күн бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantood
@NastehaUbayd
@NastehaUbayd 2 күн бұрын
Waxaan aad ooga naxay madaxd falastiin qaasatan sinwaar ilaahy ha u naxariisto😢😢😢😢
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 2 күн бұрын
Sanadkan waxa ku xasuustaa aabahey ayaa dhintay 😢😢 iigu soo duceeya pls
@abdirahmanmohamedhirsi2018
@abdirahmanmohamedhirsi2018 2 күн бұрын
Dilkii al shahiid yahya sinwar iyo ismail haniyah 😢😢😢😢
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 2 күн бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Amiin amiin amiin
@aadancabdi660
@aadancabdi660 2 күн бұрын
Wallaahay waxa iigu xanuunbadnaa geeridii ismaaciin haniya iyo yaxye sunwaar
@MahametNUUR
@MahametNUUR 2 күн бұрын
الهم أنصر اهل غزة
@SukeynaIbrahim-h1w
@SukeynaIbrahim-h1w 2 күн бұрын
Dilkii yaxye sin waar iyo ismacil haniya alle ha unaxariisto dhamantooda
@shiiqkursiofficial2490
@shiiqkursiofficial2490 2 күн бұрын
Waxaa igu xanuunbadnaa walaalaheena falastiiniyiinta oo liska xasuuqaayo oo liska dubanaayo oo daadanaayo dhiigoodii caalamka muslimiinta eesan wax uqaban karin ee isha oo kaliya kadaa wanaayaan taasaa igula xanaan badneet
@xusenxubow2155
@xusenxubow2155 2 күн бұрын
Xasuuqa loo geysanaayo reer gaza ayaan lamurugey sanahay ilaahey ha ugargaaro
@AbdiadamAbdiadam-l6p
@AbdiadamAbdiadam-l6p 2 күн бұрын
Ku sali nabigan maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryancabdiMaryancabdi-j4n
@MaryancabdiMaryancabdi-j4n 2 күн бұрын
Dhimashadii yaxya sin war
@Mahmetbulshawi77-nw1dt
@Mahmetbulshawi77-nw1dt 2 күн бұрын
waxaan aad uga naxay walina aan la murugaysaanahay diilkii yahye sinwaar allah uu naxariisto shahiidka😢
@akturkexport
@akturkexport 2 күн бұрын
Alle ha unaxariistee maalinkii uu yahaye sinwaar uu shahiiday 16/oct 2024
@ZakariaXassan
@ZakariaXassan 2 күн бұрын
@RudwaanIbrahim-s6y
@RudwaanIbrahim-s6y 2 күн бұрын
Shahiudkii madaxdii xamas iyo xoreynta suuriya
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 2 күн бұрын
Allaha ugargaaro Ree Gazza
@FartunYuusuf-u9t
@FartunYuusuf-u9t 2 күн бұрын
Waxan ku xasuusta murugada reer gaza habeen iyo maalin murug lajooga ilhy ugargaar😢😢😢
@Xuskacadeinacqadir
@Xuskacadeinacqadir 2 күн бұрын
Waxaan ugu farxad badnaa badalkii caloofi al asad
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
😢
@MahamudAbdi-yy8yr
@MahamudAbdi-yy8yr 2 күн бұрын
Nadhinto insha allah natanyahu
@AsadAhmed-l9w
@AsadAhmed-l9w 2 күн бұрын
Dilkii ismaciilhaniya iyo yaxya sinwaar allaha jjanda kukulmiyo
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 2 күн бұрын
Ilahey haugargaro walalhen muslimiinta 😢
@NimcanDarbo
@NimcanDarbo 2 күн бұрын
waxaan ilaahay ka rajaynayaa in laga guulayto yuhuuda inshaa alaah
@MaryanNuur-x6z
@MaryanNuur-x6z 2 күн бұрын
Ilaahay haburburiyo dooladkasta eedhibaatada dadkareefalastiin qeebkah
@Cabdirisaaqcali-nr6cm
@Cabdirisaaqcali-nr6cm 2 күн бұрын
Reer falastiin waxaan ugu baaqyaa dhamaantood rag iyo dumar iney hubka qaataan maadama ay mar walba labartilmaameed sanayo
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 2 күн бұрын
Alle ha u gargaaro reer qaza😢
@YaasinAxmed-i9g
@YaasinAxmed-i9g 2 күн бұрын
قتل السنوار في قلوبنا❤❤❤
@CabdulaahiShariif-y1s
@CabdulaahiShariif-y1s 2 күн бұрын
اللهم انصر المسلمين في كل مكان
@farisfaris7500
@farisfaris7500 2 күн бұрын
Asc maracade dhacdadii iigu xanuunka badney waxey dhacadey 22/12/24 taas oo xasuus iyo xanuunbadan igu reebtey hooyadey macaan ayaa dhimatey taas ayaan ku xasuustaa mana iloobin dhibaatada heysata walaalhen reer falestine dhibka Allaha ka qaado
@mkzizkozak3447
@mkzizkozak3447 2 күн бұрын
Asc aniga tii yaxye sinwaar yaan wali ka samri waayey laakiin waa qadar alla
@cabdiraxmancali6254
@cabdiraxmancali6254 2 күн бұрын
Insh allah nataniyahu kamasokacayo qalitanka
@GudiBarkhad
@GudiBarkhad 2 күн бұрын
isbadalkii bangaladesh saxeexii bada somaliya
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
Bangladesh Allah u gargaare oo Cadowgii Kasaaray🤲
@DeeqoMaxamed-z1i
@DeeqoMaxamed-z1i 2 күн бұрын
Waxaa iigu xanu badnaay ismaacil haniya iyo yaxye siwaar 😢😢😢😢 falastiin dhi baatada ilaahey ga ka qaado😢😢
@KhalidRashid-w4c
@KhalidRashid-w4c 2 күн бұрын
Isbadalkii siiriya ayaa igu layaab badnaa
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 2 күн бұрын
Allahu abkar
@mgcaateeyeriiraash4529
@mgcaateeyeriiraash4529 2 күн бұрын
Maxaad sxb usheegi weyday isbadalkii doorasho ee ka dhacay dalkan jamhuuriyada barakaysan ee sland
@Sacdiya82
@Sacdiya82 2 күн бұрын
Subaxallah 😢😢😢😢😢😢
@mokocisman5386
@mokocisman5386 2 күн бұрын
حسبا الله ونعم الوكيل ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@EngShibir
@EngShibir 2 күн бұрын
Dilkii ibraahin Ra iisi
@يوسفعبداللهمحمد-ط3ض
@يوسفعبداللهمحمد-ط3ض 2 күн бұрын
Dilkii Ismaaciil haniyah iyo yaxya sirwaar iyo xornimada sirya
@abshirugaas5777
@abshirugaas5777 2 күн бұрын
Alle. Ha ku. Dillo. Insha allaaah
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 күн бұрын
😊yaxye sinwar wa u qaadan waayay waxan aha mid yaableh
@AliMohamed-q3h
@AliMohamed-q3h 2 күн бұрын
Asc Aniga ahaan waxa igu yab badna dhacdadi fosha xumeyd ee ka dhacday hirshabelle ee dadki walalaha ahaa Taas Ayaa igu yab badnayd 😢😢
@Reema11235
@Reema11235 2 күн бұрын
Netanyahu iyo trump’ba dhagaha iyo indhahaba ilaahay ha tiro mxy umad masakiina xasuuqeen😢
@Mukhtaarali6
@Mukhtaarali6 2 күн бұрын
Ali ha unaxariisto dadka dhintay dhamaan ali nahagargaaro falasteeninta dhintay
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
"XUUTIYIINTA OO SOO RIDAY DIYAARAD MARAYKANKU LEEYAHAY"
9:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Magaallo Dahabka uun waxa lagukala Iibsado 😱🤔💰
26:51
BASHE LIIG
Рет қаралды 17 М.
Basaaskii ugu khatarta badnaa ISR...Boqorkii Tumashada |
12:31
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 31 М.
KHILAAFKA TRUMP | KOOXDIISA | CABSI WAYN | WALWAL SOMALIDA USA
16:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН