No video

NEW FILIM AAMUSNAANTU WAA XAL! RER BURCO [2022]

  Рет қаралды 38,460

Maadshe Films

Maadshe Films

Күн бұрын

Cid kasta oo ku cusub kanaalkeena MAADSHE TV waxaan ka codsanaynaa inay nagu caawiso subscribe
si ay ula socoto waxyaabaha danbe ee aan soo galinayno insha allaah

Пікірлер: 106
@TutorVlogs
@TutorVlogs 2 жыл бұрын
Tik Wye Aamudnatu Wa Xal "Dhalinta Xoriyad Siiya Dee"
@hafsayurub4596
@hafsayurub4596 2 жыл бұрын
wlhi waa run. sida iminka socota aamusnantu waa xal
@awm221
@awm221 2 жыл бұрын
Allah ha sahlo
@muusecabdi4443
@muusecabdi4443 2 жыл бұрын
waa qalaad amsunantu xoriyada xax dhafkina waa sharci jabin wayo waxa xaaq lagugu leyaya iyo waxad xaaq ugu leday umada inta kale waa iaad garata horta xoroyad iyo amus intanaad ka ahsekayn
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Liintu wey sii qasantey 🍊 🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊 sonkorta ma ku daraa mise macanbad lediin
@lulahmed7495
@lulahmed7495 2 жыл бұрын
Reer burca waa reer magaal sarbeeb. Bey wax nagu fahansinayan👋👋👋👍👍👍😍😍
@madinaali9925
@madinaali9925 2 жыл бұрын
War ka jooga hati kale liintu waa diyar xabsiga dhaxdisa haku dhuwina liinta kkkkkkkkkkkk qosol iyo qaraxo badna reer burco guuleysta 👍❤💯💯
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Burco waalidii waxba u dheer
@farhanyusuf6133
@farhanyusuf6133 2 жыл бұрын
🍊🍊🍊Liinpaa uraysa🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Walahay Aamustu waa wax fiican hadal iyo maalaayacni meel aam haysan looma baahna
@sheekhcabdiraxiim9758
@sheekhcabdiraxiim9758 2 жыл бұрын
Samatar's Vitimine
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 2 жыл бұрын
Saydhiyoow guri xaguu ka dhacay
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 2 жыл бұрын
Xalku aamusnaantu kujiraa
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
AAMUSNAANTU WAA XAL WAA TOPP
@buraalepashaashchannel653
@buraalepashaashchannel653 2 жыл бұрын
Khaladaadki so daaa
@suhaybfarhaan241
@suhaybfarhaan241 2 жыл бұрын
Free sayidka barakaysan 🤧🥺
@saciidnuur6062
@saciidnuur6062 2 жыл бұрын
Magool illaahow u naxariiso aamiin ya rabi
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Waxoogaa qosol ah inaad ku dartaan bay ahayd muse waa tegayaa afkana waynu furane
@muniirmahad5192
@muniirmahad5192 2 жыл бұрын
Halkeedaa dhigteeen sxbyaaal
@calmpoi2028
@calmpoi2028 2 жыл бұрын
Jeelkay ku hor ciyarayaan kuwani linti ba idin qoran
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 2 жыл бұрын
Dhiiqo faraha lagasheen hhh
@ahmedapdi_rahman6423
@ahmedapdi_rahman6423 2 жыл бұрын
Apdikariin saydhiye mee zxaipka guriparwaaaqo halku kadhacay 😭😱😓
@asadosman6360
@asadosman6360 2 жыл бұрын
Nimanyaw aniga ayuu arinkani igu dhacay
@DrAhmedKaapil-tb8oq
@DrAhmedKaapil-tb8oq 2 жыл бұрын
Mahadsanifiin walaal
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
reer burco muuse bay la hadlayaan in uu xoriyatul qawlka fasaxo laakiin liinta bay cabi doonaan
@Shaam-mc
@Shaam-mc 2 жыл бұрын
saydhiye aaway ismacil maxaa ku dhacay guri barwaaqo 😭😭😭😭fdlan and fadln noga soo waran xlku sida uu ku yahay guri barwaaqo hadu xanuunsan yahyna aan uduceyne hadi melkale uu maray
@hassanbilaal6852
@hassanbilaal6852 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh Rer Burcood waa caraawo runtii ماشاءالله
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Ragii wawayna ma suuqi ba iska so xidhxidhay oo filmadadodi yaryara bay wxba ku heli waayen oo jeelkiba logu sheegay inay wax yaalan
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Sidaani Waa Sida Kaliya Ee Lagu joogi Karo Soomaaliland Apdikariin Seyriye iyo Asxaabtiisa Waa Runtiin Aamusnaantu Waa Xal
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 2 жыл бұрын
Reer Burco gacan baan u taagay
@skillhup_Som
@skillhup_Som 2 жыл бұрын
Ragga waa kuwii Halista uu Bareera Ragg waxa tihin wacyiiga jira ka hdly kii hdlo waa xarig
@hamsearab8234
@hamsearab8234 2 жыл бұрын
Waliba caawa waxaa la sheegay in labo kaaryoon oo liin ah burco lasoo qabadsiiyay 🤣
@abdisamadahmed6074
@abdisamadahmed6074 2 жыл бұрын
Kuwan cidina xidhi mayso oo waxaadu waa sax
@khalitsantana1468
@khalitsantana1468 2 жыл бұрын
Aaar war malaga ha yaa in la xidhay iyo in kaleH uma layn maaayo in ay xadhig laaan joogaaan
@calimaxamuudabuuilaas8203
@calimaxamuudabuuilaas8203 2 жыл бұрын
Khala daadkii soogali zxb
@xasanmaxamed983
@xasanmaxamed983 2 жыл бұрын
Liinta loo xiisay umalynaya
@khalidjawhar1406
@khalidjawhar1406 2 жыл бұрын
Xaqiiqda jirta
@maryamjamac1685
@maryamjamac1685 2 жыл бұрын
Alle haydin sahlo afsalax ku dhag ba kasocota xagad joogtaane
@heelosugaan139
@heelosugaan139 2 жыл бұрын
Walaal Saydhiye ku bogaadina wax jiraad ka hadasheen
@madinaali9925
@madinaali9925 2 жыл бұрын
Aamysnaantu maxey tahay subxanalah reer burco
@xaydarofficial
@xaydarofficial 2 жыл бұрын
Waa wxa hadda ka jira wadankii
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 жыл бұрын
Burco meeshaan ku barbaray kujecliyaaa
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
Amusnaatu mararka qaar way wacantay hadii kale liinta sifican loo cabayaa waa runtood reer burco
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
ninkii guri barwaaqo maxaa kudhacay meeyay saydhiyaw
@zuleekhajannaleh874
@zuleekhajannaleh874 2 жыл бұрын
Walhi jeeL kaad ka hor ciyaarayzaan Liintina way buuxda
@heegantechnology
@heegantechnology 2 жыл бұрын
After 5 hours orange coming soon sxbo kkkkkkk
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 2 жыл бұрын
Free seyidka barakeysan 🥲
@izahaqiah8786
@izahaqiah8786 2 жыл бұрын
Walahi xeryaha dawlada ayaad 115 ku garaaceysaan ee wa la idinka qaban liintuna waa free
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
Maxa ku Dhacay Dhalintii REER BORCO MA Liibiya Ayay Rabaan Caku Mee Aqaligii.
@tayosiirofficial1444
@tayosiirofficial1444 2 жыл бұрын
Reer burco waxaa mayeelaan wlhy
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 2 жыл бұрын
Jeelka ayaad uxiisteen
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 2 жыл бұрын
Aamusnaanta 🍊 Dhaanta 🤐 XoriyaDuna Waa Qaali 🤷🏻✌
@fatmamaxemedcabdi6046
@fatmamaxemedcabdi6046 2 жыл бұрын
Liinta waa diyaar😂😂
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 жыл бұрын
Halaga botiye nimankan wa ilma yar yar waye
@hamseabdillahimuhumed7765
@hamseabdillahimuhumed7765 2 жыл бұрын
somalind xoriyatul qawl way kajirtaaa beenta daaya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Dawlada waad mahadsantiin ciyaalak nabada ku kibrey xidha markey wadnaka madaxda cayaan
@nimcoyuusuf9078
@nimcoyuusuf9078 2 жыл бұрын
Allow liinta idinka badbadi
@shaaibahmed7230
@shaaibahmed7230 2 жыл бұрын
Samateris vitamin-tu halkina ayay idinkuso gaadhaysa 😂
@mohamudfaysal5023
@mohamudfaysal5023 2 жыл бұрын
War saydhiye
@islammedia1593
@islammedia1593 2 жыл бұрын
Waa sax
@abdirisaaqsanka3592
@abdirisaaqsanka3592 2 жыл бұрын
Amusnaantu waa xal
@nuuramuhamed7982
@nuuramuhamed7982 2 жыл бұрын
Ala maxaan idiin xiizay inamadayadiih💋💋
@abdiali2312
@abdiali2312 2 жыл бұрын
Dhiqad caga kula jirtaan
@updyrazaaksomali2593
@updyrazaaksomali2593 2 жыл бұрын
Jeelka ciyaarta kala hor taga😀😀
@islammedia1593
@islammedia1593 2 жыл бұрын
Liintaad cabaysaan
@enghamseofficial4659
@enghamseofficial4659 2 жыл бұрын
Hamse and jammaal iyo saydhiye kdaaya muuse ciyaarta
@caynaan7130
@caynaan7130 2 жыл бұрын
In lagu xidho ayaad rabtaa
@buuxshetv4290
@buuxshetv4290 2 жыл бұрын
Afrikoy hurudo halka xikmad riwaayad ka wet ba ma muuqate
@asadmaxamed2879
@asadmaxamed2879 2 жыл бұрын
War jelkad Ku hor ciyaraysan😂😂
@buraalepashaashchannel653
@buraalepashaashchannel653 2 жыл бұрын
Parti 2 guribarwaaqo kuso dar
@mohamedabdi9280
@mohamedabdi9280 2 жыл бұрын
Khaladaadka Soo raaci hhhhh
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 2 жыл бұрын
Waayadan waxa Somaliland ka socota ciddii dooneysa iney caan noqoto dowladdey afka la geleysaa, laba maalin kadib uun baad maqli FREE SAYDHIYE, FREE GURIBARWAQO FREE HEBEL caannimadu bartaasey ugu dhowdahay, Wllhi Coldoonba xadhigba xadhigga ka dambeeya buu magaciisa cirka sii marayaa😂 Waarhooy jooga.👈.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@cabdixakiin3844
@cabdixakiin3844 2 жыл бұрын
Waa sheeko kale ?
@akramhilaali7410
@akramhilaali7410 2 жыл бұрын
The orange is ready
@mahadcabdi429
@mahadcabdi429 2 жыл бұрын
KhaLadadki sooda saydhiyow
@sheekhcabdiraxiim9758
@sheekhcabdiraxiim9758 2 жыл бұрын
Runtii waa RIWAAYAD taabanaysa waaqica Baryahan danbe SOOMALILAND ka Hirgalay ee lamagac baxay CARR JUUQDHE
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 жыл бұрын
Aar saydhiyow ninkii gurey maad youtube ka noosoo fadhiisatid ku odhan mise waan kula guurna meesha
@ibraahimhasan9477
@ibraahimhasan9477 2 жыл бұрын
war hadla xabsiga ragba loo dhisay
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 2 жыл бұрын
Saydhiyow bulshada ma xadhig ayaad larabtaa.
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 2 жыл бұрын
Liinta birto suga hhhhh
@abdirahmanshiikhali9989
@abdirahmanshiikhali9989 2 жыл бұрын
Jeelkad ku hor ciyaraysaan 😂😂😂
@abdiali2312
@abdiali2312 2 жыл бұрын
Hhhhh midamo dhaga maleh hadii malag dhawaaqaayo
@sadaamofficial8532
@sadaamofficial8532 2 жыл бұрын
Seydhiyow zxb dhirbaaxa laga galee🤣🤣
@cawayschannel
@cawayschannel 2 жыл бұрын
Liinta
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 2 жыл бұрын
Tani wada vitamin la'aan way u wada xiisoonaysaaa waar orda shaqaysta oo suuliyada qoda , oo dhimaha gala Ajinabigu hsysto, intaad daydayaysaaan in la idi xidho,
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Oo maxaa lagu xidhi muuse xadhig mooyee wax kale ma yaqaan miyaa walee wuu waalan doonaa maalin dhow qofkii hadlabo halaxidho
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@jirfe muuse xidhi maayo ninki noloshisa iyo dadkisa iyo dalkisa ba waxba u dhibayn oo ilaashanaya sharafta dalkisa kiise meelkale ku socda ama raadinaya caanimo oo qalad fahma xoriyatal qawlka gaaladu muslimka iskugu dirayso wuxu kudhacaya god dheer
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 жыл бұрын
Qoladana ma liin dhanaan bey rabtaa kkkkkkkkkk
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
Ilaaha ciida puntland padiYey baan ku dhaartee QoLadiina reer burco liinta muuse wad daLbanaysaaan Lknse mahadin Maysaaan🤣🤣🤣
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Burco khadka cas baa saaran , intaydun dawladiina caayeysaan magaaladiina uraysa hagaajiya
@omergul4363
@omergul4363 2 жыл бұрын
Kuwani ma intaas bay rabaan inay ku soo shaacbaxaan,tolow hadakay doonayaa waa maxay,Isla camus haday kuu fiicantehee
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
WAA LAGU JABAA KIBIRN KA WAXAD U YEEDHASAAN BALAYO IDINKA MAQAN
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
New Filim Wamasha Allah Guull Soomaliya?
@aadanshinmirir2326
@aadanshinmirir2326 2 жыл бұрын
kkkkk
@xasbadbaado5523
@xasbadbaado5523 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
waar shqo tago xataa dhulka xaadhaa siyaasda caruur baad ka tahin
@mursaljaama7363
@mursaljaama7363 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@qadancumar7672
@qadancumar7672 2 жыл бұрын
Waa Somaliland 😄😄😄
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 жыл бұрын
waaryaadhaheen free speech khalad baan ka fahanay waalida gaaladuu ku sirayso muslimiinta run ha moodine shacabkana ha wareerinine wax adduun iyo aakhiraba khayr idin ah filim ka sameeye
@maxamuudcali4539
@maxamuudcali4539 2 жыл бұрын
Dhiiqo ayaad lugaha la gasheen muuse ha dinka saarto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
xbad calqiya kuwana kuma jirto heestan waxaa loo tiryeye nimankii gumeygaa hadii dlawada somalialdn xidho ciyaalak edebta draan addunka dhan waa la xidhaa waxii madax cayaya sucuudigaa waaba jarjaraa
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
WAXAD U BAHAAN TIHIIN QARAXA IYO AMISOON ALA MAXAAD SADSATEEN BALAYO REER SOMALILAANNOW KU SOCODA 😲😲😲😲😲😲😲😲
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 2 жыл бұрын
Wle wa qsl her burco muuse si walba waxbay ugu shegen
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 2 жыл бұрын
War raggii wawaynana ma suuqa ka xidhmay siday wax leeyihiin
RIWAAYADI ||SODOHDA MA CADOWBA|| IYO QAYBTI 2AAD [2022]
12:06
Maadshe Films
Рет қаралды 46 М.
Kaftanka Siyaasada 513 oo aad u xiisa badan
28:52
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 7 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 47 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 51 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 5 AAD
22:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 183 М.
10$ MAXAY KA GOYSAAMAGAALDA HARGEYSA
8:41
macaaneeye
Рет қаралды 145
ASHA OO VIDEO ARGAGIXISA AH SO DHIGTAY IYO JINNIYA SO WERARAY
16:59
Asha&Shay family
Рет қаралды 11 М.
Guri Barwaaqo Iyo Saydhiye [Full Film] {Qasab Waa Kubsi!!} ||2021||
29:46
Challege Fanaanin Iyo Jilayaal Maxa Kala Qabsaday Ada Yaabi 2022
13:54
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 47 МЛН