Siciid Qalinle - Heesta Balanbaalis - Xusuustii Xasan Adan | Hobolka Manta BulshoTv 4K

  Рет қаралды 4,799,774

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Siciid Qalinle - Heesta Balanbaalis - Xusuustii Xasan Adan Hobolka Manta BulshoTv 4K
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulshotv - stream.iqbroad...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 714
@xamdashiine3327
@xamdashiine3327 3 жыл бұрын
Wllo codkaa macan wuxuu kasii macaanan lahaa adoo quraanka alle kuakhriya❤❤❤💯💯💯
@zakariasaid587
@zakariasaid587 Жыл бұрын
waa ruunta wllo
@RoseMarry-em9eo
@RoseMarry-em9eo Жыл бұрын
De wll quranku wa af carabi dadku ma fahmayan 😂
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 Жыл бұрын
​@@RoseMarry-em9eoastaqfutulllah sxp ma quranka hees ka doorati yaa kuu diidi quranka inaad barato micnihiisna aad fahamto
@maxamedduraan21
@maxamedduraan21 4 ай бұрын
Fffffcxcxçccxcxcxcccccxççxcccccçccxçççççccçccccccxccxccccxcxcxcxcxcxccxxcxcxcxcxcxcxcxcxcxcxcxcxçcxccccxcxxcxcxcxccxcxcxcxcxcxcxcxcxccxxcxcxcxcxccxxcxcxcxcxxcxcxccxxcxxcxcxxccxxcxxccxcxcxcxcxxcxcxcxcxcxccxcxcccccxcxcxxcxccxccxcxcxcxxccxxccxxcxcxcxcxcxccxxcxcccxccxcxcxcxcxcxcxcxcxcxcxcxcxccxccxxcccxcxcxcxcxcxccxccxczcçxçcczcççccxçccçcccçccccçcçcçcçccccccccçcccçççcççççççccçcçccçcçççccxcçccxccççcxxcxcççcxcxxcccxcccxccxcxccccxcxccxcxxcxcxxcxcxcxcxccxcxccxcxcxcxcxcxxcxcxcxcxcxccccccxcdcd
@CABDI-QAARAXO
@CABDI-QAARAXO Күн бұрын
Xaqiiq
@hananomar6915
@hananomar6915 4 жыл бұрын
Heestan Xasuusteeda Meel dheer ayay i gaysa Back to 27 years walahi Hooyadeey ayaa aad u jecel Hassan aadam samatar Heestisana waa one of the best songs my mom ay dhagaystao iina qaadi jirtay anoo yer markay timaha i dabayso Allow hooyadey macaan cimriga u dheere Yarab, iigu Duceeya Cimri dherer hooyo Macaan. Thank you siciid yare :)
@Y777-u6y
@Y777-u6y 4 жыл бұрын
Ilaahey Haa Ku Xifdiyo Hooyo Macan .
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Allah hawada dhowro dhamaan hooyoyiinka muslimeed/Somaaliyeed❤✍
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Hoyadaa wa ciyaalka xaaafada
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 😁😁😁😁
@mohaabdi8891
@mohaabdi8891 4 жыл бұрын
Allah ha xifdiyo
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
Wow wan Ka HeLay Wlhi HeezTan Like Hayila Dhaafin Hadad Mu Cashaq Tahay 🥰
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Aarka iyo Qalinle fanaaniinta wax bay dheeryiin 💕
@hodancismaaciil4419
@hodancismaaciil4419 2 жыл бұрын
Waaw runtiicaadimaha heestan wllahy😄😃😀😘🥰🪰🪰🪰
@jowharo4545
@jowharo4545 4 жыл бұрын
I love the way he is enjoying the song, the lyrics and the music while singing it. I am a big fan of muusigii hore and fanaaniitii hore and Hassan adan is my favorite. Willkaan waan jeclahay markuu qaadayo heesaha hasan adan, I just love him
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Yes, he does it well.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 жыл бұрын
Waaw, fanaan dhameystiran codkii xasan adan samatar ayuu keenay hadaanu bara dheerayn ba runtii cod iyo qurux ba ilaahay baa siiyey Maanshaa Allah siciid qalinle hore usoco
@amiiromahudin4245
@amiiromahudin4245 3 жыл бұрын
I love wiilkaan shaqsiyad Raganimo iyo aqyaarnimo baan ka arkaa masha Allaah Allah haku xifdiyo heesaha wax dhaama Rabbi hakuugu arsuqo yaa Allaah
@omarhussein9956
@omarhussein9956 3 жыл бұрын
Amiin wll anigaba love u
@casirhajiofficial5195
@casirhajiofficial5195 3 жыл бұрын
aaamin wlshy waxaad oogu ducaysay duco midii oogu fiic nayd mnshlh wlshy guulayso
@axmadmaxmad7815
@axmadmaxmad7815 2 жыл бұрын
Allah ku deysto włł
@2pacshaku908
@2pacshaku908 6 ай бұрын
Heesaha mada dhamo ma hibo kafican baa jirto heesaha dambi maha waa mas.alo khilafi ah qof kasta fikirkisa buu racaya
@ibrahimmahamed3763
@ibrahimmahamed3763 3 жыл бұрын
Wiilkaan waxaa ubixiyey Hiil fan 👍👍👍❤❤
@dabshide3878
@dabshide3878 2 жыл бұрын
Siciid qalinle inankii inamada eryaday alle cimriga iyo cafimad kaba hakuu dheereyo 🤲🏻📿💯 Fanaanka keliya da,da yar ee aan haysano 👑💯💫
@MrSendrik
@MrSendrik 4 жыл бұрын
SICIID QALINLE,,RAGGEEDII,,100% PERFECT REALY,, HEESTA WAA KEENTAY ,,IYO WELIBA SIYAADO ..WAA FANAAN AAN CAADI AHAYN MAASHA-ALLAAH,, LKIIN ,,KATOOBA KEEN OO QURAANKA KU BEDEL,,AYAAN ORON LAHAA,SAASAA KUU KHAYR ROONE,,IINSHA-ALLAAH
@ahmadeks7865
@ahmadeks7865 4 жыл бұрын
Siciid Qalinle waa dadka naadirka ah ee fanka usoo baxa.🙏♥️
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Please guuleed majoogaa and heestii saciida update saciid qalinle samatar yare👌👌 Inta ila rabto in guuleed majoogaa iyo saciido uu noo soo cusbooneesiiyo fanaankeena like
@Wayelka1973
@Wayelka1973 4 жыл бұрын
Nio Isku dooq Aan nahay Walle 1973 Saciido iyo Guuled ma joogaa CODKA RAGGA SAMATAR
@ahmedunigashussein8898
@ahmedunigashussein8898 3 жыл бұрын
Qalinle nin weyn legend
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Guuleed ma joogaa noogu soo celi sxb sare Saciid qalinlow
@hodanmohamed4818
@hodanmohamed4818 4 жыл бұрын
Ilaahay codkaa quruxda badan quraanka hakugu badalo
@Stoover_capon
@Stoover_capon 4 жыл бұрын
amin
@boqorkamurtida4436
@boqorkamurtida4436 4 жыл бұрын
Aaammiin
@cabdixaafidaxmedhurre1172
@cabdixaafidaxmedhurre1172 4 жыл бұрын
Amiin
@boqorkamurtida4436
@boqorkamurtida4436 4 жыл бұрын
Aammmiiiiin
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 4 жыл бұрын
Aamiiiiin
@basrayarey7058
@basrayarey7058 3 жыл бұрын
Masha allha wa wiil yar oo cod mcn wlhi wn ka hela sicid qalinle horay usoco waxn ahay tagerahaga wllo
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 жыл бұрын
What a song saciid Qaline xasustii Hassan adan samatar keep going my brother saiid😘
@mohamedsharif3957
@mohamedsharif3957 4 жыл бұрын
Saaxib heesta hassan Aden samatar meeshii loga bahana ayaa dhigtay keep on going good voice
@habibdarareleyeh8030
@habibdarareleyeh8030 3 жыл бұрын
Macha allh siciid qalinle legend fanki wad nolaysay wll
@HalwaHalwaa
@HalwaHalwaa 4 жыл бұрын
mashallah mashallah mashallah I cant get enough of this song! Love you ❤️💖✨ proud of you❤️💖✨
@jamaaljey
@jamaaljey 4 жыл бұрын
Erayada Heeskan Marka Si Ficn U Dhuxdo Waa Meel Nimco Oo Dhan Kulansatay Wa Meel Jawigedu Ad U Macnyahy, Gabadha Heska Lo Sameyayna Sidas Bad ila Mid Tahy Ayu Leyahay Abwanka🥰❤
@mohedcade7256
@mohedcade7256 Жыл бұрын
Haa
@mustafaahmed2871
@mustafaahmed2871 9 ай бұрын
It’s the last night of 2023 I hope this year brings me so much success. Yaa allah make my dreams came true in 2024
@mohamoudyahya5536
@mohamoudyahya5536 8 ай бұрын
Aamin ilaahay hakuurumeyo
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
Axyaa fanan war hesahan oo kale u qora bilaa calyk 👏👏👏👏👏
@seadwarsame10
@seadwarsame10 3 жыл бұрын
Halkeeda waad dhigtay waliba style thnk you
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 3 жыл бұрын
Saciid Qalinle inta taagyeerta aniga camal ah like saara
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n Ай бұрын
Xasanoow Eedan Samater ❤️🌹 🙏 Respect Lan,Wiin Ma Booroow 😭 Beydhabo Janaay .
@Y777-u6y
@Y777-u6y 4 жыл бұрын
Samatar Yare Wiilkaan Haa Loogu Magac Daro. Legend
@Makaran_Yuumbi
@Makaran_Yuumbi 2 жыл бұрын
Balan baalis balanba leh🔥🙌
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Waaaw masha allllah nolow❤
@WHO2024
@WHO2024 3 жыл бұрын
MaashaAllah cod iyo joog qurux buu isku darsadey.
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
4/4/2021 Hadaad dhageesanayso heestan ha ila dhafina like tada
@hudayfaislaam-xudayfa5747
@hudayfaislaam-xudayfa5747 5 ай бұрын
waxan dhagaysanayaa 10/5/2024
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 4 жыл бұрын
Beautiful song🔥💞💞i can't stop dancing with this song 👏🔥🔥💃💃
@smssports6776
@smssports6776 4 жыл бұрын
Hhhhh
@saidali5958
@saidali5958 4 жыл бұрын
Stop dancing without me😂😂
@Said.Ahmed.
@Said.Ahmed. 4 жыл бұрын
Waw caadimaaha siciid kuma hayo hibadi waan aragnaa dadaalki ku lar. Horey u soco. Aniga heestaan meel baan kasoo arkey kadib baan soo raacay, caadi matihid 100% amizing
@maaxoospro192
@maaxoospro192 4 жыл бұрын
hasan inu codkisa keeno lama rabo kaliya hesta siduu u qaaday laxan iyo ereyda inu saxo baan rabnay oo codkisa noogu raaxeyo waana sameyay heestana barteedi ayuu dhigay legend qalinle
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Dee codkaaa ayaa ilahay udhaliyeey waxaay waaxad ka hadleeyso war shiraab and STFU
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 4 жыл бұрын
Waaw
@aarbaritogdheer3403
@aarbaritogdheer3403 2 жыл бұрын
heestan xusuus gaara ayaay ugu leedahay mar walba waan dhagaystaa
@yaasiincabdi7196
@yaasiincabdi7196 4 жыл бұрын
Siciid qalinle fananada ugu codka mcn fananda somalida ok ok inmansha allaah hre usoco zxp qali
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 Жыл бұрын
Je iuis française ❤❤❤
@Muniraa123
@Muniraa123 4 жыл бұрын
Im completely and utterly in love with him. I can't stop listening to him. I i wasn't in uk and hargaysa joogo wiilikan waan raadilaah.😭
@ozycisse262
@ozycisse262 3 жыл бұрын
I got his number
@sofiamohamed687
@sofiamohamed687 3 жыл бұрын
@@ozycisse262 please send me his number 🙏and 😂😂😂😂😂
@najunaja2032
@najunaja2032 3 жыл бұрын
He is married and got kids mashallah 😍
@jimaleduale3634
@jimaleduale3634 2 жыл бұрын
In box me I will help you with his number
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
Soo dhawaw inaabti, waanigan 😉
@shanazagirl414
@shanazagirl414 4 жыл бұрын
Ax codkisa wa naxarista dinida🙈 🥰💥🥰👌🎤🎤💥👏
@makamohamed4976
@makamohamed4976 3 жыл бұрын
I enjoy this song when my husband sings it for me. I missed him 😌 ❤️
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
Ninkaa Miyuu dhintay? ALLAH yarxamuhu
@sadiksayan6529
@sadiksayan6529 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah blessed you
@mohmmdboss7216
@mohmmdboss7216 2 жыл бұрын
We want to listen your husband singing😂
@adnanburco2082
@adnanburco2082 2 жыл бұрын
I wish you all the best and Allah bless you with all the happiness in the world and give you all you dream of
@hoodoqureesh9241
@hoodoqureesh9241 2 жыл бұрын
Alla yacissak♥️
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 3 ай бұрын
As a prosperous place and high mountains a river flowing it is the memory of xassan adan samatar the words of the poet hadraawi the voice of sicid qalinle
@ahmedkhayrquraab229
@ahmedkhayrquraab229 4 жыл бұрын
Axsan fanaan iyo cod sacid qalinle mucjisada fanka 🙏👍👏❤️100%
@zakariyearnold7487
@zakariyearnold7487 2 жыл бұрын
Hesihi hore xigmad ayay lahayeen what a song ❤💯🥰✌
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 жыл бұрын
اللهم احفظ بلادي ولغتي الصومال
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 жыл бұрын
Maad af somali so qortid marka adi walal
@n.a.1916
@n.a.1916 2 жыл бұрын
@@sayidka.6122 😂😂😂😂😂 waad iga qoslisey
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
Amiin allow dalka dhowr
@muhandcabdi5318
@muhandcabdi5318 3 жыл бұрын
best somali song forver lengend hassan aden smater
@moej9043
@moej9043 4 жыл бұрын
Please alfanaan xaaskayga waxay jeceshahay jacayl aan dhamaan ba dhexda iigu maranoo kii hora idhaawacay shes from SLAND FROM BURCO HER NAME IS KHADRA IF YOU CAN ADD IT PLEASE ❤️💯🙏
@maryambrahim82
@maryambrahim82 4 жыл бұрын
Handsome guy 😍allahumma baarik lahaa
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 жыл бұрын
Woow heestaan caadi mahan hore u soco walaal
@shakirsharafibrahim271
@shakirsharafibrahim271 4 жыл бұрын
He's amazing horey uu sooco qalinle yare
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
CUUD IIDAN LEH +LAXAN XARAKO LEH +COD TOOLMON OO FASIIXA + HEES XANXANTO LEH OO CUDOON + HABEN FARXADED O EIDA RAJAYNAYNANA 🤲🤲NOLOSHO INOO TOOSTA IYO WAQTIGOO INOO SAMADA CAAFIMADKANA EEBE INOO SIYAADSHO IIMANKANA INAGU SUGO INSHA.ALLAH
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Amiinn 🌹✌🏿✌🏿🌹
@CaaishaHidayah
@CaaishaHidayah 4 жыл бұрын
I'm in love his voice is so beautiful 😍 mashallah
@mustafemuxumed989
@mustafemuxumed989 3 жыл бұрын
You sure
@zabaapdulahi1058
@zabaapdulahi1058 Жыл бұрын
Dawson
@IjinerTajir-wg2zs
@IjinerTajir-wg2zs 2 ай бұрын
❤❤waan ladhacay
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 жыл бұрын
if you pay attention to this song... it tells you that ,, Somali is one people . we are one Tribe called Somali . only politicians will Divide us . we love our Musicians ,,,, Samatar. Bk. Rahma Ross, Qalinle, Daud xanfar, Bilkheir Ahmed , Khatra Dahir, Sahra Ahmed , Umar Dhule, Nasteho Indho, Yurub Genyo and Many More ... They are All Somali Best Musicians . we are Somali .
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 4 жыл бұрын
Why you pose that do you thought we are not somali before, but I guest ur inside wants.
@Bulshotv
@Bulshotv 4 жыл бұрын
Great Thanks your comment
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
Dadka daawanaayo waa somali. Maad Afkooga wax ugu sheegtid. Haday qadiyad Somalinimo kugu jirto. Mise Aqoon ayaa mahaas kaa gashay inaad Afqaalaad wax noogu sheegtid!
@ia5159
@ia5159 4 жыл бұрын
So does America and Canada they speak the same language, have the same culture an religion..doesn't mean same country stop living in the past an catch up with the world reer somalia. Enjoy the song stop talking about politics.
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 жыл бұрын
mine your business ... remember I have never mentioned politics.. you cannot decide Somali people with your narrow minded focus . It doesn’t matter where you live or how you live . Somali people are one . Stop politics.
@hibaShi-xl4bw
@hibaShi-xl4bw 4 жыл бұрын
Highway ga seetan baa ii saran!! Wiilka yarkaa codkiisaa on fire 🔥
@ibrahimshiikh3826
@ibrahimshiikh3826 2 жыл бұрын
Yaa salaam qalinle Joog ii jamaal iyo cod mcn alla kugu maneysatay inkastoo fankuse wax fiican eheen allaha kazoo hanuuniyo anagana Naga madoobeeyo
@hamdaabdallah1685
@hamdaabdallah1685 4 жыл бұрын
Ooph wa funy wllhi wiilkani cod kan ha kaa ahado🥰
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 жыл бұрын
wow amazing qalinle again .... very talented Guy .... Love His Samatar Songs .
@AxmedAbdiladiif
@AxmedAbdiladiif 5 ай бұрын
2024/05/09 hben khamiisa waxnku Sugaya Kulan Ka tirsan Tartanka Uclka BAYERN MUNICH VS REAL MADRID ||Semi final || Anoo ah Tageere Real madrid Caways Wngsn baan idin leeyhy Joogana caasimada Khaatumo Ee laascanod ❤❤
@Axmedchanel72
@Axmedchanel72 4 ай бұрын
Waxaaan idin xasuusinayaa walaalahyga qaaliga ahaw❤❤ oo aan anigu ugu horooye aaan idkadhaafno😂 heesaha oo aaan kubedelano❤ quraaan ❤iyo wacdi kaasaa aakhiro iyo aduunba ina an facaayee❤🎉🎉☝
@Kharyeuk
@Kharyeuk 3 жыл бұрын
Keep going bro By Ahme Wax Garad
@adnanburco2082
@adnanburco2082 2 жыл бұрын
Woooow what a song Allah bless you with all the happiness in the world and give you all you dream of
@abukarabdulahihasan8612
@abukarabdulahihasan8612 6 ай бұрын
Ninka kaliya samatar halkeeda dhigay wlhi balanbaalis qalima leh hadba Naar ka boodaay ❤❤
@canabm3126
@canabm3126 2 жыл бұрын
His voice is gold and powerful omg boqor ciise dhuux 💋💋💋🇸🇱💚💚💚
@maxaamahdi
@maxaamahdi Жыл бұрын
Yafrsa😅
@maxaamahdi
@maxaamahdi Жыл бұрын
06
@najmoahmed9720
@najmoahmed9720 4 жыл бұрын
Mashalalh codkaan waa hibo wlhi ilaahy baxsho💜❤❤
@abdikadirmohamud6236
@abdikadirmohamud6236 4 жыл бұрын
Siciid yare hormar wacan bro Play Back ayey Nagu waleen kuwa hada jiro
@najubbe8193
@najubbe8193 4 жыл бұрын
Saciid qalinle 😭❤❤
@nastehoabdi1735
@nastehoabdi1735 3 жыл бұрын
Wowowowowow.waya.shidantahaya.👌👌👌👌👌
@hodanh2138
@hodanh2138 3 жыл бұрын
Waaaaaw mashaaallh coodka allha ku barkey. ❤️🥰
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
Hoygii fanka hargaysa cadeey masha allah
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 4 жыл бұрын
ShoodhahayGa wllhi halkeeda dhigty 😋markad wxn haybad uleeday ee anad daaqada kaso qalin
@lovelysamawada2560
@lovelysamawada2560 4 жыл бұрын
Wadka baxsaty aboowe 👌👌👌
@abrahamhagos1655
@abrahamhagos1655 3 жыл бұрын
I don’t even understand the language but I like his voice
@farhanabdulle2965
@farhanabdulle2965 4 жыл бұрын
Axsan fanan keep going
@hussainn8440
@hussainn8440 4 жыл бұрын
this is soo beautiful version
@farahiman6176
@farahiman6176 3 жыл бұрын
My Fove song Sida meel-barwaaqa ❤
@hodo624
@hodo624 4 жыл бұрын
Yaasaam sacid qalinle ilhay amarkii waa iska jeclahay waxyar oo cod macan nolow huno❤❤❤👌👌👌
@maskaxbuqletv
@maskaxbuqletv 4 жыл бұрын
as a prosperous place and high mountains a river flowing It is the memory of Hassan Aden Samatar and the words of the poet hadraawi the voice of Said Pen
@hannamahamoud203
@hannamahamoud203 2 жыл бұрын
Hadrawi véritable poète, avéré
@GeediLuude-ml7iv
@GeediLuude-ml7iv 8 ай бұрын
Ameeen wlao Hanan dhamaateenba
@ahmedsakiabdirahmanali5404
@ahmedsakiabdirahmanali5404 3 жыл бұрын
01 - January -2021 Friday Time : 10:14 PM Hargaisa / Somaliland Who still listening??
@khadarsniper2699
@khadarsniper2699 3 жыл бұрын
22 Friday 11.04 Nairobi-Kenya cant figure out what brought me here
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
8 March 2021 Monday 12:21PM Mogadishu-Somalia Ilahay Cimriga Ha inoo barakeeyo
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah, marka ilaahay qurux iyo cod iskugu kaa daro waa sidan Siciid qalinle oo kale.🥰🥰❤❤❤❤❤❤👍👍👍👏👏
@munaabdi8056
@munaabdi8056 4 жыл бұрын
Cadi maaha.❤💯
@bashkabea2434
@bashkabea2434 3 жыл бұрын
OMG😱 he got beautiful voice 😳🥰
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 4 жыл бұрын
WIILKAN ha lay geeyo waan janto quruxsaNA
@xiinfaniin7757
@xiinfaniin7757 4 жыл бұрын
Eesh calaa fanaaan....... Axyaaa yaa siciid qalinle...... The new 🌟 star
@zakiyamohamed5310
@zakiyamohamed5310 4 жыл бұрын
Siciid hore usoco legend
@kadraibrahim4064
@kadraibrahim4064 7 ай бұрын
heestan kama daalo dhaageysigisa hesaxa caadka uu dhageysto iyeey ka mid tahay❤❤❤
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
What a beautiful song lyrics the talanted abwaan cali saleeman bide masha allah
@nimcoabdirahman1407
@nimcoabdirahman1407 4 жыл бұрын
Waaw waa fanaan cod macaan 🥰🌹💕🌹🌹🌹
@apdimaashaallahselam2563
@apdimaashaallahselam2563 4 жыл бұрын
Fanan abihis
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
Aggah he sounds like Hassan Adan. Fanaan ninkan oo kala layidha, wuuna isku kal soon yahay. Saying hi from Dhagaxbuur Somali State.
@abdirahmanboqor7394
@abdirahmanboqor7394 3 жыл бұрын
where is located Dhegahbour
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 жыл бұрын
@@abdirahmanboqor7394 300km north of aware in the Hawd and reserve area! Namely somali state of ethiopia₩
@haajirxuseen7036
@haajirxuseen7036 3 жыл бұрын
@James Curtis m.
@ahmedhaykal1977
@ahmedhaykal1977 4 жыл бұрын
Woow i watched more then five times real talent
@ciidahmed6628
@ciidahmed6628 3 жыл бұрын
Aa wallahi älskling eller
@ciidahmed6628
@ciidahmed6628 3 жыл бұрын
Kikade
@ciidahmed6628
@ciidahmed6628 3 жыл бұрын
Aa wallahi älskling kmr få ihop ett it sovit inte är
@ciidahmed6628
@ciidahmed6628 3 жыл бұрын
Aa
@ciidahmed6628
@ciidahmed6628 3 жыл бұрын
I
@AM-dt3pf
@AM-dt3pf 3 жыл бұрын
I love this song, but most importantly I love more cuud gitar ✌🏽🇸🇴
@diiniali2684
@diiniali2684 3 жыл бұрын
Waaaaw🤩🤩🤩🤩 voice
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 4 жыл бұрын
Maaaha allah samatar oo yar waaye he have a great voice ✌🏼💕♥️💜❤️❤️❤️💜💜
@iqraabdinaazirabdullaahi8560
@iqraabdinaazirabdullaahi8560 3 жыл бұрын
Hdaa taageerto siciid qalinle like ha ila dhaafin🇸🇴🥰❤👈
@abdirahmanmursal5515
@abdirahmanmursal5515 4 жыл бұрын
War ma anaa mooday misa waa indhahayga Qalinle garoowe ban ku arki jiray waligiis Garoowe buu taagnaa Xagee kasoo heesayaa meeshaan Puntland maahee? War sxp mcn horumar wacan ban kuu rajaynayaa sharaf wayn bay inoo tahay inay nooso baxaan fanaaniin Tayo sarre leh oo fanka ku fiican mahadsanid
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 4 жыл бұрын
Hoygii Fanka [Hargeysa] ayuu kasoo heesayaa, runtii waa nin hibo cajiiba leh.
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 . Muusiga waa hayaacdo.
@aminapdy9124
@aminapdy9124 4 жыл бұрын
Wah wahh alah haku siisiyadiyo codka zacid qaalinle mucjisada fanka
@cabdicasiisjaamackayse1969
@cabdicasiisjaamackayse1969 2 жыл бұрын
Ax yaa hees😇🤩
@xasanbinuahmed8006
@xasanbinuahmed8006 3 жыл бұрын
keep going said qalinle bro waan ku wataaaa
@hoodomaxamed6739
@hoodomaxamed6739 4 жыл бұрын
Wawaw ilahy cod macan ayu kugu deeqay 🤩🤩🤩⚘⚘🤩🤩🤩💕💕
@ia5159
@ia5159 4 жыл бұрын
This kid has beautiful deep voice 👍thanks renewed the song🖤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 9 ай бұрын
Kid? 😬
@axmadmaxmad7815
@axmadmaxmad7815 2 жыл бұрын
Legend of the year
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shared
@JurUs-g7w
@JurUs-g7w Жыл бұрын
Waa saas ❤❤❤
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
Legend Guuleyso 8 March 2021
SICIID QALINLE - MAALMAHA QALOOCAA - XASUUSTII XASAN AADAN - DAYAX BAND 2020
8:11
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 3,1 МЛН
SICIID QALINLE  | HADDUU DHUGATO GEEL QABO | LIVE SHOWGI  GAROWE | 2020
6:39
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,1 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,6 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.