"Warsangeliyow Maanta Talo Keena... "Suldaanka Guud Ee Warsangeli Oo Si Dag Uga Hadlay Shirka

  Рет қаралды 28,535

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@Qorsho
@Qorsho 18 күн бұрын
Waxa khaayr kujiro ayaan ilaahay idonka rajeeynayaa iyo nabad waarta colaadu waxba ma tarto aan ahaayn burbur iyo goblan iyo naxdin joogta ah nabaduna waxaay dhashaa barwaaqo waxa barasho horumar iyo walaal nimo joogtaha ❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 18 күн бұрын
Kofiyad baclayal khayr kutaliyay halkad ku aragtay weliba ciilan ah o is leh SL baydun mijaxabon kartan nabadu way imanayasa ilahay banankenaya inshalah not kofiyad bacle
@NuraQallib
@NuraQallib 18 күн бұрын
Suldaan insha allaahu nabad katali illaahay dhiiga muslimiinta wuuxaaraan timeeyay in cayaar lagudaadiyo oo dina abkadhaw
@abdullahiAden-y1u
@abdullahiAden-y1u 18 күн бұрын
Waa Dayuus Ninka Nabad Qaata isagoo gurigiisii Lasoo-eryey waana Lacadaabayaa Sida Diintu sheegtey. Bisiq Sarmaan
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 18 күн бұрын
Nabad wax ka macaan iyo walalnimo ma jirto🎉
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Maashaa allaah beesha nabada ku suntan khayr baan idinka sugaynaa reer abtigay noosoo noqda ❤❤❤❤
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 18 күн бұрын
nabadbaa macaan colaadbaa qadhaadh kashaqeeya nabada g.sanaag
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 18 күн бұрын
Suldaan nabada ilaahay ha ku waadajiyo.
@mohammadfarahadam6769
@mohammadfarahadam6769 18 күн бұрын
Towfiiqda Allahana waafijiyo
@amaldeeqa544
@amaldeeqa544 18 күн бұрын
Mansha allaah abiyaal gobonimo
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 18 күн бұрын
Sharf kunoolaw suldaan Ilaahay wa sharafa hakasoo saaro shirka
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Daryeelka caafimaadka iyo helitaanka waxbarashada Somali Harti Darod, Sade Darod, Yusuf Darod, Tanade Darod iyo Kumade Darod.
@user-Axmed
@user-Axmed 18 күн бұрын
Nabad iyo Barwaaqo Insha Alaah
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 18 күн бұрын
Shirnabadadeed Insha Allaaah ayaanu ka rajayn suldaanka guud ee warsangali waa nin nabadeed oo og duruufaha ku xeeran degaanka degaankeena Insha Allaaah Khayr baanu ka rajayn suldaanka
@CabdirisaaqMaxamed-rb2ub
@CabdirisaaqMaxamed-rb2ub 18 күн бұрын
Mahadsanid sultan Khair alla haka dhigo nabad iyo s,Lan inogu gudmi
@CabdikarinCarte
@CabdikarinCarte 18 күн бұрын
Dhulbahante ayaa idin waalay lkn noosoo noqda
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Waxbarashada maalgelinta horumarka Somali Harti Darod ahaaneed iyo waxbarashada nolosha oo dhan.
@xuseenclaahi2971
@xuseenclaahi2971 18 күн бұрын
Shir khayr leh alle hakayeelo oo nabad dhala
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Kobcinta isfahanka labada dhinac iyada oo loo marayo waxbarashada caalamiga ah iyo isdhaafsiga.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 18 күн бұрын
Warsangeli waa dadka ugu rabshadda yar reeraha Somaliyeed haddan gobolkaa nabad ka dhalin kara Allah ha idinku garab galo
@saidmohamed4053
@saidmohamed4053 18 күн бұрын
Waa runta dhaqaalaha ugu badan maanta dhulka Somalia ama somaliLand Yara waraangeli. Ayaa leh maanta colaad khasaare waxa ku qaba waraangeli.
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Horumarinta hababka nabada ee xallinta khilaafaadka dhexyaal Somali Harti Darod, Sade Darod, Yusuf Darod, Kumade Darod iyo Tanade Darod oo ah wadajir.
@FuadMohamed-k7o
@FuadMohamed-k7o 17 күн бұрын
Caqligu ha shaqeeyo. Yaan dareen laguu shaqyniin.
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 18 күн бұрын
Dhiiga Islaamka iyo dadka walaalaha ah ha la kala badbaadiyo, in Somaliyi isku dhamaato ayaa laga shaqaynayaa,ee caqligu ha shaqeeyo.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 18 күн бұрын
waa weerar Ethiopia haday Jabisso somaliland dhamaan somali way ku daysay kililka waa Ethiopia soamlia Ethiopia ayaa ilaalissa maaanta hadii loo ogalado sharciyan somaliland waa u dhamaatay waliba somali ayaa loo isticmalayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 18 күн бұрын
NABAD BAA NAAS LANUUGO LEEH SOMALI MAXAMADEEY
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Siyaasadaha ganacsiga cadaalada ee degmooyinka kuwa soke iyo kuwa shishe.
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 18 күн бұрын
Warsangali waa umad sharafleh. From hjeclo
@SugaalAhmed-i2z
@SugaalAhmed-i2z 18 күн бұрын
Wr nag hadha hadaad ogtihiin inaanu dad wanaagsan nahay
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 18 күн бұрын
​@@SugaalAhmed-i2z yaa idiin daba soocda wll
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 18 күн бұрын
WAXAALAYIDHI OODI AB KADHOW WALEE WAA DHAB
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@rashaail4191
@rashaail4191 18 күн бұрын
Ninkii nabad diidaa isaga ayaa ka xaab xaabin waayo qofku haduu bilaayo iyo masiib ka shaqeeya isgaa dan barsada nabad wax ka macaan ma jirto hadii colaad la qaato balwaynu eegi meesha ay ku dan bayso ninkii gobolkaa sanaag ee dadku wada degan yahay dab ku qabtaa isga ayaa danbarsan aduun maanta maaha dad indha ku garaadlaha ayaa badan aan ka fekerin tolow beri maxay noqon ee arka ta horyooda taala
@haynkajaanka6251
@haynkajaanka6251 18 күн бұрын
ASC WAXAAN SHIRKA U SHEEGAYAA WAR BAL CEERIGAABO BAL HASII DAMBAYSEE WAXAA LAHAYSTAA DEGGAAN KII WARSANGELI ILLAA XADDEED BAY SII SOCDAAN WAA IN DEGGAAN KA LAXORAYYAA WABILAAHI TOWFIIQ
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 18 күн бұрын
Hhhh waxasosocota tii Lascanood
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Hindisaha nabadda ee ah Somali Harti Darod, Kumade Darod, Yusuf Darod, Tanade Darod iyo Sade Darod.
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 18 күн бұрын
Khasaare weeye kani! Too late
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 18 күн бұрын
Maa shaa Allah Ilaahay khair hakugu bishaareeyo nabad baad hogaaminasaa Cid walba u dana Coladii burbur dhaqaale ,burbur nafeed dad is dhalay inay kala fogaysao uun bay dhaxashay Ilaahay qulubteena haysu sakhiro xaqa hauna tusu umada kala oodani heeryada hayskatuurto nanbada halaqaato
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Kobcinta xiriir furan iyo isfahamka xubnaha bulshada dhexdooda ee ah Somali Harti Darod, Sade Darod, Kumade Darod, Yusuf Darod iyo Tanade Darod.
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Faham oo ixtiraam aragtiyaha iyo dhaqamada kala duwan Somali Harti Darod, Sade Darod, Kumade Darod, Yusuf Darod iyo Tanade Darod.
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Qaado caadooyinka ilaalinaya deegaanka Somali Harti Darod, Sade Darod, Kumade Darod, Yusuf Darod iyo Tanade Darod iyo hubinta helitaanka kheyraadka jiilalka mustaqbalka.
@Livestreamzara
@Livestreamzara 18 күн бұрын
Waan tashanay
@haynkajaanka6251
@haynkajaanka6251 18 күн бұрын
WAR SHIRKA WAA IN UU IN AY SIXAAFADU DEBBEDDA KA TAHAY WAA CEEB IN QOF KII HADLAAYABA AAN DUNNIDA LAGGA DAAWAN WAA SHIR XASAASI AH WAA IGGA TALLO
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 18 күн бұрын
Dadka leh nabadba kasoo baxaysa waan layaabanahay shirkani wuxuu u eegyahay shirkii laascaanood ee uu gala dagaalku hogaaminaayay ilaahay ha sahlo
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
In cadaalada la ilaaliyo lana ilaaliyo xuquuqul insaanka ee ah Somali Harti Darod, Kumade Darod, Yusuf Darod, Tanade Darod iyo Sade Darod.
@AGeele-gd6nw
@AGeele-gd6nw 18 күн бұрын
Waar Col iyo Nabad mid uun ku baaqa warsangeli waxba dhulka nagama yaalane
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
U doodo waxbarashada caalamiga ah iyo wadaagga aqoonta ee ah dhexyaal Somali Harti Darod, Sade Darod, Kumade Darod, Yusuf Darod iyo Tanade Darod waana wadajir.
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Helitaanka nabad iyo barwaaqo waxay u baahan tahay dadaal ula kac ah oo shakhsi, bulsho, iyo heer Somali Harti Darod isimada oo midooba. Xusuuso midnimada Isimada Somali Sade Darod. Xisuuso minimada Somali Kumade Darod. Xusuuso midnimada Somali Yusuf Darod. Xusuuso midnimada Somali Tanade Darod.
@alitani5045
@alitani5045 18 күн бұрын
Warsangalow decide whether you are sonalilander or not
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Maamul Wanaag.
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 18 күн бұрын
Tashada o taladii xumayd e ahayd Darod mel u daganyahayba hadanu Isagu xukumayn haku dagalamo Ama kutashada inad dadka ilahay Dal iyo dadba idinka dhaxaysiyay Ee an waxay idiin dhimen jirin ad Dawlad, wada jir iyo dhefiyo nab ad wadagtan tabashana si wngsn O dadnimo iyo diiniyan ah u shegtan
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Iskaashiga caalamiga ah una dhaxeeya deegaanka dhow iyo kan fog.
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 18 күн бұрын
Nabada ayaa caano badan warsanagli suldaan ga noqon Garaad sac magaalo anba Garaad gala dagaalada Walee hadaad Sida kaas noqoto reer Cali shirihii aan hargaysa isku schoolka ahayen kama mid tihid
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 18 күн бұрын
Dhulkeeba soomaali galbeed waxaa isasiiyey gaalo kirishtaana soomaali
@AndrewErish
@AndrewErish 18 күн бұрын
Sinaanta Dhaqaalaha.
@SahraSalah-p2f
@SahraSalah-p2f 18 күн бұрын
Somalidu ha is daba qabato daagal faaido malahe
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 18 күн бұрын
Waatii 2023 jaamac baadilaha ookale taalo dagaal ayuu iclaamiyay
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 18 күн бұрын
wuxuu soo wado ayaan garanayaa kkkkkkk
@horijoogmedia
@horijoogmedia 18 күн бұрын
Odaysha garxajis iyo haberjaclo yagana ha jawaaban dagaal bay ku baqan warsangali labada beelood ee sanaag u badana ha soo saran jawaabta yaga laga raba oday oday baa u jawaaba wajibkiina guta garxajis iyo haberjaclo
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 18 күн бұрын
Warsangeli hadduu dagaalamo waxna wuu dili,isna waa la dili.dhulkuna wuu burgerinitiatief doonaa,aakhirkana nabad baa iman.markaa iminka ha laga hortaago,dagaal aan micno soo kordhinayn.
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j 18 күн бұрын
Hadba waxad ku tashan noola yimaada
@ArisakMaxamuud-v7m
@ArisakMaxamuud-v7m 18 күн бұрын
Nabad ku baaqa yaan hadaaftimo laydiin ku iman sidii hore udhacdayba
@warsameahmed3195
@warsameahmed3195 18 күн бұрын
Garaam cabdale duli duli dhalay ma maanat oo ay xaalad dagaal taagan tah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 18 күн бұрын
Gala dagaaalkaa ku xigta kkkk
@flegend194kenedid9
@flegend194kenedid9 18 күн бұрын
Cabsi cabsi hayeey wa kan Harti.
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 18 күн бұрын
Thu
@CaliJamac-g8u
@CaliJamac-g8u 18 күн бұрын
Coolda ku baaqaday maho
@AbahaJecelka-n8m
@AbahaJecelka-n8m 18 күн бұрын
Warsangeliyow xabadina kulul ruuxa ay xaadhataa laxadhaadhin maayoo xabaashaa lahayn ...iidor hala karbasho
@HebelShow
@HebelShow 18 күн бұрын
Tashada oo colaad keena anaga taas ayey noogu badisaaye, ma rabno in aad sanaag dib ugu soo noqotaan dhuxulayaal.
@MuuseSheekhmaxamuud
@MuuseSheekhmaxamuud 18 күн бұрын
gurigisiba nuura afcasba ku caruusa suldan benale
@XasanMaxamed-j5y
@XasanMaxamed-j5y 18 күн бұрын
Waar xishood Fidno ha ka shaqaynin
@MohamedAbdilahi-r5b
@MohamedAbdilahi-r5b 18 күн бұрын
Namimiye
@Xassan976
@Xassan976 18 күн бұрын
Kaguura cargaabo wayo dumarka madhantan kaguura cayrgaabo❤
@amaldeeqa544
@amaldeeqa544 18 күн бұрын
Xumaan haa ka talin
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 18 күн бұрын
Shaydaankaso miidhan baa umada isku diraya ilaahow nabad baanu kaa barinay​@@amaldeeqa544
@AB333East
@AB333East 18 күн бұрын
@@amaldeeqa544 sida nabad ku jirta ceerigaabo qola meesha ka dagan ceerigaabo ka sameesto mamulkoodo sida galkacayo oo kale waqooyi waa puntland konfurta waaa galmudug si sharaf leh ayee kula nooliyiin Hal magaalo qolkasto waa saas
@awiladen7814
@awiladen7814 18 күн бұрын
Hhhhh kani waa horgale iidorka ushaqeeya mr luf luf caadeqate.ah 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Topspotstories
@Topspotstories 18 күн бұрын
Isku xisho warya
Badhasaabka Gobolka Togdheer Ramaax Amaro Culus Soo Saaray
14:45
Bulsho News
Рет қаралды 14 М.
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 01.17.2025
Somali Radio
Рет қаралды 660