Shirqoolka Cusub ee Hersi Ali Haji Hassan - Maxay Somaliland Ka Yeeli Doontaa?

  Рет қаралды 43,881

Blueprint Media

Blueprint Media

Күн бұрын

Пікірлер: 228
@idirisxaashi8965
@idirisxaashi8965 2 күн бұрын
Mudaharaad halagu dhawaaqo waxani arin ma ahee dawlad goboleed ahaan usocdaa xirsi😢😢😢
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 күн бұрын
Waana ninkii siiraanyo inqilaabay weliba tana hakiibuu kuwadaa
@idirisxaashi8965
@idirisxaashi8965 2 күн бұрын
@hiddowacan811 tani waa la iskaga dqmbeyni calooshooda u shaqeystayaal baa dalkii la waregee hurda
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 күн бұрын
Waa shaqadiisii uu sameeyey xiligii Siilaanyo waa talaabo laga qaadaa
@IsmahanAbdillahi-l2m
@IsmahanAbdillahi-l2m 2 күн бұрын
Hargaysa marku yimaado halagu mudaharaado
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 2 күн бұрын
Xiirsi waa khaainall wadan ninka dalkiisa khiyama wuxu doono ha ahaade calmka waa ladiila xiirsi xukunkiisu waa in dhagax lagu diila marku hargayss yimado waa in shacabku diila isaga iyo inta la socodtaba dadwaynuhu waajib kooga ah guudtahan xiirsi waa fiidmo somaliland loo soo diray waxanu la shaqeeya sii toosa ugu xidhanyahay u ruurka alshabab ee argagixiisada wax cadayn u ah kooxdi ku xidhnayd jeelka hargaysa waa ninkii siidayay waa alshabaab xiirsi
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Waa in lagu kacaa Cirro iyo Xisbigiisa ay khiyaano qaran ku kaceen. Somalilandoow meesha ka kaca oo arintan ka dhiidhiya.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Waa runta walal taa sosocoto waa yaab waar nimanki burburiyey somaliland waadgaraneysan halasaxibina
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 күн бұрын
​@@Fouziaabdi-bq1rzweliba kudarso oo xirsi waa ninkii mw siiraanyo inqilaabay cirro haduu kula socdo wuujabay haduu daacad yahay oo aanu iska qabana isagaa fashilmaya
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 2 күн бұрын
Dad reer Somaliland fadhiga haka kacaan dawlada Cirro hacadeeso waxay Somaliland ka aaminsantahay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 күн бұрын
SHACABKAA BILAA DHIIGA FARTIINAAD EEDEEN
@sharmarkemowlid2867
@sharmarkemowlid2867 Күн бұрын
Waarun wll fartooda ayay eegeen
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 2 күн бұрын
Xirsi waa ninwaalan oo reermiyi ah halisku ah soomaaliland
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 2 күн бұрын
Geeeeeeeeeeeeesi Qaran guuiuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo jazakala khair
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 күн бұрын
Mudahaad ku dhawaaqa
@iOnSL
@iOnSL Күн бұрын
FAQASH BA WADANKA LA WAREEGAY JABKA UGU WEYN EE SOMALILAND EE SOO GAADHAY WUXU AHAA DAAWLADA SIILANYO IYO TAN CIRRO
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np Күн бұрын
Jasaakallaahu khayr adeer
@MaxamadAdan-nr7rd
@MaxamadAdan-nr7rd 2 күн бұрын
Walalayal dhaman reer somaliland waxan idin leyahay manta matagna xisbi habel reer hebel ba dortay ee cano haga dhamen. Ee manta waxay tagantahay war yaa somaliland jaceyl horomarkeda iyo in ay gadho hadafgedi dhera ee naf iyo maal ba lo huray? Marka waxan leyahay dadka somaliland jaceyl mashey donnan ha jogene waa in fadhiga laka kacaa oo mudaharad la ixlamiya isi degdeg ah. Wayo xirsi iyo qayirkiba waxa ay ku badbaden qiyamadi hore ee ay somaliland ka galen. Marka manta waa in la deldela Guul somaliland insha allah ❤❤❤
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
New subscriber about your good news thanks a lot
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 күн бұрын
MUDAHARAAD
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 күн бұрын
Thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@blueprintsomali
@blueprintsomali 2 күн бұрын
Waan ku mahadsantahay walaal.
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 2 күн бұрын
maanta beeshii garxajis waayaabantahay wuxuu xirsi sameynayo miyaanuu ciro ogeyn. walaalahay soomaaliland waanu khaldanay.
@SalmaAli-p1p
@SalmaAli-p1p 2 күн бұрын
Hadaad dhawdihine oofwarean ku cibdeyso ku dheha koley hadii cidlo dilayo isgaa halodile wayo isaga qar hore layay😂😂😂
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 2 күн бұрын
Shacabka somaliland ee iibsaday qarankodi shilimaad siistay haka guraan, caano haka dhamaan maanta Xirsiyow Alle ku qabay 😢.
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 2 күн бұрын
Geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuul somaliland
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Somaliland huurdoow, waa la idin iibineyaa, ee meesha ka kaca. Cadowgii dibeda ee aad qaranka gacanta u geliseen ayaa maanta isasoo cadeeye. Djabouti muxuu Xirsi ka doonee xili uu Hassan Sheikh iyo Ismaciil kushireyaan? Horta taa ma isweeydiiseen?
@sadoali6622
@sadoali6622 2 күн бұрын
Xirsi waa shakhsi ictisaam ah waxaa laha rabaa ciro inuu feejignaado waxa xukuumadiisa madmadowga gelinayaa.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 күн бұрын
WAX LA QARIN KARO. MA JIRTO. CAALAM KA
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 2 күн бұрын
Ciro hadu iska qaban wayay wllhi mudaharad haysku diyariyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 күн бұрын
WAY IS OGYIHIIN
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 күн бұрын
Hhhhhhhhhh ashqaaash ashqaaash mayaya
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 күн бұрын
Waxa aan ababulaya gaacdon wayo raaga lacagta ku imidey kursiga wey ina ibineyan gaacdon gacdon gaacdon gaacdon
@IbrahimHoussein-z2i
@IbrahimHoussein-z2i 2 күн бұрын
Shicibkuu haa kacoo. Mudaharad anuu iskuu diyariino. Ooooo ! Kakaca ! Xirsi maxkamaada halasaroo. Waar khayiinitaa haa laa iskaceeliyo. 😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 2 күн бұрын
Ha la kiciyo bulshada, mudaharaado laga hor tago imaanshihiisa ha la abaabulo. Waa in qirinqiir la galiyaa. Ha lagu dhagaxyeeyo meel kasta.
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 күн бұрын
Waar reer soomaliland noow ha layska qabto Xirsi waaxana ka masuul ah ciro
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 күн бұрын
Waa in aynu mudahaaraado waaweyn bilownaa hadaynu nahay shacab weynaha jamhuuriyadda Somaliland waxa inna qabsaday Dad khaa'inul wadaniyiin ah Oo uu Xirsi Xaaji Xassan Xirsi Gaab iyo Cabdirisaaq Khaliif madax u yihiin baa Qadiyadeenii u tashaday in ay baa',biyaan inna gumeeyaan Qarankii Jamhuuriyadda Somaliland Ee lagu soo tabcaayey Afartan ka sano kixdanka kun Ee halgamayaaasha ahi u god galeen doonaya in ay meesha ka saaraan Jiritaankii iyo Madax banaanidii Jamhuuriyadda Somaliland taana ma yeeleyno wallahi dhiiga ayaa qul quli doona waana ka takhalusi Doonaa Fataaliinta Adeegayaasha u ah Cadaw gayaga Oo ay Ugu horayso Soomalia Oo ay ku xigto Meeasha yar Ama dalka yar Ee la yidhaahdo Jabueti Guul iyo Gibanimo Jamhuuriyadda Somaliland 🙏✅💚🤍♥️
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 күн бұрын
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 AQOOSI IYO ICTIRAAF UMA BAAHNA ISCADEEYA
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 күн бұрын
Aduunyada hadaad siinoolaato maalinba wax cusubaad arki doontaa oo heedhe reer soomaalilaanoow maxay kudhacday nin aan ladooran oon ladhaarin inuu masiirka dalkeena kataliyo xirsi waa aniga jifadayda haduu isku dayo inuu masiirkayaga nusqaamiyo gacanbaanu wax kaga qabanaynaa cirro haduu daacad yahay xirsi hayska qabto hadiikale garxajisoow muuse cabdaloow cirro wax usheega waataad lahaydeen kursigaa nalaga ilaalinayaaye magiciinaa kudhimanaya hadiikale😮😮😮😮
@faizasaid3803
@faizasaid3803 2 күн бұрын
Wow, warkaaga diirsadqy
@canabaadanducaale6036
@canabaadanducaale6036 2 күн бұрын
Cirro iyo Somaliland ba hala badbaadiyo , Xirsi ayaan tiisa marsanaya
@ZAHRASAEED-k2m
@ZAHRASAEED-k2m 2 күн бұрын
Jazakum Allah khair Geesi
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 күн бұрын
Wsc runti waa la yaabay Isaaq waxaay raadinayaan khaatumo oo sida ay u duweyeen kumaanaan qof dileen,ayuna waxaay ku doodayaan siyaad Barre ayaa ina dilay dhiiga Harti ma kan isaaq baa ka fiican,somalinimo adinka diiday ee qof ha qabsan,xaqbaana haya isaaq ee ku dhanaansada arrinta,ha israacdo diidaye ha israamto ee daa.Thanks❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@fathuma3573
@fathuma3573 2 күн бұрын
Lagama go in ee waa laga soo noqdey
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
BEEN BUU SHEEGI TIISA WUU WADAN AAMIN MALAHA XIRSI RUNA HAKA EEGIN BROTHER thanks a lot
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 2 күн бұрын
Xirsi dayuus talaabo adag haka qaado dawlada ciro waa danayste boorso madhan la wareegaya shacabkuna wey sugayasn dawladaa ciro
@CabdiCumar-z1j
@CabdiCumar-z1j 2 күн бұрын
Baanaalayaashii
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiraxmaanMaxamuud-h4v
@CabdiraxmaanMaxamuud-h4v 21 сағат бұрын
❤❤
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 2 күн бұрын
Cirro waa cad caqligiisii iyo codkiisiiba waxa ku shaqaysta Xirsi Gaab. Anigu waxaan aaminsanahay in Xirsi yahay madaxweyne dadban oo maamula kii aynu dooranay.
@SalmaAli-p1p
@SalmaAli-p1p 2 күн бұрын
Gurka halaga gooyo xirsi wayo 6 malyan oo somaliland bu god donaya in uu ku rido ee badhka hala taago😡😡😡😡
@abdiosman1308
@abdiosman1308 2 күн бұрын
Shacabka reer Somaliland way hurdaan. Ragu way wada mirqaansan yihiin. Maxaa ku dhacay dumarkii iyo dhalinyaradii. Dadku dhiigba ma laha!
@kederhagy3751
@kederhagy3751 2 сағат бұрын
Somaliland xoriyadedi bay Dib ulaso noqotay oo midowgii bay jabaxday ! Kamana going Somalitalyani!!
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 күн бұрын
Ilahay xiirsi haka qaabto somaliland wuu ina dhiibay niinkasi anigo hj waxan leyahay aan niinka wadanka ka saarno waa cudur iyo khiyamo ina dheex joogta
@FARDUUSCALI-s5j
@FARDUUSCALI-s5j 2 күн бұрын
Ilahy adiga haka qabto
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 2 күн бұрын
Masha alah xersi waxu bad baadinaya somali landa wa nin fican war wax ma taro
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 күн бұрын
MUDAHARAAD WAA INAYNU SAMAYNO LAGAGA SOO HOR JEEDO XIRSI IYO WAFTIGIISA LANA GAADHSIIYAA INAANU DALKA SOO GELIN
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 2 күн бұрын
Xirsi qarankan xil kama hayo waa dayuus ambad ah
@warss11
@warss11 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 күн бұрын
Gaacdon gaacdon donimeyno ciiro
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 2 күн бұрын
Asc Waa in lainaga qabta xirsi iyo ciro waxay raban in ee hoos gaayan Somaliland Somalia tii horay ayuu hirsi ku nabad galay hogi oo ku riday ayu muuse ka soo saray imika we said no way shacab ku waa inkacay ha la wadiiyo ciro soaash hado la ogyahey where is MOU waxan larab in wadanka lagu soo duulay ladifaaco guul Somaliland guul rer shiakh isaxag
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 2 күн бұрын
Madaxda Somaliland, gudahan madaxda habr jeclo maxay u joojin waayeen Hersi. Markay ogyihiin inuu dalka khatar ku yahay? Ma fahmin madax-banaanida madaxdeena.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 күн бұрын
Dowladen waa ine dowlade somaliland lagu duule sameeyA oo laa you sha hiilqarasn somaliland 😢😢
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 2 күн бұрын
Xirsi waa mas'uul qaran. Waa nin karti badan oo aan madmadaw loogu iman. Ha laga xishoodo mas'uulka kuwo xilal qaran haya ayaa ka badin waayay mise waaba kuwo aan waxba la joogine!!!.
@SuadKab
@SuadKab 2 күн бұрын
Abdifataah waad mahadsantihiin adiga iyo 2 nine kala ah Ubaxle , Saudi gaashan Alxaqiiqa, Noolaada wallaal dalka ka ilaaliya walaalka hooyadaa dhashayna ha ahaadee nimanka Tuugta ah ee ka baydha wixiiloo doortay ee lagu heshiyay ilaaliya
@blueprintsomali
@blueprintsomali 2 күн бұрын
Aada mudan walaal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 күн бұрын
REER SOMALILANDNOW NOW KALA DOORTA XIRSI IYO SOMALILAND OO DJAN
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 күн бұрын
Anigo habarjeclo aah waxaan leyahay haladilo dalkana yuu so geelin aan ku kascno xiirsi waa niin ila dhashay wadani waxaan u nacay xirsibu aha waa cudur aan iska qabano niinka waa argagixiso meel kale inagu waada wadnuhu istaag
@engab001
@engab001 2 күн бұрын
Hadii uun U igaman miyuu iskala hadlayaa? Ma shaki baa idin kaga Jira? Cirro wuu kula socdaa talaabo uun ogayn na ma qaadi karo.
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 күн бұрын
Wadani. Ciro. Xirsi. Waa. Fataliin. Beenayaala. Kaca. Umada. Reer. Soomaaliland. Kaca. Kaca. Oo. Madaxtooyada. Gala. Waa. Tuug. Beenaale. Ah. Kaca. Kaca. Shicibka. Umada. Soomaaliland. Kaca insha. Allaah ❤
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 2 күн бұрын
انا تابع بدين الإسلام والمسلمين في الدظولتي الصومالند لا بدل بقولي لتبعني الدولة الأميركي والانجليزي يا ايها الملوك الأميركي متتاليات والانجليزي اسمعو واحدرو اختلاف الدينية الإسلامية ممنوع مستحيل انبع برسالة ارسلي لتعاونو ام لا تعاوني لا بدل بقولي لتبعني الدولة الصومالند وانصرني
@AbdullahiJama-i8c
@AbdullahiJama-i8c 2 күн бұрын
Shacaka Somaliland haka jawaabaan maanta, hore ayuu ugu nabad galay intuu iibiyey. Maanta hadii uu Ku nabadgalo. Waxay noqonaysaa in qaranimadii god madow mar labaad Ku dhaco.
@KIFAAX666
@KIFAAX666 2 күн бұрын
WAAR WARKANI WAA BERI HORE MAAHA WAX HADDA AH.
@saadoadan5009
@saadoadan5009 Күн бұрын
asc hooyo waa qarna dumis run baa sheegtay xirsi alaa ha qabto
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 2 күн бұрын
Waa in lagu kacaa xirsina gacan wax laga wanaajiyo waayo waa dastuur jebin
@SuadKab
@SuadKab 2 күн бұрын
Ninkii ina khiyaama hauu xildhiban yahay ama wasiir, ama suldan ,ama siyaasi ama madaxweyne (hala Toogto ama shacabku dhagax ha ku dilo)
@Shankharon
@Shankharon 2 күн бұрын
waxaa ceeb ah inaad silayo dhahdan waa halyeygi somaliland hadan ku heysin sirbu kula shiray xasan sh dawldi 2013 ka dhigten qayno qaran
@siciidyare4185
@siciidyare4185 2 күн бұрын
December 2023 hadii dowladii Kulmiye la kulantay Dowlada Somaliya Maxaa u diidaya December 2024 inay dowlada Wadani la kulanto ??? Fadlan la jaanqaad oo la qabso isbedelka Dowlada la doortay iyadaa u madax banaan siyaasada ay dalka ku hogaaminayso
@abdiosman1308
@abdiosman1308 2 күн бұрын
Somaliland iyadaa isla hadhay. Xirsi ha la qabto. Dadku ha mudaaharaadaan ha tuseen caalamka inaanu Xirsi matali karin!
@ismailhandule5371
@ismailhandule5371 Күн бұрын
War macaaridnimadu noocan maaha dawlad iyo MADAXWAYNE Ayn dooranay ee qaylada yareeya dawladu haweheeday wadataaye
@kadraomar6957
@kadraomar6957 2 күн бұрын
Inti caadawga Somaliland aay laahad aayu shiir kuula jiira ninka xiirsi laayedha. Cirona okay buu laa yaahay.
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 2 күн бұрын
Xirsi waa reer miyyi bilaa aqoon ah oo hunguri badan.Cadowga Somaliland na wei fahmmen inuu wax liita yahay.weilaa lushayaan oo adeg sanayaan
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 2 күн бұрын
Walaahi taarsan anaa lafadhiistay waanu iiga sheekeeyay 2016kii wuxuu igu yidhi waan isla dhuuman jirnay waxaan tagi jiray meel 40km ujirta nairobi hadaba Ethiopia dab ayay nagaga fureen daarood oo is wata Ethiopia hubaynaysana waa is horanay djabuuti maxay inoo haysaa dadka yaan lamadhin caqli halagu daro 400kun baa u codeeyay halagu raaaca uun halkuu inoo wado
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 күн бұрын
Qaladi ku dhacday xirsi ayaa dalka jarka tuuray
@Abdourahman-we2vv
@Abdourahman-we2vv 2 күн бұрын
Madax waynaha mustaqbalka xag xagasha ka daaya soomaalidu dadka wax galka ah ayay ceeb ayna lahay ladaba carcararaan
@yusra2501
@yusra2501 8 сағат бұрын
Habarjeclo waa somaliya iyaga raba
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 күн бұрын
WAR XIRSI BARYO UMA BAAHNA EE GACAN WAX HALAGAGA QABTO HADII KALE HADII GODKAA HA IDINKU RIDO
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 күн бұрын
Wax badan baa laysu dhuumanayey e halaysu badheedho Oo U Adeegayaasha Cadaw geenu inoo badheedhe e Innana aynu u badheedhno Oo aynu isugu daro ugaadhsi iyo Mudaharaad aynu kaga hor nimaadno Xukumadda Cusub Ee aynu gacmeheena ku Dooranay haday ka baydhay Illaalintii Jiritaanka iyo Madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland Oo aynu ku khasabn in ay wax ka Qabato Oo xakamayso xidh xidho u shaqeeyaya yaasha Cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dilaaliinta Uu madaxda u yihiin Xirsi gaab iyo Cabdirisaaq khaliif waa in ay ragaa jeelasha ku hubsataa khaasatn Xirsi Xaaji Cali Oo Dalkan in badan khiyaamo qaran ka galay isla markaana la xisaabtantaa jeelkana dhigtaa maadaama Oo Uu Dastuurkii Dal kani lahaa isla markaana ay u codeeyeen Dad kiisu 97% kiiba jebiyey No more Soomalia No more Xirsi Gaab No more Soomalia No more Dillaalinta iyo u Adeega yaasha Cadaw gayaga Xirsi👎❌🚫
@MahamedAbdilaahi-h4x
@MahamedAbdilaahi-h4x Күн бұрын
Xirsi waan in loodiyaar garoobaa sidii shcabku ukhaarajinlahaayeen ooanu inoo hagardaamay
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 2 күн бұрын
Arintub Maha Gaxajis cidkale EE waa sharafta Soomaililand wuu dhulaka gelato Ciro waxan leyahay xirsi sikaqabo. Ciid racayso male
@MohamedAbdirahman-w4n
@MohamedAbdirahman-w4n 2 күн бұрын
The reality is somaliland is not a country
@samatarmahamed2612
@samatarmahamed2612 2 күн бұрын
Warr xirsi. Xaji umada halaga qabto Yaa dirsadey oo waxx idhiibtey
@Umo580
@Umo580 14 сағат бұрын
😂😂😂 ADEER AMA BOOD AMA DHACA WAXAAD KAMIDTIHIIN SOOMALIYA
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 күн бұрын
Xirsi waa Khayin inagu dhex nool M/W Cirro wa inuu Talaabo Cad ka qaadaa.
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 2 күн бұрын
Waa runta madax sare u shaqee dalkaag
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 күн бұрын
Dadka somaliland Manta waxay kala doranayan In somaliland la gawraco iyo In xirsi la gawraco
@MohamedDahir-w3v
@MohamedDahir-w3v 2 күн бұрын
Dadkan iska hurda ugu daran waar ragin dagaal uunbay wax ku leyihiin waayo waxa isa soo bahaystay urur diimeka al citisaam iyo dad Somalia iyo jabuuti wadato iyo in daarood ku shaqaysanayo,oo madaxwayne ku sheegu waa nin ku talagkiisu yahay sidi Somaliland loo burburin laha
@caashasalebancabdi815
@caashasalebancabdi815 2 күн бұрын
Xirsi geeridiisa Ayaz soodegdegi insho alaah gaadhi jabuuti kugujiidh beelaayo qarso
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 күн бұрын
HOOYADAAA IYO MIDNIMO WAS MAXAAD KUSOO QORTAY CARKEEE
@MaxamuudCabdilaahi-q8h
@MaxamuudCabdilaahi-q8h 2 күн бұрын
Xirsiy0 car ayaan suiqa lagugu toogan
@FARDUUSCALI-s5j
@FARDUUSCALI-s5j 2 күн бұрын
Ya toganaya
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 2 күн бұрын
waan la qabaa ragaa xirsi eedaynaya waana arin jìrta oo xaqiiqa ahe xirsi dalka halaga qabto
@yusra2501
@yusra2501 8 сағат бұрын
Xabashi baa ku laynaysa maxad kudiidi somali adanba waxba la noolayn
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 2 күн бұрын
Faysal mee
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 күн бұрын
Geesigii waatii la riday Wuuse joogaa oo ma dhiman siduu yidhi
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 күн бұрын
Wsc. Ninkan. Iyo wadani. Waa. Ineyeynu. Ka. Takhalusno. Oo. Madaxtooyada. Laga. Soo. Jiido. Ciro. Wuu. La. Ogyahey. Schicibku. Waa. Ineykacaan. Ciidanka. Qaranka. La. Wareegaan. Kaca. Tuugten. Iska. Erya.
@JamaalCawil-p4h
@JamaalCawil-p4h 2 күн бұрын
Dhagax,baa,lagu,dilayaa,haduu,Soo,noqdo,xirsi,ku,sheegi,waa,faqash,asala
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 күн бұрын
Kkkk Xirsibay ku waasheen oo haduu dalka dantiisa shakhsiga ah uga baxo ladaba qaadayaa wax aan waxba ka jirin.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
Dil waxaan ahayn waajib kuma aha why Khiyaamo Dan gaar ah ma Daynayo XISI TUUG WEEYE DHANWALBA BEENAALE AH KUMABA HABOONA XATAA XIL WAX LA YIDHAA EVEN QOYSKIISA BEEN KU HOGAANSHAA
@CASKA1212
@CASKA1212 7 сағат бұрын
Kee mudan in talaabo laga qaado muuse biixi oo farmaajo cigaal kasoo daji islahaa balan qaadna kuso galay isagoo xadkii somaliland oog kaso dhigay iyo xirsi oo Djibouti joogay Xasan Sheekh hortii meelna aan lagu hayn wax heshiis ah ama balan ah inuu kulamo samaynayo
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 күн бұрын
Qiyaano Qaran Xirsi x. Hasan galay hore maantana Somalia ula shirayo. Garacan hala Dilo. Shacabka S.land
@SuadKab
@SuadKab 2 күн бұрын
Maasha alaah walaal ilaa latogto ninka la ar ko isagoo somaliya la shiraya sitoosa iyo sidadbanba halagu kaco Ono gabadh ah ayaa yabana o laha nin gudomiye Xusbi ah oo aan wadanka loo dhaarin oo aan shacabku u idman in uu mustaqbalkoda ku matalo sideebuu Xirsi u taga jabuti oo u ugahadla wixii shacabku u dorteen HYban ahay adeer Madaxweyne Ciro hayna ceebayn oo yang ku ceebayn ninkaa Xirsi hadii kale walaahi adigaa kamasuula oo kursigaa waalagaala noqon shacabku shacabkiimaha (yaan lagu odhan Dag adeerDag)
@qoorc499
@qoorc499 2 күн бұрын
Waar. Cuqdad. Ayaad. Qabtaan. Gaaladana. Waa. Jeceshiin. Soomaalina. Cadow. Ayaa. Kadhigateen
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 2 күн бұрын
Ciro beytari waxba maogee xirsi ictisaam argagixiso iyo huwan ayaa meesha ka dhex toostey ciro waa maskaxda waxba maoga wixii loqoruu aqriya
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Culimo si adag uga hadlay dagaalada socda
48:20
Baraarug Media
Рет қаралды 12 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН