NIMANKA WAA IN EEY CUNADA KARIYAAN MALINTOODA , KA WARAMA?

  Рет қаралды 32,822

Cooking With Hafza

Cooking With Hafza

7 жыл бұрын

MA AMINSANTAHAY IN DUMARKA QURBAHA KU NOOL EEY KA TAGEEN DHAQANKA ?QISO IGU DHACDEY 12 SANO KA HOR OO AAN WAX KA BARTEY!!!

Пікірлер: 168
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 7 жыл бұрын
mashallaah 100% waan kuguraacsanahay hakariyaan gabadhaha kaliya dhakhtar miyaa uqoray inay cuntada kariso rasuulkuba صلي الله عليه وسلم wuu kashaqaynjiray guryihiisa dumarkana wuu kadardaarmay.
@bahjiinabeeliina7914
@bahjiinabeeliina7914 7 жыл бұрын
Qaali aniga fadhigiisa inaa ugu adeego aan jeclahay waa boqorka cida shaqada uu haayana cid qabanjarto ma jirto, so jikona uguma dari kari allaha Sharif. adiga ra'yi gada xoraa utahay Allaha nii saaidsho Hafza farxadiinafarxadiina ❤❤❤❤
@umuana9408
@umuana9408 5 жыл бұрын
Bahjiina thanks abaayo waan kugu raacsanhy waxaan qabaa fadhigiisa in loogu adeego waayo boqorka cida
@f.n.9630
@f.n.9630 7 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr
@runiyorabijecelbeeniyofaan4143
@runiyorabijecelbeeniyofaan4143 6 жыл бұрын
Hambalyo Xafso iyo seeygeeda marka hore Allah ha idiin barakeeyo qoyskiina quruxda badan kadib xafsa waxaa tahay dhiiri galiyaha haweenka somaliyeed dhinacyo badan runti Dadka so qoraayo maa gurigooda ku ekaadaan maxay no tusaayaan wanaagooda goorma la yari wanaag hala qarsho mse wanaagaaba xasaasiyad ku qabtaan yaab!!!
@suhuurdayax5075
@suhuurdayax5075 7 жыл бұрын
masha allah abayo allaha ku dhowro saygaga kaygana allaha idhowro wayo qadada iyo quraacda asaga ikariya badana ilahay ha i daaye
@abdullahisahal3567
@abdullahisahal3567 7 жыл бұрын
Maashaa Allah. Allah ha idin barakeeyo walaaladeen. Salaamun calaykum min rrabi Al-raxiim.
@munaahmed4950
@munaahmed4950 7 жыл бұрын
masha allah waa ninkii ugu horeye ee somali ah aan arku asagoo waxkarinaya ilahay hakuu dayo wll aadbaan kugu farxay
@salmam5167
@salmam5167 7 жыл бұрын
Asc, walaalo macaan allaah ha idin xifdiyo hana idin barakeeyo dhamaan tiin iyo caruurtii nabad il iyo af allaah ha idinka duwo baarakalaah allaah saas haka wada dhigo dhamaan khoysaska muslimiinta meel walbo joogaan ba iyo anagaba ii soo duceeya inshaallah allaah yaxfadka
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
Masha allah tabaraka Allah saas waye qofba malintiis iga dheh family qurxuun waye hafsa & abdullahi saas iskugu duub nada.
@foosruun7511
@foosruun7511 7 жыл бұрын
maansha alaah alaha idin xafido
@mamasafachannel
@mamasafachannel 7 жыл бұрын
Maansha allah tabaraka allah Abdullah
@jamilojamilo4274
@jamilojamilo4274 7 жыл бұрын
Masha Allah Allah idin barakeyo
@sarahabdi1174
@sarahabdi1174 7 жыл бұрын
Kkk waan qosley hafza cabdulaahi Cuntada barey walaal alaha idin barakeeyo adiga iyo Famligaaga Iyo caruur taada hafsa horey u soco guuleestaa
@nafisamohamed9901
@nafisamohamed9901 7 жыл бұрын
Mohamed. Haaji waad. Qaldantahay. Waxaa. Kugubayanah. Waa. Quruxda. Family gaas. Sharafta. Badani. Ay. Soo. Bandhigeen. Waxaan. Horay. Ugusocon lanahay. Hadaan. Soomaali. Nahay. Wax. Isku quuri waaga. Arintaa. Dumarkaan. Ku. Ogaa Raginah. Masoo. Raaceen. Ilahay. Subxaanahuu. Watacaalaa.waxa. Uu. Yiri. Hadaa. Wax. Wanaagsan. Oo. Farxadleh. Aragtaan. Maanshaa alaah. Dhaha. Hana. Ku xasdina. Fadliga. Aan. Qofkaa. Siiyay. Marka. Akhyaarta. Aan. Horay. Usocono. Walaasheen. Yeynaan. Kumashquulin. Aloow. Barakee. Aan. Dhahno. Ayada. Iyo. Qoyskeedaba. Aadbaan. Walaahi. Family gaa. Uga. Helaa. Markastanah. Hadaan. Arko. Dad. Noocaas. Aah. Oo. Magaca. Ila. Wadaagah. Aad. Ayaan. Ugu. Farxaa. Oo. Waxaan. Dhahaa. Weli. Rajaan. Leenahay. Lacala. Wacasaa. Soomaali oo. Dhan. Iney. Sida. Family gaa. Quruxda. Badan. Ku danbeeyaan. Amah. Aan. Noqonoh. Dadka. Aduunka. Usareeyah. Insha alaah.
@user-ib4vn7rm3t
@user-ib4vn7rm3t 6 жыл бұрын
masha allah fmliy qurxon iga dheh Allh ha idin xafido hafza iyo sayigeeda
@niinomaya797
@niinomaya797 7 жыл бұрын
Mashaa allaah alaha idin ziyaadiyo farxada famil somali.ah.oo saan uqurux badan markan arko waan ku faanaa
@shukrimahamud6309
@shukrimahamud6309 7 жыл бұрын
Mashaallaah ilaahow farxatina idiin barakeyo alaahumaa aaamin
@emanAli-jr8wk
@emanAli-jr8wk 7 жыл бұрын
abay xafsa iyo walalkey waan idin slmy masha alllh cumrigiina caafimad iyo farxad ku dhameysata waanaga qosliseen kkkk ilhy ha idin xifdiyo sirtana waan ogaanay in cuna kariska lagu baray waa kaftan qaaliya 👍👌✋
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 7 жыл бұрын
Asc abaayo ruuntii qof luguu fano ayaad tahaay waaayo somaliyed badan koodaa wax happy ah Maan arkiin oo niimankoda siidaa wax walbo Ulaanbaatar qabsanayo masha allaah farxaad kunolada
@neversaygoodbye4924
@neversaygoodbye4924 7 жыл бұрын
Masha allah hafza qof dacad aya tahay ilah haku xafido adi iyo family kada love you Abayo
@AaminaAhmedAaminaAhmed
@AaminaAhmedAaminaAhmed 7 жыл бұрын
Masha Allah
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 7 жыл бұрын
masha allah horay usocda gacmo wadajir ayee wax kuqabtan wasidoo shegay abti cabdulahi laga barte laga badi habo xabso muqaladan waxey marqati kayihin in isfahan rer ku dhismo family happy allaha idin xifdiyo
@maryamhussein613
@maryamhussein613 7 жыл бұрын
Masha Allah cadey ilahay ha idin barakeyo 2diina
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 7 жыл бұрын
Mashallah Mashallah beautiful
@nimcoaliomar7191
@nimcoaliomar7191 7 жыл бұрын
masha alah abaayo ilaheey haisku keen daayo 👌👌👌👌aniga kulba in wax lawada qabsado ayaaa aminsanahay alx odaygeygana sodokale waigarab taganyahay marwalba alx❤❤❤❤❤
@kalthumkhalif3914
@kalthumkhalif3914 7 жыл бұрын
Mash Allah 👌👌❤❤
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 7 жыл бұрын
Hawarir xafsa thanks qof wanaaagsan aa tahay
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 7 жыл бұрын
Congratulations C/laahi and Hafsa you are Royal family i like it
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 7 жыл бұрын
mashaa Allaha ilahaye ha idin xifdiyo dhamaantiin
@nasraeraad6247
@nasraeraad6247 7 жыл бұрын
asc abayo masha allah ilahay hakudayo xajiga anagana midlamid ah ilahay hanasiyo aamiin
@nasteehaabdi3861
@nasteehaabdi3861 7 жыл бұрын
Masha allh waa arin wanagsan allha idin barakeyo
@Iglan-vf7wb
@Iglan-vf7wb 7 жыл бұрын
Masha Allah Allah isku kiinxafido abaayo Adi iyo Abdala jazakallah kheyr
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 жыл бұрын
Mnsha Allah habzo wxad tahay qof aan jeclahey wlhy alle ha idin daayo habzo dadaalka halka ka wad 😍😍😍😍
@safiyaomar8339
@safiyaomar8339 7 жыл бұрын
Maa sha Allah
@pricanssinaabdirahman7333
@pricanssinaabdirahman7333 7 жыл бұрын
mashallah lamane qurux badan allow isku kiin day
@warisroobo1759
@warisroobo1759 7 жыл бұрын
Message Allah shawl fiican Abdalkah
@debs9213
@debs9213 6 жыл бұрын
Maansha Allaah tbrka.
@jamacgedi6701
@jamacgedi6701 7 жыл бұрын
Masha allah
@lulmohamed181
@lulmohamed181 7 жыл бұрын
maansha Allah way fiican tahay in la iscaawiyo adinkuna guulaysta
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 7 жыл бұрын
Mansha allah qofta libintisa lagama xaqiro waa dad isfahmay oo is jecel waxaawo kaga daran sey hadalka ukala helayaan dad isku cusub ayaad u maleysa hadaladoda daganan iyo xishmad
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 7 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah Alle haniixafido
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 7 жыл бұрын
wooow msha allh allh ha idin dhowro xafsa and dumashi
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 6 жыл бұрын
Masha Allaah Abaayo Allaha Idin Xafido Beautiful Family Masha Allaah In La Is Kaalmeeyo Waa Wax Fiican Waaye Masha Allaah Abaayo Allaha Isku Kiin Barakeeyo
@ummumusab7526
@ummumusab7526 7 жыл бұрын
Masha ALLAH
@mohamedali-nv6qf
@mohamedali-nv6qf 7 жыл бұрын
Mashallah mashallah
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 7 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH XAFSA iyo Cabdullaahi good job waa wax lagu farxo aabo iyo hooyo Soomaaliyeed oo is jecel isku faraxsan oo is caawinaya runtii waa nimco aduun iyo jano aakhiro iinshaa.allaah isku waa maashaa Allaah Allaahumaa baarig.
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 7 жыл бұрын
Isku waara
@hibosaid3066
@hibosaid3066 7 жыл бұрын
Mashallaah tabard Allah that is so nice
@deeqoali1675
@deeqoali1675 7 жыл бұрын
masha Allah ilaah idin barkeeyo reerkiino qurxoon
@khalidnoor2861
@khalidnoor2861 6 жыл бұрын
Deeqo Ali soup s
@user-ib4vn7rm3t
@user-ib4vn7rm3t 6 жыл бұрын
abyo saliidan waan ubahanhy moqdisho ayan jooga intee ka helaa thnks abyo
@beckyyzbeez4887
@beckyyzbeez4887 7 жыл бұрын
masha allah walal hafsa illahay haysu kindayo
@moomooglim9346
@moomooglim9346 7 жыл бұрын
Salam ma sœur Hafza. je suis Djiboutien et vis à Montréal. j'aurais bien voulu te dire beaucoup de choses en somali. Malheureusement, je ne l'écris pas. Je voulais juste dire bravo et un grand merci. Que le bon Dieu t'aide comme tu aides tes frères et sœurs.
@ukqrx2170
@ukqrx2170 7 жыл бұрын
caadi maaha masha allaah tabaarakallaah allaha idin barakeyo abowe and abyo all family true ku hadashiin
@munira005
@munira005 7 жыл бұрын
Masha'' Allah Hafsa & AbdullAllah''
@nalkaxaaji8043
@nalkaxaaji8043 7 жыл бұрын
masha'allah qosy qurux badan allaha isku kiin barakeeyo "....... Ninka raga ahi waa kan caawiya xaaskiisa😜
@udgoonomar3725
@udgoonomar3725 7 жыл бұрын
Mansha allah xafzo
@monasuja6232
@monasuja6232 7 жыл бұрын
Manshaaaah Hamza and Cabdulah 🤗🤗🤗guulesta
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 6 жыл бұрын
mash'allah tabarakallah allaha isku kiin daayo
@fariihamohamoud5001
@fariihamohamoud5001 6 жыл бұрын
mansha Allah quruxey allaha idiin siyadiyo nolshiina
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Hafsa iyo Abdullahi idiin jecliyaa wlhi Wan idiin ku farxaa
@shamiselmi5168
@shamiselmi5168 7 жыл бұрын
Wow Maa Sha allaah beautiful family ilaaha ha Idin barakeeyo
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
maashaa Allah
@nimohass1919
@nimohass1919 7 жыл бұрын
Mansha Allah may Allah protect you from evil eye i love guys forsake of Allah.
@Reem-gn3dj
@Reem-gn3dj 7 жыл бұрын
Nimo Hass f
@saedoosman1809
@saedoosman1809 7 жыл бұрын
Mansha Allah family qurxoon alla ya baarik
@haliima7514
@haliima7514 6 жыл бұрын
Mansha Allah xafso waa gabar qalbi fiiican
@fali2695
@fali2695 7 жыл бұрын
Waaawww masha Allah
@fathimuse1124
@fathimuse1124 7 жыл бұрын
ManshaAllah
@abshirahassan4088
@abshirahassan4088 7 жыл бұрын
mashaALLAH
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
maashaa Allah beelaa tihiin
@qalanjocallqaalimylovebaba3822
@qalanjocallqaalimylovebaba3822 7 жыл бұрын
Masha alaah
@Maan-uroon7777
@Maan-uroon7777 7 жыл бұрын
Maasha Allah family qurxoon Allah isku kiin barakeeyo Wiilasha inee dhankooda reerka wax ka qabtaan weeye xafsa I hate walhi wiilasha aamin san hoosha gabdhaha un ba qabta
@abdirahman1516
@abdirahman1516 7 жыл бұрын
Masha allah family ilahey ha idin xafido
@ifrahomer8966
@ifrahomer8966 7 жыл бұрын
Maansha allaah
@luulabdi1632
@luulabdi1632 7 жыл бұрын
masha allah family qurux badan Alle ha idin siyadiyo qali Abdulahi nolosh ayu waxa ka yaqana masha allah 👌👌👌👌👌
@najmoqali893
@najmoqali893 6 жыл бұрын
Allaha nii xafido OSHA ibnah aadamka allaha idinka qabto aqii and aqiii
@fsanweyne
@fsanweyne 7 жыл бұрын
ماشا الله سح والراحة
@fatima-yj3hm
@fatima-yj3hm 7 жыл бұрын
Abaaayo alla idin xifdiyo adiga xaajigaga
@safiaafrah6794
@safiaafrah6794 7 жыл бұрын
mashallaah
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 жыл бұрын
woow caadi mahan aalle haaiidiin barkeeyo saas baa loo bahan yahay
@hafzaosman1396
@hafzaosman1396 7 жыл бұрын
Maansha alaa qofba maalintiisa waa shaqo wanaagsan kalsooni badana abuuraysa
@nestehamohame
@nestehamohame 7 жыл бұрын
masha alaah wan so dhaweyneyena arintaani wa waxa lo bahanyahey aabe sharaf leh aya sidaan laga hela jizakumahu kheyr wih aniga ma jecli nin markasta fadhigiisa cunto logu geyenayo waxaas hadu barto kan doqonka waligiis kuma cawinayo aniha hada wiilasheyda waxan baraya sidey hadhow waxa u qabsadan
@ismahanlaki2891
@ismahanlaki2891 7 жыл бұрын
Masha allah wiilks maanta igu lahaa hooyo aabe cawa cunada ha noo kariyo wallahi tii lugta ku walaaaqda ilmaha hadli marka xafso ilmaha kugu cadeyeen kkk
@faasisomaxamud4599
@faasisomaxamud4599 6 жыл бұрын
manzha allah farxad ilhy haydiin siyaadiyo
@mdnsoguuul8916
@mdnsoguuul8916 7 жыл бұрын
mashalah waaw family qurxoon baatihin ilahey hani xafido
@nimcoqurux1909
@nimcoqurux1909 7 жыл бұрын
masha allha famli qurux badan ilahy hays ku kin dayo
@shugri8299
@shugri8299 6 жыл бұрын
Walaaleey Africa ayaan joogaye xageen kaheelaaya nin jiko iga nasiyo haadan nahay gabdhaha Africa wa inaan jikadu galnaa hadii kale nin la aana nagu dhacayso sxb xafso bal no so raadi wiilal shidan
@maniiraaxmad4630
@maniiraaxmad4630 6 жыл бұрын
Manshaalah xafsa aadban ujeclahay dadka isjecel Waan kufarxaa
@samsamhassan6247
@samsamhassan6247 7 жыл бұрын
Mashlah ku faan odaygaaka instead kuwa Cadaanka naku faanayo
@dr_najmamuse9839
@dr_najmamuse9839 7 жыл бұрын
Maasha allh familka farxada
@alohasummer3952
@alohasummer3952 7 жыл бұрын
Man sha allh waa runta
@naciimocabdullaahi5901
@naciimocabdullaahi5901 7 жыл бұрын
Masha allaah abaayo xafza sharaf waxaale nin kii reer kiisa caawiya caafi maad ku cuna
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 жыл бұрын
Mash allah huuno lamaane isjecel noolada
@ahmedduale3156
@ahmedduale3156 7 жыл бұрын
Allah dhaman familyada somaliyeed saas ha nooga dhigo #HappyFamily waa aabe iyo hooyo is garab taagan Thanks macalimada cuntada iyo cunaaga cuntaad kariso cml abdilahi
@ProjectAnimate
@ProjectAnimate 7 жыл бұрын
Mashallah beautiful family I'll iyo cowro Allah hadin ka hoyo
@ismahanlaki2891
@ismahanlaki2891 7 жыл бұрын
Adige waad ka badisay cabdullahi aniga igu so duceey
@rumaanahmed2913
@rumaanahmed2913 7 жыл бұрын
masha alalh my beautiful somali 😍😍😍😍😘😘
@hanimohamedjama9778
@hanimohamedjama9778 7 жыл бұрын
Saaas waaye my habo.. halka kasii wad..
@khaalidmuuse3622
@khaalidmuuse3622 7 жыл бұрын
Asc wr wb wllshy sual ninka salidaa xayasinaya dadka uu cayaa markaa waxaan ku odhan lahaa ka badal Mahadsanid
@runiyorabijecelbeeniyofaan4143
@runiyorabijecelbeeniyofaan4143 6 жыл бұрын
khaalid Muuse hhhhhh was iga qoslisey
@suacaadisak5180
@suacaadisak5180 7 жыл бұрын
Mashalaah farxad kiwaran family quruxvadan 😍😍😍😍
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 7 жыл бұрын
Mansha'allah beautiful couple isku wara
@fartunabdillahi9274
@fartunabdillahi9274 6 жыл бұрын
Masha Allaah Allahu Akbar Alx Sax Mcn Guuul Abayo Mcn I love 😂😂😂😂😂😍😍😍😘😘👈👌👍🖒👂👀👀👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤
@aminaibrahim5392
@aminaibrahim5392 7 жыл бұрын
Abyo xafso waan ku salaamay kabacdi salida safa xagee kahelaa waxaan jogaa kenya
@cookingwithhafza8081
@cookingwithhafza8081 7 жыл бұрын
wcw abaayo wac @ 722353849
Bocor si macaan loo diyariyey 👌🏿
6:05
Cooking With Hafza
Рет қаралды 10 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 23 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 48 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 37 МЛН
DALAQ DAM NINKEEDI OO SI LIVE U FURAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
12:26
Sagal media 24k
Рет қаралды 3,8 М.
Dealing with Failure and Self-Love with Salama Mohamed
35:27
Sheen Gurrib
Рет қаралды 434 М.
SHUGRI MASALAH OO NAGU SOO BOQOTEY TUKAAN KENAH
13:52
Cooking With Hafza
Рет қаралды 16 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,7 МЛН
life without music (my experience)
33:12
farah
Рет қаралды 639 М.
So dhawaada
7:02
Cooking With Hafza
Рет қаралды 8 М.
BARIIS IYO HILIB AL FORNO FUDUD | cooking with hafza
9:18
Cooking With Hafza
Рет қаралды 10 М.
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 420 М.
Warbixin howsha aan ka hayo Nrb🇰🇪 My # 0706053218💕💋💕👏🏾
11:43
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 23 МЛН