Nimca Jaamac Migil Hees Taladeydu geed dheer | nimco jaamac midh gargaara | nimco jaamac doqon

  Рет қаралды 205,972

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 Жыл бұрын
Bal qiimaha ereyadan eeg: | "Adigana garaadkaa Indhahaa la galiyayoo Ogoobeey wax garashada Waa lagugu gaabshee!" Indho ku garaadle, waa qof wax markaa ku muuqda uun ay u muuqdaan oo aan garanay halka barri dhaanka loo rarayo waana aadame aad u abuur hooseeya oo qalbi carruur ayaa la dhahaa.
@cabdirisaaq1841
@cabdirisaaq1841 Жыл бұрын
Ma aarbaa nikii ganey libanta galagalbanayaa intee hadaa wax ikaaka roontahay ishee
@shanleshipping8934
@shanleshipping8934 Жыл бұрын
Adiga ku heysta dhadhamo raac na wa la dhahaa. Diintiisu wa dhalal iyo barwaaqo doon un. Samirki iyo abaalki aya dasad ka noqday😂
@ZAMI-BAR
@ZAMI-BAR 9 ай бұрын
​@@cabdirisaaq1841yacnihii tusaale libaax ninkii wax tuura libin ama guul Kalama tago Erayada Ganay =tuurid sida waran oo kale Libta=guusha Galbanaya =kala tagayaa
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 23 күн бұрын
Heesta waxa moda aniga in lay sameeyay ✌2024 Ya ila Dawan Ereyada kaliya baa udhagaystan heestan❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Inta aanay gaadheyn Gacanteydu meel sare Ciil igu gaboobiyo Godobtaan tirsanayana Cidi ii garaabayn Taladaydu geed dheer Ha saarnaato guudkii🙇‍♂️✋ 25-5-2024✍ Waqtigoo mar gudhanbaa Mar godlada barwaaqoo Waa giraan aduunyadu Marba galinba caynee👀
@CabdirisaaqNafyar-fy1dp
@CabdirisaaqNafyar-fy1dp Жыл бұрын
Kķkķkkk mashalll Ax ax Namco Jamal hesti mid garage hesti anga❤❤❤❤❤
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 Жыл бұрын
Albanka Nimco Jama Waxa Heesaha 90% Curiyey Abwaan Af-Gudhiye AHUN
@mohamedomar1664
@mohamedomar1664 Жыл бұрын
Ninka chanel ka lehow sxb abwaanadii heesaha sameyay ku xus aniga fikirkayga weeye
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Жыл бұрын
Sax wa kula qabah
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii abwaan afguriye laxankii cumar aadan codkii nimco jaamac migil
@ManSabriye
@ManSabriye 27 күн бұрын
Doqon baa garan gef iyo ka u gaystay hadimoo Abaalkana gudeenine❤ Madax dagsi ayan u imaaday 2024/9/19
@Faiza___Maxamed_____jaam-rf1qn
@Faiza___Maxamed_____jaam-rf1qn 26 күн бұрын
😢🔥
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Cleek cleek yaa nimco jamac wawww ma aarbaa Ninkii ganey libta kala galbanayaa!!! Cajiip
@mariamaabdirahman8680
@mariamaabdirahman8680 Жыл бұрын
war ii macneya ma aarba ninki ganey , please
@CaydiidDhagole-qt8fw
@CaydiidDhagole-qt8fw Жыл бұрын
@@mariamaabdirahman8680 yacni qofna intuu libaax Nina weeraro Nabar la'aan kalama tagayo haduusan NAFTA dhaafin
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 8 ай бұрын
I love all her songs ❤❤❤
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Heestan waxaa hal abuuray oo Eryadeeda tiriyey Aun Xassan Cilmi sidaan filayo horaantii Sideeteeyadii.
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 Жыл бұрын
Abwaan-Af-gudhiye ayaa tiriyey Alle ha u naxariisto aamiin
@BashiirYusuf-lc7nq
@BashiirYusuf-lc7nq 2 ай бұрын
Abwanki curiyey mxaa mgcisa looga tagy abwan af gudhiye rabbi naxariista janno haka warabiye
@IdilRashiid
@IdilRashiid 11 ай бұрын
Faaraxoow garaadkaaga indhahaaa la galiyoo garashada waa lagugu gaabshy
@Caano108
@Caano108 9 ай бұрын
😭😭😭
@jamalmuuse4230
@jamalmuuse4230 2 ай бұрын
Doqonba gaf iyo garan kan ugeystay hadimoo abalkana gudeynine
@iibaneeya
@iibaneeya 10 ай бұрын
ma aar baa ninkii ganey libta kala galbanayaa?? forza lion..?? forza Un lion le prend, ne vous lancez pas après mes gars
@sadamsalebaniidle5774
@sadamsalebaniidle5774 Жыл бұрын
Xaaasha liiban abdihakin zhalokhis Ma aaarba ninki ganey libinta kala galbanaya
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews Жыл бұрын
Beautiful song. Heestan yaa leh midhaheeda?
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe Жыл бұрын
Aadan faarax samatar AUN
@ZAMI-BAR
@ZAMI-BAR 9 ай бұрын
Abwaan siciiid afgudhiye allaha unaxariisto
@maxamedidiris-oe6bs
@maxamedidiris-oe6bs 2 ай бұрын
Heestan macna dhan baaa ku duugan
@aishaahmed1262
@aishaahmed1262 2 ай бұрын
Qisada heestaan yaa wax kahayo
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 2 ай бұрын
Maad dhegaysty
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Ma aarbaa ninkii ganay Libta kala galbanayaa?.. Nimca Jaamac Migil ❤
@nimcoabdullahi4883
@nimcoabdullahi4883 11 ай бұрын
Cawa ee thy isniin 22. October 2023 waxay ii thy haween ciil mugdi dareemo😢😢😢😢
@aftahibraahin3379
@aftahibraahin3379 11 ай бұрын
Sorry 🤦
@Jamaali-lo2yk
@Jamaali-lo2yk 11 ай бұрын
Sorry ina adeer waliga hamurugoon
@XaliimoMuuse-vt4gy
@XaliimoMuuse-vt4gy 6 ай бұрын
Sorry😢
@SG-MEM
@SG-MEM 8 ай бұрын
2024 away 🎉
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 8 ай бұрын
Waa Ikan January 2024 iga dheh still listening her voice ❤❤❤❤
@Zaki_fc19
@Zaki_fc19 7 ай бұрын
Thu,22,Feb 2024 😢hes wlhi
@nahwoahmed4133
@nahwoahmed4133 7 ай бұрын
Same wllhi😭😭💔💔
@Mahameddhinbiil
@Mahameddhinbiil 3 ай бұрын
zx nimco jamca
@TawakalXasan
@TawakalXasan 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Geed dheer galol kasarantahay 1981
@rayanmoustaphaomar6468
@rayanmoustaphaomar6468 5 ай бұрын
Le 1er Mai j'écoute la chanson par ce que je me sent trahit 😢
@MouskaBY-bs3yn
@MouskaBY-bs3yn 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@farxaanxassan586
@farxaanxassan586 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊tme
@ShukriyAdan-sb5kl
@ShukriyAdan-sb5kl Жыл бұрын
💔💔💔💔💔💔cajaB
@JuweiriaAhmed
@JuweiriaAhmed 5 ай бұрын
May2024😢😢😢
@cabdimaxamuud-bs1kj
@cabdimaxamuud-bs1kj Жыл бұрын
Waaww
@AbdifatahRamka
@AbdifatahRamka 5 ай бұрын
😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 ай бұрын
Lo duur joogin xarkeeda mudulahaa lagu salaaxaa
@halimoa4348
@halimoa4348 10 ай бұрын
This is to my dead beat father 😂😂😂😂
@MeanJackal
@MeanJackal 9 ай бұрын
Dead 💀
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 11 ай бұрын
😢
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,4 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Nimco Jaamac HEYAA
7:59
Aw-makatoone
Рет қаралды 102 М.
NIMCO JAAMAC - Faral Weeye Caashaqu
5:14
Daruur Dayax Media
Рет қаралды 49 М.
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 265 М.