nimco jaamac haday dumarka fooshaan | nimco jaamac faral | nimco jaamac migil qaraami | niema Djama

  Рет қаралды 242,149

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta : Faral Weeye Caashaqu
Luuqda: Nimco Jaamac Migil
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Waa runoo fidmada hore
Fartuu kuugu yeedhaa
Markuu faaska kula helo
Dabeed kula fogaadaa
Anna labada fiid-cawl
Faras buu i saaraa
Wabi igu faruuraa
Nimay feedhi jaban tahay
Fadhiiguu ku taahaa
Adna fooxa maantiyo
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
*************************
Waxay fiintu ooydaa
Galawguna ka foodhyaa
Fiidmeerta duushaa
Fooraha dabayshee
Fad markuu hadheeyee
Anna waxaan la fooraree
Fajacaada igu riday
Jacaylkayga fooraha
Ila helay fallaadhoo
Sidii yoon wax falan ahay
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

Пікірлер: 31
@Hamse_Dualleh
@Hamse_Dualleh Жыл бұрын
Abwaanka sameeyay miyaad waydeen heestan saaxiib?
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
HAA walaal
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
Waxaa Sameeyey Aadan Faarax Samatar AHU, Waxaan Wada Jir u Qaaday Nimco Jaamac Migil Iyo AHU Siciid Ismaaciil Buux Loona Yaqaanay Xamarqoodh.
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
​@@dhugmaallyrics Waxaa Sameeyey Aadan Faarax Samatar AHU, Waxaan Wada Jir u Qaaday Nimco Jaamac Migil Iyo AHU Siciid Ismaaciil Buux Loona Yaqaanay Xamarqoodh.
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Waxa sameeyey Maxamed Siciid Afgudhiye AUN
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe Жыл бұрын
​@@badrigass4135waagi heestan la qoray afgudhiye naaska ayuu Jiqi jiray
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Hadaan dhinto musigaaa Idiley Faalkaa ku shegee Hadey Dumarka fooshan Waaa wax laga filayee Faral weeyi caashaqu Layaab Layaab !!
@af-magaaxshe2420
@af-magaaxshe2420 Жыл бұрын
Abwaan Awood hal abuur iyo Afsoomali aqoon isku darsaday bay halkan Ku Xarragooday, Yaa salaam.
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Hees xasus mudan weeye 2000 ayaan dhagaysan jiray iyado daawasho ah tviga laga soodayo 23 year ago
@hasanfure
@hasanfure Жыл бұрын
Pasel
@hasanfure
@hasanfure Жыл бұрын
😊 0:57 ❤😮😅
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
Waxaa Sameeyey Aadan Faarax Samatar AHU, Waxaan Wada Jir u Qaaday Nimco Jaamac Migil Iyo AHU Siciid Ismaaciil Buux Loona Yaqaanay Xamarqoodh.
@sahrabashiir4285
@sahrabashiir4285 Ай бұрын
Heestan jcl iga garqada. Wayay ba iikenay 2024😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Nabad ahaaw wll. ❤
@alhamdulillah4998
@alhamdulillah4998 Жыл бұрын
Waaw Nimca jaamac, legend reer Djibouti. Laxan ka , taambada, iyo cod la' isla wada xelay. Cod iyo hees gaar ah oy dadku wada keeni karin. Waa unique fanaanadu , wali va abwaanad iyo laxamiste ayey tahey nimco. Maasha Allah , cimri dharar iyo caafimaad iyo cisi ku nooloow.
@ahmetkalsooni8920
@ahmetkalsooni8920 Жыл бұрын
Waa wax kale musica Codkuna yaanyo Laxankuna waa malab Yaaba heli kara Wabigu hanugu faruurmo yaaaya
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
😂😂😂 JAWI WAX LAGU QAATO 😊
@CiidMubaarak-m8x
@CiidMubaarak-m8x Ай бұрын
Xasuus 2002
@BarkhadMohamed-zf5ts
@BarkhadMohamed-zf5ts Жыл бұрын
Waxan jeclan laha ereyada iyo laxanka magac u so yeel macal heesta kle e ay isla nimco un leedahay Samaheena diidaa Isaga ku daliye
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Haday dumarku foshan waa wax laga filaye Faral weye cashaqu❤
@akahiye22
@akahiye22 Жыл бұрын
Ereyada Muusiga Naaxiyada Codka Yasalam way isku duba dhacdey Thanks Dhugmal lyrics 🙏🙏
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Calayk Calayk! Nimco Jaamac Migil ❤
@iskufilansidiihoyadead3451
@iskufilansidiihoyadead3451 20 күн бұрын
Jacel 💔😥
@adendiranehaden3780
@adendiranehaden3780 5 ай бұрын
Oui cousine Neima Djama Miguel, c'est vraiment vrai tes paroles je aime 😭😂🤔🤩
@NurkeyKabuka
@NurkeyKabuka 22 күн бұрын
A good talent
@garaadxasancabilaahitiitii4828
@garaadxasancabilaahitiitii4828 6 ай бұрын
Waa waxlaga filaayee
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LIKED
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LEGETA
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 7 ай бұрын
Faalada ku sheegte hadday dumarku fooshaan waa wax laga filaayee faral weeye caashaqu
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН
Farxiya Fiska 20 heesood Kaban Qaaci   YouTubevia torchbrowser com
1:45:57
ahmed nur adan
Рет қаралды 312 М.
Ismaaciil Caynaan & Nimco Jaamac
12:23
Jabuuti TV
Рет қаралды 314 М.
Awaleh Aden iyo Roda Dahir - Wa Xasuustii Said Xamarqoodh iyo Nimco Djama
9:42
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 634 М.
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
SIDA GEED BARDA AH {NIMCO JAAMAC MIGIL&CUMAR AADAN  DUGSIIYE
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 245 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН