No video

NIMCAAN HILAAC (KALINIMO) 2013

  Рет қаралды 268,606

The Asal films

The Asal films

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 Жыл бұрын
😭Qalbi kuu darsadaybaa 💔Kalinimo dareemee😭💔 💔Ana doonistaadii😭 💔Jidhku way dubaaxshayoo😭 💔Naftaad dabar ku xidhataa😭 💔Kaa jeclaatay ragee😭 😭😭Waxan u xiisay wakhtigii quruxda badanaa naxariistii, farxadii, dareenkii jaceyl ee aad i bartay iyo wehelkii aan kaa dhigan jiray.😭😭 Adiga dartaa baan hben dhan barkintayda ka dul ilmeeyaa😭💔 runtii waxad ii ahayd dugsiga dhaxanta iga celiya iyo shaqsiga kaliya aan hadalkiisa ku nafiso balse maanta waan waayey wixii oo dhan😭💔🫂waxan noqday qof gabal u damay oo noloshaydii faraxada ahayd mar kaliya ayey murugo iyo mugdi isku bedashay.😭💔 Waligay niyada maan galin kumana fikirin hal hben baad waayi 😭❤🫂balse maanta way dhacday sidaad doontana waad yeeshay😭😭💔 Aniguna nasiibkayga ayaan sugi iyo wixii Alle ii qoray.😭🫂💔 😭😭Plz hadaad qoraalka dheer aragtay oo aad akhriday iisoo ducee walaal😭💔🫂
@yahyahaajihiilsan1772
@yahyahaajihiilsan1772 Жыл бұрын
Allah kuu yeelo sidaad jexeshay sister
@maxamedxasan6815
@maxamedxasan6815 Жыл бұрын
Wll sorry lkn gapdh aan jeclhy ayaad isku magac tihiin😢
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 Жыл бұрын
@@yahyahaajihiilsan1772 aammiin huuno mahadsanid 😭❤️
@ahmedsadaq6439
@ahmedsadaq6439 Жыл бұрын
Sorry aniga kula mida runti 😢
@zamsammuusemuuse51
@zamsammuusemuuse51 11 ай бұрын
Sorry wal
@husseingalaydh8531
@husseingalaydh8531 5 жыл бұрын
2019 weli waan dhagaysta fanan aan tagero N.HILAAC iyo hees xasuus igu leh
@rayaanbeauty1589
@rayaanbeauty1589 6 жыл бұрын
Yaa ila dhagaystay 2018 😄😘
@inaantajecelfarmajo4324
@inaantajecelfarmajo4324 6 жыл бұрын
me
@moussayoussoufmoussa6191
@moussayoussoufmoussa6191 6 жыл бұрын
aniga
@hapiyusuf4397
@hapiyusuf4397 6 жыл бұрын
Me😂
@smartboy2627
@smartboy2627 6 жыл бұрын
Rayaan beauty ☝
@mohamedahmedabdi8710
@mohamedahmedabdi8710 5 жыл бұрын
Waan kaga danbeyey😉
@BiGShaataa17
@BiGShaataa17 Жыл бұрын
2023 qofki dib uso booqday like me 🎉❤fav song wlhi kal io laab like iisar
@zulekhaomar3918
@zulekhaomar3918 5 жыл бұрын
Yaa ilaa dageysaanayo 2019
@mowlidfarah3238
@mowlidfarah3238 3 жыл бұрын
😭😭😭 2002dii Waxaan jeclaaday gabar ila dhigan jirtay Fasalka 3aad ee dugsiga hoose waxaan ahayn midba midka kale la ah sxp dhab ah ilaaa aan kukornay jacaylkeyna oo aan isla soo gaarnay heer jaamacad kadib waxay gabartii aaday Kampala oo ay u aaday inay kuso diyaariso Master degree balse nasiib daro gabdhii waxaa uso baxay oo ay heshay leen Canada 🇨🇦 ah , Kadib maxaa dhacay gabdhii waxaa igu tira oo xumaan aanan lahayn iyo beyn iiga sheegi jiray hoyadayd dhamaaan walaalahayd family ka dhamaan way ii wada qoslayaan gabadhiina waxa ay usheegayn inaa guursaday balse dacadi mahungowdo horaa ladhahay kama samrin mar aan ooyo iyo maraan ayada baryo ayay waqti gaygu noqday waxan kashaqeynayay bank 🏦 Somalia kuyaala xitaa shaqdii waan katagay. Ugudanbeyn Nabsigu waa cajiib waxaa dhintay wiilkii iyo gabdhii ladhashay gabadha aan jeclaa oo aan moodi jiray ehel balse ahaa cadaw ii qarsoon 2017 qaraxii Zoobe, maamadiina waxay udhimatay naxdintii ay kanaxday mudo hada laka joogo usbuuc gabdhii waxay isheegtay sababta keyntay kala fogaanshahayna balse qaracankii aaan qaaday ilaa hada waan ilmaynayaa fariintaan aan qoraaayo ilin ayaa iga socota. Balse waxaan helay qof iga soo saartay nolol aan kujiray balwad aan bartay iga jartay kana shaqeysa Digfeer Hospital 🏥😢 Balse nasiib daro owlaadi kowaad ayay umul raacatay 😭 Waxaan ahay qof lanool xasuuao farxad iyo Murugo ah.😭😭 Waxan sugayaa lamane kale oo sidayda ah si qalbiga aaan iskuku dajino isna samirsiino. Allow mid qeyrqabta.
@anzalhasandahir7801
@anzalhasandahir7801 2 жыл бұрын
🥺🥺😢😢😢 wallhi waan kamurugody axax nun weyey wallhi
@ciirofaan-badan3891
@ciirofaan-badan3891 2 жыл бұрын
Soori
@hanielmi5325
@hanielmi5325 2 жыл бұрын
Ax wlhi ilin iga imaatay
@Riyaneyyyyyyyy
@Riyaneyyyyyyyy 2 жыл бұрын
aax wlhi waan ka naxay kana xumaaday alle ha kuu dhayo qalpiga wllo kulla ilmeeye wlhi😰😰🤦‍♀️
@Afisa543
@Afisa543 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔srry wllo
@mohmegan
@mohmegan 4 жыл бұрын
July 2020, still one of the best.
@iftiinchannel3284
@iftiinchannel3284 6 жыл бұрын
Waa heesta kali ah ee jaceyl wuxuu yahy manshAllah nimcaaan walee fanaan jira aya tahy. Codkana waa kuwadataa
@keirafarah8424
@keirafarah8424 4 жыл бұрын
xasuus waye yghee
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Nimcaan hilaac inankii inamada eryaday iga dheh ❤❤❤😂
@Akram-breezy
@Akram-breezy 5 жыл бұрын
2019/4/1. Qalbi kuu dar saday baa 😢😢
@llibaanofficial2383
@llibaanofficial2383 5 жыл бұрын
Waar dhagaystay 2019 march 27 Nimcaan Hilaac fanan aduun kaama xiiso jaro😗❤❤
@bilalkhaliifnour6379
@bilalkhaliifnour6379 4 жыл бұрын
15 march 2020🤣🤣🤣
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Still☝️☝️ 2020 April ❤❤
@cursoxyjunior8902
@cursoxyjunior8902 6 жыл бұрын
2018 Nimcaan Long Live! Fanaanka Codka Mcn
@calibashiircali9701
@calibashiircali9701 4 жыл бұрын
2013-2014-2015-2016-2017-2018-2019-2020😭😭😭❤️❤️❤️❤️💯😢
@mushtaaqabdiqani2747
@mushtaaqabdiqani2747 3 жыл бұрын
2021 igu dar
@muniirshakulmohamed9380
@muniirshakulmohamed9380 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaaac😍💞 Big Respect💞
@user-fn3ev5lb8k
@user-fn3ev5lb8k 8 ай бұрын
Nimcaan Lovehilaaac❤😂 🥰🤩
@cibadoh
@cibadoh 25 күн бұрын
Hestan waxan dhagysnya haben sacduna wa 12 ki hbnimo wan dalanhay shqo ayan hyy mrkn dhgseny wann murugsna waxan ka murugsna habn hore oo tarkhidu ahyd 3/August/ 2024 aya waxa ka dhacay muqdisho welipa xeebta liido qarax aad u daran oo dhibtisa wata oo dhiig io dad an wxba galbsn dhimnyan 😢aad ban uga xumahy .
@BocoreyDone
@BocoreyDone 22 күн бұрын
Sem sidow kale wll😢
@Riyaneyyyyyyyy
@Riyaneyyyyyyyy 2 жыл бұрын
waxaan dhageeeysanaayaa heestan /29/5/2022/ kaama xiiso dhigo Nimcaaan Abdirahmaan Hassan Hilaaac fanan aan taageero buuxo u ahay Nolow intey Nololi jirto wllo💯💯🙏
@usAbdulahi
@usAbdulahi Жыл бұрын
27 Aug 2023 legendary hilaac❤
@nafisomuuse2669
@nafisomuuse2669 Жыл бұрын
30 Ags😢
@mariadiazofficial1476
@mariadiazofficial1476 2 жыл бұрын
qalbi ku darsan kalinimo daremay🥺❤
@iftiinchannel3284
@iftiinchannel3284 6 жыл бұрын
Nimcan hillac,guul sxb,wan kutageraa si wayn
@Maxamedsicid-im9mc
@Maxamedsicid-im9mc 2 ай бұрын
2024 inta dib uso boqtay like me 😮😊
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
2019 xata wadhagesana kamadalo hestan
@zakihis3909
@zakihis3909 Жыл бұрын
I'm still watching 18-Aug-2023 in Kebridahar Qalbi kuu Darsaday baa Kalinimo Dareeme😢💔 💔
@rizoozil34
@rizoozil34 4 жыл бұрын
Ya ila dageysaanayo 2020 🖐
@iam_yaass
@iam_yaass 5 жыл бұрын
Yaa iladhageesanayo sanadka 2019❤️❤️🥰
@nafyar6649
@nafyar6649 Жыл бұрын
22/8/2023 hestan dhageysana waliba ano kaligey ah😢😢
@NasriinaMohamett-7
@NasriinaMohamett-7 Жыл бұрын
Ana doonistaadii jirku waay dubax shayoo nafta dabar ku xerataa ka jeclatat rageeee🥺💔 Adigaan dugsimiyo kaa helay daryeloo Qalbii dacadoo furan igu deeeqay huunoow🥺 Jaceyl waa dareen damac weeye admiga qalbigoda daga oo araktida ku dareee🥺 18 july 2023 Nimcaan my Fv fanaan wlh❤
@maxamedfaarax2351
@maxamedfaarax2351 5 жыл бұрын
Waaw fanaan laguhirankaro weeyi nimcaan
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Love song😘
@iqramoha8087
@iqramoha8087 Жыл бұрын
Isbuuc kahor waxaa kala harnay wil 3sano isla soconay saaid iijeclaay 2isbuuc kahor 6/9/2023 idhahay wan is guur guur saneena ee u sheek ehelkaaga anigaa waana ku qanacsanaay oky dhahay walaalahey iyo hooyadey u sheekay saaid u farxeen anigoo ku jiro isku diyaa rintiii arooskeyga habeen ki isoo wacay markasuu iyiri lacagtaa ku heshiinay inaa kugu soo doonto aabahey aadiiday mana kugu soo doonanaayi wllhi ani saaid u yaabay markaas aa dhahay adiga lacag mahesadid miyaa anigoo og inuu heesto asigoo iqabina isoo diri jirayay oo idhahay waa hayaa lkn madhiibayi Wllhi indho iga soo hareen yaab oohin iyo ciiil asiga umaan ooyeen wllhi lkn walidkaa u sheekay arooskeyga ka fakaraayay murug badan kadib wiilkii waxaan iri aniga gabar yar ahay qurux badan kuuma joojinaayo lkn in aad nacas tahay ii sheektay iyo inuu illahey itusay wijikii kuu qarsanaay aana ogeen alx walidkeygq 4/9/2023 arooskeyga sugaayeen lkn madhicin waana u sheegay waan is fahmi weynay aayaan dhay Soomaliyey waxaa idin weydiinaa maxuu halmar isku badali karaa qof ka Iina soo duceeya inuu illahey iisahlo wiilka right person keyga 😢❤
@yngshirwa2451
@yngshirwa2451 6 жыл бұрын
Walow aynu dookhiyo Damqashada ka siman ahay Qalbi ku darsadayba kalinimo dareeme.
@hasanwali9408
@hasanwali9408 6 жыл бұрын
Walween.
@ahmednoorali9953
@ahmednoorali9953 4 жыл бұрын
Still 2020 jully south africa
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 3 ай бұрын
Wxay ahayd hees iyo badh wlhi😭
@wiilwaal23
@wiilwaal23 2 ай бұрын
Walina wey tahay
@Kooseey
@Kooseey 2 жыл бұрын
Qalbi ku darsade baa kalinimo dareema🥺💔🤦‍♂️
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 2 ай бұрын
Waa galap aan soo xasuustay xasuuso hore oo uu qalpigu ilaawi waayay lana ilmeeyay isma lihi wakhtii quruxda badnaa ayaad ilaawi Thursday 13 June time 17:33 2024🫀😭
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Xidigihii Geeska Oo kle Ma soo Marayaan somali
@AhmedHassan-oc1sg
@AhmedHassan-oc1sg 6 жыл бұрын
I love this song men
@halimaadan9843
@halimaadan9843 5 жыл бұрын
Asc
@NasriinHusein
@NasriinHusein 2 ай бұрын
2024 /6/6😢
@ayaansalah2675
@ayaansalah2675 5 жыл бұрын
Heezta aniga ayey I khuzayzaa nimcaan wllo waad mahadzantahy
@nafisomuuse2669
@nafisomuuse2669 Жыл бұрын
2023/8/30/hada iga danbeso like❤😢
@user-kb7nx7qv9y
@user-kb7nx7qv9y Ай бұрын
M.a 😊
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
Still listening 2021
@khalidmahamed334
@khalidmahamed334 4 жыл бұрын
Lasti diys of the year 2019 intii iga danbaysaa like
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 4 жыл бұрын
2020♥♥♥nimcaan
@bushraomer3558
@bushraomer3558 Жыл бұрын
Still 17/7/2023 ❤
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 3 ай бұрын
6/5/2024😢💔qalbi kudarsaday ba kalinimo dareemay 😭
@YahyeHadi-yk4wq
@YahyeHadi-yk4wq Жыл бұрын
until 27 Aug 2023😢am still listening
@exmayor5039
@exmayor5039 2 жыл бұрын
I'm still watching 2021 Oct 5 Tue 7:00pm in Mogadishu 💥🙌
@chkpconnect5575
@chkpconnect5575 3 жыл бұрын
Nimcaan shodhahaygi waad xishon badneyd barigas ya
@samiiryare9144
@samiiryare9144 5 жыл бұрын
Hees io bar nimcan hilaac horay u soco 😘
@abdullahiaweis7704
@abdullahiaweis7704 2 жыл бұрын
2021/2022 inti dhageysatay oo so radisay
@abdisamedyusuf12
@abdisamedyusuf12 2 жыл бұрын
Ana dhageysanayaa 17/10/2021
@maxamedkhadarfuns5780
@maxamedkhadarfuns5780 2 жыл бұрын
Still leasing 2022
@maxamedmoha7164
@maxamedmoha7164 4 ай бұрын
Still 2024 ya ila dawanoyo❤🎉👐
@wadaniofficial3126
@wadaniofficial3126 3 жыл бұрын
2020/10/05 stiil iam listing songs singer Nian Hilac
@mohamedfrance136
@mohamedfrance136 2 жыл бұрын
Yaaa ila dhageysanaya Bisha 5aad 2022😅😅👊
@aminaaliomar5265
@aminaaliomar5265 2 жыл бұрын
Me.....just hada😄
@ibrahimshable5178
@ibrahimshable5178 5 жыл бұрын
Still 2019 March
@Som-fr1or
@Som-fr1or 5 жыл бұрын
31/12/2018. yaa daaawanaya happy knowyear asxaaabta
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Today 4 july 2021 Still listening
@user-hb9xj4rj7i
@user-hb9xj4rj7i Жыл бұрын
Qalbi kuu darsad@ypa Kali daremo😢❤
@salebancabdisigad578
@salebancabdisigad578 5 жыл бұрын
2019
@hajjidaraa6636
@hajjidaraa6636 5 жыл бұрын
Ya dhgeysanaya 2019
@apdiwaasaccdc8724
@apdiwaasaccdc8724 Жыл бұрын
Iconic song wlhi
@suldankadadkadiirkamadow4742
@suldankadadkadiirkamadow4742 5 жыл бұрын
Axyaa fanaan nimcaan hilaac The Best
@Ina-cabdi2244
@Ina-cabdi2244 6 ай бұрын
20/02/2024......😭😭😭😭😭 Horta dadka la jeclaadaa maxay dadka qalbiga uga jabiyaan miyaanay damiir iyo dareen naxaba lahayn..💔😭💔 Qalbi kuu darsday baa kalinimo dareemee.😢😭💔
@youtubevideos774
@youtubevideos774 2 жыл бұрын
لمادا تغير المكان يا نمعان هيلاع ستفتش في كل مكان وستبحث عن الاخضر,الابيض,والاحمر في كل مكان
@user-lt9mt7hp6z
@user-lt9mt7hp6z 6 ай бұрын
4/2/2024😢💔 kalinimo dareme😫
@kingsahal24
@kingsahal24 Жыл бұрын
Yaasmiin🥺
@MalaakMaxamed
@MalaakMaxamed 6 ай бұрын
😢 maxaad ii dareemi la dahy 💔😰
@muscabcabdihaadi1176
@muscabcabdihaadi1176 2 жыл бұрын
Mucjisada fanka hilaac
@Khalieth17
@Khalieth17 7 ай бұрын
Friday, 19/Jan/24 02:55 am Habeeen waaayaha Noloshu Adagyihin😪💔
@Qaali212
@Qaali212 4 жыл бұрын
2020 👏👏💯💯🔥💃
@user-jv4ol9lu9u
@user-jv4ol9lu9u 7 ай бұрын
Hestan mar wlba wn dhgeysta 😢
@badrasalaad8246
@badrasalaad8246 3 жыл бұрын
Waar 2021 ya dawanaya 5pisha😂
@Decoz292
@Decoz292 3 жыл бұрын
Lapadeen 😂😂
@user-pt7wt4fv6z
@user-pt7wt4fv6z Жыл бұрын
The best: every
@dekammomo6080
@dekammomo6080 4 жыл бұрын
June2020 🙏 wali kama daalo nimcaan hilaac
@deeqdarajo8507
@deeqdarajo8507 5 жыл бұрын
2019 nice song walax walax yaa daremayo
@abdisalamhashy3199
@abdisalamhashy3199 4 жыл бұрын
2020 june
@user-ps9tl6si9j
@user-ps9tl6si9j 7 ай бұрын
😊
@shunmohamedhassan8913
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
YES
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya 29/11/2020
@mohaamiin311
@mohaamiin311 3 жыл бұрын
2021 dawaneysi Like isaar
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Nimcaan waguu yara😂😂😂😂😂✌
@aminaabdulahiahmed2686
@aminaabdulahiahmed2686 3 жыл бұрын
😭😭
@abdiqadarabdullahi6487
@abdiqadarabdullahi6487 4 жыл бұрын
30 December 2019
@laytalkhadar341
@laytalkhadar341 2 ай бұрын
2024.june.29
@hanahaaruun106
@hanahaaruun106 4 жыл бұрын
2019/12/16
@user-qp3tw5fm4r
@user-qp3tw5fm4r Жыл бұрын
maalin arbaca ah 9/8 /2023😢
@mohaabdi5919
@mohaabdi5919 3 жыл бұрын
2021🥰🥺😭😭😭
@muscabcabdihaadi1176
@muscabcabdihaadi1176 2 жыл бұрын
Wlhy nimcaan isko cud baan nahay Ana fankan rabaa kwrama
@Naima2423
@Naima2423 5 жыл бұрын
hees iyo bar
@nuuranlka5638
@nuuranlka5638 Жыл бұрын
2013 Masaas aaa loo libisan jiray😂wxay tayga meesha shudhanii😅iyo 2023 halka la marayo😂
@maandorshemanqabojiye8503
@maandorshemanqabojiye8503 5 жыл бұрын
2039 yaa ila dhagaysanayaaa nimcaan
@yusraabdika6845
@yusraabdika6845 2 жыл бұрын
2012
@khayriyazaciid5481
@khayriyazaciid5481 Жыл бұрын
2023😮😢
@rachidmoussa9063
@rachidmoussa9063 4 жыл бұрын
Ax wlhi waa hees mcn
@nimcojanagale8224
@nimcojanagale8224 2 жыл бұрын
Adigan dogsiniyow ka helay daryeloo qalbi dacado furan igu deqay huno ku xisay qofkeygi illahow nbd igu ka so celi
@suheibaismail7661
@suheibaismail7661 5 жыл бұрын
Ala jceliyaaa hestan
@ropleali4877
@ropleali4877 4 жыл бұрын
Hees iyo bar weeye
@ruqiyomohamed1287
@ruqiyomohamed1287 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@hodanmohamed8746
@hodanmohamed8746 2 жыл бұрын
❤️💋❤️❤️
@samarassan6
@samarassan6 Жыл бұрын
Amien alle ha kuu sahlo
@Yaso12346
@Yaso12346 2 жыл бұрын
January 2022 🤒
Heesta Walow Codki Nimcaan Hilaac
6:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 911 М.
Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD
6:33
Taajir Studio
Рет қаралды 1,6 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 27 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 23 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
NIMCAAN HILAAC | ADAAN RABI KA BARYA | OFFICIAL VIDEO 2021
4:54
SACAD YAASH
Рет қаралды 66 М.
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Awale Ahmed
Рет қаралды 1 МЛН
Nimcaan Hilaac (walow)
6:07
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 363 М.
DHALASHO NIMCAAN HILAAC OFFICIAL VIDEO 2015
6:55
Abdirashid Abdi Jama
Рет қаралды 1,6 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН