Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde

  Рет қаралды 3,511,147

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Farsamadii Saami Cadde

Пікірлер: 2 200
@MohedOsman
@MohedOsman Ай бұрын
Dadka sanado beey soo Qooreen blse aniga Heestan tan illaa xiligii ay so baxday wali weey ii cusubtahay daqiiqad walbo dhageysto iney cusub thy baa mooda wlh waana heesta kaliyah ee Fov ii ah weyna ii ahaan dooonta koley wxa filayaa iney Dhowr qofood rag iyo dumar leh ba Ila mid yihiin hada Dib uso booqatay like Sar halkan Mida xigto wxa si qaas idin kugu shega iyado kaban ah ba jirte so eega kabanka bey ku wacan thy ee lol😂❤
@abdirahmanosman2332
@abdirahmanosman2332 21 күн бұрын
Yaa qaaday ayadoo kaban ah sxp
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 11 күн бұрын
​@@abdirahmanosman2332 Daaud xanfar sxb ninka laxankaas dhadhamaya saaray
@ZulthanYousuf
@ZulthanYousuf 4 ай бұрын
7 years kadib ayaan dib usoo milicsadayy, haddii aad iga danbeyso like ii saar si aan mar kale dib usoo booqdo commentigan anigoo nafteyda wax badan u qabtayy, waxaan ku rajo weynahay inaan tahriibo, ❤😻🎧
@abdiqadirmohamed8086
@abdiqadirmohamed8086 4 ай бұрын
Sidoo kale sxb allaha inagu guuleeyo labadeenaba
@hassanbilaal2179
@hassanbilaal2179 4 ай бұрын
Sido kle sxp alle qeryka ha ina waafajiyo waayo hatriibka waxaa igu qasbaayo arin guur ayaa ii hirgali waayey😢😢oo dantaa I ciishey oo ii run sheeg 😢
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 3 ай бұрын
@@hassanbilaal2179abowe mcn ilahy hakula garab galo hana ku fududeyo insha allah dedaal bdan muuji rerka hda dhisatana Ciyar ciyr yanu kaga dumin
@AyaanBilan-ff1zc
@AyaanBilan-ff1zc 3 ай бұрын
​@@hassanbilaal2179 Allah ku sahlo amuraha abowe🥺
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 2 жыл бұрын
Jcl oo dhan calaf baan u daayay, waayo jclka calafkaa ka weeyn 🥺🖇🤎 Waa bilowga sanad cusub insha Allah Nolol cusub inoo rajeeynaa dhamaanten, 2022/1/10 🥵💍🤦🏾‍♀️
@jamaalyare225
@jamaalyare225 2 жыл бұрын
Nolol badhaadhe ah ayaan kuu rajeyn wll hdii jcaylkii calafku ka awood batay
@mubarakofficial6252
@mubarakofficial6252 2 жыл бұрын
Wxn dhageysanayaa 2022 sacada 20:40 hada iga,dan beyso like ii saar😭😭😭😭
@rocksh7750
@rocksh7750 2 жыл бұрын
Asxabi aya tahay bro😎
@SofiaAsad-vv2td
@SofiaAsad-vv2td 5 ай бұрын
Ana waxaan dhagaysanayaa maalin axadaa sacada4:50 10-3-2024
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 8 ай бұрын
7 SANO KA DIB HADAD HESTAN DHAGAYSANAYSO WAA LEGEND DHAAFTAY LIKE SAAR ZHPOW😂
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 8 ай бұрын
6 ka hor igu danbayday caawo igu soo dhaacaday youtube usoo raadiyay
@xadaari129
@xadaari129 7 ай бұрын
diyaaar taliye❤
@SofiaAsad-vv2td
@SofiaAsad-vv2td 5 ай бұрын
7 sano kadibaan dagaysanayaa 2024-10-3
@cabdiaxmedmaxamuud5769
@cabdiaxmedmaxamuud5769 Жыл бұрын
2023 qofki dawanayo heestaa like Sar bro
@shkarapoy9031
@shkarapoy9031 6 ай бұрын
Wanqtigu waa 03:45 habenmino sanadkana 2024 waxaana jogaa dalka Austria hdaa iga dambeeso lika ta haila dhaafin🙏🫶🏿
@DuraneKhaliif
@DuraneKhaliif 6 ай бұрын
Aniga iyo adiga farqe ayaa noodhaxeeyo saacado waa 2-38 habeenimo waxana joogaa soomaliyo sandko waa 2024 bisha waa maaraso cawa waa 2
@hindaali9849
@hindaali9849 24 күн бұрын
5/8/2024 xasuus qofka iga danbeeyow like iso Saar
@maryamahajimuse8356
@maryamahajimuse8356 6 жыл бұрын
fananka kaliye oo somaliyed oo aan dhageysto 😍😍😍 qofkii igu dabeya baan ahye like i sar bal 😂😂😂
@Baydanqurux
@Baydanqurux 5 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanyay 2017 waa markii jcylku igu dhacay heestan waxay soobaxday 2016 ilaa hada wan dhagaystaa 😢😢 15/3/2024 habeen sabti soogalayso ku cawayn markale weli jcylkygii ma helin
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 Жыл бұрын
Loogada qalbiga saaran iyo liidku adi weeye xbbi 2021 iskugu kaayo danbaysay balse weli rajo ayaan kaleeyahay inaan markale jacayl quruxbdn wadaagno iyo farxad💔😢
@hamzematan7495
@hamzematan7495 5 жыл бұрын
*2019 yaa daawanaaya suulka hayla dhaafin*
@SofiaAsad-vv2td
@SofiaAsad-vv2td 5 ай бұрын
2019 suul miya ala dhihi jiray likta ana 2024 dhagaysanayaa sulka ha ila dhafina😂
@raaxocabdi273
@raaxocabdi273 19 күн бұрын
Ma qeexi Karo wx aan qalbiga ka dareemaayo ilaahow qalbigeeyga suu rabo ii yeelo 🤲😭😭😭😭😭😭
@user-so1jj8km3c
@user-so1jj8km3c 10 күн бұрын
Amba sidado kle wy isomaren malmo xnundbdn Lkn wa kagudby adna wa ka Gudbysa samir kasho mrwlba
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Hadad xusuus ahaan u dhegysanysid like igu sii dhaaf anna
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 10 ай бұрын
Heeskan waxaan dhegaysanayaaa 26/oct/2023 Waxaan idinka soo salamayaa gobolka ragga ❤🎉🎉
@drszamzamdahir6762
@drszamzamdahir6762 4 жыл бұрын
Waxaan ku ceshty 2020 dhageysigeeeda waxaana ka dhaxly oooyin iyo xasuuus NAFTA dunida u jeclaa ayaaan ku xasuustaa illhow kuu naxariiso abwe adigaba waaad naxariis badneyde 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 14 oct 2017 maaalin ii mugdi ahyd
@abokornuur5806
@abokornuur5806 4 жыл бұрын
Ax huno ihy qalbiga haku qaboojiyo mid murugadaa ka meydhana haku siiyo
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 4 жыл бұрын
Amiiin ma Qaraxiii soobe ayuuu Ku geeriyooday xbbti
@nasriinbbequuen8610
@nasriinbbequuen8610 4 жыл бұрын
Oh allha ha unaxaristo abayo😭😭😭😭😭
@amiishacadey5768
@amiishacadey5768 4 жыл бұрын
Rabi ha unaxaristo abyo anba waxn ku waye qof an ku masalin dunidan oo dhan ana helin wli asago kle allaha ku naxaristo mohamed waxn ku wye isla qaraxas zoobe kuma ilowin kuma ilowi doono intan nolahy 😭😭😭😢😭😭
@maxedibraahin5927
@maxedibraahin5927 3 жыл бұрын
2021 baanu dhegaysanaa huuno
@nadironasro6726
@nadironasro6726 5 жыл бұрын
Loogada qalpiga saran iyo liidku adi weeye 6/7/2019 Yaa ila dawanaya hayla dhafina sulka👍😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shaaaruuyare8545
@shaaaruuyare8545 5 жыл бұрын
Nadiro Nasro aniga hees iyo bar wlh
@habonmohamed4548
@habonmohamed4548 5 жыл бұрын
nimcaan codkaga kama daalo lipaax wlhi waa kugu daydaa ma ceeba wlhi codkag waa top hadii aad daawanaysida 2019 like
@kingsalman732
@kingsalman732 Ай бұрын
Wa Habeen Axada sacaduna Tahay 3:34 Waxan heestan Diib uguso Noqdaay 8 saano kadip Dareemo Awgeed Waxan ku suganahay xalad qoof wax jeceel kaliya Dareemi kara Hadana daayni karaayn Hadana Raga Calacalkaa iyo catoowga uma ficnee Waxaad Mudo Padan so Dhisayzay Mudo 4 Sano Hadana Qadaan waa kula Noqonaysa Ila Hadanaa wan jecelahay Rajana waan ka Qabaa 😢😢 Inkastoon iis leyahay kasaar liiska Magaceeda lafataa Dhabarka haysiiyo jidhka iyo gabii lexadkayga Adiga kunool oo igu waayn😢😢
@hindaali9849
@hindaali9849 24 күн бұрын
Sorry 😞 😢 wad heli insha allh
@kingsalman732
@kingsalman732 24 күн бұрын
@@hindaali9849 insha Allah wllo Qof wax jeceel Ma Qustoo
@kaafiyaretube
@kaafiyaretube 7 күн бұрын
waa kuu jeedaa adoo qalbi jabsan ayaad halkan timid like lee ii reeb bro 👇
@munadagan8362
@munadagan8362 7 жыл бұрын
nimcan wa fanan cod mcn waliba Somali ah qabilna an garneyn nolow waliga cadowga ah jabow inta ku neecb neecbiya farxad ku war insha allah
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 5 жыл бұрын
Heestaan anoo qalbi jaban baan dhageeysan jiray xasuus wlh 😥 wiil An jecla baan is dhihi jiray mar uun yaa kaaga saaro qalbiga 😭 Alla jaceylka xanuun badnaa hadana waan iska hilmaamay
@mamkhayr5279
@mamkhayr5279 5 жыл бұрын
najma cadeey Asc alle ha ku siiyo mid aad ku negato
@alcadala3254
@alcadala3254 4 жыл бұрын
Comment mudo ka hor aan qoray ayan so boqday intuu like helay maba haya hader dacwan ahay still love heestan inta nimacan tagerta iyo inta kalaba 2019 liketa 👉⬇️ blue hanoqoto brother%sister
@apdirahmaanpaapoco2116
@apdirahmaanpaapoco2116 5 ай бұрын
2016 waa markii igu horeysay ee an galay xabsiga jacaylka ooyin .feker badan iyo Qiiro ayan ilaa imika la noolahay 💔 Nimcaan hilaac ilaa imika fanaan aan wakhtu giisu dhicin ❤️🙏
@hanihassan3647
@hanihassan3647 5 ай бұрын
Iska samiir wllo malin un wad kabixi donta wllo aniiguba 2021 ila xiliga dartiiban u xanuunsaneya 😢
@cabdullahimire170
@cabdullahimire170 7 ай бұрын
7 January 2024 waxaan dib boorka ooga jafnay aniga iyo sxbty xiriirkeenii mudada hakadka ku jiray, ilahay waxaan ka baryayaa in uu markaan nagu guuleeyo safarkeena insha allh.🤲
@Gayraqaan
@Gayraqaan Жыл бұрын
Hadaa 2023 Daawaneeyso like ii saar saa uso xasuusto👍👍👍
@suldanduufaan
@suldanduufaan Жыл бұрын
Habeen dabanahaa Bishar abdi kahiin Fatxi bashir cartee Guluceey 23/1/2023 Time 9:45 Garoonka B5 Barlin
@yazinahmed6812
@yazinahmed6812 17 күн бұрын
Bal Maxaan kuu ilaawi waayey xataa adigoo qof kle iga raacay 😭😭😭
@NadiircaliMaxamad
@NadiircaliMaxamad 17 күн бұрын
😢
@maahirAbdirahman
@maahirAbdirahman 15 күн бұрын
Habeenki marka seexaneyso madax furo 😅😂
@F13500
@F13500 11 күн бұрын
@@maahirAbdirahman kadibna maku ilawa xasuusaha 😂😂
@hananhanan1835
@hananhanan1835 3 жыл бұрын
Hooyo mcn mana lohan qofan kaajecloo loxa kuqoraaye....inad igu lamantahy ogow laapta kudhex nooshahay miz u hoyo allha kunaxriisto😢😢😢😢😢😢❤
@ayanArdo-ow6tk
@ayanArdo-ow6tk Жыл бұрын
Been maahn dadaku kuligooda jacel iyo wax aan jirin bey mesha ku hayaan lkn jacelka aaan melana kaga hareynin waa kan hooYo macn ❤❤❤🎉
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 жыл бұрын
Hadaad 2021 dib usoo xustay heesta Like hayaaarin e qisada waxyar iiga taabo waa intaasoynu isku qiso noqonaaye?
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
Kula mid ahay
@shumiishanuraddiin3170
@shumiishanuraddiin3170 3 жыл бұрын
Sidookalena
@maxamudsaki4821
@maxamudsaki4821 3 жыл бұрын
Kulla mid
@ayaanmohan8967
@ayaanmohan8967 2 жыл бұрын
Heestn marki la qady xaajigyga baa is barany ilhyna riyadiinii wuu noo rumeyy say msha llh 11/7/2022 my song♥️🥀🅰️✅
@ruweydayussuf1746
@ruweydayussuf1746 2 жыл бұрын
Isku team ayaan nahay hadaad dhagaysanayso heestan 2022
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Жыл бұрын
Yeah
@muno6375
@muno6375 Жыл бұрын
Heestan waxad modaa iney ani iga hadleyso qiso ani igu dhacday wiilba isjeclen mudo 4sano ah waxan wada dhigan jirnay ischool bacdeen wan dhameynnay ischool kii asiga shaqow heley anina jamacad angalay bes wiilkii san sidi an uwada soconay wan hishinay owaxan kudhahay rerkeyga iga sodono hayow dhahay ani hayan dhahay hooyo iyo aabe an ushegaa bes arintii hooyo iyo aabe ushegay balse wa lesku kanyadii day labada familyba bacden anaka wan iska amusnay anako xirirkeynii wadano aniga jamacadii wan dhameyay asina wali shaqadiisi iska wato hadana marlabad wan isi sodonay lkn aniga familygaga weydiden lkn asi walaga ogoladay bes wixi walaxaliyay oo meshi aderyal abtiyal sogalen wiilkii wan is arosnay 11/2/2021 bacden ani rerkeyga an dhab dhahday bes san sidi an uahey ani asi farxad murugo wan wada qeysan jirnay mudo kabacdi markii 6bilod laga jogo wiilkii waxan kadaremay isbadel weyn wan weydiyay owaxan dhahay maxa dhacay wad isbadashe waxa leygugu jawabay wad qaldan tahay e inabad gali ani wan yabay owaxan dhahay maxa kaqaldan cabdi raxman san maba ahan jirineh ani Shiba kadhahay bes ani wan xanun saday o walac anoqday wixi dhan wey iso uren xitaa dadkiii lkn ani qofna uma shegin waxan isdhahay hadaa shegto amay dadku kula yaban bes ani fakir idarmay sidi san uha malin malmaha kamida ayow cabdi raxman iyimid waxowna iweydiiyay maxa kugu dhacay malin malmahakamida wan ushegay waxan kudhahay ur ayanleyahay bacden wu farxay waliba farxad an tan lahen ani marna wa farxay marka wan yabay owaxan isdhahay manta wuwashay bacden sidii san iskula jognay baa waxa dhacday inan ani xanusado waxan dhahay ani waxanusanahay ee xafada hooyo adaa wuu iogaladay wan iska sobaxay ani xafadii hooyan imid ano markas 7bil ah bes wan iska jogay mudo 2 isbuc ah wan iska ficnaday bacden ani xafadeydii iskaga labtay bes sidii san u aheynay ba waxa dhacday in wiilkii leygu diro oladhaho naagtan iska fur ila ilaa naagtan hawanbo namasogasho bes xariif kii wuyimid waxowna ishegay inow ifuro inow rabo ani wan yabay owaxan dhahay madhacay on kasameyey ad igu fureh maishegi kartaa waxow igu jawabay Ana jeclestay inan kala tagno ani anaba teyda Mel italay oiska xamilo ahay maba iska walin ani waxan dhahay sas miyaa Haa ok inad ifurto marabtaa Haa ok abahey madaxeyga igu dhib ban iri wayahay buudhahay bes wan kala tagnay anigiina wan dhalay alx ilahey gabar bu isiyay alx lkn ilahey ba iga jecladay saqirkii akhiro ilahey haigadhigeh bacden ani wan iskaga tagay muqdisho owaxan aday hargeyso halkasna nolashaydii labad ayan kabilabay ano wali ladaladhacayo xanunkii an somaray lkn an iska indho tirayo alx san sidii u ahay wan iska ilabay owaxan noqday naag adag oshaqeysato nolasheda iyo tan walid keda kafiso 🥺💔 lkn raga qar wax lorafado madhamo
@salaadmaxamed1705
@salaadmaxamed1705 Жыл бұрын
da
@SacadSacad-qd9kz
@SacadSacad-qd9kz Жыл бұрын
Hada marabta waxkaa babiya marabta xoogaha qoraalka uman samrin reply iso dheh
@muno6375
@muno6375 Жыл бұрын
@@SacadSacad-qd9kz wamahadsantahay wllo su ashadana my ban ku dhihilahay🤴🥺
@SacadSacad-qd9kz
@SacadSacad-qd9kz Жыл бұрын
Mhad snid
@Saraa_Qurux4033
@Saraa_Qurux4033 Жыл бұрын
Sorry Abyo mcnto 🥺😭
@calisayd5146
@calisayd5146 8 ай бұрын
Habeenkii ugu dambaysay ee 2023 Ayaan dhagaysanayaa Qofkii aan isjeclayn een afar sano Is jeclayn Ayaan kala tagnay Waa sanad anan ilawayn 😢😢😢😢 😢😢
@Futuresompres
@Futuresompres 4 жыл бұрын
Ilaa hada waxaa laga jooga markii ay guursatay labo sano oo waa xaas ana waxaa isku da yay inaa ana gabar kale guursado oo aan iyada ilaawo nolol kalana dhisto lkn waxaa ka xishoonayaa in gabadha aan guursan doono aan iyada uga sheekeyo kuna hor amano ugana sheekeyo booskii ay qalbiga ku lahayd iyo intay hwnka dhan dheerayd waa dhoola cadayteedi iyo qosolkeda oo aana ilaawi karin Inkastoo is leeyhy ka saar liiska magaceeda😭😭😭😭😭😭😭
@faihassan5827
@faihassan5827 4 жыл бұрын
Iyadaba wee guursatay weena ku hilmaamtay ee adigane iska wado noloshaada tan ilaahey Calaf kuugu darane ha uga sheekeeen wixi idin dhex maray Waa iga qaano qalbi jab ayee ka qaadeee tii horane kuuma oga waxaas oo dhan
@umaymo2082
@umaymo2082 3 жыл бұрын
Dhipmleh xanun walpa waxa ka dambeya cafimad
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 5 жыл бұрын
Mar aaan qalbi Jab aad ah.ku sugna ayaan heeskan dhagaysan jirey😔😪 7/7/2019 hdaa jogto like isaar
@nadironasro6726
@nadironasro6726 5 жыл бұрын
Hada aniga kula dawanaya 😭😓
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh 5 жыл бұрын
Iminka makasoo kabatay qalbi jabkii
@caddecali8976
@caddecali8976 5 жыл бұрын
Axey ax isku mid ayan nahy
@sahalmohmeid2279
@sahalmohmeid2279 4 жыл бұрын
Dhibtii maka kabsatay ogow jecelka dhabta lagama kabsado
@sahalmohmeid2279
@sahalmohmeid2279 4 жыл бұрын
!
@khadrasi4243
@khadrasi4243 5 жыл бұрын
wlee waxan sameeyo magaranye mugdi ayaan Ku jiraa wan oyaa marwliba inta jceyl heso like isaar
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 5 жыл бұрын
khadra si ilaah ha sahlo inpti
@laylodiamond9052
@laylodiamond9052 5 жыл бұрын
Khadra abyo mugdi an kugula jiraa allaha noo sahlo
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Hhhhhhh laydhka shita de khwdkine mugdi hadad xiizo uqabtin way idiin zoo zctaye
@AsadDiaby
@AsadDiaby 6 жыл бұрын
Heestaan caaadi maahan walahi Nimcaan kal iyo laab ayuu u qaadey heestaan laxanka music 🎶 iyo codkaba waa the best
@bashiircabdul6606
@bashiircabdul6606 6 жыл бұрын
Asad Diaby soo hees soo nin rer muduga matihid oo cirku cabaar ujiro lol
@maxamuudqorshe9574
@maxamuudqorshe9574 2 жыл бұрын
2022 yaa ila dhegeysanayo wlhi heestaan wax gaarey wadata yah
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
Yaa Dwnya 2019 From muqdisho Sami Cade salan sare wllkis 👇👍
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
@@badralaki1113 💯%😘
@leemk5452
@leemk5452 2 жыл бұрын
26 /6/2022 habeen seq Dhexe iyo xasuus waayo waayo fadlan hadaa aragto qoraalkan mahadsanidiin 👍
@Mohanadfilms11
@Mohanadfilms11 4 ай бұрын
Heestaan waa hees xasuus iga mudan waxaana rabaa inaa soo xasuusto comment gaan markaa arko mustaqbalka I.a❤❤❤❤
@cabdilahihuruuse6124
@cabdilahihuruuse6124 Жыл бұрын
2023 heestan yaa dhagaysanaya😢😢😢
@abdiyareibrahim3203
@abdiyareibrahim3203 Жыл бұрын
❤❤❤❤Aniigu saaxib😊😊😅😅
@hamseabdirahmaan9306
@hamseabdirahmaan9306 Жыл бұрын
me wlhi Hees way dhaafaty😢😢
@abdulkadirrasaasta3942
@abdulkadirrasaasta3942 5 жыл бұрын
*2019 Hadaad dawaneysid Like igu qabo* Alfanaaan Nimcaan Abdirahman Hilaac
@sucdin4309
@sucdin4309 5 жыл бұрын
Ya allah manta waa jumma waxaan ku weysiisanayaa wiil nimcan in aad cadowgiisa jabiso..waa wiil qalbi fiican oo salaadu ka tagin oo qabiileyste ahayn waa wadani dhab ah......intaan ka soo bartaa iga badan..ya allah cimdheer iyo caafimad waara sii.. amin
@bro.arafat7869
@bro.arafat7869 5 жыл бұрын
"Ameen may Allah guide him n us to the right path Ameen "
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Wuxuu yahay ma naqaan huuni
@ramlaahmed2382
@ramlaahmed2382 2 жыл бұрын
Inkastoon isleeyahay kasaar liiska magaciisa Hadana ma awoodo 😔🥺💔
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 2 жыл бұрын
Wllo qali waan kula daremaya xanunka jacelka😭😭😭
@daadiraxmed4646
@daadiraxmed4646 2 жыл бұрын
Oo cadaa
@sabrinarashed12
@sabrinarashed12 2 жыл бұрын
2020 ban dhagaysanaya hdad i aragto ha ila dhaafin like ta wxan hees lama dhihi karo wa another level💋💓💓💓☺☺
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Anagaa kula dhagaysanayna
@YaxyeXasan-sv9fg
@YaxyeXasan-sv9fg 5 ай бұрын
4/3/024 qisadayda waye hestan Like i sar hadad argto 😢
@nataashainadaahir4587
@nataashainadaahir4587 3 жыл бұрын
xasuus gaaray igu leedahay heestan 😪😪😭😭💔 ya ila mida
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
👆😪
@kafiamohamed418
@kafiamohamed418 3 жыл бұрын
Aniga Walibana xasus xanun badan
@AYsar.official
@AYsar.official 3 жыл бұрын
Wxkle Manta Uma Zoradin Xsuus Bay Iguledahy😥
@Mahmoudowen
@Mahmoudowen 6 жыл бұрын
2018 yaa ila daawanaaya like saar
@rayansharmarke
@rayansharmarke 5 жыл бұрын
Inkastoon isleeyahay Kasaar liiska magaciisa Lafta dhabarka haysiyo Jidhkiyo gabi laxaadkayga Adigaa ku loohmoo Si weyn iigu labanlaaban💝😍 Mana lohan qofaan kaa Jeclon looxa ku qoraye😍Ck😢
@najmanashaa1436
@najmanashaa1436 5 ай бұрын
malintii an isbaranay10/2/2013 16/9/2013😢 malin isniin ah uu iga tagay wadankii an jogay 24/8/2015😢 malintii codkisa igu danbaysay long time waxaan nolol so qadaynayba dib ayaan u midownay alx inksto wali anan hantin 11/10/2023 alx hada waa qalbi dhayahayga aduunka ujeclahay allah idayyo ❤❤❤
@najmamaxamed5521
@najmamaxamed5521 Жыл бұрын
Lagmamn ladnan karo markuu kaa galumo ruuxu 😢lixideen jeer hadan ku idhi laan erer soo han loogad qalbiga saarn iyo liidku adi weeye 😭mana luhan qofaan ka jeclon looxo ku qoraye hadad labisgliyo laas fogo ku xidhnaato inaad igu lamntahy og laabqt ku dhex noo shahy 3/1/2023😢xladaan ku jiro ilahyow aan calaf kugu halaa ❤
@dhegoweynesomalipubg7292
@dhegoweynesomalipubg7292 2 жыл бұрын
2022 yaa daawanaya ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍
@betruthfull384
@betruthfull384 7 жыл бұрын
♥️Mana lohan qofaan kaa jeloon looxa ku qoraayee♥️ hadaad labi-sagaliyo dhulshisheeye laas fog ku xidhnaato ♥️ inaad igu lamaantahy ogoow laabta ku dhexnooshahay ♥️ (((afsomaligu dahabsanaa )))♥️
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
Waxaan kuu jeclaadey si bilaa xada lkn waxaad iga raacdaadey hadal cadow kugu yidhi 😥😥😥 riyo xanuun badan qalbi dhaawac qaba
@mohamba
@mohamba Жыл бұрын
Keep moving to your lifestyle 😊 seasons are coming and leaving
@nasirrashid3018
@nasirrashid3018 Жыл бұрын
NiYaDa KhaYr U ShEeG wll Oo ShaNtaaDa WaKhTi Si XiDhiiDha u TuKo
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Жыл бұрын
Wll🤤😪
@mohameddaacad1992
@mohameddaacad1992 3 жыл бұрын
2021 ayan dawanaya wlhi hdad adne ila daawanahayso like ha ila dhaafi si an u ogado in an kaligeey ahen 👉like
@salebancabdisigad578
@salebancabdisigad578 5 жыл бұрын
😭😭😭😭Heestani si gaaray ii tabaataa kamana daalo dhagaysigeeda aduunka qofkaan ugu jeclaa iyo anigay gaar noo ahayd wanaan is bedelaa markaan dhagaysto waan ku tagaa waayo waxay ilaa noqotaa inuu ilaa joogo garacii wadnahaygu CXC noloshaydii calafbaa ina kala kaxeeyay nabad iyo cafimad ayaan kuu rajaynayaa naftayda badhaw
@dr.abdirahimhiz4569
@dr.abdirahimhiz4569 5 жыл бұрын
Move on..... life doesn't stops for any body though every thing is wrote above the sky it is our destiny indeed every thing was not planned it was a destiny a destiny a destiny move on walaalo😭
@guledyare7119
@guledyare7119 5 жыл бұрын
Fananka ugu codka macaan inta afka somaaliga ku heesta nimcan hilaac👏 From halkii fankaaga laga lahaa Hargeisa somaliland🤗
@nimconimcaan4863
@nimconimcaan4863 5 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa wllo qli
@guledyare7119
@guledyare7119 5 жыл бұрын
@@nimconimcaan4863 fanaan qalia
@Baraadtech5235
@Baraadtech5235 2 ай бұрын
"Inkastoon is leeyahay ka saar Liiskeeda magaceeda Lafta dhabarka haysiyo Jidhkiyo Gabi laxaadkayga adigaa kuloohmoo si wayn ugu Libilaan" Zumai OMER Ahmed Maalin uun baad ogaan doontaa jacaylka aan kuu hayey intuu leekaa😢😢lkn aanad maalin qudha dareemin adigu Like isaar walal hadad daawanayso 2024
@ayanboqranchannel4669
@ayanboqranchannel4669 3 жыл бұрын
Jeceylku wlhi waa dareen xoog badaan hadu qofku kula wadinaa waa xanun taladan bixin lahaa waa qof ku jecel lee so dhaweeyso ka diibnaa adigu gadaal ka jeclow hadii kaale maxbus baad unoqoneysa cashaqaa dadkuna markey ku arkan inaad ad ad u jeceshahay ayeybo dahab iska dhiigayaan runtii sorry inta uu dhawac so garay mar hadad dacaad tahay wax badaan qaalbi jab waad la kulme lkn marbad guuleysan ee Allah ku xirnow markasta iyo meelkasta
@umalkhayrcabdi4623
@umalkhayrcabdi4623 3 жыл бұрын
Realy waa xaqiiq😘
@maxamudsaki4821
@maxamudsaki4821 3 жыл бұрын
Boqorad wa xqiiq
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 2 жыл бұрын
Wlhi wax garad baad tay wll mcn caqliga alle hakuu barakeeyo
@arkaayecade5698
@arkaayecade5698 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@filsanhido4887
@filsanhido4887 6 жыл бұрын
Mana lahan qofaan ka jecloon looxa ku qoraayeHadad labi sakaariyo dhulshishe laaska kuxidhnaato inad igu lamtahy ogow laabta ku dhex noshahy 😍😍😍😍😍 Ax ya jacayl dhaba axlaaa hees Ereyo xalaala runti
@fardowsahesri9713
@fardowsahesri9713 6 жыл бұрын
filsan hud Du @
@awlejaxab3324
@awlejaxab3324 6 жыл бұрын
filsan hido yeah
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Жыл бұрын
heestan marwalba iska jeclahy jacaylkaygi ku soo xususta, wan ku xiisay wlhi inkastad adunka ka tagty😥
@abdikanimahad9443
@abdikanimahad9443 Жыл бұрын
😢😢😢
@MohamedAbdullahiGuure
@MohamedAbdullahiGuure 9 ай бұрын
Aniga cawada ayada igu baxaysaa
@saedqozta5386
@saedqozta5386 9 ай бұрын
@@MohamedAbdullahiGuure ku qaad waqtigaga zxp
@ameinzead6472
@ameinzead6472 5 ай бұрын
Gobta Germany 🇩🇪 25/3/2024 Goor shegta 9:47 Waxa lagu jira malmihi khayrka badna ee Bisha Barakaysan ee Ramadan ❤ inad igu laman tahay ogow Labta ku dhex Noshahay 🫂🫀
@nasirdeyrchannel1341
@nasirdeyrchannel1341 3 жыл бұрын
Ilaa hada wanjeclahay heestan inta ilamidka ah like hayla dhaafinA
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e 4 ай бұрын
Dadka dhaan April ma lawad dhawacy😭💔hadad iga dapeyso like isar😢
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 5 ай бұрын
3/3/2024 inta sideyda oo kale magaca liiska ka tirtay isoo raaca😂❤
@SofiaAsad-vv2td
@SofiaAsad-vv2td 5 ай бұрын
Waan ka tiri la.ahay wli😢
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 5 ай бұрын
​@@SofiaAsad-vv2tdhalmar lama wada tiri karo lkn tartiib tariib uga tir qalbiga xasuusaha dhana iska tirtir hana fakarin waqtigana inta badana is mashqqili markad ilowdo reply aan kaa arko😂😂🎉
@abdirahiimfantastic9394
@abdirahiimfantastic9394 5 жыл бұрын
2019 ka iga danbeeyow like ta iisaar
@rinaadofficial7365
@rinaadofficial7365 4 жыл бұрын
Qaligaa zaaid ii xanuuna heestaan anigee iga hadleesaa xag walbaa waa qofaan jeclaa o aan isa seegnay waa markle wuu iga fogyahy oo wadanka ma joogo hadane kama nasto xasuusihiisa asigo sida iga fog qalbiga wuu ku qoranyhy waa markuu fananku leeyahy mana lohan qofaan kaa jelooo loxa ku qoraaye hadaad labi sagaal iyo dhul shisheeye laas fog ku xirnaato inaad igu lamaanthay ogow laabta ku dhex nooshahay haah si kastoo aay ahaataba dunida meeshaa ka joogto farxad ku nolaw ilmaheyga aabahood waqtiga hakuu wacnaado nolosha kuma xumeeso farxad waarta mustaqbal ifaaya ayan ku rajeynaa 😢😢😢😢😢
@madamsiyadomohamed6331
@madamsiyadomohamed6331 4 жыл бұрын
rinaad never give up sorry jaceyl wuu xanuunbadanyhy ladhahay allow mid ku hilmaamsiiya kuu sahal I.n wad hele ana kuso duceyna aniga jaceyl ma aqaano blse naxariis leeyahy kkkkkkk wlshy mcnto mid ad noolasha kujirty mid ka qaaalisan kusiiiya wad helee niyada qeyr usheek I.n wax waliba waa calaf mid qeyr qaba wlshy qaali I.n
@asmamuuse5521
@asmamuuse5521 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭😭
@aishaahmed5716
@aishaahmed5716 4 жыл бұрын
Sorry xbiibitii 😭😭😭😭
@rinaadofficial7365
@rinaadofficial7365 4 жыл бұрын
@@madamsiyadomohamed6331 aamiin aaaimin sas waye waa lamodaa mahdsanid walshee ducadada allha ii aqbalo
@rinaadofficial7365
@rinaadofficial7365 4 жыл бұрын
@@aishaahmed5716 adunka sidaa iska ah waa xaal aduun waa meerto dunidu 😭😭
@alinhomukhtarmhd1839
@alinhomukhtarmhd1839 5 жыл бұрын
I am from Brazilian but I like this song 😍🔥🔥
@SacidcaliCali
@SacidcaliCali 5 жыл бұрын
2019 🇰🇪🇰🇪wan kuhesta hestan markan xanun darmo ban dhagesta
@nuurahsaalax4507
@nuurahsaalax4507 3 жыл бұрын
Alx qofki Dartis heestan udhegysan jiary wan helay ale wayne Hayga dhgo mid nolosha ladhamaystaaaamin❤️
@xogbile8948
@xogbile8948 3 жыл бұрын
Masha Allah Nolosha ku guuleeysta.
@imaanelman6704
@imaanelman6704 8 ай бұрын
LOOGADA Qlpiga Saran io Liidku Adi weye Adigaa ku Nool oo si weyn Igu laba Laban Heestan Jeclhay Mar wlpa iska dhgeystaa manta Wkan 4/12/2023❤😢
@moilkacase3671
@moilkacase3671 3 жыл бұрын
from 2016 to tonight, every time I go to bed I listen to this song to cool the fire burning in my heart.💔😭😭
@aliisackbiyey6527
@aliisackbiyey6527 3 жыл бұрын
You igniting the fire deliberately, you are not cooling it buddy.
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Wqxaanku xasuustaa jacaylkaygii ugu horaysay uguna dambaysay ahaydna xaaskaygii aanu ku wada daawan jirnay heestan Laptop wqkhtigu waa 2017 waayo waayo hawaaro jacaylku❤🌎🙏
@bukharimaxamud1593
@bukharimaxamud1593 3 жыл бұрын
Waxan ogahay ama huba 1.2k comments in ay manta qarkod xabal ku jiran qaarna dafaha dUniDa jogan ale wxn u GA baryayaa in nin kasta muradkiisa oo bila macsiya ilahay siyo
@caaqilqanciye5866
@caaqilqanciye5866 3 жыл бұрын
Aamin
@soumayaajuleita8242
@soumayaajuleita8242 3 жыл бұрын
Amein hn🥺
@amiircabdikariim6145
@amiircabdikariim6145 4 жыл бұрын
2020 inta ku bashaaleysa nimcaan codkiisa macaan like ku shuba
@nimcaanyare1081
@nimcaanyare1081 6 жыл бұрын
Heestaan kama daalo maalinkeey soo baxday ilaa hada waan dhageeystaaa ❤️❤️ 2016 /November maqlay Maanto ah 2018/jan/ 12
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
gabadhan adunka ugu jecla baa hestan wada qaadi jirnay ilahayaw ku naxariso wan u xiisay wlhi xbb maalin kuma ilaabo iyo saacadba intaan ka dambeyo ducadada kama daalo 😭😰 😭😭😰
@abdirisaqristaabdirisaaqri575
@abdirisaqristaabdirisaaqri575 2 жыл бұрын
Wll Samir io iman
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@abdirisaqristaabdirisaaqri575 amin wll qali wan iska samraya wax kale aan sameyo ma leh murugadu wlhi malin igama tagto
@nasteexomaxamed3529
@nasteexomaxamed3529 2 жыл бұрын
@@saedqozta5386 sory boowe ilaahay qalbiga qaboojiyo
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@nasteexomaxamed3529 amin wll qali ilahy qalbiga hay qabojiyo wlhi murugadan iyo xusustedi banba iga tagayn 😭😭
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy 2 жыл бұрын
Qapriga Allahy hau wasiciyo😭
@rasmiabdilahi1848
@rasmiabdilahi1848 8 ай бұрын
6 Dec 2023 Mana Lohan qofaan kaa jecloon Looxa ku qoraaye Hadaad lebi sagaaliyo dhul shishe Laaska ku xidhnaato Inaad igu lamaantahay ogow Laabta ku dhex nooshahay 😢❤ 🖇♥️🫶🫂🤴
@sagalabdullahi5397
@sagalabdullahi5397 8 ай бұрын
Wanalaku weyahay😂
@cawlcaraale1345
@cawlcaraale1345 6 ай бұрын
Wan ku slmya hno 18 /2 kmpala ug 4:31 pm
@teamcatooshofficial1237
@teamcatooshofficial1237 4 жыл бұрын
Inta iLa dawanaysa 2020 like and common lov Ladhac ♡❤
@arabmulla6618
@arabmulla6618 7 жыл бұрын
nimcan hilaac fananka fananinta jir oo joog inty noli jirto asxabta like igu qabta I am from borame
@faysalsiyaad6656
@faysalsiyaad6656 7 жыл бұрын
arab mulla
@arabmulla6618
@arabmulla6618 7 жыл бұрын
Arab mulla libaax libaax dhalay wadani dhaba
@rabiawadani6650
@rabiawadani6650 7 жыл бұрын
arab mulla alle ha dhowro inshà allah
@sadaamcabdicasis1552
@sadaamcabdicasis1552 5 жыл бұрын
yes innaba caadi ma ahn
@indho2294
@indho2294 6 ай бұрын
My Fav song Waqtiyadu adakaa 2/3/2024💔😢
@daldhiscompany733
@daldhiscompany733 2 жыл бұрын
Lac anoo hurdada gaad isloo Goortan galo luuqa Lubigana xasuusaha i lura Laacdan u bareero Lulmo iyo dhulkaba waan nacaa Kaama lado maandhe Lixdan jeer hadii aan ku iri Laamka erey soohan Libdhadiyo hadii aan fasiro Leebka igu taagan Loogada qalbiga saaran iyo Liidku adi weeye😓😓😓
@abdishakurshafici4561
@abdishakurshafici4561 2 жыл бұрын
Gabar ayan is jecleen mudo ayan wada soconay kadip wan kala hadhnay runti wan is jeclen aniga wan jecla markan kala harnay wu igu siyaaday jaceylkii sanado ayan jeclkeda u oynayay markan kaligey ahay si walbo u sugo malin ayan wacay o wan isla hadalnay jacylkeni wan so celiyay blse markan ushegay dhibkeyga we yeshay inan isku so labano mamlmo kadip ayan kala hadhnay hadana sida an iskugu so labany dagal le ku jirny jacylkeyga ina aysan so celin e niyad dhis ayey ka rabty blse jcylki an intas sano usonilmenayay markan isku so labany gabdhi oo is badashy ayan arky jcylki an u hayay wu dhamdy alx qalbikeyga wan ka saray hada inta dhib ku jirto allha kasaro🥺😪
@munishmunishaa3098
@munishmunishaa3098 2 жыл бұрын
💔🥺🥺🥺🥺
@kaaha1233
@kaaha1233 2 жыл бұрын
😪😥
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
😭😭😭
@th3zaam
@th3zaam 4 ай бұрын
12 April saacadu 23:27 Goobtu waa Boorama iyo waxooga Mirqaan ah❤
@ramla2638
@ramla2638 4 жыл бұрын
4 sano kadib waxan dawnyaa anigo xalkeyag sidii hore ka badalme alx 2020 9 8
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 9 ай бұрын
Alla maxay hees tahay........ Lac anoo hurdada gaad isloon Goortan galo luuqa Lubigana xusuusaha i lura laacdan u badheedho lulmo iyo dhulkaba waan nacaa kaama lado mandhe🎉❤❤❤sabti/1/12/2023
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Qofki ila dawan 2022 is muji like saar🔥❤❤🎵🎶🎹🎤❤❤✌🏻✌🎤
@istahilomar4596
@istahilomar4596 6 жыл бұрын
markasto jacalku iguso labo kaco heestan kuso cararaa 😭😭😭 I dont forget him😍😍mahamed😢
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 6 жыл бұрын
istahil Omar waa ku dareemi karaa😢😢😢😢😢😢😢💘💘
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
wa iska xaal adun anigaba wan kula daremaya xnnkas okle kheyr bay noqon insha alh💘💘😭😭
@AA-fw3eo
@AA-fw3eo 6 жыл бұрын
Ala midhaa mohamad yadu waa wada inkaar🤔 kii lajeclaado oon jaceelka xurmeenba maxaa Mohamed kadhigay yaabey aniguye🤔🤔??
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 5 ай бұрын
Walahii tik TikTok wa balayo hees tan oo mar hore igu danbaysay ayay iso xasuusiyeen mar an halkan imid wan garan wayay 😂❤
@Lilzrr
@Lilzrr 5 ай бұрын
Aniga xitaa wlhi😢
@Awliyo1122
@Awliyo1122 3 ай бұрын
Kula midban ahay
@bakarmohamedadam4804
@bakarmohamedadam4804 9 ай бұрын
25/11/2023: 7:34 am ❤🎉dib baan udhageysanayaa hillac music❤
@khuuriye
@khuuriye 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaac wllkey Sharaf ku waar 👍👍
@sakariye-chanel9915
@sakariye-chanel9915 6 жыл бұрын
Mursal muuse salaan sare iga gudoon
@ardofarah2405
@ardofarah2405 6 жыл бұрын
marka dhagasto am sawirkisa arko warwar ii ma laabna iyo murugo nimcaan Allah ha ku xafido isaaqa dad maha in kaara ha ku dhacdo jala land
@ardofarah2405
@ardofarah2405 6 жыл бұрын
mursal muuse salaan Sara baana hawada kugu so dirayo walaal kayga khaiga ah💙✌✌✌👌💋💋💋💋lol
@idrissibrahim5237
@idrissibrahim5237 6 жыл бұрын
+Ardo Farah as
@abdirizakdahir8626
@abdirizakdahir8626 6 жыл бұрын
Best fanan axsan axsan hees walalkey nimcan nin sare cod ereyo laxan israacsan waliba dareen qiimo badan wish you farxad iyo cafimad waqti dheer insha allah sxb qaaliya
@user-xe2wx7fp1e
@user-xe2wx7fp1e 7 ай бұрын
Heestan qof an jecelaa bn ku xasuusta lkin hder waa marwo lkin marwalpa an xasuusto iyadah bn ku xasuusta madamaha an calaf isku yeelan wayney heestan waxd modaa in ay aniga iga hadleyso 2020 waxy i ahyd maalmo an ku jirey heesta waxy ka hdleyso qoralkan waxn qoriya hpen jumca 2024 bishi 1 /26
@NadiircaliMaxamad
@NadiircaliMaxamad 17 күн бұрын
Aniga mana la i cid laynin lkn aniga ayaa raba inaan go aan ka qaato qofka aan aduunka ugu jeclahay sababtoo ah marar baden ayaan ku dha hay wax yabaha idhibaya igadaa mayna iga day nine way igu sii xanuu jisaa😭
@SacidMohamud
@SacidMohamud 11 күн бұрын
Benta intaa laeg meqa saac aa usokafartey😂
@user-so1jj8km3c
@user-so1jj8km3c 10 күн бұрын
Hdayna khyr kulahyn ale hkudhafio wl😢😢
@luckyhji7352
@luckyhji7352 6 жыл бұрын
Hesta hadee adi ka tar jumeso like ta isaar oo jacel la ildarnthy
@abdihakeemhashimi7224
@abdihakeemhashimi7224 5 жыл бұрын
12/7/2019 axyaa hees cidi IGA danbeysa like
@user-gu9br9sh2x
@user-gu9br9sh2x 10 ай бұрын
Heestan markii ay sobaxday waxan ku sugnaa isla xaladan uu fananku ka heesayo waxadba modaa in heesta aniga leyqaday waqtigaas waxan joogay somalia ilaa hada on commentigan bixinayo 29 /10/2023 taariqdutahay waxan galaa xasus jaceyl ❤
@warmahiafarah7998
@warmahiafarah7998 9 ай бұрын
sheekadaada nala wadag nooh
@Nash018
@Nash018 8 ай бұрын
Logada qalbiga saran iyo lidku adigu waye😢💔 sidan qalbigega ku siyey iyo sida ifahmi la'dahay 🥺😭💔💔💔💔💔💔
@karaamafarah5116
@karaamafarah5116 3 ай бұрын
Hilowle gaab ayan ku dhagansanaa 28/5/2024 carigu waa iska dagaal yeelkeede anigu nimcaan Ayaan jawiga ku dagsadaa waqtiguna waa 8:30 subaxnimo
NIMCAAN HILAAC 2019 HEES QAACI KABAN LIVE AH🇸🇴🇸🇴
9:51
ما علينا ياحبيبي
10:18
أبوبكر سالم Abu Bakr Salem
Рет қаралды 9 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 20 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 8 МЛН
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Nimcaan Hilaac ( BAAQ ) Official Video HD 2015
5:47
Himilo Media Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 18 МЛН
Nimcaan hilaac | dabar | Lyrics 2018
5:42
GiLaawe
Рет қаралды 3,4 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Awale Ahmed
Рет қаралды 1 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН