Wlh heesta wxaa dhagesanjiray anoo kenya joogo oola ciilay wxan lajogay wlh qof ragnimada an wax ka aqaanin 2laba malin an wax cuneynin malinna an cunayo marna laku dhahayo guriga ibaney adoo meel an kasenin Ala xanun badanaa wlh ereyadn markas qorayay waa ilmenayay
@FatimaAlikhalif4 ай бұрын
Sorry apowe mcne😢
@caashobashiir648Ай бұрын
subxanalah walaahi waan ilmeeye😢😢😢 sory wll hada xageed ku dambayse ilaahay Faraj khayr qaba makuu furay
@ZahraZahanchannel4 жыл бұрын
Waan ku booqday I soo booqo adigana nimcaan hilaac number one heesa ah
@FardosoMacalin-e5v15 күн бұрын
Walhi heesti markan maqlo waxan soo xasuusta qiso igu dhacdy 2019 xanuun badneeda 😢😢😢😢😢 ilahow na sii walal noo naxariisto walalkyga adunka igu ciilay ina xanuujiye lkn wana iska cafiye lkn ma iloowo markasto am so xasuusto 😢😢
@jarmalyareproduction73603 ай бұрын
Waaa adigoo qof jecel hadana aan kamaarmin oo dooneysid kaliya inaad codkeeda si un umaqasho walalnimo ama sxbtinimo cakuye jecel. Jecelow abahaa was 😂😂😂😂😂😂🫣🫣🫣🫣🫣
@tamatoliban111511 ай бұрын
hadii aan ku waayo taasi macnaheedu maaha in aan ku necbahay waxa aad tahay jacaylkii ugu horeeyay ee noloshayda waxa aad noqon lahayd noloshayda waan jeclahay sida aanay suuro gal ahayn wlhiiiiiiiik
@cabdiyare68972 жыл бұрын
The best fanaan nimcan abdi rixmaan hasan keep going kaape
@Sucdimaxammed Жыл бұрын
Tankiis Nimcaan cabdiraxmaan hiilac my fareen
@ibnucawil4307 Жыл бұрын
inkaston kuwayoon Ku waaniyey Hankayguna samir qaday Waa hore Wajigi furnaa iyo Wedhaha xasusuta leh Wali labta kama bixin 😢😢😢
@CaaishoNorsalaadАй бұрын
Heestan si goniya ayey ii tabaneysaa waa 3.10.2024 wxan dhamaday xirirkii quruxda badnaa ee igala dhaxeyey cabdi shukur 😢waliba laba wxyabod oon udulqadan wayey familkisu wxay la jecladen gabar ey habaryartis dhashay ana wxan noqday naag shisheye alx wx kasta waa qadar wuu isku dayey inuu dhaxdena ka saaro lkn sanad iyo laba bilod kadib wxan u arkay ineysa dhexdena ka baxen ayna qasab thy ana uusa iga tanasuli karin anigaa gabi ahan xirirkii soo af jaray xirirkan wxuu ahaa mid aad agteyda ugu qalisan wn ku jeclaa mana ogi suu xaal ii noqon dono gadashaa balse guri wacan iyo marwo kuu wacan eeba hakaga dhigo ina ader ana allaha ii boga dhayo 😢aad ayad uwanagsaned waana sababta laiga kaa waday😢wad qiimo badned wadna wngsaneyd xusutaduna way qurux badned by nolosheyda 😢😢😢💔💔
@Ruweydo-of9ymАй бұрын
2024/6/15😢💔
@FardosoMacalin-e5v15 күн бұрын
Heestan xanun jecel bes looma dhageysto xita qof walalkga ku xumeeye 😢😢 iska samir walal
@ubaxmaxamud205 Жыл бұрын
Ax yaa dareen❤😢
@abdulahiaynab7972 жыл бұрын
2022 yaa daawanayaa like
@BOSS1JAMA2 ай бұрын
Nalka ana ku gursan doona isnha allah😑💝
@fatuzhali297 Жыл бұрын
😫💔🥺waqti wngsn ban rjyn io mlmo qurxon
@abdifatahsaleban23283 ай бұрын
hilaac😢 ax ya hees ❤
@ZamzamabdiZamzamabdi-h8b7 ай бұрын
Gawadhu calafku dawaday wehelkaga dhiga runa waliga la nolow wadar u bada kala hela😢💔🥺😭
@CabdiqaniMaxamuud-eh9tb4 ай бұрын
Nimcaan hilaac wuxuu ka hadlay qalbiyada dad badan noolow wligaaba ❤❤ ku ilobi mayobqaligayba maacan
😢😢😢 waan kaasamray lkn waxaan ilobi la ahy sidii aan bahida kugu samray walibo balan iga qaday inaan nolol tanka fican igu so radin dontii markii aan 3days dartaa u bahnaa ma ilobidono wlhi balanti aad iga baxday intaan nolahy hestaan kugu so xasuusan donaa iska wado malmahaga quruxda bdn waxan idin rajeynaa nolol qurux ban adi iyo reer keda
@Ismailabdi-f9y16 сағат бұрын
Best song
@shaamali40432 жыл бұрын
Heesta gabadhii laga sameeyay arooskesa laga daarey
@QadanMuuse-fc2qh5 ай бұрын
Inkastonku waayo wadnahaygana samirqatey wa hore wiilku calafku dabadey wehelkga dhigey wligaa la nolaw wadar ubadkla hela
@MaryanCadeey-gp2pd6 ай бұрын
Hilac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxlaxInaabdi3 ай бұрын
20/9 2023❤
@hawaumar82423 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoXasan-yl3qk6 ай бұрын
20:24/6 0:26 badal qer qabo💔🤲🥺
@CabdicasisCabdilahi-on1jv4 ай бұрын
❤❤
@AminaAden-w4cАй бұрын
😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔
@AbdullahiAbdi-x9x2 ай бұрын
dhaanto idil ayush
@Ibraahimrooboy6 ай бұрын
Asc
@cademaxamed97355 ай бұрын
😢
@Ifraxifka-j4t2 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤
@MaynardQmatr3 күн бұрын
1:10 1:12 1:13 1:14
@Sucdimaxammed Жыл бұрын
🚶
@RahmaHoussein-r2p3 ай бұрын
Okokok
@MaynardQmatr3 күн бұрын
MNWHY😅😅😂😂
@mohamedsaid93994 жыл бұрын
Eeshcala
@farhiyawarsame37102 жыл бұрын
Waligaa nolow 💓
@HawaMohamedOsman Жыл бұрын
😂😂😂😂
@seynabxariir72852 жыл бұрын
Aqs
@QadanMuuse-b3w7 ай бұрын
❤😂😂🎉😂😢😢
@HiboAbdulle-lt6qh6 ай бұрын
😢😢😢 waan kaasamray lkn waxaan ilobi la ahy sidii aan bahida kugu samray walibo balan iga qaday inaan nolol tanka fican igu so radin dontii markii aan 3days dartaa u bahnaa ma ilobidono wlhi balanti aad iga baxday intaan nolahy hestaan kugu so xasuusan donaa iska wado malmahaga quruxda bdn waxan idin rajeynaa nolol qurux ban adi iyo reer keda
@HiboAbdulle-lt6qh6 ай бұрын
😢😢😢 waan kaasamray lkn waxaan ilobi la ahy sidii aan bahida kugu samray walibo balan iga qaday inaan nolol tanka fican igu so radin dontii markii aan 3days dartaa u bahnaa ma ilobidono wlhi balanti aad iga baxday intaan nolahy hestaan kugu so xasuusan donaa iska wado malmahaga quruxda bdn waxan idin rajeynaa nolol qurux ban adi iyo reer keda