lakin waxan ku waydiyay maxa idin diday runta waxtiri farmajo waxba kuma so kordhin wadanka cidanka ya dhisy bada ya so celiyay denta ya ka shaqyy hawada ya so celyy garonka io tiyatarka iwm ya dhisyy hosbitalada ya dhisyy maxa hada lo oynaya runta shega farmaajo ma so socdo ha cabsanina
@dalmarmacoow890513 күн бұрын
Vivio Nimcaan
@manaansalwaofficial994114 күн бұрын
Nimcan. Hilaac. Waa. Jisaar. Farmaajo. Ayaa. Ka. Dhigay. Agasime. Waa. Doqon. Ann. Abdul. Laheyn
@Nuurah95114 күн бұрын
Farmaajo wuxuusan qaban miyaa jira duliyohow.
@hamzahamud622711 күн бұрын
😂😂😂tan jawaab mahan ee waa hees caadi ah oo ay Somalia 🇸🇴 lo qaday mise kula tahay in uu nimcaan caynayo farmajo
@MustafeQalbidhaye12 күн бұрын
Kan wu i dhuntay waxan modii jiray wadani dhaba lkn wa cadoo qatee intan horay ku tageray allh iga cafiyoo
Heesta nimcan jawaab maahan waa iska wadani ah marka halaga xishooda fanaanka soomaaliyed
@XabiiboIbrahim-j9u13 күн бұрын
qarar miya kahaya heesta nimcan dhulka sharci darada lagu degana dowlada leh say doonte yelesa nacada lagala tag
@bashiirxuseen175713 күн бұрын
Inaad madaxdaada u adeegto waa qaranimada aad u adeegto wax lasaxaayo oo qaldan yaan la sixin miyaad leedahay dawlad nimada baro looma hadlo afkaygaa qoyan
@ShariifXirsi-y9i14 күн бұрын
Adigu ma qaniin aa tahay mise caaclaa tahay guriga laga bixiyey dadka waa dhulkii soomaali ay ku dhisatay iskaa wax uqabso dadka degana ilmaha ay kudhalaana waa xaaraan adigu dowladnimo warkaaguna waa war nas oo diin lahayn oo bililiqayse ah hooyada aad sheegeena waxay degan tahay guri bililiqo ah
Waryaahe Xoolow Ma Hada ayaad Rabtaa inaad Naga Dhaadhacsiiso Dowladii Farmaajo Tanaa KAXUN, Doqonimo ayaad Cadeysatay Allena Kama Baqin, Bal Inoo Cadeey Wax Weyn oo FARMAAJO DALKA KUSOO KORDHIYEY, Marka Laga Reebo Ciidamo uu udhisay inuu Wadanka XOOG UGU QABSADO, Sowmaaha Ninkii AS La Shaqeysanayey oo Dadka Reer Muqdisho Shirqoolka ku Dili Jiray, Qaraxyadana ku Fasixi Jiray, Yaaba Soo Koobi Karo, Danbiyada uu Umadaan Kagalay.
@HalimaHussein-lz3iq13 күн бұрын
Nimcaan adigoow kaa wadanisan yahay adigaa qabiil ayaa ku wado ee meel iska fadhiiso
@soraya.a795614 күн бұрын
Waawareeey oo ma qasab baa in uu hilaac iyo qof walbaba ee fikirkiisa leh in uu kuugu fikir niqdo adiga?? Xasbunullaah Taas adaa aamin san lkn haku qasbin dadka kale fikir kaaga 😂😂
@aansuuro210314 күн бұрын
Dowladdnimo ayuu u adeegaa ee Shaqsi ma u adeego
@mohaibra789713 күн бұрын
Xagey Jiren wagi farmajo
@Khaleya-l1u14 күн бұрын
Heestii kale makasoo hadashey mise nin hees horey looqaadey falanqleyn ayaat kudhegan tahay dee wllaanu kugu fahaney huuno
@ummuisra672114 күн бұрын
Kii waabu wareeray war xasan maxaad ku taageeri maskiin ma lacag baa la siiyey ka joog raggaa ma gaartide
@mulkij96114 күн бұрын
Warya dageyso xarmajo muxuu qabtey tuuga ee canshurta hawiye uu borso u so qadey dalxoreye wax kasto uu uqabtey dhul dowlad daga yaa yiri ayiga qofkii dago dhuldowlad waa la kicin xarmajo taas badelked dadbulayey aa lo heytaa tuuga no more qofkii xarmajo so qadana hawlweyn aa heysato dalxoreyo mar sadaxad iyo mar afarad inshallah
@amxaar14 күн бұрын
Qoraalka. Iska sax. Fanaanka. Kama uu hadlin. Wax gooni. Danta guud somali buu ka hadlay
@faadumoaxmed558914 күн бұрын
Waryaaa waxa wanaaga oo lasameeyay ma ujeed miyaaaa
@museosman829614 күн бұрын
Doqon laba jeeble ah calanka ka taag boorame fadalan ku shubo baad tahay
@abdirahmanabdi558514 күн бұрын
Somalia waa dal qabyaalada iyocaadaqatayasha kani waa nuuni raac
@bima938314 күн бұрын
War niyahow benbadanida inted unabe fananka waxlafirsado maistahishide umada haiskudirin